SULDAAN SEERAAR - AX MATIRI - OFFICIAL VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2023
  • Lyrics
    Osman Bile Ceymooy
    Melody
    Liibaan door
    Music
    Temesgen Meresa
    Creative Director
    Abdifatah Kariye
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 172

  • @Injineerka8
    @Injineerka8 8 месяцев назад +39

    Ma aflaxay jaceylkii
    Ma onkaday sidii roob
    Unugyada jirkaagiyo
    Ma ku faafay oogada ×2
    Ma ilmeysay goortuu
    Eebaad suntiisiyo
    Arimidiyo ku gaadho
    Amakaag layaabliyo
    Ax ma tiri Ax ma tiri
    Ax matiri ayaamahan
    Ma abuurmay xiisihii
    Ma u koray sidii ubax
    Agagaarkiyo beerkiyo
    Ma waraabshay oofaha
    Ma waraabshay oofaha
    Ma adkeysan weydoo
    Eedaadka caashaqa
    Intuu oontiyo kaa jaray
    Erayada amaantiyo
    Ambaqaadka caashaqa
    Wuxuu aayo yeeshaa
    Kolka labo is aaminay
    Isla udub dhigaanoo
    Ixtiraam ku beeraan
    Ax matiri ma tit
    Ax ma tiri ayaamahan
    Ax ma tiri Ax ma tiri
    Ax ma tiri ayaamahan
    Walaal ilaa intan hadaad soo gaartay Kanaalkan booqo oo subscribe saar, Mahadsanid.

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 8 месяцев назад +77

    Suldan seraar new songs of The year layaab

    • @mocaska_officail
      @mocaska_officail 8 месяцев назад +1

      Lyrics anigaa kasamey naayo taliye luqa igu soodira

    • @ShucaybMohameth
      @ShucaybMohameth 8 месяцев назад

      Saas oodhan maa u fudfududahay 😅

    • @mocaska_officail
      @mocaska_officail 8 месяцев назад

      @@ShucaybMohameth
      Haa taliyow wan soodhigay
      Nagu soobiir sxb

    • @AmirTasir
      @AmirTasir 8 месяцев назад

      ​@@ShucaybMohameth ey ey dhalatahay ninka maxa larabta 😂

    • @user-yp7nm3wg2q
      @user-yp7nm3wg2q 8 месяцев назад

      😂😂😂 ax maatiri ayamahan aba iga gadan waqal

  • @Salah_sanaag
    @Salah_sanaag 8 месяцев назад +12

    Suldan seraar ✌️

  • @Mustafekante1
    @Mustafekante1 8 месяцев назад +3

    Suldan seraar layaaaab

  • @Muufo110
    @Muufo110 8 месяцев назад +10

    suldaan seeraar is one of the few artists that you can listen to without skipping any songs on their album in this generation😃

  • @Joyqouting
    @Joyqouting 8 месяцев назад +4

    The legend seeraar,,,,Suldaanoow heeesihi lagugu yaqaanay ee laxanka culus iyo music gaba watay soo saar, flashing cars and cribs and the real somali suugaan songs don't compare bro😊, taageero weyn iyo talo iga tahay sxb hore u suco🎉❤🎉🎉🎉

  • @africanmusic1122
    @africanmusic1122 8 месяцев назад +5

    Suldaan seeraar this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 8 месяцев назад +1

    Wewe layaab suldaanka geeska the one and only song of the year 2024
    Ax matiri ❤❤❤❤❤

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 8 месяцев назад +2

    Suldaan hees uu ku duubay 2022 gaadhi ayuu shama ku duubay 2023 suuldaan dad badan waa ka horaysaa walahi fanaankii iigu horeyay ee aan dhagaysto wuxuu ahaa suldaan seeraar anoo yar 2015 ilaa imika 2023 suldaan heesihiisa wax dhaqan xun kuma arag ereyada xita

  • @naromehuss
    @naromehuss 8 месяцев назад +5

    Song is 🔥🔥
    Suldaan is a superstar!!
    Hitmaker ❤

  • @fahadabdi5209
    @fahadabdi5209 8 месяцев назад +7

    @suldaan seeraar
    Sultan *: Known for his extraordinary vocal range and control, Sultan is a powerhouse performer. His ability to hit high notes effortlessly and convey deep emotions through his singing set him apart as one of the greatest vocalists of all time, { GOAT of the singers }

