Subxanallah!! Walee odayga Martin waa qof ay qabyalaadu feedhaha hose ka gashay. Reerkan aad dhaliileyso waa part of Somaliland and without them nothing gonna work jahiil yahow. Muuse Biixi reer uma ahayn madaxweyn ee qaran ayuu dadahaynayay. Bal adeerka hurdaye oo waliba ictisaam io Somalia utalisa ha la eeg wuxu qabto.
caqli xumada ragan faqashta ah ee is waraysanayaa , adeer meesha raga office fadhiyaa ayaa is bedelay ee sharcigu isma bedelin. munafaqiin yahay. xadhigu wuu soconayaa meahan rule and law ayaa ka jira. kuraastana umada loo qaybinayaa, sisiman, garxajis kaligii ciro kursi muu saarin.
Hussienomar,what young nation are you talking about haragysa map iyo are cide 252 waa somalia qaabil aya haragysa qabsaday oo isaaq ah maha in ay wadan yihiin somalia waa xafado qaabilo adeeryaal ku seexada oo beenta 34 sano iska joojiya
Like martin has said, the man won fair and square with 65% of the vote ! Imagine if the previous government clocked that . Let's all hope ' juqajuqeyntu ' starts sooner rather than later.
Asc allow u naxariiso labada waalid ee inaga wada baxay allow qabriga u nuuri u waasici suaalahana u dhibyaree jano fardawsana ka waraabi insha allah aamiin scw scw scw from awdal state somalia 🇰🇿
Dee dibjir Ayu aha oo aan dublimasi aheen ninja leeh dooxa hargaisa inaken aan ku leegdanee dhaqan madaxwayne ma leeyahay. Ilahay iyo Imad reker Somaliland Aya mahadleh oo n dhafiyay
Asc aboowgiis cali xaraare aabe alle ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u wasiciyo adigane samiriyo iimaanabiwene hoyadiis alle ha u naxariisto qabrigiidane alle ha u wasiciyo samir iyo iimaan🤲
Ilaahay ha u naxariisto Aabo cali Mustafe ina abti marna Abti hooyo oo Ana Eedo ii ah Ina jirde Ilaahay ha u naxariisto dhamaan waalidkeen ilaahay ha u naxariisto
The true Somalilanders are suspicious of some of the people who were named in very sensitive positions, like the guy who was named to the position of Foreign Minister and the director of the same ministry. If the president truly believes in Somaliland self self-determination, he should let those who are anti-Somaliland recognition vacate their position.
Martinow reerkii hore ee loo badiyaa ahay really siquruxbadanbaa ufalanqaysay, ani se waxaan rajaynaya in wasarada arimaha dibada somaliland aad ugushaqayso wayo waxa siyasadu tahay fahansantahay Really
Asc Caloow iyo Martin ba waalidiintii idin ka dhimatay ilaaheey ha u Naxariis to Janatul fardowsa na ilaaheey ha ka Waraabiyo kitaab kooda na ilaaheey midigta ha ka siiiyo Aamiin Aamiin iinshaa Allah tan kale SomaliLand xukunkeeda ma waxuu dhaafi waayay ila meereeyso iyo ila suga oo kaliya waxaa loo baahan yahay wax qabad dhab ah iyo horu mar dhan kasta ah
Mesha ma Somalia ayad mooday neefyahow xoolihi oo rag lacag loo so dhibo oo taandho dhexdeed isku doorta😂. Waxaad aad so tirisay maa naqano mana joogan wadankayaga halkan shacab Aya ka taliya madaxwayne maxay raban Ayu yeela Hadi uu dido Sidi lagu satay ayuba lagu dajiya
Waxba la xidhay Intaynu Ka baxno Somaliland Horumar iyo Isbadal baa ka dhacaye Horumar ma ka hadalnaa? Good Question. In dhaha Soo Baxay Cali Xaraarihii Nacaybku ka muuqday.
awaal waxaay la hayaeen abi ahmed aya icraf qaabil na siinaya maanta Trump horta Trump ma kala yaqaana qqqbilida somalida madawayanyashooda,calamadooda iyo xafadaha ay kala hayastaan?
