Reerka Bahgobo waa reer gob ag oo reer Somaliland ah, xaq bay u leeyihiin inay xilalka dalka qayb ka ahaadaan, laakiin ilama aha in meel gaara ay kaligood joogaan. Meel ka fiican wakaalada Biyaha ayaa la la gayn karaa, laakiin reer Wakaalad, Hayad ama Wasaarad gaar ah iska lehi ilama aha inay sax tahay.
Naaqus naaqus dhalay, bal waxa ugaas sheeganaya eeg. Miyaa lagu dubaynayaa ka dheddig isaaq. Waa in la baadhaa dhaqaalihii ay hayaduhu bixinayeen iyo wixii umadda laga qaadayay xagay marisay wasakhadda kolba xafladda ku dhiganaysaa wixii reer abaarso ah ii barya in la ii daayo xaaraanta aan cunee.
Maxaa loo badalayaa Ninkani hawsha si fiican ayuu wadaa waa xaraan waqabadka ha la ego mooge iyo ina darood waa labada masuul ee ugu waxqabadaka badan Alow Somaliland u gargaar
MAXA KA GALAY CIDU CIRRO DOORANAYO E DABA DHIGAY DOQONKAN
Bahgobo waa reerka iska leh deegaanka ay hargaysi ka cabto hadii loo dooran waayo mareeyaha wakalaada biyaha Hargeisa dhuumaha waa la wada go,aynayaa 😂😂😂
Waakalada Biyaha Hargaysa Dowlada Hoose Hala Hoos Geeyo Waan Huba Golaha Deegaanka Ee Hargaysa U Habar Baxay Inay Umada Biyaha Wada Gaadhsiin Doonaan Mudo Yar Gudahood.
Ma dhakhtar ayaa u qoray caqli xuma
Mariyihi hore shaqada wuu ka adkaa dadkenu hebel badal moyane shaqadiisa ma eegaan dadkana'qofka wax'uqabanaya aya udana'lakiin lama fahansana
Harto wa lagu yar silcinayaa sug😂😂
Tuug ugu wayna rer somaliland ma dhaxalbaa hargeysa u dhaxeya wakaladu rer qudha u xirantey
Reerka Bahgobo waa reer gob ag oo reer Somaliland ah, xaq bay u leeyihiin inay xilalka dalka qayb ka ahaadaan, laakiin ilama aha in meel gaara ay kaligood joogaan. Meel ka fiican wakaalada Biyaha ayaa la la gayn karaa, laakiin reer Wakaalad, Hayad ama Wasaarad gaar ah iska lehi ilama aha inay sax tahay.
Waxan yaa umada ka qabta🤔
Eribodka hargeisa sacad muuse ayaa jooga maxa wakalada biyaha ka dhigay sacad muuse
Dawlada hoose hala hoos geeyo w biyakaha madax wayne nacaskan naga aamus yaa yidhaahda
Naaqus naaqus dhalay, bal waxa ugaas sheeganaya eeg.
Miyaa lagu dubaynayaa ka dheddig isaaq.
Waa in la baadhaa dhaqaalihii ay hayaduhu bixinayeen iyo wixii umadda laga qaadayay xagay marisay wasakhadda kolba xafladda ku dhiganaysaa wixii reer abaarso ah ii barya in la ii daayo xaaraanta aan cunee.
Ugaaska ugaasyada somaliland beeshii magaadle waxba Wali allankaa waxbamasiin iyagaan mudanka somalilad ah
Dadkeenii maxa dib u jeliyay qabayalad iyo nacasnimo maxa nagu manaystay
Suphallah. Suphallah. What he wearing and he oromo kkkkkkk
Kkkk war nacasow iska fadhiiso
MAAREEYE DAAROOD YAA BADALAYA BAL NINKAN WAALAN EEGA MAAREYE DAAROOD YAA U DHAAMA
Maxaa loo badalayaa Ninkani hawsha si fiican ayuu wadaa waa xaraan waqabadka ha la ego mooge iyo ina darood waa labada masuul ee ugu waxqabadaka badan Alow Somaliland u gargaar
Wlaahi nin dhaama lama hayee haloo daayo ninkaa horumariyay we ceebta kala fadhiista adeer oday dan leh looma baahna ceeb weynA