Sidee Naftaada U Horumarin Kartaa
HTML-код
- Опубликовано: 14 окт 2024
- Halkan Iska Diiwaan Gali: smma.facacusub...
wa.me/25290561...
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️
⏰
📚
👨💻
MY COURSES:
👨🏽💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
Canva 1-month FREE Link: partner.canva....
Waxa Aaad tihiin Dad aan run ahaantii ku Daydo Alle ha idin Dharfo Dhamantiin ❤
ustaad waxan ahay qof jooga wadankii wxn rabe isbadal nololed inan sameyo coursadadana ma awoodo ma i cawin karesaa ustaad
Wow, what an incredible 'interview'! Mubarak truly embodies the essence of a fantastic public educator, something our society desperately needs. His thorough explanation about personal development is especially crucial in clarifying misconceptions among many young individuals. Kudos to the interviewer, Warsame-congratulations on a job well done! The remarkable growth of your RUclips channel is undeniable. Keep up the excellent work!
Nasiib ayaa Lee yahaye waa yoo anoo 16 jira ayaa bartay channelkaa ga 2022 waxaan daawaday old video waxaan installed 40 video in ga badan waxaan ku talajiraa inaana iibsadoo old cours incha allah
M.a xilifican bad lakulantay❤
Mashllh dad Nolashooodi horu mariyaya ishallh an sidaa oo kle😢
Ii duceeeya inan an sidaa okle Noqdo
Waan salamayaa
Maliinta
Waakufaraxsanahay
Kulankii
waxan ay gaaladu qor qorto ha ku wareerina iyagii baa ku waashay diinteena wax walbo ku qorantahy ee iyada iimaansada oo qaata iyada hormarisa nafta aduunyo iyo aaqiro wax ka maqAn ma jiraan
Wow nin culus ayad so fariisiday, Mubarak hadi waxbadan ayan ku xirna
My favorite teacher ustad mubaarak haadi love you man ❤❤🎉happy new year 🎉🎉🎉2024🎉🎉🎉🎉
Walal warsame channel kaagan waxaa uu iiyahay jaamacad.jaamacada ,warsame bade❤🎉mahad sanid walal
Allahu akber wLhie Laba ustaad oo cajiiba ba is heLay ustaad Mobarak Hadi & Warsame bade alle Haydin barakeeyo ilmaderayal❤
Wad mahdsantihin warsame iyo mubarik haadi
mubarakow coursooyinka soo jabi indr
Thanks a lot ustaad mubaarak hadi iyo ustaad warsame bade
Jazakallahu kheyr aad ayaad umahadsantihiin Adiga iyo @mubarakhadi role model ayaa ii tihiin
جزاكم الله خيرا
Gulaysta zhpiyal ❤
Masha allh markan idin dawado waxan helaa dhirigalin buxda nolada
Thanks UsTAD
TEACHER WARSAME BADE ❤❤
Exactly allh khyr ku siiyo wll mubarak
Thanks 👍👍👍👍👍🙏
Keep going, bro❤
Mad na walayesa mise waa dhab pro
Thanks teacher, please give us more lessons like this❤
Waad mahadsan tihiin ugaasyo
Asc warsame aad io aad iyaad u mahadsantahay Ustaad Mubarak na salaanta inoo gaadsii 10q
muqaalku wuu yaryahay warsame part 2 soo sameey
Manshallh thanks maclin❤
Zxb ama ustaad Adan sahan inoo soo qabo
guuleysta🎉
Asc cashirkan aad kaag mahadcelinaya
Thanks
Thank u bro
Maasha Allah ❤
masha alh
Wxaa thihiin dad kudasho mudan
Mansha alah
Daddayashomudan
Asc affiliate marketing ad ma uga so hadli kartaa
Us taadi maxad igula talin lahayd waxaan rabaa aduunka aad kujirtaan inaan kuso buuro
Couch maryama keeen
Sidee loo sameeya waxay ku cadyihiin axaadiista rasuulka CSW ha khaldamin
❤
Su'aal, reer banii Israel iyadoo nabi muuse uu intaa oo dhibtaato ah dartood umaray waliba iyagoo arkaya maxaa keenay ineey dhibaan oo eey hadalkiisa uqaadan waayeen oo eey dibi u'caabudee? Maxaa sabab u'ah baa leys udhan karaa? Markaad si hoose u'eegtaan, warsame adiga iyo aqoonyahanka kaleba bal arrinkaa muuqaal kasoo sameeya hadii eey suurto gal tahay mahadsanidiin
Bade Wall iisheeg numberkaaga
Waad Mahadsan tahay walaal, xagan nagala soo xidhiidh.
wa.link/t7ji7y
Dhiirigeliyu waxuu ka xanaaqa wxa aduunka yaal odhan waxa ka khayr badan labda sune ee salada ka horaysa
jow kow now u firso labadan waajii waxad ka fahmaysa in ay been sheegayan wa labo tuud ee iska ilaaaliya waxan ay sheegayan wa show wa been wa mashruc somaliyeey qof social media wa ka tuusa ama wax ka sheega ha rumaysan wa been waa tuugo jw kow now hadana bow
Addunka aa ka dambeysaa kow dheh jaahil yahow mida kle personal development hadaa baratid maa dhib baa kaga imaanaayo maskaxdaada ee rabaan ineey dhisaan oo noqotid qof waqtigiisa ka faaideysto ee marka wllo social media wax kama baratid miyaa mise wax aan faaido laheen baa waqtiga ku lumisaa 20s ka faaideyso hadhow ha shaleeynin waa iga talo
Sifiican❤
جزاكم الله خيرا