wallaahi waxaa tihiin channel ka aan dhameesto video yadiisa taasina waa ku aamaanantihiin markastana soo badiya arimaha wariyaasha🇸🇴 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Wariyo qiimo iyo qaayo leh cabdi qaadir omar cabdule allow ku daaa koronto caadi ma tihid sxb camera man laga dabadhacay ayaa tahay gacantada allaha kuu daayo
HHHHHHHHH KAWSAR WA IGA QOSLISIISAY JABHADAYNTA MAWEELADA CARUURTAAN KA SO BILAABAY KU TE MASHAA ALAAH ALAW GABDHAHAYAGA NO BARAKEE WALAAHI WA BOQORTOOYO
Masha Allah waa barnaamij xiiso leh
Dad ma Aflagaadaysaan,Siyaasad waa ka madax banaan thn.Saas darteed ayaa dadka idin xiiseeyaan.
Waa mahadsan thn walaalayaal
Allow muraadkeena iyo mid muslinma allow noo sahal
Qof wlabo muraad leh muraadkiisa allha usahlo
Aamin aamin aamin bro
Amin wll
Amiin Amiin
Aamiin aaamiin
Aamiin
Mnsha alh Xisaha wararka wan idin tageraa horay usocda
Masha Allah farxiya gbr kujeclahay samideyda kowther guuleysta 💜💛💛💛💛💛💛💛💜💜💜💗💗💗💗💞💞💞
Farxiya abdala mumin m.a waagi sheekadi jili jirtay soo xasuustay Radio simba💓💓💓💓💓
Kkkk
Farxiyo cabdalle Mumin jecliya codkeda mansha alh xabiibti alh haku xifdiyo maxan gob jog radio ka dhagesty😘
wallaahi waxaa tihiin channel ka aan dhameesto video yadiisa taasina waa ku aamaanantihiin
markastana soo badiya arimaha wariyaasha🇸🇴
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
mashallah kowthar gabar degan u egtahay ilah dadaye 👍😍
masha allah waresi xiisaleh ayuu ahaaa waa idinkaga mahad celinaa janaka xiisaha waraka 💞🙏
Mansha allah kowsar iyo farhiyo kuwarel iyo koronto wan idiin samay
Wlhi chenalkiina wan kahelay vedio aad sodhigtan oon dhameysana majiro waxana kujecladay arimaha saxafada masha allah noso badiya arimaha wariyayasha
Cabdi Qaadir waxan ku xasuusta universal waa wariye ku daysho mudan gul Ban ku rajaynaya
Mnzha alllah walalayaal horey usocda Barnaamijkana ino badiya wana idin salaaanay
Wareysiga maanta xiisu leeyahy wlh anoo halmarna ku daalin ayu iga dhamaadey
farxiyo cabdulhi muumin walhi waa fani gabardan
Wlhi Frxiyo Abdlla sheekadey kusoo gashay saxaafada wey iska qosleeysay lkn ani wlhi indhaha ilmo igu soo istaagty😪😪😪
mashalaha farxiyo waxey ahed wariyashi danbe waxanako xasusta gobjog hadana qaldanen wayahan danbe wawaye wlhi mashalaha
Maanta Farxiya Abdale iikeentay 💖💖💖💖
Farhia iyo kowther wllh gabdho shidan wae iyo sheekoyin diyarsan video ga asago igusocdo uu dhamaday Allaha idin xifdiyo dhamantiin
Asc xiisaha wararka aad iyo aad ayaan idiin tageera horey usocoda guulesta
Wariyo qiimo iyo qaayo leh cabdi qaadir omar cabdule allow ku daaa koronto caadi ma tihid sxb camera man laga dabadhacay ayaa tahay gacantada allaha kuu daayo
Mashallh farxiyo goob jog ku xusuustaa
Cad iyo caano waa cuntadayada kowaad gurigan laga karin fakhri aya ka jiro cml ...from puntiland gobolada bariga fog bosaso deqa 😂😂
Masha Allah 👌👌👌👌👏👏
Horey usocda asxaabta xiisaha wararka
Farxiyo cabdale mumin
Farhia abdalla qof farxaani ah oo ilbax ah iga dheh. Xiisaha errka chaneel diyaarsan
Kowsar ma gabadhi horn cable u shaqeen jirtaa Mise mid kle
waa iyada
Bishaaro Cali haaaa
M.a xiisaha wararka KEEP going
Sax waye tvga is diyaaris saaid ah ayuu ubaahan yahay ileen waa lagu daawanaaye🤣
Gabadha Farxiyo ah wajigeeda baa igu yaal. Waansoo dhufan la,ahay.
