Run ahaantii, ma filayo in uu jiray madaxweyne u soo halgamay ilaalinta xorriyadda iyo madaxbannaanida dalka sida Xasan Sheekh oo kale. Insha Allah Soomaaliya way guuleysan doontaa. Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Cabdi xafid waxan ku maleenaye ma noqon sida aad cawa sheegeeso ma fir san doono hbn cawa iigu danbeeso mar walbo dad somalida cuqda qawo Aya radisa qooska qoodka qooka dhahayo
Fateh Family waa qoys educated ah oo Warsangeli ah oo in badan USA degana oo si sare wax ugu Barta. Waxa laga yaaba in u ader u yahay Dr. Alin Fateh oo ah samayey Adhesive glue ama xabagta warqadaha lagu dhejiyo oo aan u baahnayn candhuufada si cudurodu u faafin
Cabdi xaafidaw anigu aan sida saxdaha kuugu jawaabo kooxda xasan shiikh ma u socdaan dawladnimo ama masiir umadeed waa maya waxaa ka xun magac xumada ay soomaaliya u keeneen siistamka ay ku dhaqmayaan qaab tuuga ah go'aana aana anayna lahayn Marba albaab aygeleyaan
Aqoonyahanada uu mareekanka soo tababarto sida ninkaan waa kuwa faafiya been abuur ah in prof,xasan sheikh uu reerkiisa dowladda uu ku koobo kaliya ninkaan waa jaajuusiin mareekanka u shaqeeya sida uu isaga qiranayo in uu ka soo shaqeeyey gaashaandhigga mareekanka ogaada,
Tviga iyo cid uu wareysztaa waa dadka dowladnmada somaliya Jason horjeeda ee hor iyodabdiidka una shaqeeya cadowga somaliya ay ka deginlahayd waxuu tebyaa warar aansal KA so raad lahayn dadka beenta aad u sheegayso waxba ka daaya reer Daraood reer fircoonow
Nin buka ayaad caawa keentay oo loogu talagalay in laga wareysto sheeko fadhi ku dirir qabiileed adigu waxaad ka wareysaneysaa nidaamka dawladnimada waa sheeko iska soo horjeedda oo meel kale ayuu nala aadayaa malaha wuxuu ilaabay in somaliyaba kii hogaamiye ka noqda inuu tem wato sida isagaba loo watay
Sorry maxamed waxad tahay aqoonyahan. Samaliyed maxad ugu jiiday ddganka qaladka fashilka xasuuqay u gaysteen shacabkay xukumayeen why ad eeda somaliland oo intas o kilo miter u jirta bal kaligaa is dhegayso😂😂😂😂😂😂
Dhalisha somali ayan u nahay waxa ka fican in wixi dhexdeena qaldan ee sixid u baahan iyo wadani nimada lakala saaro iyo sida wax loo wada qabsan karo, ethiopia wax aan dhibato ka ahayn somalia uma hayso ee waa in wadanka laga saaro sikasta oo loga sarikaroba

Thnk You BS tv hoyga kaliya een uso doonto war sugan oo la hubo mahadsanid C/ Xaafid
Run ahaantii, ma filayo in uu jiray madaxweyne u soo halgamay ilaalinta xorriyadda iyo madaxbannaanida dalka sida Xasan Sheekh oo kale. Insha Allah Soomaaliya way guuleysan doontaa. Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ma xuma ee muxu qabtay?
Tanks cabdi xafiid dadkaa aqoontaleh waa loobaahanyahay waraysigooda Waana kugu taageerayaa thankis
Alaah haku xafido cabdi xaafid Waad kaga keentay isna waa isa saxay
Mashalah alle haku sharfo saxafi cabdixafiid ❤🎉
Mr Fatah waa nin aqoonyahana oo daacad u ah wadankiisa.?Dadkaas oo kale baa lanwaraystaa Masha Allah
mashallah guulayso walaal meesheedii baad dhigtay
Daarood Meel kasta ha joogo qof kasta ahaado colaada isaaq wayka midayasa yihii wadaad iyo wariya
Xataa qarsan maanyan
Masha allah tabaraka rahman allaha idin xafido ❤❤❤
Mahadsanid Wariye ,dhawr mar oo aad waraysi qadaday waxan arka inaad diidantay inaad dhinac u xagliso.Thanks .
Asc madaxweynaha mustaqbalka iyo falanqeeyahaba wa idin salamaya . Reer jabuuti oo airport magalo china 🇨🇳 ku taal ayan idinka dawanaya .