  • @AhmedSheikh-cz1uz
    @AhmedSheikh-cz1uz 8 месяцев назад +2

    Suldaan seeraare is top one of all Somali singers who take romantic songs legend is back and keeps going

  • @yazzrthayip8829
    @yazzrthayip8829 8 месяцев назад +2

    Suldanka geeska is back🇸🇴🍂💭✌❤👀

  • @sirdinassah
    @sirdinassah 3 месяца назад

    Awaleh ayaan xasusty heestan 😊😊

  • @user-rg1hn3ze2b
    @user-rg1hn3ze2b 8 месяцев назад +1

    Suldaanka geeska on fire 🔥 .

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 8 месяцев назад +2

    Ma Aflaxay jaceylkii
    Ma onkoday sidii roob
    Unugyadda jirkaagiyo
    Maku faafay oogada
    Ma ilmeysay goortuu
    Eebadda suntiisiyo
    Aramidda ku gaadhoo
    Amakaag Layaabtiyo
    Axmatiri Ayaamahan
    Ambaqaadka caashaqu
    Wuxuu Aayo yeeshaa
    Kolkii Laba is Aaminay
    Isla udub dhigaanooy
    Ixtiraam ku Beeraan
    Ma Abuurmay xiisihi
    Ma ukoray sidii ubax
    Agagaarka Beerkiyo
    Ma waraabshay oofaha
    Ma adkeysan weydoo
    Eedaadka Caashaqa
    Intuu oonti kaa jaray
    Erayadda Amaantiyo
    Ma utirisay Suugaan
    Ambaqaadka caashaqu
    Wuxuu Aayo yeeshaa
    Kolkii laba is Aaminay
    Isla udub dhigaanooy
    Ixtiraam ku beeraan

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 8 месяцев назад +1

    The legend Suldaan Seerar is back 👍🏽👍🏽

  • @Dhinbiilyareoffial
    @Dhinbiilyareoffial 8 месяцев назад +1

    Nagasoo daaya ❤❤❤ goat 🐐 suldaan seeraar

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams123 8 месяцев назад +1

    Suldaanka Geeska Keep it up

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 8 месяцев назад +1

    Woow 😮

  • @Cabdkainmoha
    @Cabdkainmoha 8 месяцев назад

    Suldaan baryayan kamahayno heesihii macanaa

  • @kadsade1518
    @kadsade1518 8 месяцев назад +1

    Ma ilmaysay gortu
    eebada suntisiyo
    Aramida ku garto
    amakaag la yaabiyo
    (Ax ma tiri ayamahan)
    Qac maka yertay wye ❤❤

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 8 месяцев назад +1

    Inta og iny kala kici donto like isar ❤Wow 😮

  • @feysalxasan7900
    @feysalxasan7900 8 месяцев назад +1

    Somalia oo dhan ninka keliya aan ka tagero dhanka hesha jaceelka ❤❤
    suldaan seraar guhaad my brother keeping 💯 🙏 ❤️

  • @akamadem3858
    @akamadem3858 8 месяцев назад

    Wow!. New song Suldaan Seeraar

  • @ShucaybMohameth
    @ShucaybMohameth 8 месяцев назад +1

    SuLdaan wax badan baan ku sugayne ugu dambayn wad iskeenty Keep going lipx

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 8 месяцев назад

    SSG , SULDAN SERAR WARYA WOOOW ❤😮

  • @Mohamet_Somali
    @Mohamet_Somali 8 месяцев назад +1

    Goatka fanka 🐐 🎶

  • @abdirejr934
    @abdirejr934 8 месяцев назад +2

    Isaaqoow ilmaaderayal si qalbiyana idin salamaya ❤😂

  • @durdurmediagroup1790
    @durdurmediagroup1790 8 месяцев назад +1

    Waaaw

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 8 месяцев назад

    Suldaan to the world 🌎 🖤🌓

  • @alanahmeddiaz
    @alanahmeddiaz 8 месяцев назад

    Best singer Boqorka Stage Yada Suldaan Seerar ❤😊

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 8 месяцев назад +1

    Ax matiri amazing song 🎵 fire
    Melody 💯 🔥
    Lyrics 💯 ✍ cajiib waye
    Suldaan seeraar layaab wxbo lagaama qabo karo
    Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic fire 🔥

