Trum hadii u soo boxo saamayn ad u adag ayu ku samaynayaa wadamada muslimka iyo Africa waayo aad ayuu u necebyahwy wax an maraykan ahayn ilahay meel daran Ha mariyo
Kamala haris ha soo baxdo waa laba daran kala dooro markaa trm Ayaa sii xun mustaqbalka fog iyo nacaybka muslimka,waa ninkii yidhi Qudus)ha loo raro Caasimada dalka gacan ku samayska Ah ee yuhuuda
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Dab alle haku shido maraykan. Iyo wixii uu hugaamiyo
Aamiin
Mareykanka aalaha jabiyo
Kamal haris guuul insha alh
Amin Amin Amin
Kamaal.haaris.guul...taram.waa.yahuudi.hadhco
💪💯 *Trump in the building* 💯 💪
Trum hadii u soo boxo saamayn ad u adag ayu ku samaynayaa wadamada muslimka iyo Africa waayo aad ayuu u necebyahwy wax an maraykan ahayn ilahay meel daran Ha mariyo
Viva TRUMP
Mahadsanid
Mareykan allaha jibiya iyo waxii la socdaba
Man sha allah
Kamila Harris, inshallah
Allow islaamka ugargaar aamiin dhah
sxb wariye dhax dhax aada
baadtahay wan
kutageeraa wadan kee jogtaa
Trump dowladaha carabta sida xoog wax looga qato wuu yaqana , madaxda carabta waxay yaqanan dowladaha islamka ee tabarta daran sida somalia okale si loogu ciyara oo loolugoya si aynan dowlad unoqon
subxana alaah cawaajis asaasaq yaal ah ayaa isxig xiga
13:04
Yes
Kamala haris
Kaamala guul guul guul guul guul
Guuulll guuulll wan ku wata taram.guuulll
Anaga hadan nahai team Bufiis waxaan sugeyna Kamal haris
Kkkkk inshaallah Amiin ya Rab 😂😂😂😂😂
Sas waye ilahey hanaga qabto
Sas waye ilahey hanaga qabto inkar qawaha
@@HiboAbdiShakur-c5g ADIGUNA ma team buufis baad tahay mise team darbi ka bood
@N.A.M1234 qaxooti kakuma bufis
Geylan mediaWaakumahadsantahay Sida Aad Nagulasocodsineyso Dorashads Mrkanka ToosNogula Socodsii Wixii Soo siyado Mahadsanid
🗳️💙🌊Harris Walz🗳️✅🇺🇸🇺🇸🇺🇸🙏
👎👎👎
Asc
Trump 🎉
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Farah Abdullkadir anagii mareeykanka joognay wuu naga xog ogaalsan yahay.
Duqqa sidda robotka usocday kulahaa.
India waa looga soo duceeynayaa.!! 😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nabar 2
Guusha xaga rabi
Fidnimo wacan
🥺🥺 🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Cafimad tama allaha ku siyo walal wa imtixan allaha ka qado duca ku awoda le🤲🤲🤲
7:25 wixii kadanbeeyay waa naar Report cml usoconayaa😂🎉
Waa iskacadahay dorashada
Maraykanku waxay u muuqataa
Dorasho baarixiya oo aan
Caalmku xiiso u qabin
Sababo dhawr ah awgood
1. Awoodii dawladaha oo ay
Ka Sara martay tii jamhaduhu
Tusaale ahaan
jamhada daalibaan
Waxay xoog iyo muruq u sheegatay ciidamadii abid ugu
Xooga badnaa ee reer
galbeedka oo maraykanku ugu
shaaribada waynaa.
2. Jamhada xuutiyiinta
waxay
Edbisay oo washamsi ku
qaaday 11 kii dal oo carab ugu
Milatari iyo dhaqaala badnaa
Markii ay jamhada xuutiyiintu
u gooja dayeen huwanti carab
iyo reegalbeedka kakoobnayd ayay uga
kasalalisay gantaalaha ridada
dheer dalka israa iil oo
caruurta
Carbeed jeer lagu seexin jiray
3. Waa jamhada xamaas oo ku
Khasabtay shabka yuhuuda muda sanad ah in aysan
Guryahooda ku raaxaysan ee
Taas badalkeeda ay qaxaab dhulka hoostiisa ay beer ka ku hayaan
Carabta oo 200malyan kabadan
Waxaa ka awood wayn ka sumcad iyo xoogbadan jamhada xamaas ee 70 sano
Godoonka ku jirtay
Sidaas darteed maraykanka
Dorashadiisu xiisa maleh
Waayo hadii gabadha la doorto
Waxaa maraykanku laalay sharcigii 2 qarni kabadan uu
Maraykanku ku dhaqmayay
Waayo haweeney iyo yuhuud
In ay maraykan madaxwayne. Ka noqdaan sharciga us ma dhigayo
Hadii Donald Trump ladoortana
Darasho dambe oo marakan ka dhacdaa majiri doonto
Oo waa putting rushka oo shacabka
Marakan qoorta u dhiibtay
Isku soo duub oo
Maraykan wadadii midawga soo feeti buu cagta saaray
Ee dhalaanka dhexdiisa jooga
Dhuwaagoow qaado
Number one
Boss united state waa 50 state ma ahan 52 state
Asc wll wariye 2 xisbiba midkodna khayr ka sogayno han nahay muslimiin
USA DIGTAATOORIYAD XOOG LEH OO AAN MURAN KA TAAGNAYN
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Farah Abdullkadir anagii mareeykanka joognay wuu naga xog ogaalsan yahay.
Duqqa sidda robotka usocday kulahaa.
India waa looga soo duceeynayaa.!! 😂😂😂😂😂.
Haddaan usocdaa in aan soo coddeeyo.
Lkn Jil ayaan ucoddeeynayaa 🎉🎉🎉🎉
Mukrtar ayaa ilajoga hadda qol ayaa radineynaa ee alleh in ow nosahlo nosoduceya
❤❤❤❤ Kamala hari voté ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤
sacaha lamaali doona
somali maku jirtaa
SAAMAYNTII WAQTIYADA QAAR MAANTA MAAHA ILAA WAQTIGII UU AFGANISTAN DURUUCDA DUMARKA KAGA SOO BAXAY
4 WAQTI WAAYE NOT 6 PLEASE 🎉
Maraykan faaiido uma hayo ee ninkani naftiisa uun buu ku badbaadinayaa
Weriye maxad tidhi waa madaxwynhii imisad ee maraykanka
74
Wariye maraykan waa 50 state.
Not 52 state
*Inshallah Trump guul*
War darbi ka bodka ishooda iska eeg
GUUL Trump
Madaxwaynihii dunida oo dhan ayaa la dooran dhaha taramse yuuna nagu soo bixin 😅😅😅😅😅😊
😂 sheekadaan music iska dhaaf
Kkkkkk robad warun
Kamala haaris
taraam baa soobaxaya taa iga qor aniga
Doorasha 47 AAA sorry
Kamala haris ha soo baxdo waa laba daran kala dooro markaa trm Ayaa sii xun mustaqbalka fog iyo nacaybka muslimka,waa ninkii yidhi Qudus)ha loo raro Caasimada dalka gacan ku samayska Ah ee yuhuuda
Q o
Donal tramp🇺🇸🇺🇲💯💯✊👍👍👍👍👍👍👍
Supscripe
Kamal hareys 🎉🎉🎉🎉
Ilaahey cagta hoose ha galiyo cajuus tramp waa malcuunka ugu weyn ee dunida guudkeeda ku nool
😂😂😂😂