Somalia 🇸🇴 Dawlad Allah ayaayka Sogaysaa Alle hanoo gargaro
True Somali madaxweyne kaligii diyaarad saaran isaga iyo afar qof iyo gabadhiisa aduunku waa arkaa
Abdihafid goormaad noo keenaysaa Dr Mohamoud D Aweys
Good suaal wanagsan bad waydiisay
horta lacagtaan labaxinaya maa lasiiyo wiilasheena midakale wadanka baarlamaan , madaxweeyne , reysalwasaara iyo wasiiradiisa, doolad gobaleedyada meesha ufadhiyaan in lajaraan rabi lahaa.
Cid walba hadii aqoonyahan lagu sheego, oo siyaasi laga dhigo waa nasiib daro umada soomaaliyeed haysata
Waa dad dawarsi u anbabaxay, hubkii la fasaxay in ay isku dhameeyaan ayaa loogu talo galay.
Lkn yaa fahmaya, waa Xasan iyo wax aan dhaamin
Asc cabdi xaafid waan salamayy maxamed,, waxaan layaabanahay, Somalia waxaa kadhashay, Maxamed oo kale, oo dhaliyaro ah, Aqoontiisa sareyso, Madaxda Somalia waxaa Ciidanka xakuma wasiir tiktok, sawabtaas maxey ku dhacday.
libaax xaqiiqda ayuu taabtay waxaa dagaalka soo qaaday waa ciidamada Somaliland
Wa runtaa
Hassan markay madaxwene kaa dhigten Baan garanayey inay somalia good ku dhacday Farmajo oo wadanka sharaftisi socashay qabyalad ku riden kheyr yelan mayan moryantu
Cabdi xafid waxan ku maleenaye ma noqon sida aad cawa sheegeeso ma fir san doono hbn cawa iigu danbeeso mar walbo dad somalida cuqda qawo Aya radisa qooska qoodka qooka dhahayo
Laba nin oo Daarood ah oo danaha qabiilkooda iska waraysanaya oo news dadka looga dhigayo!!
faqshay faqashay keenay DAAROOD AHA U SIFAACAYA OGAADEEN WAXAA WALIBA QOF ISAAQ AYAA GURIGA KU HASTAA
Jaajusiin mj oo is waraystay iska dheh cadow haduu jiro waa Adinka
Fateh Family waa qoys educated ah oo Warsangeli ah oo in badan USA degana oo si sare wax ugu Barta. Waxa laga yaaba in u ader u yahay Dr. Alin Fateh oo ah samayey
Adhesive glue ama xabagta warqadaha lagu dhejiyo oo aan u baahnayn candhuufada si cudurodu u faafin
Dowlada wax fiicaneysameysey Ethiopia iney dalka kasaarto
C/xafiidow kana xageekakeentay wabayaabe waa jaajuus
Maleerteen waa la amini wasyay dab oo dhan assaa ka maduulsh
Cabdi xafiid waxaad tahay jaajuus u shaqeeya itoobiya mucaaradna ku ah dowlada soomaaliya ee itoobiyadii aad burn burning jirtay waa la ceyriyay
Cabdi xaafidaw anigu aan sida saxdaha kuugu jawaabo kooxda xasan shiikh ma u socdaan dawladnimo ama masiir umadeed waa maya waxaa ka xun magac xumada ay soomaaliya u keeneen siistamka ay ku dhaqmayaan qaab tuuga ah go'aana aana anayna lahayn Marba albaab aygeleyaan
Cabdi xafid ninka wanin kahadlay saxa laakii aqoon gudaha kama warhayo warun siyasad fdhin laakin adiga hadhumin nikan dhibta doowlada maahan ee wasiyasada qabiika kudhisn
Wall Ninikan. afsomli hakuhdlo
Maraykan Axsaan nooma hayo kollay
Maxay qabtaan ciidankan Xasbunallah
WAXAAD INOO KEENTAY CAAWA WARIYE C/XAFIID QUF AAN AFKA SOOMAALIGA UU DHIBAAYO ,,,AWAY CAALIN????
Kkk,siyaaso afkudagaala oo qabyaaladeysan ayeey joogtaa,hubka itoobiya soogelee waxba umamuuqato ee hubka dalka iyo dadkiisa dantooda laguqabanaa ayaa afka laguladagaalaa waa dagaalan daneeysi siyaaso guracan oo cadawga dalkaan looguhiilinaa.gacmagaalo oo daneeysiyo badan oo lagu'adeeganaa ayaadalkaan dhibkuhaaya.