  • @omaryahye3501
    @omaryahye3501 8 месяцев назад +1

    The legend is is back this is amazing song

  • @King_apdiaziz
    @King_apdiaziz 8 месяцев назад +1

    Goadkii fanka😊

  • @cabdiraxmanmacalin8031
    @cabdiraxmanmacalin8031 8 месяцев назад +1

    Suldan serar fananka page kiisa aan qurxino

  • @ilyasabdilahisharmarke7334
    @ilyasabdilahisharmarke7334 8 месяцев назад +1

    The one ń only suldaan 🎉

  • @NasiyaOmar-vg9rf
    @NasiyaOmar-vg9rf 8 месяцев назад

    Suldan seraraar walgu waye ❤❤❤ hore usuco

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 8 месяцев назад

    Wan sugi la ahay suldaanka geeska❤❤❤❤❤❤

  • @fadumadalsan4089
    @fadumadalsan4089 8 месяцев назад +1

    Manshallah best song the legend suldan seeraar ❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 8 месяцев назад

    Is back suldan seraar 2024

  • @user-yp7nm3wg2q
    @user-yp7nm3wg2q 8 месяцев назад

    ❤❤❤ suldanka geska fanan iyo badh aya tahay horay usoco

  • @waawale
    @waawale 8 месяцев назад

    What a great song I love it my new hit

  • @metogolalale8980
    @metogolalale8980 8 месяцев назад

    waa hees iska cadiya kolay tisqad oo kale ayaan filyay waxasi hees lama odhan karo my
    eponeyan

  • @Updi44
    @Updi44 8 месяцев назад

    Wow hesti qarniga suldaanka geeska

  • @Timocade24
    @Timocade24 8 месяцев назад

    Wiil tagey🐐🐐

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 8 месяцев назад

    Sudanka geeska heesti sanadka soo qaaday erayo iyo laxan perfect 👍🏾

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 8 месяцев назад +1

    Suldaanka geeska ❤❤❤❤

  • @mubaarikibraahim5987
    @mubaarikibraahim5987 8 месяцев назад

    Lagen off lagjaan suldaan seeraar❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @zade_deeq
    @zade_deeq 8 месяцев назад

