Cadaaladdii oo Jigjiga ku dhimatay Iyo Jaamac Gallad oo Xogo Murugo leh Soo Bandhigay, 1-17-2021.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 71

  • @jamayusuf2828
    @jamayusuf2828 4 года назад +8

    Magacaygu was jama Yusuf waxan kunoolahay magaalada hargesa waxan jaamac galad Ku racsanhay in cadaaladi kudhimatay soomalida dhexdeeda

  • @mahatsaid1356
    @mahatsaid1356 4 года назад +5

    Jamac wa haqiiq arintaas

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 4 года назад

    wan idiin salamay bahda sstv mark xigtah aadanka salaad iyo wark kalduwa mahadsanidin

  • @funnynotfunny665
    @funnynotfunny665 4 года назад +3

    Somali way diiday Cadaalad Allah subxaana wa tacaala naxariistiisa ayuu ka dheereyay😔 Yaa Allah 🤲🏾

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 года назад +2

    Free #DDS

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 4 года назад +4

    Jaamac iyonuurow iyoilkacaso allahainigaraalinoqdo

  • @alisulub9678
    @alisulub9678 4 года назад +4

    ASC

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 4 года назад +4

    Maxaan dibin daabyada amxaarada iska celinaa muumulka mooryaanta meesha loo dhiibey haday cadaalada hoostooda ku dhimatay

  • @safiaabdi8080
    @safiaabdi8080 4 года назад +1

    cabdi ilay baa u soo noqonayo jigjiga marka baa cadaladu iman

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 4 года назад +1

    Sstv indeer aniga wan igu xidhanahay fadlan iso dhawee sheer loud isamee

  • @gardenpitch8961
    @gardenpitch8961 4 года назад +1

    I like the way jaamac reacts to the questions

  • @soofetv7229
    @soofetv7229 4 года назад +2

    Hadad aragto qof Somali ah oo dhibi haysato Somali kale ayaa dhibay uun

  • @advancedtv1110
    @advancedtv1110 4 года назад +1

    It is all about tribalism. Somalis know how to blame their failures to Mustapha and he is only one man.

  • @cabdicumar7664
    @cabdicumar7664 4 года назад

    Ilaahay xaqa ha ena waafajiyo taxaq ah isha allah

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 4 года назад +1

    ileen Mustafe Cagjar ku waa nacas 🤔🤔🤔🤔🤔🤔 Cadaalada allaha u naxariisto . Somalida nacalad baa ku dhacdey meeley joogaanba, waxaase xaqiiq ah, in ciqaabta ay iskuhayaan mid ka weyni kusoo socoto 😭 amxaaro iyo intey amxaareeyeen baa u Soo socota 😭

  • @alisulub9678
    @alisulub9678 4 года назад +3

    Geesiyaal dadaalaya

  • @akhalif579
    @akhalif579 4 года назад

    Jamac iyo nuur waa runtood walle, meeqa odey hadda kohor nalaka xadey oo bolool kun kusoo deyney xuduudaha beenta ah. haddana waxba isma bedelin. allaha cadaalad ha u keeno soomalida dhankey doontaba ha joogtee. qooy ishi 15 beri soo laabo socota wali. Hadaanba la dilin qofkii xabsi gala kkk. mahadsanidin

  • @abdihakinadan2741
    @abdihakinadan2741 4 года назад

    ustaad jamac galad waxan ka codsanayaa inuu nala wadaago shacabka lagu laayay qabri dahare
    mahadsanid

  • @abdimuhumed5546
    @abdimuhumed5546 4 года назад +1

    Geelii ayaad arkeeyseen caddaalad darradii haysatay ee maxaad umaleeyni bini’aadamka.
    Meesha caddaalad majirto ee illaahii mid kan ka khayrqaba illaahii ha inoogu baddallo allaahuma aamiin

  • @amadabdalah5609
    @amadabdalah5609 4 года назад +3

    Adigaa kamida kuwa cadha u dhiman lahaa

  • @yusufcisman5268
    @yusufcisman5268 4 года назад

    Wadsalaman tihiin qofka xidhan waxaa la dhiinta xolihiisa xaskisa qarabadisa waxana ayii ku dhax dhiintan boliska xerilalinta iyo maxakamada dadku wayii ku banaen wadanka illahay ayaa umaqaan siiba dadka danyarta ah

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 4 года назад +1

    Mustafe cagjar wuxu ku caan baxay qabiil iyo qabyaalada eexda qofjecelsiga musuqmaasuqa cadaaladii wayay ku dhimatay jigjiga

    • @seidismail8938
      @seidismail8938 4 года назад

      Kkkk waligeen dawlad kilalka timaada oon qabiil Ku shaqayn lama arag. Kolkaa ta timaadana way Ku shaqayn hadaan si xor iyo xalaal ah la isu dooran.