Mansha allah waa niin wax badan fahansan xaqiiqdii. Dhibaataada meesha hubka laagaso gaaliinaayo deeganka soomaalida waa hargeisa
😂😂
Ninkaa ceyr ayuu qataa dhabtii waa benaale
Ilaahaw ethobia iyo daba dhilifkeedaba nooga hiili
Cabdixaafidow dawlad waalan baa noo joogta
Ninians warkiisu mafiicna ina cagjar ayaa amaranth bixiyay fikirķiisu waa khalad booliska d.d.s. isagaa dadka ku kibra madax cagjar aya kadambeeyay..jilib laf hoose ah ayaa lagu duulay
KAN AMUU OROMO YAHAY AFKIISU KIIBUU U EGYAHEE
C/xaafid colaada hawd wll waxaa bilaabay somaliland cuqaasha kasoo jeeda soomaaliland kuwo badan waa cuqaal wanaag san qaarna waa cabdi maalig muse coldoon ookale xaataa culimada qaar umada sixun ukicinaya bulshada ayaa jirta inaad aragtayna waa laga yaabaye
Basaas baan u ahay maraykan maad iska tidhaahdid 😂
Aqoonyahanada uu mareekanka soo tababarto sida ninkaan waa kuwa faafiya been abuur ah in prof,xasan sheikh uu reerkiisa dowladda uu ku koobo kaliya ninkaan waa jaajuusiin mareekanka u shaqeeya sida uu isaga qiranayo in uu ka soo shaqeeyey gaashaandhigga mareekanka ogaada,
somali waxaa baaabiiyayy nimnaka madaxda sheegta ee xamar lagu ilaaaliyo sodon sano ayayy xamar nabad kadhigikarilayihiinn nimankaaasi waaa shaqo tag somalina dan kamalaha
Tviga iyo cid uu wareysztaa waa dadka dowladnmada somaliya Jason horjeeda ee hor iyodabdiidka una shaqeeya cadowga somaliya ay ka deginlahayd waxuu tebyaa warar aansal KA so raad lahayn dadka beenta aad u sheegayso waxba ka daaya reer Daraood reer fircoonow
Triste Somalie 😢
Somali somali is dileysa wax aan kusheego garan maayo
OGAADEEN OO GAM LAGA DHIGAY😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
😂 Deegaanka Haud mar walba waanu geli karnaa kana bixi karnaa laakiin Somaliland ma garanayso heshiiskaas Ingiriiska 😂
Nacas kan .a,aad ka waraysanaysaa
Nin buka ayaad caawa keentay oo loogu talagalay in laga wareysto sheeko fadhi ku dirir qabiileed adigu waxaad ka wareysaneysaa nidaamka dawladnimada waa sheeko iska soo horjeedda oo meel kale ayuu nala aadayaa malaha wuxuu ilaabay in somaliyaba kii hogaamiye ka noqda inuu tem wato sida isagaba loo watay
Somalia ma khuseyso arimaha somaliland alshabaabta loogama baahna somaliland
Sxb ma dhinac ayaad u janjeersatay? Maxay tahay cunaqabateynta hubka ee dhaliyey dagaalada sokeeye ee soamaaliya dhinac kasta ka dhacaayo?
Kkkkkkk somali aqonyahan baan ahay haka yeelin shayaadiin weeye nin walba dantiisa ayuu kuu sheegayaa
Sorry maxamed waxad tahay aqoonyahan. Samaliyed maxad ugu jiiday ddganka qaladka fashilka xasuuqay u gaysteen shacabkay xukumayeen why ad eeda somaliland oo intas o kilo miter u jirta bal kaligaa is dhegayso😂😂😂😂😂😂
C.xaafidoow haday diinta iyo islaamnimadaadu sax tahay barnaamijka hubka ee aad yarkan waydiinayso kusoo dar wixii somaliland katiri maalintii cuna cuqubaynta hubka lagaqaaday somaliya spestioly faysal cali waraabe
Ta kale ka hadal daarood waad ogtahay talooyinkooda gaarka ah iyo dagaalada somalia kasocda dhamaan inay daarood wadaan e haddaad alle kabaqayso noosoo gudbi hal barnaamij oo g21 ka daarood iyo siyaasadooda maalin walba qof daarooda oo mabaa di.da daarood aaminsan hanoo waraysane
Waxa mediyaha ku jira oday wayn oo hadlay ooaadan cadde lasoo shaqeeyey oo sheegay inuu c.rashiid usheegay inaan soomaaliyi heshiinayn inta daarood ku jiro maxaad hadaad qabyaalad kadaahir tahay reerkiina mar qura runta ugu sheegi waydey ee aad taarikhahooda khaldan uga warrami waydey
Alla kabaq calaamadaha munaafaqana take care
Nacala hooyada faqashta ah ku yaal
War ilahay ka baq cayda iska daa