Xaaskisiibuu isaga Tagay markuu ogaaday in ay Curyaan noqon doonto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Barnaamijkan oo aan ku soo qaadanay laba dhacdo oo
    xanuun badan, Muhiiimadiisu waa in aan ogaanaa
    Qiimaha ay isku leeyihiin labada qof ee lamaanaha
    ah, in Hadba midkooda Dhiban la garab istaago wakhtiyada
    adag iyo goor walbana
    waa waajib waayo Xaq ayey isku leeyihiin
    =
    =
    Fadlan Sii Share Garee oo la wadaag asxaabtaada
    halkan SUBSCRIBE .goo.gl/N8LJrp
    barnaamijyo daawo . goo.gl/vDX6Ty
    __
    fadlan hadii uu barnaamijkan ku qanciyey isku dey
    in aad la wadaagtid asxaabtaada SHARE & LIKE

Комментарии • 608

  • @samiirodagan4989
    @samiirodagan4989 5 лет назад +583

    Aniga waxaan haystaa labo wiil wiilka wayn wuu ii fiicanyahay alxamdullah
    kan yar ayaa iga xanuunsan waa baraleys dhulka ayaw iska jiifaa aabihiisna wuu iiga tagay wlhi wiilkayga hada lixsano aw jiraa waxaa noogu dambayday aabihiis asoo hal sano jiro wuu naga tagay naag kale aw iska guursaday nolal kale ayaw iska samaystay
    Aniga uunbaa qaado oo dhigo wiilkyga alxamdullah.
    Marka ninka ilmihiisii ka tagay aniga hadii aan xanuunsado miyaw ila joogi lahay waa maya
    Allaha nawaafajiyo xaqa aduunkan wax la iska ogyahay ma jirtee

    • @HIIGSI9
      @HIIGSI9 5 лет назад +6

      Wll iska samir

    • @haajisibraar5907
      @haajisibraar5907 5 лет назад +7

      Rajada aleh ayaa ka wyn wxwalba wll xamir

    • @nawalsaid1658
      @nawalsaid1658 5 лет назад +8

      Abayo allaha kula garab galo waa farqiga idin dhaxeyo ood uga xaq badan tahay duniduna waa imtixaan Samir kagana alle aktiisu ku yala hadii aad udigu cafimaad qamto labaduba masilcayan ilahaay cafimaad haku siiyo alle wax walba badali kare insha allaha Amin yaa rabi

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 5 лет назад +7

      Alle Hakula Garab Galo walal Samir muuji adiguna Waa Balan Uu kusoo noqon doona isaga oo Oynaaya waliba lugaahaga haysta oo kaa baryaya raali galin walahi Wuxuu Kala kulmi doonana Reerkaa kale waala arki

    • @suheramullii5717
      @suheramullii5717 5 лет назад +5

      Abyo qof waliba oo xun ilahey xumantadisa ayu so bixiyaa
      Kaas wajigisa dhabta ah ayu ilahey ku tusey
      Ilahye subxana tacalaa talo u dhiibo wlhi rago fican ayu ku furaaa
      Anigne wan ku so duceyneynaa

  • @makamedinachannel785
    @makamedinachannel785 5 лет назад +195

    Ilaahoow waxaan kuwaydiistay gabadh saaalixad ah oo salaatul laylka habeenkii ii toosisa oo aanu wada tukano

  • @ab_di252
    @ab_di252 5 лет назад +212

    Hooyaday macaan ayu xanuunkan ku dhacay Lkn abahay macan mudo shan sanno daryeeli jiray ila Iyo intay ka xafbaxaysay waa kortagna 😭😭😭😭😭 allaha hooyaday u nariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aslamqalbizaliim6446
    @aslamqalbizaliim6446 5 лет назад +118

    Inta iga danbeyso like nabigna mohamed igula sali scw ❤❤

  • @iceage18
    @iceage18 5 лет назад +273

    Ku sali nabi maxamed
    Csw

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 лет назад +3

      SOMALI one walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @farhiyaali8698
      @farhiyaali8698 5 лет назад +3

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 💝💝💝💝💝🌷🌷🌷🌷🌷💝💝💝💝🌹🌹🌹🌹🌹🌹💝💝💝😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @aashamohamed2335
      @aashamohamed2335 5 лет назад +2

