Laadarriinta Afduubtay Somalia by Fathia Absie

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 авг 2019
  • Laadariinta Afduubtay Soomaaliya! Al-Shabaab Waa Shufto la isu isticimaalo oo ay wataan nimanka taajiriinta ah ee ka lacagaystay dhiiga iyo burburka Soomaaliya. Hadii nabadi dhalato, faa’iidadii dadka tirada yar ee Laadariinta ahi qabeen baa dhamaanaysa. No violence, no profit in the case of Somalia. #Ragiskadhiga #Dhiidhiya #Baraaruga #Ciilkabaxa #Tiiraanyo #Somaliafduub
  • ПриколыПриколы

Комментарии • 543

  • @kh_nazrivlogs3854
    @kh_nazrivlogs3854 5 лет назад +34

    Our Country needs a leader who has bright heart like you mom 😰😰 we’re still a live as body but already Buried Our Emotions😭😭

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 лет назад +47

    eloquently said there is no alshbab is a cover up for the greedy monsters 😭😭😭I am sad to the brightest people get buried first

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 5 лет назад

      Mandeeq Ahmed yup I always say that it’s a coincidence every few days an explosion happens even in the government offices next uP is the presidents home.

    • @somalimoosbanana736
      @somalimoosbanana736 5 лет назад

      Couldn't agree more bro #MustEndTheEscapegoatShit

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 лет назад +53

    Mashalah gabadh caqli badan sharaf kunolow walashay❤🙏

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 лет назад +34

    I wish our people could have the strenght to wake up for our country and people😢

    • @nurhawa646
      @nurhawa646 5 лет назад

      Waa run hadalkada allow dadka dalka badbaadi

    • @fatimafarah9954
      @fatimafarah9954 5 лет назад +1

      Thank you so much darling tell them,

    • @fatimafarah9954
      @fatimafarah9954 5 лет назад

      Darling you are right,at the moment or country become business city center aslo The Man become like animal,they are not about people and the people who had been working uncontrol their business and unpay taxes last 30 years so they don't want to any center government which control their business.

    • @100somalilanderburco9
      @100somalilanderburco9 5 лет назад

      @@fatimafarah9954 salaam wll may Allah swt protect our people and land.
      It hurts me to see that we are being used and abused even by our leaders.
      We are blessed with a beautiful country alhamdulilah yet no one seems to care much and the ones that do feel sooooo hopeless.
      Love your views may Allah protect you and your family😙

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 лет назад +25

    Our intelligent smart girls masha'Allah
    Fathia Absie
    Hodon naaleeye r.i.p
    Ilhaan cumar

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 5 лет назад +1

      Haa bro wlhi waa role model gabadhaan iyo AUN hodan naaleye saxibo dhowna waa ahaayen hadii gabdhaha Somaliyeed caqliga gabadhan oo kle lahaan lahaayen possitive ka ah waxba nagama halaabi leheen

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 5 лет назад +2

      Ilhan omar maxey dadkeeda u tartay

    • @zamashh9414
      @zamashh9414 3 года назад

      Samriye Garaad uplift yourself too apyo the women are more awake than the men who are using lying to get ahead

  • @qaalishire8382
    @qaalishire8382 5 лет назад +21

    Miyaadan aheyn Somaali yaa kuu diidi kara waa in aad ka hadashaa waxii wadankaaga dhibaya guleeyso huuno 🥰🥰🥰

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 5 лет назад +10

    Fathia is smart person. Mashallah sister keep going you are brave.
    Jzakallahu Janah waa soomaliyad dhaba iyadaan dooraneynaa inshallah❤️🌹❤️🌹❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 лет назад +18

    Habo qaali waan ku taageeraa. Ilaahay yariisawna ha u naxariisto

  • @heeganm
    @heeganm 5 лет назад +24

    Gabadhan waa shaq siyaadka kaliya ee wali damiirkoodu sii noolhay, ee kuhadhay bulshada soomaaliyeed! Meelay joogaanba.

