ASHO WAGII AY RAFAADSANEED IYO CAAY LASOCAYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Asho iyo Shay drama cusub

Комментарии • 60

  • @Ashaandshay
    @Ashaandshay  2 месяца назад +13

    EIDD MUBARAK FAMILY❤❤!! HERE ARE THE FACE CREAMS:
    1:PORE DEEP CLEANSING FOAM
    2:PORE CONTROL CLEANSING OIL
    3:SOOTHING TONER
    4:DAILY LOTION
    5:DARK SPOT CORRECTING SERUM
    1:ZERO PORE PAD
    2:ANASTACTICA SKIN HEALING VEGAN GEL CREAM

  • @ummuaad6266
    @ummuaad6266 2 месяца назад

    Asc asha abaayo naagaha intaad waxkasta barto ninkaaga hakuu yuusgareeyan abaayo USA waa meel sixir looga cararey allaha ku xifdiyo

  • @qalbinuura8340
    @qalbinuura8340 2 месяца назад +1

    Alla wllo markaan rer abtigaa u ekida Ethiopia cadiyaa u egthy m.a marka ex kagi kashekaynaysi 🤣

  • @mohameddaqane
    @mohameddaqane 2 месяца назад +1

    Asho Abaayo waan ku salame xada kwrn maslhllahll❤❤❤ kkkkk

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 месяца назад

    Allah hakaa.qabto wll sharkiisa caruurtana allah hakuu xafido.waxan kuu leeyahay sir yeelo taas baa mida waxba lama share gareeyo

  • @NIHAANCabdi
    @NIHAANCabdi 2 месяца назад +1

    Asxbey blz icaawiya 😢😢labadan dollars ubahanahy 😢😢😢

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 месяца назад +1

    Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin ❤kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @sahrajama5663
    @sahrajama5663 2 месяца назад

    Casho abaayo pls siday u taalo iyo magaca oo sax ah noo soo qor labadii hore plssssss qurux

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q 2 месяца назад

    Ciidmubaarak casho dhamaan tiin,❤❤❤

  • @ikraanyousuf8769
    @ikraanyousuf8769 2 месяца назад +1

    Asha abayo waan u bahanahay ee bal igu cawi si aan u dalbado somaliland waan joga tiktok sida looga dalbadan ma aqaano

  • @fadumoadam3100
    @fadumoadam3100 2 месяца назад

    Warm water means biyo qandac ah ma aha biyo kulelel ah

  • @hannahsaleh193
    @hannahsaleh193 2 месяца назад

    مشاءالله اختي😘😘😘❤

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 2 месяца назад

    Asc mcnto maad iga caawisid Allaabtan waan u baahanaheye ❤❤❤

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 2 месяца назад

    Xamar ayeyba yalan alabtan qaar hada isticmala 😮😊

  • @hodanali285
    @hodanali285 2 месяца назад

    Aisho malin horaan ku soo waydiiyey magacyada iyo meesha laga helayo Xabiibtii.

  • @darajomohamed5280
    @darajomohamed5280 2 месяца назад

    Caasha umadeena maaaha waxaysan iyaba garaneen ayay rabta inay no dirto 😂😂😂😂😂

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 месяца назад

    Midab qurux badan ayaa lahayd oo midabka Somalida ah berigaas

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 2 месяца назад

    Masha allah caaisha horay usoco❤❤

  • @nasradahir-ve3xy
    @nasradahir-ve3xy 2 месяца назад +2

    Aniga uhoreya😂✌️

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 2 месяца назад

    caisha wan ku salame abyo kambaniga ka dalbade abyo mgc cisa nosoqor abyo

  • @abdirahmanmohamud2530
    @abdirahmanmohamud2530 2 месяца назад

    Asc will kirimadaad Marsato xageen ka helicopter karaa mugdisho aan joogaaye

  • @hodanmaxamed5218
    @hodanmaxamed5218 2 месяца назад +1

    Hala hadal siin ninka ninkaan ayuu kogo diraa asigana block saar nàgtana block saar iyadana hadii kale shey ayuu kugu diraa