      Scw

    • @hoodoabdilahi3913
      @hoodoabdilahi3913 5 лет назад +1

      Scw

    • @abdihakimhusen3438
      @abdihakimhusen3438 5 лет назад +1

      Scw

  • @samaralxamdullah1516
    @samaralxamdullah1516 5 лет назад +7

    Alxamdullah alle wuxuu isiisay ninka ugu aqliga badan ugu wanagsan allah ii xafido Insha allah ❤️allah ha siiyo inta muslim ah nin fcn farxd siiyo uuna dareemo Insha allah 🌹💯

  • @safiyacumar6975
    @safiyacumar6975 5 лет назад +97

    Markaaan arko calaamada chanelka ama magaca oo mssge isoo dhaco waxaan u farxaaa si niyada waayo waa chanelka kalaiye ee aan ugu jecelahy you tube wllo aad ayaan kuu jecelnahy alle aduunyo iyo akhiro haku dhawro oo noloshu kuma xumayzo

    • @muslimgoldengirls8218
      @muslimgoldengirls8218 4 года назад +1

      Aniga xitaa walaal wan kula qabaa arinkaasi oo waa RUclips xiiso gaar ah leh .... an wadanin arin an ku anfaceynin, runta waa shey macaan oo waxan ku dhihi lahaa walaal (Dadweynaha) horey usii soco.... wad mahadsantahy. Boss
      Sent from Baydhabo_Janaay

    • @xalimocali1053
      @xalimocali1053 4 года назад +1

      V xofgifin

  • @abdinajiibanod2168
    @abdinajiibanod2168 5 лет назад +8

    Illahey qof nolosha nala qeybsato hanoo sahlo walhi waa xanuun,
    U baahan inaa lagu waayo iyo cimri qaato
    Waana dhiirigalin aan caadi aheyn

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 5 лет назад +22

    Allow adigaa awoodlee Cafimaad sii yaa rabi

  • @Muna2187
    @Muna2187 5 лет назад +10

    Illahey ha cafiyo wllken somaliyed waa qiso xanun bdn

  • @rageibrhim6630
    @rageibrhim6630 5 лет назад +33

    Waxaan kunolahay USA gaar ahaan Washington ilaahay waxaan had iyo jeer kabaryaaa oo weeydiistaa inuu igu deeqo gabadh diinlee iyo edaable wanagsanleh
    Allow umuraha !!

  • @muniirfaarahkacaan2420
    @muniirfaarahkacaan2420 5 лет назад +1

    Waxa alle ku siiyo wax ugu qalisan cafimaadka 😭 allow inta cafimaadka qabta ha,usiyaadiyo inta xanuusana allow caafi

  • @iftiinkaaadanaha675
    @iftiinkaaadanaha675 5 лет назад +2

    Wuxuu Ku dilaacay waa hungurigeeda saasna ayay ugu shay
    Subxaana laah

  • @matchdayhighlights7674
    @matchdayhighlights7674 5 лет назад +4

    Aaad iyo aaad baan kaaga mhad celinayaa dadaalka aad inoo gu jirto' Waxaan kaa codsanayaa inaa barnaamijyada noosoo badisid insha allh

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 5 лет назад +17

    Nin doqon ah buu ahaa ma qofkii intaas oo sano ay nolosha soo wadaageen buu sidaa sahalka ah uga dhaqaaqay weliba xili ay Aad iyo aad garab ugaga baahnayd dadka qaarkii xayawaankaa dhaama xataa😕

  • @abdullahisahal3567
    @abdullahisahal3567 5 лет назад +2

    Allow qof kaste oo Muslim ah oo xanuunsan caafimaad sariix ah sii Inshaa Allah.
    Alxamdulillah.

  • @fartun_osman3209
    @fartun_osman3209 5 лет назад +16

    Oh i like this chanell keep going

  • @safiyacumar6975
    @safiyacumar6975 5 лет назад +2

    Alle ha caafiyo walalkeen xanuunsanya adna sidaad ugu dadalaysid dadka dhibe Alle ayaa kaa abaal marinteeda ku siin

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 лет назад +16

    Ilahay nagama dhigo kuwo khiyanola yal ah oo duruf ku naca xasaskoda!