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 5 лет назад +30

    Qalbigaa kaga duceya allaha janatul fardows ku geey😥😥😥😥😥😎🕋🕋🕋🕋✔💯🇸🇴❤🌎

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 5 лет назад +34

    *i love this women runtee sheegtay walahi*

  • @abdulhassan5369
    @abdulhassan5369 5 лет назад +13

    I absolutely agree with you 110%.sis.

  • @mrali3601
    @mrali3601 5 лет назад +14

    I 100 percent agree its so sad a big wealthy country and small population but its people sufering , so whats wrong why we dont go forward and choose peace and development

  • @ugaasougaas695
    @ugaasougaas695 5 лет назад +26

    Somali situation are madness sister jazakallah.but don't get sick. Just make dua inshallah.

    • @mephistopheles5327
      @mephistopheles5327 5 лет назад +1

      That is where the problem is, dua is not going to do anything! 30 years of dua and what did it do? NOTHING. we need ACTION. two things are the problem with Somalis, 1) QABIL 2) DIIN. everything else falls under these two problems.

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 5 лет назад

      @@mephistopheles5327 I agree with you well done👍

  • @aweysburhani384
    @aweysburhani384 5 лет назад +8

    sister aduunka intaan qof somali ah oo hadlaaya arkayay waligay qof hadalkiisa 100% 100% uu sax yahay waligay ma arag weliba somali ah , waxaad tahay well Intelligent sister!!

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 5 лет назад +6

    Sometimes I felt maybe we ate harraan that’s why our dua can’t accept so my allah blessed Somalia

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 лет назад +6

    Masha Allah Gabadhaan Walaasheen Ah Waaqica Runta Ah Ayeey Ka Hadashay!! Reality Runta Ah Ee Taala Somalia 🇸🇴 Ayeey Ka Hadashay!! Allah Ku Xafido Sis!!

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 5 лет назад +11

    “When the power of love overcomes the love of power the world will know peace.” -Jimi Hendrix

  • @tariqabdulqadir8432
    @tariqabdulqadir8432 5 лет назад +1

    Mashaallah. Jus subscribed to your channel. You raise wonderful questions!

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 5 лет назад +12

    Rabi naxariistii janno ha siiyo Eng Yariiso I wish I could do something about this situation.
    I can only pray for Muqdisho 😢😢😢😢thanks my dearest sister

    • @hanariirash6749
      @hanariirash6749 5 лет назад +3

      Walaalo Suaad waxkale hadaanad karin waxad ku barbaarin kartaa awlaadada wadani nimada, qabyaalad nacaybka, in ay Soomaali meel walba oo ay kala joogaan walaalo yihiin, wadankana ay yaku dhaxal u leeyihiin. Waxad bartaa walaal in ay yihiin hogaamiyayaashii mustaqbalka iyo inay muhiim tahay in ay wax si fiican u bartan diin iyo aduun ba.. (hadaad caruur leedahay hadaanad lahayna walaalaha kaa yar) walaalo halyay kasta oo ay Soomaali ku faanto hooyo ayaa dhashay markaa bal awlaada yaryar aynu fikirka qabiiligi ah ee ay odayaal dhaqameedka shayaadinta ahi inoo hor seedeen maskaxdooda ka tirtirno

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 5 лет назад

      Aamiin yaa Allaah

    • @suaadmohamed141
      @suaadmohamed141 5 лет назад +2

      hana riirash haa waa runtaa walaalo macan igu halee waxa allah ii dhiibay 3 caruurah walaahi markaan suuqa u baxano aya arkaan gabadh somaliyeed
      Waxaay yidhahdaan hooyo eeg habaryarta waa somali why waxaay ogyahiin in aan nahay somali oo dadka iska xigno
      Thanks sister

  • @612nasir2008
    @612nasir2008 5 лет назад +6

    Wadani nimadii baa dhamaatey. We need to establish SYL again, just like our grandfathers did in the 1940's. We need a government for the people by the people, and the only way to get it is One person, One Vote.

