Waa Markaagii Mohamed Omer.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии •

  • @marwo2285
    @marwo2285 11 месяцев назад +1

    Waan jecelahay dhamaan dhalinyarta dadka dhiiri galisa si khaasa Mahamed omar he is my roll model ❤❤

  • @ayaanniita3299
    @ayaanniita3299 Год назад +17

    Allah ii rumeeyo riyadayda yarabi

  • @GACANQABADONLINE
    @GACANQABADONLINE Год назад +2

    waa muuqaalki iku saameynta badnaa ee aan dawaday sanadkii tagay waliba si live thanks mohamed omar and bade

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Год назад +4

    Mansha allah ❤ uztaad maxamad cumar iyo mudane warsame tusaale wacan ayaad noqoteen

  • @RaiysFarah
    @RaiysFarah 3 месяца назад

    Alow irumee hadafkayga yarabii❤❤

  • @MohamedShariif-nn7gv
    @MohamedShariif-nn7gv Год назад +12

    Asc warsamr sxb waxaa ku waydiisan lahaa hal su'aal inaad iga aqbashid rajeynaa vedioyada sawirada thumbnail ah wax shucaac kuma furna waa nadiif qaabka aad u edit garayso photosho haduu yahay vedio kasoo duub nabar cilmigaas

  • @xaawahasan-bf4br
    @xaawahasan-bf4br 11 месяцев назад

    Mashallaah tabaarakalaah waxaan ku faraxsahay in aan arko qof qof libintiisa siinaya oo qiraya waa wax lagu farxo guuleeysta aqyaareey

  • @aishaabdirahmanyussuf9117
    @aishaabdirahmanyussuf9117 11 месяцев назад

    Mashalaah waa dahab wareysigaan. Jazakallahu kheyr

  • @engahmedsection5071
    @engahmedsection5071 Год назад +1

    Mahadsanid ustaad mohamed omar iyo warsame badde.

  • @nimcomaxamud-n2s
    @nimcomaxamud-n2s Год назад

    Thank u both of u brothers

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr Год назад

    Masha allah Jazakallahu khayr🙏❤❤❤

  • @basracabdi8818
    @basracabdi8818 Год назад +2

    Msha allah

  • @hamdaali1994
    @hamdaali1994 Год назад +2

    Plzzzz group “on road to sucess” noo sameeey 😢😢😢❤ theirs is ppl want sucess nd still strugelling

  • @mahamedcadi6104
    @mahamedcadi6104 Год назад +1

    Ustaad alla ha ku sharfo No so badi Podcast tiyada aad ba umahadsantahy🎉❤

  • @maxamedxasan6597
    @maxamedxasan6597 Год назад +2

    Never ever give up

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Год назад +1

    MashaAllah 👏

  • @mohamedbashiirhassan1639
    @mohamedbashiirhassan1639 Год назад +1

    Masha Allah, jazakumullah

  • @Thereactionendothermic
    @Thereactionendothermic Год назад +2

    You are a great motivator and keep going 💪 ❤️ ❤

  • @MaykalMcmusic
    @MaykalMcmusic Год назад

    Waxay ahay abwaan❤ suugaantayda goormaan soo bandhigi doonaa dadkana uga faa idayn doonaa xikmadda iyo haybadda alle igu mannaystay

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j Год назад

    Mahadsanidin wllhi waan idunku farxay markaan idin arkay no so badiya wll warsame ❤

  • @QueenFardinin
    @QueenFardinin Год назад +1

    You are best inspire world❤

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 Год назад

    Maxamed omar alle ha sharfo wlll warsame adnna alle haku xifdiiyo

  • @maxamedxasan6597
    @maxamedxasan6597 Год назад +1

    Saaxib maxamed cumar legend waxaanba moodaaba inaad aniga iga hadleyso wll

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 Год назад +1

    Allah ha ii rumeyo hadafkeyga❤

  • @tasniimyoonis
    @tasniimyoonis Год назад +1

    Masha allh

  • @hizaamproduction3378
    @hizaamproduction3378 Год назад +1

    Ustadh mohamed and warsame wanisalame

  • @yuusufAbdishakur
    @yuusufAbdishakur Год назад

    Keep moving my brother

  • @MohaShaquuf-lv5zf
    @MohaShaquuf-lv5zf Год назад +2

    Macalmo🎉

  • @saynabmaxamuud1519
    @saynabmaxamuud1519 Год назад

    ,saxibo wacan

  • @aboubakerhannasho
    @aboubakerhannasho Год назад +1

    Wlhi ustaad aniga aya sida ah aniga oo garanaya suashi sandal ahyd ayn hada xishood io armad wax isdhafisa uga amusi jiray oo walipa dhowr jeer ayey igu dhacday xita waxa jirta in aniga oo garanaya jawabti la I kiciyo hada xishood dartee Ana u odhan jiray ma garanayo wlhi 💔