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 5 лет назад +2

    😭😭😭😭😢illahey hacaafiyo yarabiii wixii hanuusan illahow caafi yaarabii 😭😭😭😭😢😢yarabiii

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 5 лет назад +6

    Walhi wiilkaas uu iga oohiyay ax ax alah ilhayoow u caafimaad sii adaa Wayne oo waxidee

  • @ridwaanchoker1271
    @ridwaanchoker1271 5 лет назад +8

    Juma daH intaH amin san lake and commenty

  • @sadiaali3488
    @sadiaali3488 4 года назад +1

    barnaamijyadaada aadbn uguhelaa xaqiiqdii.
    Jazakallahu qeyr.

  • @mumtahamuuqdheer8139
    @mumtahamuuqdheer8139 4 года назад

    Ninkaasi dhaqanka soomalida ayuu lahaaa
    Ragga somalida ayay dhaqan u tahay sheekadaasi
    Hadii naagtiiisu xanunsato iyadoo curyaaanba noqon ayuu mid kale raadsanayaa subxanna Allah

  • @Abdirahmanf23
    @Abdirahmanf23 5 лет назад +7

    Wlle ilaah khayr Haku siiyo Aduun aakhiraba🙏🙏🙏

  • @rizwanturkish1051
    @rizwanturkish1051 5 лет назад +1

    Alle ha caafiyo
    Wll
    Wlh hadan wax
    Hayn lahaaa
    Waan. Siin
    Lkn
    Waan yar ahy
    Ardayad ahy
    Alle haku cafiyo
    Wlh
    Waa ka dan qady

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 года назад

    Ilahey cafimaad taam ah ha siiyo murugada farxad alaha uku bedelo 🤲🤲🤲🥰

  • @hoodohassan9711
    @hoodohassan9711 5 лет назад +12

    Waar yaadhahen somali mahed hadal madhan ha wadina dadka kle ee calaamky xuquuq bay leyihiin oo wa dad daryeel helaya dhibkasta oo so gaadhe iyaguna si wayn isu caawinaya inagan daryeelna ma haysano ismana gaxan qabane wiilkan somaliyed aan cawino una ducayno intad like doonaysid 😣😦😢😢😢

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 5 лет назад

    Ilahay ha caafiyo wallkena muslimka yoonis, caafimad taam ah allaha siyo
    Aamiin🤲

  • @rayanppe7384
    @rayanppe7384 5 лет назад +62

    Walahi wa jeclahay genalkan waa markii igu hordysay an coment ka boxiyo like ka marabo hee Iogowyaah😂😂😂

  • @abdiaziizgoud8344
    @abdiaziizgoud8344 5 лет назад +3

    masha allah wiilkan waa qof balaaqad wax dadka lagu fahansiyo leh hore usoco waad gadhay guul aad usaraysa anaa hupa

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 лет назад +3

    Alxamdulihaa ilaahay caafimadka nasiiyay ayaa mahad le 😢
    Wlhi waa video wax ku qaadasho mumad
    Mahad sanid sxp 🤴🏻❤️🙏🤗

  • @nadiiranalkanurkeeda1527
    @nadiiranalkanurkeeda1527 5 лет назад +16

    Waaa xaqiiq yaa igu racsan farta haa taago

  • @bisharacabdi57
    @bisharacabdi57 5 лет назад

    Alle ha caafiyo walalkey walalo Dr dufle ayaa daweya cudurkaan aale hakula garab gala

  • @ganduzhegg1054
    @ganduzhegg1054 5 лет назад +5

    I Love Channel THANKS

  • @fddfgvdzs9324
    @fddfgvdzs9324 4 года назад +1

    Yaaaaa rabi😭😭😭😭 Allow Cafimad sii Inta Musliminta ee Xanusan 😭💔

  • @abdifatah4255
    @abdifatah4255 5 лет назад

    Allah swt hacafiyo wiilka somaliga ee dhiban aniguba wlhi eerno wan qaba xudunta ayey igasobaxday lkn xanun weyn iguma hayso alx ani dumar ayan ahay waxana maqlay ernada raga ayey udarantahay inta badana waxa kena wax culus oo laqaado

  • @farhiaahmed3621
    @farhiaahmed3621 5 лет назад +2

    Allaha na siyo lamane wanag badan aan nafta u hurne wlhi wa jeclahay qof jaceylka wax ka yaqan allaha i so xule lamane idareensiye jaceylka waxu yahay

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 5 лет назад

    ilaahow caafi adaa caadilee saa ucaafisy gadhaa. jasaka laah wllkey ilaahy hakuwanaajiyo aakhiriyo aduunba