  • @ayanomoha
    @ayanomoha 5 лет назад +2

    Adoo kale rabbi haynoo badiyo halyeeyad dumaroo karti leh baa tahay habo qaali keep going 👌🙏❤😍

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 5 лет назад +11

    You are right my dear sis ilaahoow somalia soo hadee

  • @ugaasougaas695
    @ugaasougaas695 5 лет назад +14

    The film is called nowhere to run.

  • @tacticalbrotherz9061
    @tacticalbrotherz9061 5 лет назад +2

    I served almost 10 years in the Somali Armed Forces in a special unit. The trail of AL Shabaab led us straight to Villa Somalia. Shame on us who ignore this atrocity.

  • @zahrar.834
    @zahrar.834 5 лет назад +6

    Masha allah u right keep working 👍👍

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 5 лет назад +4

    Woooooow manshallh well done abyo your super super hero

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 лет назад +11

    Amazing lady👏💗👏

  • @Cadey12345
    @Cadey12345 4 года назад +3

    Allah, gabareey maxaad sharaf leedahay Rabbi ha ku dhoowro aamiin!

  • @walaaldadkisaj6291
    @walaaldadkisaj6291 5 лет назад +12

    Walasheen fikirkeeda waan ku raacsanahay hubaal waay walasheen in eey ka aqli iyo xigmad badan tahay 100000 oo nin ayaa ka fikir wanagsan tahay wllo thanks 🙏 wllo

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 5 лет назад +4

    Rabi naxariistii janno ha siiyo Eng Yariiso I wish I could do something about this situation.
    I can only pray for Muqdisho 😢😢😢😢

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 лет назад +7

    Ilahayow ing YARISOW janada ugu bisharee ya rabi ya raxman malinkasta qalbi jabanahay

    • @fardowsaabdi2754
      @fardowsaabdi2754 5 лет назад +2

      engineer yariisow halyaysoomali. oo Naga tagay buu ahaaye ilaahay how jeclaado sidaanu ujeclayn

    • @aaminacalibadiye8862
      @aaminacalibadiye8862 5 лет назад

      @@fardowsaabdi2754 Ya Allah aamiin

  • @Ifiyeproduction
    @Ifiyeproduction 5 лет назад +2

    Farxiyo Cabsiiye bandhig fiican walasheen thnks

  • @samatarhussein3226
    @samatarhussein3226 5 лет назад +5

    Keep going sister. We need you.

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 лет назад +2

    maamo si fcn baad wax u sheegtaye alle ha ina sii wada hadeeyo aamiin

  • @hmhayatio9877
    @hmhayatio9877 5 лет назад +2

    Walahi she is so right..! It’s so sad and depressing what’s happening in Somali 😢

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 5 лет назад

    Barakllaahu fiik wllshy qaali Allah ku xafido aqliga iyo xigmada

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 лет назад

    Manshaa allaah wllshay qaali runbaad sheegtay👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🌷🌷

  • @maryamodaahir8820
    @maryamodaahir8820 5 лет назад +3

    Aamiin ya rabi allow unaxariisto 😭

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 5 лет назад

    Walal illahay khayr haku siiyo fikirkaas wanaagsana iyo caqkigaada allaha kubarakeeyo ummadan waa dad wax kasi noqdeen allaha soo hanuuniyo

  • @hkay980
    @hkay980 5 лет назад +5

    ...what an objective voice. You are on the right track in expressing anger and frustration....!!!

