gabdhi xafada isla laga kaxeystay oo xog laga helay iyo koox somali oo dumarka ………..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 янв 2025

Комментарии • 15

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 19 дней назад

    Subxaana Allah, gabdhaha Ilaahay hanoo xafido

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 21 день назад

    Illahey ha u xifdiyo hana u soo celiyo😢 ayadoo nabad eh gabshihii waa iska beylah amey tahribiyeen😢
    Ninkanse wariyahaa waba nin weyn illaha weyne hadalkisa aqlaqmaleh subhanallah

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 21 день назад

    Alaha soo sahlo insha alah amen

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 21 день назад

    Waa ay la baxsadeen ama guur ama gaabsi mid uun ayey u kaxaysteen allaàh haka soo furdaamiyo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 21 день назад

    Fikirkayga inantu inan bay raacdaye HALA yara sugi inta Reerka laga soo doonayo❤❤❤❤

  • @SaharaAden-k4v
    @SaharaAden-k4v 22 дня назад

    Allaha soo sahlo inshaAllah

  • @SacidoAbdi-w1k
    @SacidoAbdi-w1k 22 дня назад

    Yaa Allaah soo celi gabadhaas yar

  • @saidahmedgaabgaab1920
    @saidahmedgaabgaab1920 21 день назад

    GABDHAHA. IGAA DAYACAN

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 21 день назад

    Adeer Af duub maaha ee waa qof ay raali ka tahay inantu

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 22 дня назад +2

    Caadibay uraacdeee wax laqasbaaayo ooma ekeee

  • @nasraabdullahiabdinasranur7311
    @nasraabdullahiabdinasranur7311 21 день назад

    Amay tahrib isku raaceen

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 21 день назад

    Adeer inantu Mar haday lady utagtay Afduub maahee Waligeed baa inan la kaxaysan jiraye Suga inta dhabanka laydin keenayo

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 22 дня назад

    GABASHA WIILKANDHARKA MADOW AYAY WAX KA DHEXEEYEEN KAN KALANA WAA MID QORSHE LO SO WATAY
    WAXAYNA U MUUQATAA IN GABADHA AY DHAR MADOBAHA AY WAX UN KA DHEXEEYEEN KADIB HAWLI IS BADASHAY OO AY SHIR QOOL WATEEN AMA WAXA DHICI KARTAA IN AY JECLEED OO AY LA FAKATAY WAX WALBA WAA DHACAAN LKN DAD NINK DHALAY AYAA KAA UYAQAAN INAY KA SUURTOWDO INAY GUUR URAACDAY IYO INAY SHI UN KUWADEEN KADIBNA MISHIN LO DAJIYAY AYAA DHICI KARTA LKN NIMANKAAS WIXI MUUQOODA YAQAAN CIDA HALA XIRIIRAAN SI HAWSHU U FUDUDAATO? ILAAHAYNA HAWSAHLO WAA BEER WAXDHALAY WAA DHIB LEEYAHAY

  • @AliHassan-mx7kn
    @AliHassan-mx7kn 21 день назад

    GaLna