Salaam, 4:24 Walwaal ka cab baan is iri wadaamihii bayla go'ay Weydaartay karkaaradii ...... sidaas ayaan ku maqlay. Walwaal waa ceel aad caan u ah oo galbeeedka ku yaal oo heeso iyo suugaan badan laga tiriyey.
Wakhti uma hayo waayo 12 kun hal qof baan ku soo edit upload etc. lyrics aad baan u nacebahay waayo hees 6 midhiidh baa saacad iyo qaadata qoroteebkeega iyo edit keega
WOOOW WAXAAN MAQLI JIREY BERISAMMAD WAA BADNAA EE NOLOL BAA KA BADATAY ❤ MAXAAN WAAYO SOO MARAY
Wadhaaf iyo shimbirii waar isumahayan allah maxan so jirnay waqtii wanagsan adunyo xalkaa beee
Salaam,
4:24 Walwaal ka cab baan is iri
wadaamihii bayla go'ay
Weydaartay karkaaradii
...... sidaas ayaan ku maqlay. Walwaal waa ceel aad caan u ah oo galbeeedka ku yaal oo heeso iyo suugaan badan laga tiriyey.
Itoobiya buu ku yaalla waana ceel dheer oo saaid ah
Waxaad tidhaahda dhulka Soomaaliyeed ee DDS ama Somali Galbeed. Waa dhul la haysto.
Galbeedka Soomaaliya ee Itoobiya gumeysato weeye Walaal.@@mohacadde824
Warwar iyo walacba nafteydi wadago wacadki ma anan furin❤❤❤
Walwaal Ka Cab Baan is Iri
Wadaamihii Bay La Ogahay
Weydaartay Karkaaradii
Waxa Iqabsaday Wacdaro
Listening 26/6/2024
Xasan aadan samater ❤abwaankuna waa cismaan aadan cismaan askari
Haa
Waraf iyo Shimbiro war isuma hayaan.
Maxmadnuurtarabi 4:59
Kkk
heesha waa xusuusta sooyaalka suugaanta somaaliyeed ha waarto casrigan cusub maxamed xasan muuse ugaas legenty.
Safka dabe
cawayska dalmar dhaqanyaqaan baad ahaydeene sidee idinka noqotay waa waqac baan is idhi maxay tahay " Walwaal kacab baan is idhi " weeye
Qof baa I qoray ka dibna wakhti waan waayey
Wakhti uma hayo waayo 12 kun hal qof baan ku soo edit upload etc. lyrics aad baan u nacebahay waayo hees 6 midhiidh baa saacad iyo qaadata qoroteebkeega iyo edit keega
Walal kacab ban is idhi wadamihi ba ila ga.ay
Walwaal ka cab baan is iri wadaamihii bayla goay weydaartay karkaaradii
Maxey ka hadle 😮
😂😂😂😂 kikuyo miyaad tahay 😂😂😂😂
0