  • @naziillakapum2214
    @naziillakapum2214 5 лет назад +11

    M.a channelka aan ugu jeclahay 💯💯💯💯💯💯

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 лет назад +1

      Abdifatah Mohamed walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @hamdaawil6812
    @hamdaawil6812 5 лет назад

    Zubxnllh ilahy hacaafiyo cafimaad sareeca na hasiiyo aamin

  • @sundusahmed4916
    @sundusahmed4916 5 лет назад +1

    Alla gabdhaa somaliyeed saan masameeyaan waayaabe yaa May caqligalmaaha inaan katago qofka iigu xiga dadka waa wax layaableh wlhy Alle hayna dhawro

  • @suhaybmaxamedcali4748
    @suhaybmaxamedcali4748 5 лет назад

    Allahow caafi dadka dhiban ee muslimiinta

  • @hanadabdinasiib1857
    @hanadabdinasiib1857 5 лет назад +6

    Yaa allh Ilahow caafi wlken 😢😢

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 лет назад

    Rabi ha caafiyo dhamaan uma somaliyeed iyo mudan dunida ku sugan 😢😭😢😭😢👈

  • @adilmohamed8982
    @adilmohamed8982 5 лет назад +2

    Subxanalah waqiso cajib ah sheek allah hakuxifdeyo ilahay hacafiyo adunyada waa intixaan

  • @samaralxamdullah1516
    @samaralxamdullah1516 5 лет назад +3

    Allow ka saar wiilkisa dhibatada heyso allow cafimad ku siyaaday 😭😭😭😭😭

  • @sabnagwal9337
    @sabnagwal9337 4 года назад

    Aniga wxaan ku cawanii kraaa inan u duceyo salad walbo an tugado wlhi wn kanxey ilhey ha cfiyo amiin yaaa Allah

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 5 лет назад +3

    Mzha llh chanella 2 aad e an ugu jecley yuotubeka ❤
    Zhp wiilka somaliyeedna ale ha caafiyo

  • @zaynazaytuun2666
    @zaynazaytuun2666 5 лет назад +5

    Horta ilahayba naguma keene lkn wlah dhibatada wan la qaybsan laha waayo shalay waxan jeclaaday isago laxaad qaba qalbigsa nadiifta lkn kuman jeclaanin muuqalkisa kore waxba dhankayga iskama badleen jacaylkan u qabyna mid ka badan baa ubqaadi lahaa wiilkan jeclahay ilahay calaf ha iskugu kaayo daro aamin i dhaha asxbta plz

  • @mohamedkvncde629
    @mohamedkvncde629 5 лет назад +54

    Thanks Sxb
    Adiga commentiga aqrinaya like isaara

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 лет назад

      maxamed ismaciil walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

    • @mirepro5029
      @mirepro5029 5 лет назад

      @@user-pg4wt2xz9o sxb waan kuu saaray ii saar

  • @rahimakhan3937
    @rahimakhan3937 3 года назад

    جزاك الله خير اخوي ميزان حسناتك ان شاء الله ابو ساره شكرا شكرا والله يجزاك خير الله يجزاك خير ولا الله يفرج همك ووفاء يفرج هم اهلك اقول لك شوف شغلك زي هذا واحد تعبان كذا انك في ناس يسارى يساعدهم جزاك الله خير جزاك الله خير جزاك الله خير

  • @mumtasdagan8193
    @mumtasdagan8193 2 года назад +1

    Alxamdulilaah ilaahay baa mahad leh nga badbaadiyay xanuunada dhibka badan

  • @samiiromahamed3252
    @samiiromahamed3252 5 лет назад

    Allow unaxariiso inta dhiban waad kumahadsantahay soogudbinta walal

  • @rooneyali8551
    @rooneyali8551 5 лет назад +3

    Ilaahay cafimad hasiiyo wallky somaliyed

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 5 лет назад

    Allha ugargaro dhamaan muslimiinta dhiman inta xanusana allha cafimaad taama hasiiyo
    Wll adigana jzklh khyr lawadagista brnamijkaan