  • @hassan891
    @hassan891 4 года назад

    شجاع جمعت مواصفات الأُسد

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 4 года назад

    Nuur mohamed
    Sxp gulled ibnu alifle Nairobi waaka jooge mad soo fadhisiisid Studio oo aad ka waraysatid arimaha jubbaland plz

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 4 года назад

    Dadkan waa ONLF waye waxay raban dorashda inay ku gulaystan
    Dawlada da ya

  • @akhalif579
    @akhalif579 4 года назад

    Waxay hadda mareysan dhamaan soomalida. war maa uun mar baaruuda ridaan koley dhimamma weeydene.

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 4 года назад

    Allow kuwaas wax hanoogu darin adaa caadil mesha aad ku xisaabinaysana ha joojin.

  • @aliaction
    @aliaction 4 года назад

    Sxb ma joogno meel khad fiican lehe hal mar ayaan fursad u helnaa meel meel WIFI leh (downloadka noo fura)
    Thanks

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 4 года назад

    WCS ninka khayany dadkisa iyo dalkis gaarsiya inay iloowen gerida iyo xanukeda iyo xisabti qabriga

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 4 года назад

    odayaasha waxaa loo xirayaa in ay dadka soomaalida ladhameeyo waxa kilinka jooga waa dad sumaysan

  • @abdiwalihaji5954
    @abdiwalihaji5954 4 года назад

    Wlhi anigu waxan makhraati u ahay
    Deegaanka cadaalad xumida ka jirta
    Waa tan haysata

  • @lionmanyung4614
    @lionmanyung4614 4 года назад

    Ninkaan garibaataal iyo shaarar maad u gadaan cagdheeray ilkahana u sifaysaan jaamac yaa

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 4 года назад +1

    Walalaheyga qaliga ah subscribe igu cawiye hada nabigana jaceshahina subscribe igu cawiye 1k gaari rabaha 30 biis iga dhimana i garsiya walalaheyga qalbiga ilahey dartis

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag 4 года назад

    14ka bari ma nidaam ethiopia loo gooyay nidaamka cusubaa 14 unbaa maxkamad ethiopia oo dhan laga qabtaa ee maxkamadii cabdi iilay baa 14kaas uun ah ta diridhaa 14kaas uun ah waa wada 14kaas uun

  • @maryanali9186
    @maryanali9186 4 года назад

    Somali waa sunta hargaha waxay sheegayaan been aan ilaah raali ka ahayn wallow aan aan ka mid ahay waxay ku dhaaranayaan kitaab waa ka been sheegayaan marka soomaali maanta cadaaladii waa ka dhamàtay

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 20 дней назад

    war qalbigaba idin qoyan waxan uhaystay ogaden cadalad darada inay isuwadaracsanyih wayo waxyabahy sameyan somalidakal masamayso,wadmahdsnth sidadxaqa ugahadashe

  • @khadarducaale1584
    @khadarducaale1584 4 года назад

    Jaamacow waa maxay dhaystu way soo baxdee?

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 4 года назад

    Walli waxa ku qoslay runta Jaamac galaad . Ogaadeen sir ma leh siyaasadna ma leh wax badanna waan ka arkay. Mustafe waxaa uu samayn karay isaga oo aan fashilinin in uu wax ka qabto ama iska aamuso oo aanu isku dirin.

  • @yusufcisman5268
    @yusufcisman5268 4 года назад

    Cadaladu malaha ciid dabagal ku samayiisa ninkasa isagayi kabilabanta isagayina ku dhamata

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 4 года назад

    Barnaamij tayo leh! Wax badan ayaa dadka u caddayseen. Waxa la moodayay in maamulka is beddel tayo lihi ku yimid inta u mdxwyne noqday Mustafe Cagjar.

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 3 года назад

    Somaliland miyaa inawdeen

  • @osmanboska5166
    @osmanboska5166 4 года назад

    waxaan qirayaa in isbadal ku dhacay deeganka goormaa la yaqanay dad hadla?
    dad facebookga waxku qoraa goormaa la yaqanay/?
    somali ladnaanta ma xajiyaan war madaxwayne mustafe abal ayuu u galay deganka somalida ee yaan lagaa abal dhicin

  • @caqligaadaadeegso751
    @caqligaadaadeegso751 4 года назад

    Cadalad darada iyo dulmiga wa saldhigtay dowlad deganka somalida wa mahadsantihin sida ad uso bandhigeysan dulmiga iyo cuqabada dhulkaas taal