gabadha khamaarka cas wlhi waa iska jeclhy hadalkeeda iyo qosolkeeda cadi mha inta ag fadhiisto aya oronlaha inabti i qosol bes i shekee
Asc wlalaha xisaha wararka wanka helay barnamij yadina waxa codsi iga ah gabadha fanaxley oo keyanka ah diinta halosharaxo gudbiya risalada,
Xiisaha wararka chennelka kaliya 20 ama 30 daqiiqa socodo aan ku caajisin horay usocda♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Kkkkkk farxiya cabdalla muumin qosol ke iga dhameyseen adi iyo.kowsar
The first one like dhac igu siyaaaa
Masha allah
Waaaw guleeysa sxb
Saxaafada cuslaatay kulaha kuwaral IGA cilmi badan 😂😂😂😂😂😂
Farxiyo waa talent
farhio waxan ku xuustaa ruwaydii liban muufaay lkn ruwayad jecel ah ayey ahayd
War Gabadha kowsar ah igu soo xidh Awoowgeed lagub 😂😂🤩
Farhiya abdala mumin barnamijkeda baraha bulshadan dawada
Masha allaha xiisaha wararka ❤❤
Xiisaha Wararka 👌
Asxbt keep going
Xiisaha wararka 💖
Allow idin dhowr kowsar iyo farxiyo
m.a keep going
Farxiyo illhay haku siiyo owlaad saalix ah
Ar kuwan way iga qosliyeen xaqiiq
m.a kowsar kuluc
Sida Shirkadaha in hal dhar Loo sameeyo ayaan ku rajo weynahay Tiifiiyadda
Wlh farxiyo wanku heystaa
Hhhhh damm qosol la dalay kulahaa 5 nool kaca iga dhafa ciyarta akhro meel leeh xiso ma aho
Farxiya ❤️ haleyga garsiiyo 💖
Mashàalah
😂😂😂😂😂😂 📺
Wlle isoboqo ana wanku soboqan
Alla naagtan faataleysana dhar aya magaceyga lagu iibiya kulaha
hhhhhhhhhhuuu
Waa runteed way dhacdaa
Kama daalo inaan Daawado chanalkan
Waxaay waxay ila tahay naftiina ayaa u nooshihiin ee dadka uma noolidiin waxaad haysataan ku lebista
Koronto aaway koranto awgii aan udaawanjiray yaakhii isaga hanosotabiyo xiisaha wararka
HHHHHHHHH
KAWSAR WA IGA QOSLISIISAY JABHADAYNTA MAWEELADA CARUURTAAN KA SO BILAABAY KU TE
MASHAA ALAAH ALAW GABDHAHAYAGA NO BARAKEE WALAAHI WA BOQORTOOYO
Farxiya cadey wad nagaqoslise blhi
Tankale idinkana iskadaya gabdhaha aad dhexda kafadhi San oo gabdha dhinac mariya
Waraysigan uman bogi wayo korantan ku haystaaa
Eng sihaam Saeed haa koronto wuu maceeya lkn inankana maxuma wuu daganyahy kaasna wuu kaqosol badanyahy koronto asagaa sheeko yar buu dhex galiya wareysiga
Aad iyo aad anaa kulamida
Hhhhhh nin an shukansaday hada ka hore ba 3 malin dhan bulug ah igu yimi sa iskujoog blueg bn u bixine hhhhhhh
ar channalkan maxan iska jeclahy hhhhhhhhh 5 dhar diyaarso ahaaa
Aakhiro meel loo xiisa maahee so daga 5 nool 🤣😂🤣
Mashallah farxiyo kowdar ❤️❤️❤️👍👍
7 bari dharkga wakuso nqon krta farhia kkkk
😂😂😂 Farxiyo iyo sheeko mxaa kla heesto hhhh
Farxiya abdll mumin gaaroob miyaa inta igu raacsana lake iyo wax kale heee
Wala qaba
MO KADLEY Dhawaan Ayaa la Aroosay lol garooblaynee hhh
1
Xijaabo madaw xirta
Masha Allah
Masha Allah
Masha allah