Qaabk aad 5000$ Forex uga sameen doonto Bishii |Faahfaahin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • wixii su`aal ah igala soo xidhiidh
    / awale_abdirahmaan
    my mentorship adkowfx.online/

Комментарии • 100

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332  7 месяцев назад +13

    Telegram:t.me/+VQYl0kyYRj98_I2g

    • @user-ek7zp9td8e
      @user-ek7zp9td8e 7 месяцев назад

      HELLO

    • @user-iq6se8vb8g
      @user-iq6se8vb8g 5 месяцев назад

      Macalin wxan ahy qof imika bilabaya forex ee mxad igu la talinasaa adina xlkad jogta macalin een anaba lamparkaga iso dir si aya nu u wada hdlno plz 🙏 ha is kay indha tirin 😢😢😢❤

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332  5 месяцев назад +1

      @@user-iq6se8vb8g adkowfx.online booqo

  • @KalettIbrahem-ep9hr
    @KalettIbrahem-ep9hr 6 месяцев назад +22

    I will be millionaire one day❤

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 7 месяцев назад +11

    Nin wax kusiiya waad heshaa lkn nin wax kuu sheega way adagatahay sida aad ku heshaa ustaad cawaale mahadsanif legend❤

  • @user-pm9gp3sd2e
    @user-pm9gp3sd2e 7 месяцев назад +21

    Ustaad mahadsanid ardaydaada tooska ah kama mid ahi lkn wax badan kaa faaiday wax badan kaa bartay abaalkaaga allaha gudo❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 7 месяцев назад +15

    Ma qiyaasi kartid ilaa heerka aan u baahna muuqaal sidaan oo kale ah, Aadban u jeclaan lahaa videoskan oo kale inaad nooso badisid,👍🏻
    Thanks Ustaad❤🎉

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 7 месяцев назад +4

    Our first somali mentor
    Awale abdirhman❤😊

  • @Worldcityrelaxation
    @Worldcityrelaxation 2 месяца назад +2

    Whli 3 account gubay wali waa qaadarabaa kii 4aad . Hada laga bilaabo adeb yaashay whli😅 . Casharkaana waxaa modaa inuu aniga ila hadlaayo. Never give up isku dhiiri galiyaa. Thanks ustad cawale🎉

  • @NuurdiincaliFaarax
    @NuurdiincaliFaarax 3 месяца назад +3

    Hanoo diididin ìn aan ladegno waayo mar kasta internet maheli karno waana kuso celceshan lahayn

  • @Anasmohamed125
    @Anasmohamed125 7 месяцев назад +5

    Ustaad aad baad u mahdsantahay khibradda aad nala wadaagtay runtii wah mid in lagu dhaqmo ay ku habboontahay

  • @user-fe9im1fp6v
    @user-fe9im1fp6v 7 месяцев назад +3

    Thanks awale.. 11 kaa qodob waa taladi ugu macqulsanyd..

  • @drshafsa6847
    @drshafsa6847 7 месяцев назад +4

    Ustaad Ilaaha ha ku barkeeyo🎉🎉❤

  • @sakarieapdilahi2477
    @sakarieapdilahi2477 7 месяцев назад +2

    Ustaad waad mahadsan thy aniga waxa ka mid ahay Ardayda tooska kugu xidhan socotan inder midden ah 🫡

  • @Officialmaliboi
    @Officialmaliboi Месяц назад +1

    NO ONE KNOWS THE SECRET ONE DAY I WILL CHAMPION🎉 INSHA ALAH

  • @Taranle.
    @Taranle. 7 месяцев назад +3

    War ustaadow 2024 forex begginers cashir ah noosamee step by step

  • @Cajiincune
    @Cajiincune 7 месяцев назад +4

    Ustaad, murqo aad laso noqotee, M.allah

  • @naturevideo1
    @naturevideo1 7 месяцев назад +3

    Talo wcn ba guul wcn leH 🙏

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 7 месяцев назад +2

    Legend ustad cawale sobadi muqalada

  • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
    @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 7 месяцев назад +6

    Adkow fx legend ka kaliyeen ict ka barty

    • @abdirahmangeo9108
      @abdirahmangeo9108 7 месяцев назад

      Lipaaxow number kaaga iisoodir noo

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 6 месяцев назад +1

      Sxb adkow ma yarkan baa ?

