WARKA: Itoobiya Oo Farriin Usoo Dhiibtay Adan Farax, Dekedda Casab & Abiy Ahmed, Kenya & Xogo Kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • WARKA: Itoobiya Oo Farriin Usoo Dhiibtay Adan Farax, Dekedda Casab & Abiy Ahmed, Kenya & Xogo Kale

Комментарии • 27

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 22 дня назад +1

    Nin walboow xanin yahaaga soo fuuul anaga soomaliya Kuna faraxsan taako dhulkayagana kamida cag ma soo dhigi kartaan inta qof somaliya nool yahay😊

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 22 дня назад +1

    People of these 3 countries should choose tolerance and coexistence over hate and ego, so their people can have piece and tranquility.

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 22 дня назад +2

    Asalba adan xabashi soomaali m'ahayn soomaali balse waxa uu ahaa farakh hooyadi wadatay kahor inta ay guursan aabaha soomaali ah waa xabashi bilaa asal ah waayo nin dhiig soomaali le ma kuhadli karo sidan uu uhadlay farakh adan habashi

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 22 дня назад +1

    Qoticise adigokobaqaaduah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 дня назад +1

    Nama matalo besha Cissé

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 22 дня назад +3

    Abiy tabartisa waxay dhigtay in adan xabashi uu soo dirsado,ma helesid dhul iyo bad, taas haku riyon in aad qaadatan

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 22 дня назад +1

    😂❤❤❤😂❤dhulkeenii ayaa nacnay kolba meel xun iyo carro shisheeye in laynagu dilo dhaxallay😂❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 22 дня назад +1

    Ethiopia marabto melahasi etrea lkn bada Somaliland Ayey rabata

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 20 дней назад +1

    Ethopia waa dal xaq u leh inuu helo deked ku taala badda cas waana khasabo inay ogolato somaliya🇪🇹

  • @akhalif579
    @akhalif579 22 дня назад +1

    Aadan faarax waa asal ma doorshe karaani ah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 дня назад +2

    Muxukusiya dulliyohow gaja ku dishay

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 дня назад +2

    Wa jajus laa sodirey

  • @sharifhassan4756
    @sharifhassan4756 22 дня назад +3

    Duli dameer ah ayatahay aadan dameer aaway xuquuqda dagaanka somalidu ka heshey guumaysi iyi dhulka somalida oo laboobo somali nacayb barakicin xasuuq shacab ayan itobiya nagu haysaa adan f waxaa dhahayaa hadii atahay qof inyar damiir ah leedahay xasuuqi ku dhacay halki lagaasoodoortay iyo dhacay siti 500 qof xuquuq doodii meday hadii xuquqda itobiya aan lamid nahay barakicii dulka ayaa wali banaanka jiifa maxaad kahali kartaa

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 18 дней назад +1

    Asc. Aadan faarax waa apy axmad

  • @JamaBouh
    @JamaBouh 22 дня назад +1

    Sifiican bu uhadalay aden farah

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 22 дня назад +2

    Itoobiya waa burburtay soomaaliya daawo u noqonmeyso

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 22 дня назад +1

    Doqonkaan abi u hadlayo xaguu ku jirey marki shacabka canfarta iyo oramada abii uu ku soo dirayey ee dhulbobka iyo dila ay ku hayeen mise taas awood Uma laha inuu uu u hadlo dadkiisa lakiin xassan abii u Jawaba yey buu u hadli kara

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 20 дней назад +1

    Adan waa nin lasoo khasbay

  • @CSTV-r2b
    @CSTV-r2b 22 дня назад +1

    Itoobiya waa dal xaq u leh inay danaheeda raadiso

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 22 дня назад +1

      Oramayow xaq ethobiya yey ku leedahay goordhaw somaaliya baa xaqeeda soo ceshaneyso ileyn dad idinka sii jeeda baad soo jeediseen |

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 22 дня назад +1

    War waa nacas canfar ayaa dhamesay oo haasata magaaladii uu kayimid 5000 oo reerkisa ah ayeey dishay oroma iyo canfar waliba abey ahmed ayaa kadanbeeya kama hadlo xitaa malina kama hadlo iyaga ayuu eedrryaa soamlida

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 дня назад +2

    Abiyow xasan sheekh wadka ilheshey waadna baran donta eey yohow

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 22 дня назад +1

    Aadan farah waa runshegg weyi xaaan garguurteh runta ayùu usheegay

  • @Sarta100
    @Sarta100 22 дня назад +1

    Aadan damiirlaawe dulli daba dhilif warkiisa yssn la mawal.