Shacabka Qabalaha CEELBAXAY ee Magaalada JIGJIGA oo cabasho ka muujiyay dhul ay dawlada ka qaadayso.
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Shacabka Qabalaha CEELBAXAY ee Maamulka Magaalada JIGJIGA oo cabasho ka muujiyay dhul ay dawlada ka qaadayso.
Odayasha,Waxgaradka,Dhalinyaradda iyo Haweenka tuulada ceelbaxay ee waqooyiga magaalada jigjiga ayaa sheegay in beerahooda la ga barakiciniyo. Dhulkan oo baaxadiisa ka badan tahay 130 hectares oo ka kooban beero Ivo ceelal ayaa la sheegay in dawladda Xero tababar ciidan ka dhisayaan.