  • @suziahmed
    @suziahmed Год назад +1

    Dadka inta ay wxbilbn aan dhmeyn ayaan ahy wlhy halshey madhmyn karo dugsigi sre ma dhmyn quranka madhmyn luuqada englishka intaaso collage galy madhmyn shahdo kmahysto hdna wxn rbaa inn noqdo qof wxtr leh wxn dreema xnuun maaha xnuun jireed ee wa hadlo io hididlo ka imnya qof ka aan ahy maahe qofka dhbta ah ee igu dhxnool 😢 mrrka qaar xnuunka aan dreemyo drti wxn isdhaha dbqa shnad myska soo turta iyadon iga ahayn is dil ee ay iga tahy xnuunkan gudaha ah halmr hyga ba o lkin maaha mid ba aya ilaa an noqdo qofka saxda ah😢

    • @faaisoabdulqaadir2018
      @faaisoabdulqaadir2018 Год назад

      Marka hore illhy talo saaro walalo tasbiixdana badso then hawlaha aad qabyada uga tagtay isku day inaad dhameeso hal mar howlo badan haysku qabanin hawl walba wakhti aad bilowdid aadna ku dhamesid u qabo marka hawsha bilabeysid naftada abaal marin u baln qaad marka dhamesidna abaal mari naftaada

    • @faaisoabdulqaadir2018
      @faaisoabdulqaadir2018 Год назад

      Sameeso wakhti aad kaliga naftada la shekesatid meel bila buuq ah ka warayso naftada sababta xnunkan u daremayso io wxa ku dhibaya marka ogatid wxa ku dhibaya xalkana raaadi o same wll badana hawlaha dib loo dhigta keena xanunka isku day inaad waxa bilowdid dhamesid

    • @hasna255
      @hasna255 Год назад

      Wakhti kaamatagin huno imika bilow halwahana mid mid uqabo insha allh wd gaadhaysa meeshad rabto illhayna talosaaro ❤

    • @faaisoabdulqaadir2018
      @faaisoabdulqaadir2018 Год назад

      Markadan la qabsan ina wax jogtaysid aad isku daydid ina wx jogtaysid khasab malin cajis ku qaban waka dhacaysa hayska dhadhicin inaadan wx jogten karin mrwlbo cafi naftada

  • @mohsad813
    @mohsad813 Год назад

    USTAAD Maxamed cumer NIN JIRA LIPAAX LABA MAAHA

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 Год назад +2

    Kan Yukawaliin 😂😂😂😂😂😂 asaga Hal skills laguma hayo😂

    • @ridwaanmohamed2796
      @ridwaanmohamed2796 Год назад +1

      Hadaa maxay ka shaqeeyaan ee lqcagtay haystaan may soo xadeen 😂😂

    • @HafsaAbdullahi-k7t
      @HafsaAbdullahi-k7t Год назад

      May wll anaga dawashadaeena bay lacag ka sameeyaan😂😅​@@ridwaanmohamed2796

  • @jabartiinadabshid2044
    @jabartiinadabshid2044 Год назад

    waxan dawan jiray 6 dugsiga dhexe markaan oo an arday dhamey naya jamacadda ilaa intaas ( wax badan kafahmay)

  • @hareed114
    @hareed114 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyaMaxamed-bu8fv
    @SacdiyaMaxamed-bu8fv Год назад +1

    Dadka aan dawado aan ku deedo

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Год назад

    Kkkkkkk dhibaatadu wa bilad sharafeed yasalaam wasax

  • @Hamzaa_Fx
    @Hamzaa_Fx Год назад +2

    Perhaps,Mohamed ali the greatest boxer said the serves to others is the Rent you pay the room you have on this earth, correct me If I'm wrong

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Год назад +2

    Ani laandheera ayaan ahay maxaa waxan iga galay nin reer hawd ah baan ahaye

    • @apdullahiapdialigaaf2557
      @apdullahiapdialigaaf2557 Год назад +1

      Laandheernimo cid wax kugu siinaysa malahan ee xaniyahaaga fuul😂

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Год назад

      @@apdullahiapdialigaaf2557 adeer nin Cali geri ah oo geeliisa haysta ayaad sheeko uga sheekaynaysaan kkk

    • @apdullahiapdialigaaf2557
      @apdullahiapdialigaaf2557 Год назад +1

      ​@@ducaysane1133kkk qabiilka waa wax jira lkn shaqsiyadad wax uqabs😂 geelaaga Allah kuu barakeeyo

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 Год назад

    nio hal baa kaa khaldan taas oo ah in aad lacag aad u badan ku qortid vedioyada aad sameystid taas baa dad badan marin habaabin ah ku ah .