Cali saxiib Salaan marka hore , waxaan ka yaabey dadkan common soo qoraya ee waalika naga hooseeya ilahay ha uu naxariistee caayaya 😢 is very sad situation. Hadii aan lacag kaa soo galeen comments miyaa iska xidhid, hadey hanti kugu jirto ilahay ayaa meel kale kaa siinaya iska xidh .. because danbigaa ka yaraan lahaa
sxbkey ali xarare oo ila bbcdii aan ku xirna maca voada ilaa hada 😢wxn uga tacsineyaa geerida ku timid abihii wxn ilaahay uga baryaayaa denbi dhaaf iyo raxmad inu xawd xabiibkena ka cabo insha allah samir iyo iimaan sxb nooleba waa dhintaa 😢😢😢
IDOORKA MAGACA SOMALILAND MA HOYADOOD BA LEH MISE DHUULKAN XAFAADO AYEEY KA DeGAN yihiin WAAN kU WAREERAY SOMALIALND BEEY KUleyihiin YIHIIN DHUULKAANA 60% QAABILO KALE AYA LEH MAXA QALADAAN DAD YAHOW BAL II SHEEGA?
Anigu shicib baanay ku ma kal sooni ciro waabu seex day somaliyanad hoostuu ku wata waxuu ugu baditay dowladii vore wuu iska rushaynaya wayo iyagaa deegaanka ugubadan dowladu ku dhisantat dhaqala ahan marka ciro ma odhan wamadax wayne mana odhan doono xaram intuu 7 lugaha muuse kalaalaadat siga adag ba looga laladaya ila laga tuuro madax toyada tasa na marta hurdaye
Horta labadan oday camal aan somaliland aheyn ma hayaan miyaa ma wxd donaysaan in dowladdu garxajis miidhan noqoto ader galbeedka waa la sasabayaa hadii kale mucaaridadooda waa laga yaabi doona
Nio somalidu waligood waa juhalo nio dee hadii laguu keenay dad kuu shaqeeya oon cidna aqoonin waar wuu saxan yahay ee u hogaansama shuruucda wuuna hagajin doona wixi khaldama I.a ee hala daayo lkn hadaan nidhaahno uun muxuu reerka usiisay muxu reerka usiin wayay waligeed meel lama gaadhayo walee
❤🤍💚CALI MAARTIN WAXAAD WAAY DIISAA CIOR ALE KASOKOW YAA SAARAY KU RISIKA JAWAABTU WAA HABAR AWAL GARXAJIS KALIDII ISMA BIXINAAYO BARI IOY GALBEED AWAA SHAQAAYNAAY SAY LACAGTII HABAR AWAL MARKAA XAQ AYAAY U YEE SHEEN KURAASTA UGU SARAAYSA DALKA EE WAX HADIYAD LOO SIIYAY MAJIRTO CALIYOOW MAHADSANID❤🤍💚❤🤍💚❤🤍
Ilaahay ha u naxariisto
Cabdi xaraare iyo mustafe hooyadii oo geeriyootay ilaahay ha 'u naxariisto
Illahay uma naxariisto munaafaqiintas
Martin wuxuu u haystaa in ciro Garxajis kaligii doortay 😂😂😂😂
Madaxwayna qaranka soomaliland ciro
Kuguma racsani ,Martin wa siyasi calami ah wuxu kahadlayaa aragtiyaha qabaliga ah calina waa hoos dhigayaa, Martin wasarada arimaha dibada iyo hogamin really uqalmaa ,
Ali xaraare iyo Saxiibkii Mustafe martan,waxaan u’gatacsiyeeynayaa waridkood oo geriyoodey,Illaahey hawnaxaristo janatul Fardousana illaahey hakawaraabiyo Amin yaarabi
Subxanallah!! Walee odayga Martin waa qof ay qabyalaadu feedhaha hose ka gashay. Reerkan aad dhaliileyso waa part of Somaliland and without them nothing gonna work jahiil yahow. Muuse Biixi reer uma ahayn madaxweyn ee qaran ayuu dadahaynayay. Bal adeerka hurdaye oo waliba ictisaam io Somalia utalisa ha la eeg wuxu qabto.