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 5 лет назад +4

    Fathie absiye Love dar alle walle
    Intelligent Person was thay wall marwalba kugudeydaa
    Ee 1 mid aan codsyaa inanad intuu wadankuu hagaayo anad kunoqon
    You are the only citizen Person ❤️

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 5 лет назад +1

    Allahu Akbar is only thing I can say anigu laba iswaydiiya waa mide alshaab yaa wax siiya hadayba jiran waayo dhqaala la aan wax ma fulin karaan ta labaad ciidamada Amizan maxay u qabtaan Dadka iyo Dalka Somali yeed waar waxa loo baahan yahay inuu qaligu shaqeeyo Thank you Fathia ishaad ka riday

  • @user-js5ux5de4b
    @user-js5ux5de4b 5 лет назад +3

    صحيح صحيح صحيح كلامك صحيح بارك الله فيك بارك الله فيك صح كلامك صح كلامك

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 5 лет назад +2

    That is so true wllshey everyone can do peace in Somalia but Suuqa Dhiiga Dadkenaa lagu kala Iibsadaa ...

  • @fadumamohamoud67
    @fadumamohamoud67 5 лет назад +4

    Somali smart woman.

  • @aminaabdi1119
    @aminaabdi1119 5 лет назад

    Masha Allah wll ilaahay caqliga hakuu siyaadiyo waa Runtaa mooryaantaa madowyu cadaan bay u afduubanyihiin

  • @mukhtaaryuusuf
    @mukhtaaryuusuf 5 лет назад +1

    Mahadsanid Fathia Gangs Mel ay mamulan waye Mogadishu Wana meel looso shaqo tagay

  • @fatxafatxa8843
    @fatxafatxa8843 5 лет назад +2

    Xaqiiq baad ka hadashey intaa dareemeysaan dareemayaa balse inta xaqdarada la cunayo amaan lama helaayo askariga habeen iyo maalin taagan uusan heleyn xaqiisa qofba qofkuu ka howl badan yahay wuu ka qarash yar yahay dad baa dhididkooda iyo dhiigooda la duudsiinayaa xaguu amni ka imanayaa ilaahow noo saqir oo amni sii umadeena dalkeenana xal u keen aamiin

  • @abdikariimahmed9430
    @abdikariimahmed9430 5 лет назад

    Masha allah hooyo caqlibadan ayaadtahay hooyo allah cilmiga iyo caafimaadka iyo ubadkaba kuu barakee 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AM-np2gi
    @AM-np2gi 5 лет назад +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️Ilaahoow ku daa walee walaashey igu raacsan waxaan aaminsanaa whole tht 30yrs 😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdicasiisabiibmohamuud4148
    @cabdicasiisabiibmohamuud4148 5 лет назад +2

    Fathiya wlhi waa gabadh illaahay caqli siiyey wllshy illahah haku barakeeyo
    Wadankani 3 qolo ayuu u afduuban yahay
    1 culimo kusheeg maskaxda carurta kabadalaya oo kushubaya new software
    2 ganacsato iyagu tuunbadu meel ugu jirto oo ka baqanaya hadii ay dawlad timaado in tuunbadaasi ka go'ayso
    3 nin kuri uwaashay oo hadii uu waayo umadaba halaagaya
    Wlhi wadamkan illahay ayaa umaqan

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 5 лет назад +28

    Wow your smart and intelligent Somalia woman🎆🎆🎆🎉🎊🎊🎊👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤👍👍👍👍⭐⭐⭐⭐⭐🌹🌹🌹👍👍👍👍

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 лет назад

      Wallinson Dubadd
      ASC wll subscribe isar

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 5 лет назад +7

    Fathia walal hada aya magac lagu yeeli lakiin how joojin wixi xaq ah ka hadal ajar ayad ka heleysa❤️❤️❤️

  • @mawlidabdi643
    @mawlidabdi643 5 лет назад +1

    Maanshaa allaah waxaa tahay wax garad caqlibadan guulayso wll Fathia Absei

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 лет назад

    Masha Allah walasheey Runtii waxatahay qof meel fog wax ka arka Allaha ku xifdiyo farxiya

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 лет назад +2

    Right on sis

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 5 лет назад

    Waa runtaa walalo Jazakalahu khayr😘😘😘

  • @Dreamchasermycade
    @Dreamchasermycade 5 лет назад +2

    Ilaahay haku xafido wixii aan dhihi weyney baad noo dhahday .