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 6 месяцев назад +1

    Nio hadad suuqa sifican ufahantay faaido badana aad ka heshid dhalinyarada somaliyed oo an fursadado kale helin koorsooyinkaagana ubahan lacgta machadka aad ayay ugu badantahy qiimaha dhimis samey wan ogahy waqtibadan iyo lacgba inay kaga baxday lkn fursadad heshey qof wlpa mawada heysto mhdsnid

    • @mohamedfamily9350
      @mohamedfamily9350 5 месяцев назад +2

      Zhp qofku wxa uu uso dhibtoodo ayaa micno u sameeya
      Lkn hadii dadka free lga wada dhigo way jiran qar ka faa,idaysanaya lkn 90% way ka xiiso dhacayaan lkn marka lacag kga baxdo wxii buu dareemaya markaa waa sidaa legendow

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 7 месяцев назад +1

    Szb mahadsanid sidaa ufikir jiray baa badashay bishii baan rajeynayay inaa helo 24%

  • @done3164
    @done3164 2 месяца назад +1

    Asc wll halkaan waan ku cusubahay inaa forex bilaabo ayaana rabaa iga caawi bro

  • @Mindcoldchannel
    @Mindcoldchannel 7 месяцев назад +1

    Xgee lagala xiriiira ustaadka ishega qofki igu dhaaaama

    • @CaboudiAli
      @CaboudiAli 7 месяцев назад

      Instagram kiisa wllo

  • @libanasad8838
    @libanasad8838 7 месяцев назад +2

    macalin isbuuciiba mar soo samee

  • @Qureeshomohamedkheir
    @Qureeshomohamedkheir Месяц назад

    Masuul qeybta download ka noo fur adiguu mahadsan siaan muuqaaladaada aan markasta uga celcelisano

  • @Abdirahman31
    @Abdirahman31 7 месяцев назад +4

    Ustaadow discount usamee ardedya beginner plz 👏

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 7 месяцев назад +2

    I trade all the day I don't see any weakness!!!!!!!!!

  • @maxamednuurmaxamed2409
    @maxamednuurmaxamed2409 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad❤🎉

  • @Abdukadirk
    @Abdukadirk 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid walal qalo

  • @Eiluo
    @Eiluo 7 месяцев назад +3

    ustaad aadbad u mahadsanthy course kga wanku fa idey 10k usd qabty ❤🎉

    • @apdihassan914
      @apdihassan914 2 месяца назад

      Aar wll iisoo jawaab ilaahey haku sharfee

  • @Mo7wolfy
    @Mo7wolfy 5 месяцев назад +1

    5k qofki ka badan sameya like

  • @mohamednoah3118
    @mohamednoah3118 5 месяцев назад +1

    Thank you.

  • @iidlecade6178
    @iidlecade6178 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @RoodaArab
    @RoodaArab 16 дней назад

    War nio wall suuqa news xagan kala socon karaa

  • @abdikadirmohamed2376
    @abdikadirmohamed2376 7 месяцев назад +1

    M. A macalin cawale c.raxmaan malin un waxan ku hamiyaa ina mentor inoqoto

  • @safwanpro
    @safwanpro 7 месяцев назад +2

    Ustaadunaa

  • @user-hh1by9wk4y
    @user-hh1by9wk4y 7 месяцев назад +1

    Zxp waxan rabaa hada inaan bilaabo forex waxna iigama bilowna hada bilow ahay halkeenka barankaraa iisheeg zxp

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 7 месяцев назад

    Gormad discount usameynaysa dadka bigginerka ah

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 7 месяцев назад

    Emotion waa waxa i dilay wlahy😢😢😢

  • @TheInvisibleReactor
    @TheInvisibleReactor 7 месяцев назад

    War cawaalaw halistaay
    Anigu imisaan samayn karaa 😂😂
    Zero to hero

  • @MoShukri10
    @MoShukri10 7 месяцев назад

    Wll tutorial sosameee sida applicationka Ftmo lo operate greeyo thanks🙏

  • @5Minute-yamyam
    @5Minute-yamyam Месяц назад

    6 bilood demo ah waa fulaynimo inaad gubto mid ayaa ka dhow😅

  • @abdukadiribrahimfarah587
    @abdukadiribrahimfarah587 7 месяцев назад +1

    Zxb 4 sano baan baranayey forex trading ilaaa hadana ms billabin lkn RUclips ka baranayey

  • @galadcabdul2438
    @galadcabdul2438 7 месяцев назад

    Ustaad shirgad pay out keedu wngsn yahay mahaysaa oo challenge account ah

  • @mustafilkacase8186
    @mustafilkacase8186 7 месяцев назад +1

    Waxaan waa xaaran wll ee iska daaya oo aa khiradiina ka fakara

    • @HAMDANGENERALTRADING
      @HAMDANGENERALTRADING 7 месяцев назад +3

      ma markaad baran kari wayday ayaad umaada ka hor jogsanysa

  • @mrecaps1
    @mrecaps1 7 месяцев назад

    sharaf iyo karaamo wadeeda ayan wadaa

  • @cadceedchannel3734
    @cadceedchannel3734 7 месяцев назад

    Ustaad Ma adaa isku Sharaxaaya Codkaagu wuu gaaban yahay Background Music nanwaad Saarteyb