Ciro Masha Allah ilaa hadda si fiican ayuu wax wadaa dhinac walba raggana run ayay sheegeen ee maxaad saluugtay oo ku cayday?
caqli xumada ragan faqashta ah ee is waraysanayaa , adeer meesha raga office fadhiyaa ayaa is bedelay ee sharcigu isma bedelin. munafaqiin yahay. xadhigu wuu soconayaa meahan rule and law ayaa ka jira. kuraastana umada loo qaybinayaa, sisiman, garxajis kaligii ciro kursi muu saarin.
waa runtaa kan warsangalina waa caruurtii FAQASHTA OO DOOXA HARGEISA AYUU ISBIIRTADA KU CABI JIRAY,KAN KALANA WAA DAYDAY
Wax runa ayuun bay sheegeen maxaad saluugtay?
Ilaahay hawnaxariisto 🤲
Apaha ha u naxariisto ❤
Somaliland is a young nation awaiting recognition, the former is in order to assist the current ❤ you from Kenya 🎉
Hussienomar,what young nation are you talking about haragysa map iyo are cide 252 waa somalia qaabil aya haragysa qabsaday oo isaaq ah maha in ay wadan yihiin somalia waa xafado qaabilo adeeryaal ku seexada oo beenta 34 sano iska joojiya
HOOYADAA IYO FAQASH WAS!!!!!
Somaliland is not young nation
But Somaliland is a nation bigger , don't say again 👍
@@ApdiraxmaanLegend iidoor land 3 magaalo kkk
Jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee soomaliland government guuuuul
ciro dhaadhaan wuunaga lumay maa aragteen.
Like martin has said, the man won fair and square with 65% of the vote ! Imagine if the previous government clocked that . Let's all hope ' juqajuqeyntu ' starts sooner rather than later.
Allah ha u raxmo waalidka😢
wasiiradan uu ka sheekaynayna wuxuu u jeedaa habar awal waxaanu leeyahay codka u badan ayuu helay codka cidkasta ayaa siisay
Ma Habar Awal ayaa siisay?
Labada alle ha u naxariisto iyo wixii islaama 😢
Aa.min illahay walidiintaas naxariis hasiiyo
Inleelahu wa in ilaahu Raajucuun Alee haa uu Naxaristo in tii dheematay iyo Hooyo Mustafe maxamed Aar Mustafe Maratin AMIIN 🤲🤲🤲
ILahay hawnaxariisto
Asc allow u naxariiso labada waalid ee inaga wada baxay allow qabriga u nuuri u waasici suaalahana u dhibyaree jano fardawsana ka waraabi insha allah aamiin scw scw scw from awdal state somalia 🇰🇿
Faqash is Waraysanaysa Muuse Biixi faqash oo dhan baa neceb, That's Why loo hadal hayo. Reer Somaliland Maantay garanayaan WAA MARKAYGII IYO GARXAJIS AWAL BAA GUMAYSTA, JABKA LAGA DHAXLI DOONO
Dee dibjir Ayu aha oo aan dublimasi aheen ninja leeh dooxa hargaisa inaken aan ku leegdanee dhaqan madaxwayne ma leeyahay. Ilahay iyo Imad reker Somaliland Aya mahadleh oo n dhafiyay
Allah swt haunaxariisto labadiina waalidba
Asc aboowgiis cali xaraare aabe alle ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u wasiciyo adigane samiriyo iimaanabiwene hoyadiis alle ha u naxariisto qabrigiidane alle ha u wasiciyo samir iyo iimaan🤲
Ilaahay ha u naxariisto Aabo cali
Mustafe ina abti marna Abti hooyo oo Ana Eedo ii ah Ina jirde Ilaahay ha u naxariisto dhamaan waalidkeen ilaahay ha u naxariisto
Faraha ka qaada madaxweynaha cusub, waa ceeb
Madaxweynahii hore wuu tagay.
