Murashax Cirro Oo Go'aan Ka Qaatay Doorashada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Комментарии • 41

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 6 лет назад +7

    mansha allah waan ku ducaynaynaa mudane cadowgii dalkaaga ayaad ka nixisay guuleeyso

  • @najaxmuhumedelmi1121
    @najaxmuhumedelmi1121 6 лет назад +4

    Mnzhallah muwaadin Dhaba
    Ciro waxa uilaalinaya qaranimada Somaliland mnzhallah inzhallah waa ino markale guodoomiye

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 6 лет назад +3

    aabo ciro waad soo laaban doonta iinsha allah mar uun

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 6 лет назад +4

    Walaaahi wa muwaadin utudhaaya dadkiisa iyo dalkiisa sidaan ninkan unecbaa iyo siduu noqday isma lah rijaaal

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803
    @boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 лет назад +1

    Oohin ayaa ka muqata wlhi waa balan nudane Gudomiye wad solaban dontaa wanad guulaysan dontaa insha Allah

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 6 лет назад +3

    Dhinac waad tanaasushey baad u eegtey dhinac waad kicineysaa subxaana laahi!

  • @nasimkader6929
    @nasimkader6929 6 лет назад +2

    Halyeeey Masha Allah hubaal Abaalkaaga waan gudaynaa 😍😘😔 Ilaahey kheyr hakugu bedelo

  • @cumarfaais2048
    @cumarfaais2048 6 лет назад +1

    Thanks wadani

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 6 лет назад +1

    masaajidka madaxtooyada Imam ka noqo............. Marka horeba waad ku soo qaldantay musharaxnimada.......

  • @ironlady2590
    @ironlady2590 6 лет назад +3

    Waa sidaa abti macaan ,isku tanaazulid ayaa hormar lagu gaara, guul somaliland

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 6 лет назад +4

    lol masha Allah ciro siificaan baad yeelay lakin halgaanka laa soo madaax adiga waad kaa maqlaay walaal khayr Allah Ha ku siiyo

  • @khdrxsn880
    @khdrxsn880 6 лет назад +1

    Wan ognahay mudane in aanay khaaintinimadoda geedna kuso gaban wa dhac cad lkn insha allah akhira danbaysa mad guul daraysan run ahanti ayaka guul daraystay kana faaidi mayaan insha allah

  • @kajoogadigamahe6097
    @kajoogadigamahe6097 6 лет назад +3

    alxamdu lillah hadaad xishootay xalaanu kaa wizwizneeeee

  • @Landers2024
    @Landers2024 6 лет назад +1

    i was waddani, but i lost your respect....just let it go.

  • @asiyaabdillhi3771
    @asiyaabdillhi3771 6 лет назад +1

    Dhukuroow waa lagaa badiyee mad iska haneysid wayo adagna maan galine naga daa baasha oo ilahay ka baq

  • @taaxomohamed3085
    @taaxomohamed3085 6 лет назад

    Nasab kaamila raganimo mundane soomaalilan guuuul

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 6 лет назад +5

    Halyeeey Hogamiye daacad ah oo xilkas ah. si wacaan baa subiisay lakiin Jeegaan-laand way duugii lafiihii ka hadhay 7 dii sano ee hantidii qaranka la boobay.

  • @okmarwanebah1457
    @okmarwanebah1457 6 лет назад +1

    Adeero waynu u dhalanay raganimada , kalsoonida daacadnimada iyo dawlad jscaykaba noolow
    Waxan hubaa inaad markaga Ku guulaysan doontid isbadel Dhab ahna ad wadanka Ku sameyn doontid

  • @legendd291
    @legendd291 6 лет назад +2

    Oohin ka muuqata ax

  • @xasankulmiyeexetramist8989
    @xasankulmiyeexetramist8989 6 лет назад +1

    Tolow sidii SIILAANYO intu hlki kawado ma gulaysandona
    lkn siilanyo siyasi u ahaa
    Ciro sasu kugu dayey hadu waraq akhriyayaye 5kadib sdu noqon

  • @shaficincn
    @shaficincn 6 лет назад

    waad maahadsantaay mudaane waa run ee alle haa ku gargaaro sii ficaan aayad saamasay) waxaay noqotay xisbigaa kulmiye waay caaday in laa boobay ee waxaa qaaban dhaarti iyo kitaabki quraanka ee aay saaren gaacantaa