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 5 лет назад +1

    Mashallah ilaahow caqliga ha waayin guulayso waa run meesha film baa ka socda aan dhamaad lahyn

  • @sarmaanquranandtajweed9316
    @sarmaanquranandtajweed9316 5 лет назад

    Asc. Abaayo Mahadsanid. Damiir baad leedahay.

  • @urluvlii7981
    @urluvlii7981 5 лет назад

    Maasha Allah! Jasaakallahkhayr!!

  • @diinsoorsafarnoolaay1987
    @diinsoorsafarnoolaay1987 5 лет назад +1

    ukhtii waan ku salaamay waxaad tahay gabar soomaaliyeed oo dhiig leh dareensan dhibaatada dalka kajirta sida wanaag san oo aad aga hadashey aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay

  • @fowsiyasayidahmed4939
    @fowsiyasayidahmed4939 5 лет назад

    Masha Allah fatxiya waa sax san tahay walaalo duco usoo duce xabiibti

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi6633 5 лет назад +1

    Fathia qaali quruxley mashallah gabar sharafle Yariisow tolkiba qarijiyay iyo kuwi dad uxigay ee lashaqeynayay cadow meelkale ugama imaan

  • @umusalmaan5572
    @umusalmaan5572 5 лет назад

    Mashaa allah adoo kale allaha noo badiyo 👍👏👏💖💖💖❤

  • @aliibrahim3774
    @aliibrahim3774 5 лет назад

    Fathiya, waad ku mahadsan tahay runta aad sheegtay. Soomali waxay yihiin waad noo caddeysay. Mahadsanid.

  • @muhubosalhan5303
    @muhubosalhan5303 5 лет назад +4

    ASC MAANSHA ALLAH Abaayo you are right Abaayo laakiin ilaahey waxwalbo wuu ogyahay 😭😭😭😭😭😭💀💀💀

  • @raageahmedmoussa274
    @raageahmedmoussa274 5 лет назад

    Masha allaaah Fatxiya Allow Adiga Kale Noo Badi qalbi wanaagsan 🌹🌹🌹

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 5 лет назад +2

    Amiin amiim🌎❤🕋

  • @Cabdiqanimaxamed.
    @Cabdiqanimaxamed. 5 лет назад +18

    Walaal Dadkoo Dhan Haday Sidaadoo Kale Ufakerayaan bari Horaa Laga takhalusi lahaa dadkan qudhunka ah

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 5 лет назад +3

      Waa runtaa gabadhaan beey somaaliya u baahantahay mashaa allaah

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 5 лет назад

    Aamiin walaashey qaal ah baad tahay nooloow fathia absiiye waLaHi soomaali meel baa loo wadaa

  • @ahmedmshafi1694
    @ahmedmshafi1694 5 лет назад +3

    Thanks siz am in somalia but u r talking about the fact that their is nothing which we call Alshabab today am with u

  • @cabdilaahixukun9922
    @cabdilaahixukun9922 5 лет назад

    Maanshaa allah qof qaali ah oo caqli badan alle haku ilaaliyo

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 5 лет назад

    masha alah farxiya run badanaa walalshey ilahow kudhowr nimanka. dalka. xukuma hadii ay dadka u shaqeeyan o ay cada ahadan ma doonayan sababtoo ah intarestiga baa reer galdeed ka daysanayan

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 лет назад

    Qof kasta oo Somali ah wuu ka naxay ninkan walahi miskiina ilaahow u naxariiso yirisow aamiin

  • @ahmohamed3921
    @ahmohamed3921 5 лет назад

    Masha allah fathia allaha ku siyadiyo maskaxdaadaa taa waan aa minsanahay koox yar aay u afduubantahay waa looshaqo tagaa muqdisho