Cirro waa madaxweyne dhab ah
انا لله وانا اليه راجعون
Waxan utacsiyen Ali xarare
& Mr Martin
Allaha unaxaristo hoyoyinken
😢😢😢😢😢😢😢Mahadsanidiin
Ali adigu ma sool baad tahay mise puntland mise woqooyi. Arrintaa nooga waran waa la idinku wareeree,
The true Somalilanders are suspicious of some of the people who were named in very sensitive positions, like the guy who was named to the position of Foreign Minister and the director of the same ministry. If the president truly believes in Somaliland self self-determination, he should let those who are anti-Somaliland recognition vacate their position.
Samir iyo imaan alla ha idinka siiyo alla ha unaxariisto
Illaahay how naxariisto labada waalid iyo muslim aamiin aamiin yaa allaah 🙏🏼
Doorasho nadiifa my ahayn marka alleh laga baqo mustafaw yaanay qabyaaladi ku qaadin
Allah hownaxariisto dhamaan intii inaga horaysay waalid iyo walaal iyo awlaadba
Alla haw naxariisto dhamaan inta dhimatay ee muslina iyo waalidkiin ba
Aamiin aamiin yaa rabi
ILAAHOW U NAXARIISO DHAMMAAN MUSLIMIINTA...
Alle ha'unaxariisto waaladiinteenii dhimatey oo dhan aaamiin
Allaah ha u naxariisto samir iyo iimaan Allaah ha idinka siiyo
Muse tagay sharcigi muutagin martin siyasi wayn buu sheganaya hadana cunfiba ka muuqda !
Munaafaq HAbar awal wuu ka baqayaa
Isha Allh wuuna ictiraaafi dhoohan turraaam io iiiiimanlaweee makroon 😊
Alla ha u naxariisto labada waalidiintiina iyo Dhamaan Mu'uminiinta
Martinow reerkii hore ee loo badiyaa ahay really siquruxbadanbaa ufalanqaysay, ani se waxaan rajaynaya in wasarada arimaha dibada somaliland aad ugushaqayso wayo waxa siyasadu tahay fahansantahay Really
Habar awal dhaqaalaha wadanka iyaga ayaa skale
Allah ha naxariisto
Allaha unaxariisto labadaba
Asc agoonka cali xaraare iyo saaxiibkii o rajay noqday labadiinaba samir iyo iimaan Ilaahay ha idinka siiyo iyagana jannatu fardawsa ilaahay ha ku casuumo
Asc Caloow iyo Martin ba waalidiintii idin ka dhimatay ilaaheey ha u Naxariis to Janatul fardowsa na ilaaheey ha ka Waraabiyo kitaab kooda na ilaaheey midigta ha ka siiiyo Aamiin Aamiin iinshaa Allah tan kale SomaliLand xukunkeeda ma waxuu dhaafi waayay ila meereeyso iyo ila suga oo kaliya waxaa loo baahan yahay wax qabad dhab ah iyo horu mar dhan kasta ah
War numa fila xilku lkn waxa inagu filan horumaarka dalka lagu sameeyo taasina way socota oo aqoonta madaxda dalka istarajiiyada dalku ku yaal ayaa u fududayn doonta isbedelka dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalka aynu sugno hogaanka dalka
Ali Harare. Martin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLAH yarxam walidiintiiin
Allaha u Naxariisto 2da waalidba
CODKA 65% DOWLADO WAAWAYN AYAA IIBSADAY CODKA DALKA IYO SHACABKA SOMALILAND.