    Goatka fanka suldan❤😊

  • @FAAD21
    @FAAD21 8 месяцев назад

    Suldaanka geeska

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 8 месяцев назад

    The legend is back nin weyn

  • @AbdifatahKariye
    @AbdifatahKariye 8 месяцев назад

    Suldaanka 🔥🔥🔥‼️

  • @missawram3603
    @missawram3603 8 месяцев назад

    Suldaan le meilleur ❤

  • @Hashilyrics
    @Hashilyrics 8 месяцев назад

    Suldaan seeraar ✌️

  • @AbdallaShabac
    @AbdallaShabac 8 месяцев назад

    Suldaanka geeska horay usoco bro

  • @Apdalla170
    @Apdalla170 8 месяцев назад

    Alla mxad nawaleysa suldanow waxan hees wey dhafty ❤

  • @rRdwanmaxamud
    @rRdwanmaxamud 8 месяцев назад

    Legend suldaan seeraar

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 8 месяцев назад

    Super star inabadan Baan kusugaynay brother

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 8 месяцев назад +1

    GOAT 🐐 SULDAAN

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 8 месяцев назад

    Suldanka geesks🎉

  • @Ashwaaq_Dhowrsan
    @Ashwaaq_Dhowrsan 8 месяцев назад

    Our fanaan🥺❤️

  • @mostafamohmood9329
    @mostafamohmood9329 8 месяцев назад +1

    ax ma tidhi ayaamahan😢

  • @maxamedcarabkhaliif4949
    @maxamedcarabkhaliif4949 8 месяцев назад

    Suldaanka geeska ❤

  • @the-Ahmed85
    @the-Ahmed85 8 месяцев назад

    Ina seerar guhaad zultanka geezka From duriyadah❤

  • @SUUGAN1
    @SUUGAN1 8 месяцев назад

    Suldaan sereeer guhaaad legen hure u soco sxb

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 8 месяцев назад +1

    Woow❤❤❤

  • @user-mk1fp1tl8e
    @user-mk1fp1tl8e 7 месяцев назад

    Suldaan is topsingers 3:27

  • @user-tk6sq6xd4s
    @user-tk6sq6xd4s 8 месяцев назад

    Suldaan seeraar❤

  • @mahamedsayid5736
    @mahamedsayid5736 8 месяцев назад +1

    Waa goat faninta❤❤

  • @Sadia-ii6yt
    @Sadia-ii6yt 8 месяцев назад

    ayy suladaanka 💥❤️

  • @sakariaabdiwahaabyousuf5335
    @sakariaabdiwahaabyousuf5335 8 месяцев назад

    Suldaanka Geeska❤👏

  • @Aarkayare-hc7nf
    @Aarkayare-hc7nf 8 месяцев назад

    The king of the songs love,s

  • @mucaadladiye3835
    @mucaadladiye3835 2 месяца назад

    Legend Seeraar❤

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 8 месяцев назад

    Suldanka geeska

  • @cabdicumarcabdi-tl2yi
    @cabdicumarcabdi-tl2yi 8 месяцев назад

    Tana may dabeyisay suldanka

  • @YassinZultan-gr6wz
    @YassinZultan-gr6wz 8 месяцев назад

    Suldan fanaan soomaaliyeed

  • @abshirtariikh6840
    @abshirtariikh6840 8 месяцев назад

    SUULDAN SEERAAR ✌

  • @AkashKeyow
    @AkashKeyow 8 месяцев назад

    The best song 😊

  • @user-wj2tb5wi8s
    @user-wj2tb5wi8s 8 месяцев назад

    À la class Dr 🇩🇯🇩🇯

  • @phalishassan-wq7tc
    @phalishassan-wq7tc 8 месяцев назад

    Lgnd antagero keep going

  • @ifrahmoh6127
    @ifrahmoh6127 8 месяцев назад

    Ayyy hesta waxkle ❤ 7:34

  • @user-ot2kz2qk8k
    @user-ot2kz2qk8k 8 месяцев назад

    Legend hees qalbi jaba sosamee bls

  • @FONDUEWAH
    @FONDUEWAH 8 месяцев назад +1

    GOAT 🐐🐐

  • @usmaannaasir
    @usmaannaasir 8 месяцев назад

    Hor u soo bro

  • @canabm3126
    @canabm3126 8 месяцев назад

    Heersare 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌸💞🌸💞

  • @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc
    @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc 8 месяцев назад

    Suldaan seeraal

  • @MokhTar_abdi
    @MokhTar_abdi 8 месяцев назад

    suldaanka🎉

  • @Caruush
    @Caruush 8 месяцев назад

    Legend #Suldaanseeraar

  • @somalicenterforlanguages8863
    @somalicenterforlanguages8863 8 месяцев назад

    The best dong🎉❤

  • @gabyaaye3
    @gabyaaye3 8 месяцев назад

    What a song 🎵

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 8 месяцев назад

    Wow❤🎉

  • @mocaska_officail
    @mocaska_officail 8 месяцев назад +1

    Lyrics Keeda Aniga haleygu imaado❤

  • @user-ei1lo3ob4r
    @user-ei1lo3ob4r 8 месяцев назад

    Suldaanka❤❤❤

  • @user-zf4eq2vv1k
    @user-zf4eq2vv1k 8 месяцев назад

    The gaot❤

  • @Abdinor.H.
    @Abdinor.H. 8 месяцев назад

    Goat ❤🎉

  • @yusufabdi4153
    @yusufabdi4153 8 месяцев назад

    All the best

  • @user-ff3gz1ip3r
    @user-ff3gz1ip3r 8 месяцев назад

    waaw waaw ❤❤❤❤❤

  • @amintripleaofficial2671
    @amintripleaofficial2671 8 месяцев назад

    Suldanka geeska wll

  • @Daherhassan-ep3vi
    @Daherhassan-ep3vi 8 месяцев назад

    Goat suldaan