  • @MohamedNoor-nk3ku
    @MohamedNoor-nk3ku Год назад

    Bilaw ayaan ahaay eee inten wax kabilawa diragalintinaa ayaa igu dalise in an wax barto in an wax qabsado aa inten kabilawa ee waxaa laaa iga bahanye

  • @cadnaancadnaan830
    @cadnaancadnaan830 Год назад +1

    Nio waxaan kafakirayaa dadka somaliyed sidee wax kuwada qabsankaraan qaasatan dhalinyada sidee shaqo loo abuuraa ayadoon dowlad iyo hayad lasugin qof walba oo somali ah hadaan sameeno kawarama iskaashi marwalba aynu ku dhisno ganacsi weyn oo hirgala hadaan beer halmar xooga wada saari lahayn hadaan halamar shirkado xooga wada saari lahayn waxa laga yaabaa qof walba inuu fikrad hayo lkn uusan maalgadhi haysan lkn hadaan isku nimaano qof walba waxa uu heesto iyo aqoontiisa aynu iskuwada darsano waxbaa kasoo bixi lahaa oo tujaar baynu wada noqon lahayn dal hormarsan baynu noqon lahayn oo isku duuban

  • @IjahFarey
    @IjahFarey Год назад +2

    CRYPTOCURRENCY WAA MUHIIM

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 Год назад +1

      Nin yohow waxaa waa maqlaaye maxay tahay?

    • @IjahFarey
      @IjahFarey Год назад

      @@ducaysane1133 waa sida dalaal. Lacag la Dhaho cryptocurrency ayd so gadani ayadoo raqiis eh. Kadib marka eey qali noqoto adiga wd sii iib geni.
      Kadib faido hele

    • @queenliza596
      @queenliza596 Год назад

      Wan maqlaa ee wamaxay

  • @MohamedKader-sv4qv
    @MohamedKader-sv4qv Год назад +1

    Crypto currency ka soo hadal

  • @Nimcaanhazzan
    @Nimcaanhazzan Год назад

    Riyooy mar uun ban ku gadhi

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 Год назад +4

    Hada waan sexaa insha allaah subixii dawaaa

  • @maweelada.caruurta8187
    @maweelada.caruurta8187 Год назад

    Ninka warsamaha bade maaha nin.dadka wax lajeclel wixiisu.waa caanimo.hadii.uu walAlahiisa soomaliyeed wax la.ogolyahay muxuu dhalinyarada usiinwaayay course free ah oo sida walaalka.yaasir oo kale lacag kadhex samee.
    MasAakiinta ayaad usoo.diyaar garowday

  • @SomaliTurk
    @SomaliTurk Год назад

    jow kow now wa 2 big beenalayaal walahi horta warsame wa big beenaley wana big jaahil waayo beentiisa toos ba fahmaya tosaale warsame wuxu sheegta in u dhagana belgique hadana kuma hadi karaó faransiska ama holandiska wa labada luqadood ee belgique lagaga hadlo waliba warsame wajiigiisa u firsada wa nin naxsan oo matalaya in u faraxsan yahay miskin warsame beentaada wa la fahmaya lakin mohamed wa beenaley bartay sida beenta lo macaaneeyo wana tuugada internetka mohamed ee iska ilaaalia somaliyeey jow kow now hadana bow

    • @ridwaanmohamed2796
      @ridwaanmohamed2796 Год назад +1

      Sxb raganbaad jaahiliin ku sheegasaa laakiin comentigaaga markaan akhriyay cay wax dhaafsiisan waanka waayay, qofka waad dhaliili kartaa laakiin shakhsiyadiisa maaha ee waxa uu ka hadlayo waxba kama jiraan dhe ama fikradaasi waa been dheh waa beenaalayaal ayaad natidhi been ay noo sheegeena noomaad sheegin luuqad france oo la bartaana cilmi maaha belgium markuu joogayna wuxuu ahaa muruq maal maantana waa isbadalay oo waa maskax maal inuu yaqaanana inuu youtubeka kama arki karno waayo francis ma nihin sax inaad horumarkiisa aqbali qayday waa dhici kartaa laakiin si wax lagaga qaato shakhsiyadiisa iska dhaaf fikirkuu faafinayo waxka dheh maankaaguna haka koro shakhsi weerar by

    • @MaxamedcabdirashiidReermagaal
      @MaxamedcabdirashiidReermagaal Год назад

      Adaa aqoon u baahan dadka lama caayo sxb hadalkaaga sx😮

    • @SomaliTurk
      @SomaliTurk Год назад

      jow kow now wa labo tuug ee masakinta xaada marka dadka baan u sheegaya labadan wa tugada internetka jow kow now hadana bow@@MaxamedcabdirashiidReermagaal

    • @SomaliTurk
      @SomaliTurk Год назад

      jow kow now qof wadanku joogo luqadiisa baran kariwaayay wa jaahil horomar hadu samayay a youtubka bu waxan kaga shekayn laha jow walahi wa tuug masakinta dhaca oo kalab ah wana big jaahil youtubka nolol moodaya wana labo nin oo been ku nol marka labadan tuug wa in dadka lo sheego jow kow now hadana bow@@ridwaanmohamed2796