Waa maxey Jaamacadda Carabta? | Sidee Soomaaliya ugu biirtay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Waa maxey Jaamacadda Carabta? | Sidee Soomaaliya ugu biirtay?#arabic
    Waa muuqaal si guud uga hadlaya ururka Jaamacadda Carabta.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan ku soo biir oo kamid noqo saaxiibada ku tixan,
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 246

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 8 месяцев назад +5

    Maya marnaba kuma qanac sanin sababtoo ah wxy halisku tahay jiri tan kayaga dhaqan iyo inan somalinimadayada ku faano

    • @رشد-1
      @رشد-1 8 месяцев назад +1

      Sax manihin carap ee soomali baan nahy hadii xitaa naka klajabiyo somaalinimada ma dhumeeyso oo carap noqon meyno

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 8 месяцев назад +8

    الصومال من العرب👏

  • @AxmedMooge-d5z
    @AxmedMooge-d5z 8 месяцев назад +16

    Uruurka ina ku jirno wax mushkilada malaha lkn masar aya lumisay qimiihi ay laheed

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 8 месяцев назад +7

    Magac mooyee manfac male

    • @رشد-1
      @رشد-1 8 месяцев назад

      Walaahi waa sax falastiin ay wax u qaban la yihiin
      Maxay faa ido leedahy carapnimo iyadoo jirto Allah xagiisa inaan u simanhy ay San fadli na dheereyn

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 5 месяцев назад

      Manfac way leeyhiin oo dagaalkii 1977 way na tageereen masar , sidoo kale 30 sanno caawin bay inala dabajoogaan dadkeena gaajoonaya ee dagaalada iuo abaaruhu leefeen , dayntiina way naga cafiyeem

  • @baydarwashiish6004
    @baydarwashiish6004 8 месяцев назад +5

    Iga walonaan caraab u ahayn runti wanaan necbahay caraabta, haday naaf leyihiin falastiin wax ha u qabtaan amba ay caraab nimo wax so kordhineyso. Anigu waxan amiin sanahay In’an ahay 🇸🇴Somali ilahay ku aburay geeska Africa ahna African.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 8 месяцев назад +5

    Somalia wa urur argagixiso maaha dal jira wana in laga saara jaamacada carabta
    Jamhuuriyada Somaliland ayaa kuso biiraysa insha Allah

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 8 месяцев назад +1

      🤦🏿

    • @Hodan.mohamed223
      @Hodan.mohamed223 8 месяцев назад

      ​@@xuseenfadalhala yabin caqligisu hadle😂😂

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 8 месяцев назад

      😅😅😅😅😅😅😅

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 8 месяцев назад

      😂😂😂😂

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 8 месяцев назад

      Ilaahow aqli nooyeel aqli la'aan ma noolan karnee ina land laan aqliga idin foorara land laan

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 8 месяцев назад +14

    May may may wallaahi waa khalad aad iyo aad u wayn inaan ku biirney jaamacadda carbeed, waayo waxeynu caayeynaa soomaali nimadeenna run ahaantii, ilaahbaa igu oge haddaan madax dalka ka noqdo dalka waan ka saari jaamacadda carabta eebbe idankii.

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 8 месяцев назад +2

      Wankugu raacsnhy

    • @HasanMalawowMiris-sy1iw
      @HasanMalawowMiris-sy1iw 8 месяцев назад

      Yurur ayaan ku iri Yaa huu yahuuda miyaad ukoba qaadeysaa maan gaab yahooow edebta daran

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 8 месяцев назад

      Wakhtigi lagu birayay awood ayay Lahayd waxana Badanka Ay Cuna Caqabatayn jirtay shirkadaha Xidhiishka la yeesha isreal oo curdin ahayd sida Yaya ugu biren ban filaya

    • @رشد-1
      @رشد-1 8 месяцев назад

      War inaga carap ma nihin
      Alle inaga ma dhigin maxaa Israel naga galay😮 taada kle na meeshaas wax lagu haayo maleh aan sheeko ahyn
      Carapta aa afka looga xiraa ururkaas​@@HasanMalawowMiris-sy1iw

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 8 месяцев назад

      @@HasanMalawowMiris-sy1iw maxaa iska galey israaiil iyo carab in laga baxo?