  • @najma649
    @najma649 2 месяца назад

    abaayo waxaaga qarso banaanka hasoo dhigin cadow ayaa jiro

  • @mohameddaqane
    @mohameddaqane 2 месяца назад

    Eidd Mubarak thank your family hambeiyo

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 2 месяца назад

    Ii soo jawaab hadii Aad heyshey codsigeyga

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr 2 месяца назад +1

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 2 месяца назад

    Ilmahaam aabohood iska daa wuxuu yahayba waa aabahood cidna uma badaleyso

  • @NIHAANCabdi
    @NIHAANCabdi 2 месяца назад

    .asxbey blz labatan dollar igu cawiya 😢😢

  • @shukriabdi5873
    @shukriabdi5873 2 месяца назад

    Asc Asha walala naagwanagsan baan kuu maleynayey maxad karabtaa caruurtada abohod sewaxkaayihin caruurta abohod xataa hadii uu xunyahay waa in aad fanisid usheg ilmaha abihin nin fiicanbuu aha lakiin mafaranayo wax kudhacay qalbiga ilmaha dhis ee hadumin hadalka fiican waa sadaqo caruurta waa caawin

    • @Ruunilkacas2
      @Ruunilkacas2 2 месяца назад

      Qofna wxuusan aheen lagama dhigaayo dee😂

  • @NIHAANCabdi
    @NIHAANCabdi 2 месяца назад

    Blz labatan dollars igu caawiya 😢😢😢

  • @IfraahAhmed-uy8qx
    @IfraahAhmed-uy8qx 2 месяца назад

    Kuligod lacag today wameqo

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 2 месяца назад

    Cshooy wejiga dhowr jeer lmba dhaqi knee waayo mcdntaa ka dhmaata

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 месяца назад

    Dhaqida badan wajiga miyey u fiacan tahay

  • @roodaabas497
    @roodaabas497 2 месяца назад

    Ma laga dalban karaa amazun

  • @hodanali285
    @hodanali285 2 месяца назад

    Press it down

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 месяца назад

    😂😂😂waxaan maqlay casho inaad tahay itobiyan af somali bartay maxaa kajiro arinkaas😂

    • @TsehayneshTesfaye-su2jh
      @TsehayneshTesfaye-su2jh 2 месяца назад +3

      Hooyadeda aya amxaro ah and she is proud. Aabaheed wa nin somali ah oo reer qoryolee ah Wana Nin gardheere samale ah

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 2 месяца назад

      😅😅😅😅😅😅 istaqfurala

    • @user-qb8qv2qd2i
      @user-qb8qv2qd2i 2 месяца назад

      ​@@HodoAyan-is4fwAstaqfirulaah dheh abayo haku dambabin Astaqfaarta

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 месяца назад +1

      Caasho waa reer madheeraa madheeraana Garre waaba deegaankooda inay hooyadeed amxaaro tahayna marwalbay sheegtaa. Asha is a proud Kenyan. Koley Kenyan gaalaad u taqaanaane. Maanta hadaan qalad geysta aduun weynaha waxay dhahaayaan gabar Kenyan ah baa sidaa sameysay lkn somalidiina Somalia joogta waxaad is dhahaysaan waaba somaliye naagta maxaa Kenyan loo leeyahay. Nationality iyo ethnicity ma kala taqaanaan

    • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
      @wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 месяца назад

      ⁠@@nastedave9842 Ama Somali jog ama wadan kale jog somal waa somali ok lakin mecna heda mahan hadan wadan kale jogo af koda bartay in aan ka mid ahay marka sidaas u fahan

  • @Nimconuurakp7ip
    @Nimconuurakp7ip 2 месяца назад

    Dusha ka tuuji ama korka cadaadi

  • @NajmaMaxamed-dm7pj
    @NajmaMaxamed-dm7pj 2 месяца назад

    Asha abaye tan oogu danbeeysa rabaaye xageen kahelaa

  • @cademahadcadenow3762
    @cademahadcadenow3762 2 месяца назад

    Ala tan nin ayeey ku walatay horta adigoo nin sheegin wax ma duban kartit miyaah Aqas🤮