  • @hindomohamed7479
    @hindomohamed7479 3 года назад

    Illahay ha cafimad ha seyo amiin ya rabi 😭😭😭😭😭

  • @HANAA78
    @HANAA78 5 лет назад

    Ilahay cafimad tama hasiyo wilkan iyo wixi xanunsan oo muslima

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 4 года назад +1

    Ilaahay ha caafiiyo wiilkan 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yohnk
    @yohnk 5 лет назад

    Ilahayow iidaay boqoradayda wan isjacelnhy wana isku kalsonahay dhabti dhib kasta ina isla qaybsano ayaa diyar unahay hada nugu faraxsanthy like inoga farxi

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 лет назад +1

    Dadaala guul gaara💗😍😍😍

  • @ceydiidmohamuud6178
    @ceydiidmohamuud6178 5 лет назад +2

    Walaal videoyaashaan oo kale noo soobadi fadlan adigoo mahadsan

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 5 лет назад

    Ilahyo umadand islamaka ah uu naxriso amiin amiin

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 5 лет назад

    Inta xanunsan alllha cafiyo
    Inta dhinta alllh unaxristo
    Inta murad leh allha u sahlo
    Inta iskabulada ah qayr aya u rajyhaa aamiinto wa xagiina asxbta

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 5 лет назад

    Alla ilaahayaw caafi yaa raxmaaan yaa raxiiim

  • @shukriinalihaji3634
    @shukriinalihaji3634 5 лет назад +6

    keep going pro

  • @amiiramohamed8748
    @amiiramohamed8748 5 лет назад +24

    Arxan daranaaaa naagta ninkeeda ka dhaqaaqday
    Wlhi si walbooo noqdo inteee sankisa neef kasoo baxeeso nafi ku jirto inaaan ka dhaqaaaqen zowjkeyga mustabqalka allaha ka dhigo mid wngsan

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale 5 лет назад

      Naag wngsn Ayad thy wll

    • @fayeoel353
      @fayeoel353 5 лет назад +2

      Naagta ninka ka tagay 14 sano kadib lagama hadlaayo markey naag nin katagto unbaa qalad ah

  • @mohamedfaysal6690
    @mohamedfaysal6690 5 лет назад +8

    Waa jannnel aaan jeclahy wlhu😂😂

  • @ramlaliina4416
    @ramlaliina4416 4 года назад

    Alla illahow caafi rabiyoow

  • @hamzeabdillaahihusseinalza894
    @hamzeabdillaahihusseinalza894 5 лет назад +2

    *Rag* hadaynu nahay *Ragow*
    Hablaha yaynan *lugoyn* hadaynaan
    *Dhib* iyo *Dheefba* la *Qaybsanayn* bilahi calaykum.....

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi9289 5 лет назад +9

    1:02 subxanallah waa haliz
    cudurkaz
    *Qisada danbe waa cajip*
    Inta malin u tahy ✋ gacan
    taag 👍

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 5 лет назад +1

    Yaa Rabbi Aduunyadan waa wax yar wllhi.
    aniga waxa ila dhashay 2 gabar oo mataana ah Disable ma hadlaan waxne ma qabsan karaan wax walba aniga iyo hooyadayda ayaa u qabano Aabahyga makala jecla xanuunkoda isha ayuu ka fiiriyaa niyadne uma haayo. Naxariista qof walba lagama helo wllhi.

  • @abdisalansalka5679
    @abdisalansalka5679 5 лет назад

    Rabi ha caafiyo qofkii xanuusan amiin insha allah

  • @mumtazmohamuud3750
    @mumtazmohamuud3750 5 лет назад +1

    Maskiiin Allah cafiyo wllhi wow dhibanyahay

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 5 лет назад

    ILLAAHOOW CAAFI ADAA WAYNOO WAXIDEE

  • @amgaadali2435
    @amgaadali2435 5 лет назад

    Alle ukenay xanunke Waa itixanka noloshe hadi lagugu noco Alle kuma nicin wukakorqadi kara bila aadanku sidu donuyela😢😥😭

  • @MASLAXTube
    @MASLAXTube 5 лет назад

    Wlhi wiilka waan aqaana in wiilkaan ilhy ha cafiyo

  • @ahmedsadaq1364
    @ahmedsadaq1364 5 лет назад +2

    Somaliyey hala cawiyo wiilkas islanimo kucawiyo wlh wakanaxey waxa ugu yar aad wax ku tari kartid udir adiga ku anfacee aduun iyo aakhiro insha allah