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 года назад

    Hiraan iyo xududka kelinka 5aad waxa jogan itobiyo jogan waxey ila tahay in odayshan diiden iney farmajo u so xulan xildhibanadii dorashadii gudlawe sii hay ba lagu yiri illa dorashada ka dhamato weyna dhamatey dorashadii hir shabele odayshiina bedelkoda xamar bey ka kaxeyen koley mey iska sii dayan wa ben dembi ma laha farmajo iyo fahad yasiin ba qofkii ay xeri karan xerayey qofkey rabanna dilayen wa iney hirshabee lo shega jamac barnamij gara ah habenada oo kale ugu baaq reer hirshabelle fadlan si ay u maqlan

  • @omarbaarqab8663
    @omarbaarqab8663 3 года назад

    jaamac hadalkiisu waa run iyo biyo kama dhibcaan waxeey soomali ka dagi la’dahayna waa dulmiga waayo inta aan ducadooda la soo celin waxaa ka mid ah ducaa il madluun qofka la dulmo baryadiisa ilaah horuu ka aqbalaa jigjigana waxaa usii dheer musaafir kaa lagu dhibaa isna ducadiisa lama soo celiyo marka waxaan dhihi lahaa jeerey soomli dulmiga iyo muslinka dhibkiisa deyso jaamacoow nabad iyo maamul caadila ha sugin

  • @cabdixareedbare2457
    @cabdixareedbare2457 2 года назад

    Ok

  • @maxamedcasowe7531
    @maxamedcasowe7531 4 года назад

    Caawa waxaad.ka sheegten kiliilka waa runtiin wali.dadkanu mahelin madaxweyne.dacad ah laakin ilahay bey leyiihin haddi mustafe dacad noqonlaha musuqba majireen wadmahadsantihiin

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 4 года назад

    Mustaf Cagjar haduuna raali ka ahayn waxa dhacaya ama tuuganimada Ninkii wax u sheegey ma uu kashifeene wuxuu geli lagaa baaritaan, kadib na Ninkasta wuxuu mudan tahay Buu ku xukumi lahaa.

  • @bilehassan1115
    @bilehassan1115 3 года назад

    Very sad

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 4 года назад

    Waa yaabe miyaan Maamuka DDS iyo Jigjiga wax khayr ahiba ka soo yeedhayn???

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 4 года назад

    Maadan yarayn ilaahayba kaa weyn 😂😂😂😂

  • @xeydardaahair3920
    @xeydardaahair3920 4 года назад

    Jaamacow ragu iskumidmaahan xsn cali nuurshuute mailowday

  • @abdiwelipatriotboy6334
    @abdiwelipatriotboy6334 4 года назад

    Oday galad waa naaxay bow mucaaradka farmaajo waa wada naaxeen hh

  • @maxamedjeeri9822
    @maxamedjeeri9822 4 года назад

    Waan kugu ayid sanahay Somalia cadalada malmahan balse xaqa alle atuso

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 9 месяцев назад

    ❤😂

  • @taariikhsheeg2465
    @taariikhsheeg2465 4 года назад

    Ina cagkar waa doqon

  • @yussufsalad5552
    @yussufsalad5552 4 года назад

    Jamac beenale marmarkaqar maogiye

  • @aminmussa4952
    @aminmussa4952 4 года назад

    Jamac Calool ayaa kaso baxday
    jamac hit the gmy

  • @bashircali2102
    @bashircali2102 4 года назад

    kjkjkk kuwan dhib badanaa

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 4 года назад +1

    Been iyo war cadaabki lagu jiray waa laga baxay wax xidhan iyo wax bila sharci xidhan midna majiro dadka dowladooda hakudirina ilaahay ayaa idin arka ee kaxishoodaa lacag uun ha radinnee بشرو ولا تنفرو mad ilowdeen

    • @maadeeysamaale3862
      @maadeeysamaale3862 4 года назад

      Ma reer miyiga guryaha laga gubayo.

    • @yusufcisman5268
      @yusufcisman5268 4 года назад

      Waad salaman tihiin an idiinku dare qofka kaliidi kuma xidhnaade waxaa xadhiiga iyo baba ah la gala xoolihiisa xaskiisa iyo qaraabadiisa oo siday cadalad iyo boliska u dheex wareegayaab ku babaah ku noqda warunta cadaladi wayi ku dhiimatay kililka 5

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 4 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adeshkadesh4964
    @adeshkadesh4964 4 года назад

    Niminyhow Ani wxn filaa niminkii Abdi iley kaharay aya jira wili Illahow umada xaqooda uso dhici

  • @khalidharaareafgaab8113
    @khalidharaareafgaab8113 4 года назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 4 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