  • @user-kw6su8fb9d
    @user-kw6su8fb9d 7 месяцев назад +1

    Legend

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 7 месяцев назад

    Journal nagu caawi

  • @AHMEDABDIMOUMIN-hp3dd
    @AHMEDABDIMOUMIN-hp3dd 4 месяца назад

    Asc sxb ma ledahay qeyb investement

  • @sal-murtiyeed0007
    @sal-murtiyeed0007 Месяц назад

    Cod ma maqlayno

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr 7 месяцев назад

    Zxp trading bot TBT kasoo hadaL

  • @silver14007
    @silver14007 7 месяцев назад

    Ustaad 6bilood maku baran karaa hadaan malin walba 2 saac galiyo

  • @MohamedApdi0
    @MohamedApdi0 7 месяцев назад

    PEST MENTOR

  • @ilishachannel354
    @ilishachannel354 7 месяцев назад

    Wllo xagee kala so xidhiidhi kara.

  • @sakariye.king15
    @sakariye.king15 7 месяцев назад

    Mahadsanid zxp ❤❤

  • @QurAanKariim2158
    @QurAanKariim2158 7 месяцев назад

    Account 100k maxaa kawadaa iga dabageey hadaa imid 🫡

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 7 месяцев назад

    Thnks ustad🫡🔥

  • @kaafi203
    @kaafi203 7 месяцев назад

    Account chanlenge ah horta ma xaranbaa zhpyal iga so jawaaba

    • @Inaabdullaahi319
      @Inaabdullaahi319 7 месяцев назад +1

      Xaaran iyo xalaal labadaba wuu leyahay wll

    • @kaafi203
      @kaafi203 7 месяцев назад

      @@Inaabdullaahi319 markuu xaran yahy wyay

  • @Pravo1vs99
    @Pravo1vs99 7 месяцев назад

    ❤❤

  • @nimcocumar9460
    @nimcocumar9460 7 месяцев назад

    Horta lcgta sidee loogala baxaa waxan

    • @Mnshallah
      @Mnshallah 7 месяцев назад +2

      Lacagta sida loola baxo waad iska heli ee horta cilmigeeda wakhti sii o baro dhibta somali haysta ayaa ah lacgta Mala bixi karaa Haa Marka tidhaana madax madax bay isku tuurayaan

    • @xogahasayniska6566
      @xogahasayniska6566 7 месяцев назад

      ​@@Mnshallah hhhhh

  • @MJZACK_
    @MJZACK_ 7 месяцев назад

    Wcs bro aad baad u mahdsan tahay noso badi infromations kaan 🤝

  • @guledhassan6375
    @guledhassan6375 7 месяцев назад

    🤜🤜

  • @walid1974
    @walid1974 7 месяцев назад

    Ustaad muqalka daqiqda 11 ilaa 14 cod malhan waxybo muhiim aya dhafay

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332  7 месяцев назад

      shaqo ayaa ku socotay copy right mude ah marka sacad kadib fiiri inshalh

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma 7 месяцев назад

    News ka laftirkiisa see loo fahmaa cpi waxaa sheegeyso bal hadaa sameyn kartid video kasoo samee

    • @somaliforextrader638
      @somaliforextrader638 7 месяцев назад

      Mualimufx kaso daawo wlshey

    • @SadiaGarma
      @SadiaGarma 7 месяцев назад +1

      @@somaliforextrader638 waa mahadsantaha wlle

    • @abdihakam7177
      @abdihakam7177 7 месяцев назад

      @@somaliforextrader638 sxp halke ka heli kara video gas

  • @GET_YOUTUBE_VIEWS_m021
    @GET_YOUTUBE_VIEWS_m021 7 месяцев назад +1

    You make me want to start my own channel

  • @mamaqaali1208
    @mamaqaali1208 7 месяцев назад

    Sxp whatup kaaga iisheeg bal i want to share with you some issue

    • @ayuupsports122
      @ayuupsports122 7 месяцев назад

      Linkiga telegramka ee uu so dhigay macalinku commentiga soo raac

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 7 месяцев назад +1

    Szb mahadsanid sidaa ufikir jiray baa badashay bishii baan rajeynayay inaa helo 24%

  • @Abdirahman31
    @Abdirahman31 7 месяцев назад

    Ustaadow discount usamee ardedya beginner plz 👏

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 7 месяцев назад +1

    Szb mahadsanid sidaa ufikir jiray baa badashay bishii baan rajeynayay inaa helo 24%

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 7 месяцев назад

    Szb mahadsanid sidaa ufikir jiray baa badashay bishii baan rajeynayay inaa helo 24%

  • @Abdirahman31
    @Abdirahman31 7 месяцев назад

    Ustaadow discount usamee ardedya beginner plz 👏