  • @AbdirihmanAbdishakur
    @AbdirihmanAbdishakur 8 месяцев назад +14

    Haa ! Waan ku qanacsanahay haddii ay faa'iido soo kordhineyso iyo ururka maadaamo uu ka koobanyahay wadamo Muslimiin ah. Wixii Shar ah iyo wixii Qeyr ah Allah baa inaga og. Allah Qeyrka iyo wanaagga haa nawaafajiyo .Amen ❤🤲😢😁

    • @ghst4487
      @ghst4487 8 месяцев назад +7

      Palestine xitaa wax uma qaban karaan mxee thy marka faaidadooda in lagusii jiro

    • @SaraFarhan-ul1ji
      @SaraFarhan-ul1ji 8 месяцев назад +1

      ku wani sharmooyee khayr kuma jiro waayo falastiin ayaa maanta u baahan waxna umay qaban 😢inagan waxaba inooma hayaan, anagu carab manihin🙄😒

    • @Hiddenhistoryyy
      @Hiddenhistoryyy 8 месяцев назад

      Carab Waa dad xun waxaana rajeynaya inaan ka baxno nacalda

  • @Xoghayaanshe
    @Xoghayaanshe 8 месяцев назад +5

    Carab ma nihin
    1 luqad
    1 midab
    1 dhaqan
    1 diin Islam
    Sidee ku noqonay carab 😂😂

    • @ghst4487
      @ghst4487 8 месяцев назад +2

      Carabta asalka waa soomaali lkn hada carab manihin hadii carab nimo ee tahay kuwa hada jiro

    • @muscabcabdisalaam4596
      @muscabcabdisalaam4596 8 месяцев назад

      Yaa waxaas kuu aqriyey​@@ghst4487

    • @salafiyamedia-d5q
      @salafiyamedia-d5q 8 месяцев назад

      Nasabkeenu waa carab luqadeenuna waa somali isma diidayso

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 8 месяцев назад +4

    Asxpey
    COCA-COLA : iyo wixii la xidhiidha hala qaadaco waxan garab wayn kusiinana xamas dagalka saxdya iyagu ku jiran inaguna ka dhaqalaha aan galno insha allah

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 8 месяцев назад +3

    Ethiopia markeey maqasho Somalia 🇸🇴 waa wadan carbeed wexeyna ka tirsan tahay Jaamacada carabta aad beey uga xanaaqdaa weyna dhibtaa arintaas maqalkeedu , sidaa daraadeed waa inaad ku faraxsanaatid inaan ka mid nahay Jaamacada carabta

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 8 месяцев назад +2

      Ethiopa maanta iyadaa carabta ka sareysa sababto ah Carab waxey kabaha usidaa yahuuda iyo reer galbeedka😂😂

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 8 месяцев назад +4

    Hadii aanan iskeen isku taagayn waynoo dhaantaa inaan Africaanka baantuuga iyo xabashida ugalno, ogu yaraan diintaa naga dhaxaysa.

  • @ibraahimsaalaxx.xassan7014
    @ibraahimsaalaxx.xassan7014 8 месяцев назад +6

    Maya kuma qanacsani waayo somali baan ahay

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 8 месяцев назад +5

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .

