Xasan shiikh waa ku haftay siyaasadan geeska africada bari waliba waxa iskaga qaldan arimaha lama tabtanka ah iyo arimaha laga hadli jaro ama dap lala wadaagi karo arinkan bada waa arin ah in bambo gacmaha loo galiyay waana wax aan dhacayn
Itobiyo Bad Ganacsi ma rabto ee Bad ey Xoog ku Qaadato ey Rabtaa sababto ah mid Ganacsi hadi ey Tahay hadaba Jabuuti iyo Berbara ayey siticmashaa ee Maxey isku Dhamaan🤔 Xasan Shiikh Qayaanada Abi ma Fahmi la’sanyahay
Macnaha erayga marin ama marin biyood ayaaba khayaano ah dakad wan naqana lkn marin biyood tuugnimo cad weeye sababto ah marin biyod lama yaqan waxa u yahay cidna ma qeexi karto wuxuse aniga ila muqda bad iyo marinkii loso mari laha o dhul ah ama bari ah wayo marin wa wado biyahana wa bada marka halaga fiirsado hana lo yero aqonyahanka si ay u fasiraan marin biyood
Soomaliya iuo Somali land Midnaba Bada Cas habayarastee Anay Bada cas midkoodna shaqo ku lahayn bixina karin. Bada cas lsbadaba wey fogtahay. Somslia waxay ku taala Shaqo ku leedahay Badwenta India. Somali landna waxay shaqo ku leedahay ku Taala Gacanka Cadmeed.
Bada soomaliya ma af baa lagu difaacayaa hadii dadkii soomali ahaa ee bada lahaa itoobiya loo kala dhuuhleynayo sheeko sheeko ayaanu meesha ku haynaa inagu kala wada
Badda cas iyo Golf Of Adan Soomalia miyey ku riyootay ma laha E su'aasha se la isweydiin karo ayaa ah Soomalia horta miyaanay wax miyir qababa lahayn Ama siyaasiyiin caafimaad qabtaba lahayn Su'aal maxay kula tahay ah baad na weydiisey waxay nala tahay Soomalia miyey san indho lahayn miyaanay u muuqanin Dal ka badda Golf Of Adan iska lihi inuu yahay Jamhuuriyadda Soomaliland bixin karaa Ama diidi karaa geographically
Ethiopia wax bad ah uma hayno. Annaga Soomaaliya ah waxaa dad iyo dhul nooga maqan yihiin Ethiopia. Waxaase nasiib darro weyn ah in Xasan Sheikh yiraahdo waxaan ka dooneynaa in Ethiopia na Aqoonsato >>>>> waa nasiib darro weyn iyo Qaran jab raad xun ku reebaya Taariikhda Soomaaliya waxaana u keenay Xasan Sheikh. Balse ma ahan dhaawac taariikheed ee waa Qiyaanay Qaran, islamarkaana ay suurto gal ka dhigeyso inuusan Xasan Sheikh sii joogi karin Villa Somalia because he lost confidence with Somali people.
Suaashu waxay tahay badda cas ma bixin karata Somalia ? Badda cas somaliland iya bixin karata didin karat Somalia awad uma laha badda cas ciwalin way ogatahay marka yan lacadhonin 🖐️
Waxay ila tahay inaan wax heshiis ah iyo gor gortan aanan ka galin badeyna Itoobiyana maanta aan jaanis ku haysano maadaama aan isbahaysi u haysano itoobiya waxay rabto waa og nahay mana noo cun tamayso ee dagaalkaan waaba nasugaahee ciyoow naga bilaaba
Itoopiyaanka badda CAS waa kamamnuuc😊
Dawladnimo waa dhimatay
Eritrea and Egypt represent more Somali public views than the Somali government! Strange times we live in
Reality 😢
@miskoo1333 They are saying to stop 🛑 selling your country and be strong
Ethiopia power of the horn on Africa 🌍
Bada cas io idian ocean labadaba wa qald in badeena lgu gorgortamo
Sax . Sax . Raiisul . Wasareheena . Jiro . Joog . Welcome . Masar
Qadaadweyn
Somalia ma awooda inay dhahday Ethiopia bad kuma siinaayo dhulka aad Iga haysato isoo celi ciidankaagana dalka Kala bax xariirkana waan kuu jaray
Darood aya Ethiopia hos kawadato 😂
Eleen tuugu waa tuug waligiisba waa tuug
Hadda Cad Xassan Sheikh Gacanta uguma jirto mana. Haddii Somalia Ethiopia siiso Hadda Cad , waa MOU Ethiopia iyo Somaliland oo Ethiopia loo shsrviyeeyay. Xitaa cuyaal School Ku ma gran waayon in ay Hadda Cad khatar kutahay somaliya iyo doladaha dariska. Ethiopia Djibouti ayaa Bad commercial oo ayadu masmulo. Siisay maxay Ethiopia Ku diiday,?