China 🇨🇳 Qatar 🇶🇦 Djibouti 🇩🇯 Turkey 🇹🇷 Somalia 🇸🇴 CIRO WAA LA SAARTAY KURSIGA FADHI KU DIRIROOW
Waa run oo waxaa saaray shacabka Somaliland ee isbedel doonka ahaa oo nacay Muse iyo kooxdiisii
Mesha ma Somalia ayad mooday neefyahow xoolihi oo rag lacag loo so dhibo oo taandho dhexdeed isku doorta😂. Waxaad aad so tirisay maa naqano mana joogan wadankayaga halkan shacab Aya ka taliya madaxwayne maxay raban Ayu yeela Hadi uu dido Sidi lagu satay ayuba lagu dajiya
Cali wanu tacsiyadaynay martin hooyadi Allah ha u naxaristo amiin
اللهم ارحمهما ونق ذنوبهما واغفر لهما- اللهم آمين
Rajay iyo agoon baad noqoteen !
Ciro waa gob illaahay ha xiftiyo ha guuleesto goobanimada garxajis isaaqa kale lama heelo
Waxba la xidhay Intaynu Ka baxno Somaliland Horumar iyo Isbadal baa ka dhacaye Horumar ma ka hadalnaa? Good Question. In dhaha Soo Baxay Cali Xaraarihii Nacaybku ka muuqday.
Alaah ha unaxariisto labada walid ee geriyooday
Allaha unaxariisto
awaal waxaay la hayaeen abi ahmed aya icraf qaabil na siinaya maanta Trump horta Trump ma kala yaqaana qqqbilida somalida madawayanyashooda,calamadooda iyo xafadaha ay kala hayastaan?
Mustafa Martin waa ciyaal Burco. He has a sense of humor known for reer Burco. Ali is rather serious. 😂
Odasha dada jira qabil ka xishoneyn ciyalka waxasay barayan
System ka wixii ridey waa sidii tujarta suldanada iyo beeshu umijo xaabisey madaxweynohoodii may ahayn doqoniimee waxay ahayd dhuuniraacnimo
Dadka sool iyo sanaag somalilan weyna jaqaafiyeen ee sidaa Nabad gelyo hakusiiyo
wax laga guulaystay may jirin kursiga hadiyadbaa loo siiyey hadaanu si fiican u wadina waa laga dejinayaa 😅
Maartin maaha Caliyow,Ninkaad moodey haku dagmin Isaaqna,isku dirikarimayside xasadka iska dawee
Ninoow shaqo aan laguu dirsan Baad haysaa ma is tidhi muuse biixi Somaliland isagaa leh Ciro iyo muuse na waa labo walaalo ah ciil u dhimo adigu dhexdoodu Kuma qaadee
اللهم اغفر لهما وعف عنهما ووسع مدخلهما
Ma wuxu doonayey inuu reerkisa siiya xubigu ma garxajis ayuu ahaa oo Dowlad garxajis soo dhiso ayuu rabay
Martin waa qabyaali walaahi siba habar awal ayuu aad u neceb yahay
illhay nacay ayaa daran martin nacaybkiisa muxu ka qaadi
Allah Yarxama Raaximiin ALLAH JANADII HAKA WARAABIYO DHAMAAN WAALIDKA AAMIIN YAA RABI
Martin miyuu iibsaday page kan ama youtube kan.
Cali saxiib
Salaan marka hore , waxaan ka yaabey dadkan common soo qoraya ee waalika naga hooseeya ilahay ha uu naxariistee caayaya 😢 is very sad situation.