  • @AminaAli-ri7eh
    @AminaAli-ri7eh 5 лет назад

    Asc sia waxaad ka dhawaajisay kalamad aan markasta is waydiinayay maxaa loo dili waayay madaxa weene ama wasiir waxan qaraxa wada waxabaa kadabayay qofka firfircoona waaladaliyaa

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 5 лет назад +1

    Masha Allah gabar caaqil ah

  • @sahrahashi6712
    @sahrahashi6712 5 лет назад

    mashaalla habo ku soco

  • @shukriyusuf6612
    @shukriyusuf6612 5 лет назад

    Maanshaa Allaah! Waa run, waxa gabadhaani garatay ayaa lagaran kari l’ayahay

  • @abdalaciid489
    @abdalaciid489 5 лет назад +1

    Amin allow kugey jano fardoso insha alah

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 лет назад

    Walle gabadhadhan run bay sheegtay wallee dadku nabadgalyao iyay helli lahaayeen Allow somaali haqa tus saday gabadhani sheegayso waxaan Allah karajeeyaynaya inay dawlada somaalidu aydaawato vidiyoogan daawadan ay dadka sidaacacad ah ugushaqeeyaan oo dad daacad ah ay shaqaalaysaan somaliyay toos ax marba mid ba la dilayaa anigu somaligabeen baan ahay walee waan jidhidhicooday markaan qabadhan hadalkeeda aad iyo aad udhagaystay runtay kahadashay somali Allaha gargaaro oo xaqa garansiiyo Allahuma aaamiiin اللهم امین

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 5 лет назад

    ManshaAllah tabarakaAllah walashey Somaliayed waxaat tahaay qof aqli badan adigo kale somali haka dhigo

  • @naasermohamed3033
    @naasermohamed3033 5 лет назад +1

    Eng yariisow alle jannoyinkiisa haku abaaliyo isaga intii kale dhimateyba fatxiya waad mahadsantahay

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 5 лет назад

    Masha ALLAH waa sax walaashiis

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 лет назад +5

    Amin amiin Rest In Peace Eng yariisow

  • @amiinxirsi6105
    @amiinxirsi6105 5 лет назад

    Waxa aad sheegtay walaal waa sax.👍👍👍👏👏👏👏

  • @farhiyo4
    @farhiyo4 5 лет назад

    Masha Allah gabar aqli badan waaye samideey plz noo soo badi arimahan wacyigalinta

  • @deqadhore
    @deqadhore 5 лет назад

    Mashaa Allah 👌😍😍😍😍😍😍😍 allaha ku xafido

  • @hindasheekh2715
    @hindasheekh2715 5 лет назад

    qaali waan ku taageeraaI agree with you sirter

  • @siman8711
    @siman8711 5 лет назад

    Masha allah gabar qaaliya tahay runta ka hadashay

  • @aishacuud7816
    @aishacuud7816 5 лет назад

    masha allah. allaha ku ziyadiyo caqligaga.

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 5 лет назад +1

    Walahi waa run

  • @ayubhassan1087
    @ayubhassan1087 5 лет назад

    Walaal abbsie runta aa ka hadshay Masha'Allah. Naga qabo kuwaan tuugta ah!!!

  • @aminaissa827
    @aminaissa827 5 лет назад +1

    Ameen Yaa Rabb

  • @jama253
    @jama253 5 лет назад

    walalo fathia waxaa tahay qof caqli badan. ilahay haku dhowro!!

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 5 лет назад

    Ilaaahow ku xifdi abaaayo Waa runtaa

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 лет назад +2

    Qabiil, Qori, iyo Qaad
    Shacab xun, Madax xun ayuu ilahay kusalidaa
    Labeentii Soomaalida, waaladabargooyay, Hodan Naaleeye iyo Yariisow, ha ugu danbeeyaane

  • @hafidoali1583
    @hafidoali1583 5 лет назад

    wlh runta ayeey ka hadashay inta dhimaday Allaha u Naxariisto amin. .amin