Xasan shiikh waa ku haftay siyaasadan geeska africada bari waliba waxa iskaga qaldan arimaha lama tabtanka ah iyo arimaha laga hadli jaro ama dap lala wadaagi karo arinkan bada waa arin ah in bambo gacmaha loo galiyay waana wax aan dhacayn
Xasan waxuu ku xumaynayaa SOMALILAN...
koow koow ii wad sheekada 😅
@@maxamedabas4756
War adinku iska aamusa. Somali matihidiine.
Fudeedia dawladan halka xafad haysato. Total heshiskii turkiya waa lagu gaaday hasan sheekh
doqon calooshii laciyaar ah
Shar sookorodhay ayayilatahay itoobiya inaysoogaarto badeena
Anaga dhiman In nala gado Maxa kale shacabka dhiman hala xaraasho😂
Adeer heshiis ma jiro ee oramka runta haloo sheego in aan taago bad ah loo heyn ethiopia.
Nin waalan waa xasan.
Iyaaaa siyaaso saan miyaaa xaalkeedu
Ilahayoow run kadhig
Badda guduudan iyo mida Indian Ocean-kaba, Itoobiya dekadaha Soomaaliyeed badeecadooda waa kala degi karaan, waana heshiis labo dowladood. Wana wax banaan.
Badda ha ahaato guduud iyo madoow waxaa iska leh Soomaaliya, ganacsi heshiis-na wey kula geli kartaa wadankastaa oo ay DAN noogu jirto.
Soomaaliya guuuuul.
Itobiyo Bad Ganacsi ma rabto ee Bad ey Xoog ku Qaadato ey Rabtaa sababto ah mid Ganacsi hadi ey Tahay hadaba Jabuuti iyo Berbara ayey siticmashaa ee Maxey isku Dhamaan🤔 Xasan Shiikh Qayaanada Abi ma Fahmi la’sanyahay
Waaba dad waxay kuhadlayan yo waxay rabaan aan garanayn ethiopia badacas hada kentan idinka shalaayn doona
Maxay ilgara ugu hayan soomaaliya ma nagey qabanma warxuma ninku yaahuuu dheh
Maskaxda xasan io Fiqi yaa baro si ay ufikirayan arinta arimaha dibada XAMZANA axmed madobe maskaxdisa yaa ka baro😂😂
Xasan dawlad nimadii soomaaliya iyo qarinimadiiba godbuu kuriday
Yaa khasbay cajib
Badda cas somaliland ba lee. Bosaaso iyo garacaad puntland ba lee. Xasan ma lee
Xasan ayadu wada leyahy
Somaliya iyo somaliland toona ma siin karaan bada somaliland Ethiopia
Macnaha erayga marin ama marin biyood ayaaba khayaano ah dakad wan naqana lkn marin biyood tuugnimo cad weeye sababto ah marin biyod lama yaqan waxa u yahay cidna ma qeexi karto wuxuse aniga ila muqda bad iyo marinkii loso mari laha o dhul ah ama bari ah wayo marin wa wado biyahana wa bada marka halaga fiirsado hana lo yero aqonyahanka si ay u fasiraan marin biyood
Dad Aan Hadaf laheen baan Noqonay maalinba meel taagan bissinka
Guul guul guul soomaali
waxay ila tahay wax aanan sheegeynin hada
Soomaliya iuo Somali land Midnaba Bada Cas habayarastee Anay Bada cas midkoodna shaqo ku lahayn bixina karin.
