Deg Deg Xogta Qasaaraha Qaraxii Xeebta Liido & Xasan Sheekh Oo Xanaaqay, Sii Daynta Maxabiista SSC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 39

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 2 месяца назад +8

    Ilahayow unaxariso inta dimatay, ilahayow inta dawaca cafimad degdeg ah siii

  • @Advisor25
    @Advisor25 2 месяца назад +9

    Tacsi miyaa lagu jiraa malin iyo habeen😭 Dowlada uma joodo soo dabar jarka dadka kadambeya xasuuqa shacabka aan waxbo galabsan 😭 Dhamaan madaxda dalka wan cabareynaya sababtoo ah waxay kufashilmeen difaaca shacabki ay shalay udhaarteen

  • @LiibanAhmadmahamadibahim
    @LiibanAhmadmahamadibahim 2 месяца назад +3

    Ilaahaay ha u naxaristo dhamaan to

  • @SaafiCisman
    @SaafiCisman 2 месяца назад +5

    Halkan waxan uga tacsiyena walahayga somaliya ee dhipatada kudhacdayy dadkii dhawacaa Alle haunogo dhaho intii dhimatay Alle samiir iyo iiman hanaga siyo somaliduu melwalba ayjoogan waa isku jidh😊😢

  • @عبدالرحمنداود-خ2ك
    @عبدالرحمنداود-خ2ك 2 месяца назад

    ilaahey ha unariiso wll somali xasbiylaa wcnimawakiil

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 месяца назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajàcuun

  • @ShabucXusen
    @ShabucXusen 2 месяца назад +1

    Somalilanf nacayb intuu idinku jiro walaahi qarax iyo dhibaato kama baxaysaan viva ALSHABAAB hore u soco shaqo wacan❤❤❤❤❤❤❤

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 2 месяца назад +1

      Shabaab waa ahlu naar adigana jahanamo Ilaahay gurigaaga ha ka dhigo cuqdad iyo xumaan baa kaa buuxda

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 месяца назад +1

    Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajucuun illahay ha u naxariisto intii dhimata dhaawacana allah Caafiyo amiin yaa allah 😂 qawaarigta iyo inta la shaqaysa illahay dag deg ha ku soo qabto

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад

    ilaahay ha unaxariisto SHACABKAA masaakiinta.ah ee ku dhintay qaraxa iyo rasaasta ciidamada soomaaliya

  • @MaxamedCali-zl8iq
    @MaxamedCali-zl8iq 2 месяца назад

    Inalilahi wa inalilahirajicuun

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 2 месяца назад +1

    Gurigiina jooga shacab yahoow, markii aad maqashiin meel herbal Ditaarad Daroon ah duqaynayso waayo
    Qaramada midoobay, iyo UK, USA iyagaa
    Ka danbeyo Hal isbuuc Guryihiina
    Ha dhaafinina 👍👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AminaElmi-e1d
    @AminaElmi-e1d 2 месяца назад +1

    BuuRTA 😭😭😭❤

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 2 месяца назад +3

    illhow soomalia Ugargar😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад

    inaad lilaah Ilaahay ha unaxariisto SHACABKAA KU dhintay Qaraxa iyo Rasaasta ciidamada fadraalku

  • @abdifarah5342
    @abdifarah5342 2 месяца назад +1

    Mahad salad wuxu ahaa hirab wuxuna oga I xamar hijab dago inta badan

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 месяца назад

    Ciidamada iyo taangiyada ay saqda dhexe masaakiinta jiifta aad ku weeraraysaan maad Shabaab uga difaacdaan Muqdisho.
    Mahad Salaad waa la tabay ee Rabbi ha xifdiyo

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 2 месяца назад +2

    MA,AHA GEBAN GEBO,EE WAXAY TAHAY GEBO BEBO

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 месяца назад +1

    Xasanow waa dabar go'een khawaarijta iyo qaraxa shacabkaaga lagu hayo kala saar .been hanagu maaweeline adaa sirdoon ka dhigatay Sanbaloolshe oo nin soomali dhiibay. Waa loo xiisay Mahad Salaad.

  • @LiibanAhmadmahamadibahim
    @LiibanAhmadmahamadibahim 2 месяца назад +1

    Ax

  • @AminaElmi-e1d
    @AminaElmi-e1d 2 месяца назад +1

    😂😭😭😭😭

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 2 месяца назад

    Hassan shiekh Qaraxyada ka dhaca Nairobi wey iiga xanuun badan yihiin kuwa ka dhaca Caasimada Mogadishu. 😅

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali 2 месяца назад +1

    Csw Csw csw N.N.K.H

  • @عبدالرحمنداود-خ2ك
    @عبدالرحمنداود-خ2ك 2 месяца назад

    Asc

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 2 месяца назад

    Markrey mucaradka xamar yimaadaan aa qaraxyadda dhacaan. waa la yabsan yahay?
    Dadka mucaradaayo dawladda oo ka soo horjeedo horumarka wadanka Allah Naga qabto. Allah aan ka magan galnay. Aamiin

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali 2 месяца назад

    Alleh unxriisto marxuumiinta oodhan kooxada dalmujadiid alleh dalka ha ka qabto kooxada dalmujadiid wa ina madaxtooyoda madafiica lagu garaaca iyaka ka masul ah dalka way ku fashimeene kooxada dalmujadiid?

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 месяца назад

    Siidaynta maxaabiista waa in lagu xiro nabad in laga helo Somaliland.

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 2 месяца назад

    Sirdoonka ha weydiyo qabyaalad

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 2 месяца назад

    Tvga ugu beenta badan

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад

    Ilaa wadaadada wahaabiyada iyo manhajkooda laga taqaluso Qaraxu wuu jiri doonaa waligi

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 месяца назад

    Madaxa Alle haka gooyee madaxweyne maaha, yaa ummadda ka hor wareejiya isaga ayaa Argagixiso ah .

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад

    SHACABKA INTA BADAN WAXAY KU DHINTEEN BAASUUKIHII IYO RASAASTII CIIDANKA DAWLADA QASAARUHU WUU YARAAN LAHAA HADII AANAY CIIDAMADU RASAASTA U MEEL.DAYAAN ❤

  • @AbdiHm-r4p
    @AbdiHm-r4p 2 месяца назад

    Dawlada muqdisho kama foga shabaabka
    Share bay la tahay.yaan been dadka loogu sheekayn

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 месяца назад +1

    WAXBA KAMA SAARNA M.O.U AANU LA GANAY ETHIOPIA PREMINISTER MR. ABAY AHMED AT ALL.
    HERE IS REP OF SOMALLAND.
    ERDOGAN HAVE TO KEEP QUIT WHAT IS GOING INBETWEEN US ETHIOPIANS GOVERNMENT.

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 2 месяца назад

    Beenaale

  • @hanaddesignens4685
    @hanaddesignens4685 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 benta iskada gul somliland