  • @suhaybcali9906
    @suhaybcali9906 5 лет назад

    Zhp waxn kugu tagera sida u caawisid ilahay wuxu yidhi Isku naxariisto aan idiin naxariisto 👍💞💟

  • @sacadshaqale367
    @sacadshaqale367 4 года назад

    Ilaahay ha u gargaaro miskiinta

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 5 лет назад +1

    ALLAAH hacafiyo wlalken insha ALLAAH amiin

  • @abdiazizmohamud7699
    @abdiazizmohamud7699 5 лет назад +7

    ilahow inta somaliyeed oo jiran caafi

  • @nadarabdilahi6663
    @nadarabdilahi6663 5 лет назад +2

    Dhaqanka dadkeena waa inta la caafimad qabo in yar mooyee

  • @minamohamed5039
    @minamohamed5039 4 года назад +1

    إن الله يفعل ما يشاء

  • @ilyaaasqaaan7597
    @ilyaaasqaaan7597 5 лет назад

    Qadarta qof nugu naca illahow kheyrkenna haka dhigin qofkasto si daran kugu dhaw hadu mar kugu wacad furo niyad jabka naceyba wehel loga dhiga allahu manajina illahow nole nucasa ehel iyo owladeydaba noolo dhan ilaahow la ilaali

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 5 лет назад

    😭😭😭😢😢wlhi xilli saqdhaxe 4:08 sacada Europa 😭😢😢daawanayey ilin igusoo istaagtey siniyadaana ugu duceeyey 😭😭😭😭😢illahey isagaa wax mamoogaaye hacaafiyo dawo waa tiirabiye

  • @abdalla9583
    @abdalla9583 5 лет назад +4

    Wilkan xanunkis eernada wax fudud waye waxan damcay inaa cawiya dhaqtr kuxero maadama ay tahy simple wax laga daawobi Kara ay tahy mnshlh wiil somaliyed baa ilahy horteyda wafajiyay waa laqalay wuuna cafimad qabaa hada wiilka video gan so dubey ilhy haka ajarsiya

    • @inansoomaaliyeed8123
      @inansoomaaliyeed8123 5 лет назад

      Wiilkan miyaa laqalay oo miyuu fiicanyhy hada mise wiil kalaad ula jeeday hdlka wallo?

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 года назад

    ALLAAH ha u gargaaro walalkeen ha loo kaco

  • @halaaduale5633
    @halaaduale5633 5 лет назад

    Thnkz inbdn sida quruxda badan aad barnaamijyada nagu zo dayzid 💯💯

    • @user-pg4wt2xz9o
      @user-pg4wt2xz9o 5 лет назад

      Ana HaLa Hazhim walalka subscribe iisaar plz ganbaleelka taaabo

  • @baabiyare713
    @baabiyare713 5 лет назад +1

    Wlhi dadka qaar oo waxa jiro daniistayaaal allahey dadkaas oo kle hanaga ilaalso😢😤

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 4 года назад +1

    Great great

  • @lolwlxcool457
    @lolwlxcool457 4 года назад +3

    0:38 inta Ninka filimka Anzhax xumada ah Igula Aragtay like 😂❤

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 5 лет назад +2

    Sxp dalka chechniya warbixin noga so diyaari hadii aad awodid thanks

  • @xamdiaxmedkaliil3244
    @xamdiaxmedkaliil3244 3 года назад

    Walalow adigu cod macnidaa ma malap baa cabtaa malin walipa masgallahu yee one love 😘💕

  • @adamsultan8120
    @adamsultan8120 5 лет назад +1

    Thanks brother

  • @yusrayusra6031
    @yusrayusra6031 5 лет назад +2

    aduunka lagama rajo beelo mana la qalbi jabbo maalin aya heli qof ku fahmo nolosha waaa dhip badantahay xaalad kasto intada nolosha waad lakulmi

  • @cabdaleabukar1839
    @cabdaleabukar1839 5 лет назад +1

    Allow cafimad siiye 🙌

  • @boodhari1912
    @boodhari1912 5 лет назад +1

    Inta xanuunsan allaha caafiyo aamiin

  • @Shakuurally
    @Shakuurally 5 лет назад

    Masha alah walal haka daalin inaad faafiso khayrka waayo waxaad tahay qof niyad fiucan keep going walal guul kuu rajaynayaa

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 4 года назад

    Allahayow caafimaad taama ugu deeq