Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Filsan maxamed Cali si fiican ayey u qaaday heesta guul baan u rajaynayaa
mahad maanta stress yar kaa muuqdo😳 codkaaga wuu fadhiyaa masha allah
Masha Allah garuubkii hore kanaa ka shidan,, Sharif Bakaari & ninka Gurbaanka tumayo Masha Allah waye,,,🌷🌷🌷🌷 tartamayaasha waxaa u fiicanaa,1.Mahad Ali Yusuf🌹2.Qays3. Bahajo Shire🥰4.Filsan Maxmed Ali🥰
Mahad cali yuusuf nin banaankiisa ku dhacay waye waa na fanaan buuxo
Waaw filsan wd ka baxsate m.a keep going wllshey ani wn ku wataa axsan cod 😍
Shariif bakaaari
Bahjo shire Ahmed guleeso
Hhhh dhiijey horu soco AR kabaan la maroya
Ninka kabanka tumayaa Professional maaha.. Tempo da ayuu ka dhacayaa caruurta isagaa qaldaya
Mahad cali fanan da yar mustaqbal leh sxb guleeyso
bahja shire guuleyso ❤
Sida sayniska hawada ragga dayaxa sahansaday 😄 war ragga tumaya waan salaamayaa iyo intiina kaleba 😎
mahad barnaamijka oo dhan waa midka ugu codka macaan ee codkiisa fadhiyo kaalinta koowaad maanta inuusan kusoo bixin ayaaba amuur kale ah asxaabeey
mahad cali yuusuf 👌👌👌
M.a filsan
WAA DIGADA DAAWASHO MALEH: CODAYNTA LA QARSANAYO CADAALAD MAASHA
Fannin ayaa inoo soo baxay
Nasteexo farxadii po qofa
Bahjo shire ❤
Shariif bakari gacantisa waa fadhida
Gabadha dharka madow 10
Bilaa xeebaro mesha waxba ma jiraan odaygan boojalaha mesha ka bixin laheden
Filsan maxamed cali fanaanad
war kabanka tayo maleh musica tayo u yeela wah
Bartaad iggaga taallee Baan kale daweyneyn mid bogsiin hadaad tahay Axdigunna bir kula yahay Balantii aan dhiganana waliggaa ha beeneyn barashadiyo Kalgacalkuna bilaash yeysan kula noqon Marse hadaan barbaartii Baxsanow daraadaa ugga soo banaan baxay cidla heygu beeylihin
Mesha waaba ha yaacdee qof dhacayba ma jiree dad la,an miya ka jirta
Oll waxbo uma haayo
microfonada xitaa ash maaha maant xaa qaldan
maanta stresska waa badan yahay maxa dhacay qeybtan maloo soo tababarin miyaa fanaaniintan
Bahjo marka laga reebo
mahad fanan banaanka ku dhcy
Bahja she is another live Waa sida ay ila tahay koleeey anigu fanka ma aqaan lkin way ila wanagsaneed
Sacdiyo fulay 😂😂😂😂
Gudiga Waxaan Leeyahay kabanka Si Wanaagsan Looma Maqlo Ee Microphonka Haloo Dhaweeyo Kabanka
Horta waxn la yaabanahay??Maxay madaxa iyo dharka ay xiriran ugu mashquulan ???Meeshan hadadaan ahyan qof umada ka xishoonayn oo is wal walaaqa ha isku imaanin wah🤣🤣
Filsan maxamed Cali si fiican ayey u qaaday heesta guul baan u rajaynayaa
mahad maanta stress yar kaa muuqdo😳 codkaaga wuu fadhiyaa masha allah
Masha Allah garuubkii hore kanaa ka shidan,, Sharif Bakaari & ninka Gurbaanka tumayo Masha Allah waye,,,🌷🌷🌷🌷 tartamayaasha waxaa u fiicanaa,
1.Mahad Ali Yusuf🌹
2.Qays
3. Bahajo Shire🥰
4.Filsan Maxmed Ali🥰
Mahad cali yuusuf nin banaankiisa ku dhacay waye waa na fanaan buuxo
Waaw filsan wd ka baxsate m.a keep going wllshey ani wn ku wataa axsan cod 😍
Shariif bakaaari
Bahjo shire Ahmed guleeso
Hhhh dhiijey horu soco AR kabaan la maroya
Ninka kabanka tumayaa Professional maaha.. Tempo da ayuu ka dhacayaa caruurta isagaa qaldaya
Mahad cali fanan da yar mustaqbal leh sxb guleeyso
bahja shire guuleyso ❤
Sida sayniska hawada ragga dayaxa sahansaday 😄 war ragga tumaya waan salaamayaa iyo intiina kaleba 😎
mahad barnaamijka oo dhan waa midka ugu codka macaan ee codkiisa fadhiyo kaalinta koowaad maanta inuusan kusoo bixin ayaaba amuur kale ah asxaabeey
mahad cali yuusuf 👌👌👌
M.a filsan
WAA DIGADA DAAWASHO MALEH: CODAYNTA LA QARSANAYO CADAALAD MAASHA
Fannin ayaa inoo soo baxay
Nasteexo farxadii po qofa
Bahjo shire ❤
Shariif bakari gacantisa waa fadhida
Gabadha dharka madow 10
Bilaa xeebaro mesha waxba ma jiraan odaygan boojalaha mesha ka bixin laheden
Filsan maxamed cali fanaanad
war kabanka tayo maleh musica tayo u yeela wah
Bartaad iggaga taallee Baan kale daweyneyn mid bogsiin hadaad tahay Axdigunna bir kula yahay Balantii aan dhiganana waliggaa ha beeneyn barashadiyo Kalgacalkuna bilaash yeysan kula noqon Marse hadaan barbaartii Baxsanow daraadaa ugga soo banaan baxay cidla heygu beeylihin
Mesha waaba ha yaacdee qof dhacayba ma jiree dad la,an miya ka jirta
Oll waxbo uma haayo
microfonada xitaa ash maaha maant xaa qaldan
maanta stresska waa badan yahay maxa dhacay qeybtan maloo soo tababarin miyaa fanaaniintan
Bahjo marka laga reebo
mahad fanan banaanka ku dhcy
Bahja she is another live Waa sida ay ila tahay koleeey anigu fanka ma aqaan lkin way ila wanagsaneed
Sacdiyo fulay 😂😂😂😂
Gudiga Waxaan Leeyahay kabanka Si Wanaagsan Looma Maqlo Ee Microphonka Haloo Dhaweeyo Kabanka
Horta waxn la yaabanahay??
Maxay madaxa iyo dharka ay xiriran ugu mashquulan ???
Meeshan hadadaan ahyan qof umada ka xishoonayn oo is wal walaaqa ha isku imaanin wah🤣🤣
Bahjo shire Ahmed guleeso