Hadii aan lacag kaa soo galeen comments miyaa iska xidhid, hadey hanti kugu jirto ilahay ayaa meel kale kaa siinaya iska xidh .. because danbigaa ka yaraan lahaa
Laxdaa Ina aar dhalay waxa ka riwaaysada yibirka
Waa sax nabada hadoono waayo ninkii hore ayaa meel walba qarax noo dhigay
❤❤❤❤❤ dabagalee wutagayaa
sxbkey ali xarare oo ila bbcdii aan ku xirna maca voada ilaa hada 😢wxn uga tacsineyaa geerida ku timid abihii wxn ilaahay uga baryaayaa denbi dhaaf iyo raxmad inu xawd xabiibkena ka cabo insha allah samir iyo iimaan sxb nooleba waa dhintaa 😢😢😢
Laba oday oo Muuse ilaaa imika ka baqaya , Muuse uu u tanaasulay lagama badin
Amin
IDOORKA MAGACA SOMALILAND MA HOYADOOD BA LEH MISE DHUULKAN XAFAADO AYEEY KA DeGAN yihiin WAAN kU WAREERAY SOMALIALND BEEY KUleyihiin YIHIIN DHUULKAANA 60% QAABILO KALE AYA LEH MAXA QALADAAN DAD YAHOW BAL II SHEEGA?
Waaku faraxsanahay in Martin uu ku qanacsanyahay Dowladda cusub. Waa isbadal wanagsan
Anigu shicib baanay ku ma kal sooni ciro waabu seex day somaliyanad hoostuu ku wata waxuu ugu baditay dowladii vore wuu iska rushaynaya wayo iyagaa deegaanka ugubadan dowladu ku dhisantat dhaqala ahan marka ciro ma odhan wamadax wayne mana odhan doono xaram intuu 7 lugaha muuse kalaalaadat siga adag ba looga laladaya ila laga tuuro madax toyada tasa na marta hurdaye
$30.000 Ee martin xisbiga Ku support Gareeyay baa guul noo hor seeday
Martin ma Wadani reerkiina ayuun baad u haysatay, rag baa 600k oo kaadh u iibiy
Odayaasha waa lala tashada ,mid kale xisbiga mucaaradku talada waxbuu ku leeyahay
Way isku camairayaan waar ceergabo ka warama
Hooyadaa ayuu soo kordhiyey iyobaryo culusta iyo baroor wiishta daarood xasre.
Alle haw naxariisto Labada waalid
Adigu markii muuse biixi ladoortayi sawdigii madxa wayinaha sheegtayi
Horta labadan oday camal aan somaliland aheyn ma hayaan miyaa ma wxd donaysaan in dowladdu garxajis miidhan noqoto ader galbeedka waa la sasabayaa hadii kale mucaaridadooda waa laga yaabi doona
Mustafoow murayadaada si fiican oo lagaaga faaidaysto
Maaha inaad shaadhadaha buunbuuninta beenta khayaaliga lknwaa inaad kahadashaan wax macno idiin samaynaya
Haddi Habarawal dhaqaale haysato, maxaa isu daldasheen ee u Baroorateen???
Wax Aa haysateen ma’ jirto tuug ayaa tihiin cashuurti ummadda cuntay jooji faanka,
Alhaalla yarxama ali xadhadheh iyo saxibki.
Ma reerka inta dhaqaaluhu ka do baxo ayaa seem la dul mari karaaa
Aleelihe garxajis isagaba dawlad ah so ma rabaan in ay mareexaan noqdaan yaa sallaamwaa sida aanu rabno ileen anagu isaaq asallaanu nahay
Nio somalidu waligood waa juhalo nio dee hadii laguu keenay dad kuu shaqeeya oon cidna aqoonin waar wuu saxan yahay ee u hogaansama shuruucda wuuna hagajin doona wixi khaldama I.a ee hala daayo lkn hadaan nidhaahno uun muxuu reerka usiisay muxu reerka usiin wayay waligeed meel lama gaadhayo walee
Alllah yaraxamaha waliiidkiin 😢
taladii aad dhigteen jeebku idiinku hayaaye ha degdegina xilalka oo dhan anagaa idiin deynee
ISBELDKAA MAA SOMALIWEYNIMO BAA?
Samir iyo iimaan 2 diina waalid rabi baxariistii janno hasiiyo
Muuse maahe dambiiluhu goorkasta wuu joogaa janagale na wuu xidhayaa