Bada cas lsbadaba wey fogtahay.
Somslia waxay ku taala Shaqo ku leedahay Badwenta India.
Somali landna waxay shaqo ku leedahay ku Taala Gacanka Cadmeed.
ilaa hada faragalin cad waxa nagu haya waa Ethiopia waana wax cad.
Masar sabab loo dhaliilo mesha maba taalo aanka ahayn mala awaal iyo lacala
Dabcan danta umadeeda iyo jiritankeda aya kujira inay Ethiopia kadifacato bada cas
Eritrea na waa lamid, Marka waxbadan yaan laysku qasin oo siyaasi danaysta ah yuusan idiin marin habaabin ee somalaay dalkiina difaacda.
Xasan dhiiqo alow wadanka ka badbaadi
Wadanka farmaajo ayuu rabaa
Xasan shiikh ninkii naceb wa qabiliiste aan hormar wadanka la rabin wana la busaa kuligood😮😮
@@abdisalanali6346😂😂😂
Bada soomaliya ma af baa lagu difaacayaa hadii dadkii soomali ahaa ee bada lahaa itoobiya loo kala dhuuhleynayo sheeko sheeko ayaanu meesha ku haynaa inagu kala wada
Badda cas iyo Golf Of Adan Soomalia miyey ku riyootay ma laha E su'aasha se la isweydiin karo ayaa ah Soomalia horta miyaanay wax miyir qababa lahayn Ama siyaasiyiin caafimaad qabtaba lahayn
Su'aal maxay kula tahay ah baad na weydiisey waxay nala tahay Soomalia miyey san indho lahayn miyaanay u muuqanin Dal ka badda Golf Of Adan iska lihi inuu yahay Jamhuuriyadda Soomaliland bixin karaa Ama diidi karaa geographically
Ethiopia wax bad ah uma hayno.
Annaga Soomaaliya ah waxaa dad iyo dhul nooga maqan yihiin Ethiopia.
Waxaase nasiib darro weyn ah in Xasan Sheikh yiraahdo waxaan ka dooneynaa in Ethiopia na Aqoonsato >>>>> waa nasiib darro weyn iyo Qaran jab raad xun ku reebaya Taariikhda Soomaaliya waxaana u keenay Xasan Sheikh.
Balse ma ahan dhaawac taariikheed ee waa Qiyaanay Qaran, islamarkaana ay suurto gal ka dhigeyso inuusan Xasan Sheikh sii joogi karin Villa Somalia because he lost confidence with Somali people.
Suaashu waxay tahay badda cas ma bixin karata Somalia ?
Badda cas somaliland iya bixin karata didin karat
Somalia awad uma laha badda cas ciwalin way ogatahay marka yan lacadhonin 🖐️
Meesha hakasoo xaruuminine adiga adeerkaa runta usheeg waa adigi frmjo colka la ahaay
Gacan yare xassan sheekh
War niyow dadaka beenta kadhaaf ilaahay kacabso
𝐅𝐢𝐫𝐬𝐭 𝐯𝐢𝐞𝐰𝐞𝐫
Waxay ila tahay inaan wax heshiis ah iyo gor gortan aanan ka galin badeyna Itoobiyana maanta aan jaanis ku haysano maadaama aan isbahaysi u haysano itoobiya waxay rabto waa og nahay mana noo cun tamayso ee dagaalkaan waaba nasugaahee ciyoow naga bilaaba
Beenlow inaad tahay una ahaqaysid cadowga Somalia bad Somalia cidna malabanqaadin inay ganacsi alaab Kala soo dagayaan maamulka iyo ciidankeeduna Somalia leedahay kooxo badan aad kujirtid qadanku shaqo idinka qabtaa