  • @mohasaid7905
    @mohasaid7905 6 лет назад +1

    Filinkaga aybaa cunay doonimayno xamaar markad galaafatay ajaalo ayaad imika sidaas u hadlaysaa waayo waxa tiri itiriyaa goobkasta waa lagu tiriyay wadkuqanciwayday xataa waxad ka xishoon wayday warqadu inadeerka ka xaaday koomishanka sxb waxa aanu kuhaynaa taarikh xumo

  • @gobdoongashaanle1095
    @gobdoongashaanle1095 6 лет назад

    SubxaanALLAH,Aar waabu ooyayaa,kan ku xigeenkiisuna waabu sii arag xunyahay,balse kalsooni isku qab cirrooy waa iga talleee yaa macno oraahdaada adeegso intaad warqad laguusoo qoray wax ka akhrinaysid,sida MBC uu kalsooni ugu hadlo hada waa hadii aad rabtid inaad soo laabato!!!!!!!!!

  • @peoplesvoice999
    @peoplesvoice999 6 лет назад

    Weli kulmiye ayuu afka kusii wadaa war ololihii wuu dhamaadey waana laynaga adkaadey mudane

  • @khadarismail3541
    @khadarismail3541 6 лет назад

    Khasab ayey ku noqotay in uu sidaa u tiraabo. Jelayca looga fiican ninka ragga ah.

  • @mahamedyusuf788
    @mahamedyusuf788 6 лет назад

    hhh Qoladii xabaalaha ka codeysey ayaad ilowdey haaji😂😂

  • @baromo1778
    @baromo1778 6 лет назад

    dhakhdhakhle war wax rag Ku hadlo Ku hadal

  • @dhagoolaydhookar7095
    @dhagoolaydhookar7095 6 лет назад

    ooy ciro islantii dhool ee an jarka ahayeen ayuba u eegyahay kani jugsodhacay ee ambas isku sheeg ee lagu badiley al muujahid muumin seed bal eega sidu u dhiganyahay

  • @user-ll3fi3jc3v
    @user-ll3fi3jc3v 6 лет назад

    Waraaqba hadalka laga akhrinayaa😂😂

  • @xuseenwario6547
    @xuseenwario6547 6 лет назад

    laandheere bnaan degay tahy wlhi

  • @xuseenwario6547
    @xuseenwario6547 6 лет назад +1

    lipx lipx dhly

  • @ashasoudioubahleh8200
    @ashasoudioubahleh8200 6 лет назад

    .

  • @sadiikfeisal7459
    @sadiikfeisal7459 6 лет назад

    Boqor boqor dhalay

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 6 лет назад

    ax ax mudane ciro nin adag ayaadtahay daadkaga iyo dalkagana waad utudhag insha Allah kursigana waad heli markaga

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 6 лет назад +2

    Sore loser, qasaab ayad ku tuunasushay!!

  • @saraabdi8518
    @saraabdi8518 6 лет назад +1

    Jileecuba waa waxay kugu arkeen waa maxay waa iska tegayaa ado helay codadkii badnaa waar nin ragaa Illaahay kaa dhigaye challenge garee dib haloo tiriyo dheh isasoo mutux oo meela uma socdo dheh taageerayaashaada codkiina muujiya dheh isusoo baaxa dheh is noolee Cadowgaagu ha arko inaad Nin adag tahay SubxaanaAllah.

    • @arahmanmohamed896
      @arahmanmohamed896 6 лет назад

      kkkkkkkk ma wuxuu u babac dhigi karayaa muuse biixi inabti xishoo wad arkaysaa isagoo ooyaya ayu warqada akhrinayaaye kkkkkkkkkk

  • @arahmanmohamed896
    @arahmanmohamed896 6 лет назад

    DOQON NACAS LOSER FASHILUU DAQONUU NACASUU CIRO DADKA UGA BAX DALKA MARKA HORAAD QALDANAYD EED MUUSE LA TARTARMAYSO NIN KAA CILMI BADAN KAA CAQLI BADAN KAA XOOLO BADAN KAA NIN RAGAYSAN PRESIDENT MUUSE BIIXI CABDI ADNA CIROOY OOHINTA DHAMAYSO KKKKKKKKKKKKKK