  • @poom5180
    @poom5180 8 месяцев назад +5

    Kaa waan kuqanacsanahay in ey kamid tahay j Arabita

  • @DaudSaiddirac
    @DaudSaiddirac 8 месяцев назад +2

    Tanaad halyeey cilmigusa dadka la wadaago

  • @mrmoney170
    @mrmoney170 8 месяцев назад +1

    maxa sababay inaad is moodo carab adigoole taarikh ka badan 6000 kun oo sano😡👺

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 8 месяцев назад +3

    Wax jira maaha waa ururka maro weynta waa habro isku soo ururay say u xantaan yuhuuda 😅😅😅😅😅

    • @GuxayeGarmaqate
      @GuxayeGarmaqate 8 месяцев назад

      Sey u xantaan yuhuuda walhi aad ugu qoslay😊😊😊😊😊
      Xan looma bahne calamkan ficil iyo mabd,a iyo kartI wax tara wllo😊

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 8 месяцев назад

      Weligee ina land laan maseer lee heynee saan lee ahaan doontaan reer land laan

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 8 месяцев назад +1

      😂😂😂 Waad iga qoslisey

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 8 месяцев назад +7

    Waa ku taagera shb qaaliya guuleyso✊❤️

  • @NasroSaid-o2j
    @NasroSaid-o2j 8 месяцев назад +3

    Haa! Somalia 🇸🇴 maaha carab lkn dal 100% Muslim ah sidoo kale carabnimadu maaha dad wada dhashay ee ummad ay midaysay diin dhaqan iyo darisnimo marka laa mushkilah😊

  • @abdi7932
    @abdi7932 8 месяцев назад +1

    waar ay ay dhashay nio, haday wax tarayaan may falastiin waxka celiyaan bal, waa iska magac uun waxani ururna maaha

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 8 месяцев назад +1

    6:03 🔄
    1974 ilaa hada 2024 ah somaliya🇸🇴waxba kama faidin ururkan jamacada carabta lagu magacabo dad walalahod falastiin waxba uqaban karin yaa kusii dhex jirin naga saara.
    awalba carabi wa naag xiriirka halo jaro kuligood

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 8 месяцев назад +1

    Kuwaani falstin.wa.haka.celiýaan

  • @abdiraxmansaleebancawil-ng2oo
    @abdiraxmansaleebancawil-ng2oo 8 месяцев назад +2

    Cumar carte qaalib ayaad somali ku darey midowga carabta ninkaas oo ah nin reer somaliland ah allah ha u naxariisto ee

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 8 месяцев назад +1

      Hhh😂😂😂 tarikh been ah iska sheego Dee jahilyahow 😂😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 8 месяцев назад

      ​@@sHimaaLi_x1oo yaa ku diray hada 😂 adeer Ciyaalba Tahay

  • @Junanilll
    @Junanilll 8 месяцев назад +1

    Wadankanaga waxuu kahagaagi wayay wa carabta, erayga argagaxiso ayaguu noga imaday, dadkanaga waxay ahan Jiren dad isjecel, imaaradka,Qadar iyo Sacuudiga Marna raali kama ahan somalia inay dowlad xoog leh yelata maxa yelay somalia suuqa shidaalka ayay kusoo biireysa ayaga waa udhimasha somalia oo Africa shidaalka u iib geyneysa . 😮😮

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 8 месяцев назад +1

    Mahad sanid macalin wan ku farxay cawa bar naamij kaagqn seed u arag taa damaca qaawan ee ethiopia ku doo ney so bada soo malia jamacada carabtu maxay kawaban karaan eadankan jamacada carabta kamida ee lagu dqmcayo badeeda sey se u arkaan nabadgalyo

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 8 месяцев назад +1

    Ani ahaanteda inaa ururkaas ka baxno ayaa qabaa sababtoo ah wax faaido ah kuma qabno. Xitaa majiro dal kamidaa ururkaas oo viso la’aan ku tagi karno. Anyway inlaga baxo ayaa qabaa.

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 8 месяцев назад

      Ururka isku taga Africa maxaa faaido inoo leedahay waan ku jirnaa miyee nagu taageren qadiyada bada waa maya lkn jamacada carabta dhamaan qadiyada bada wey nagu taagersan yihiin
      Shirka iigad daraad madax weynaha waxa ku jees jeesayay qolo uganda kamida

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 8 месяцев назад +2

    Haa waayo soomaali badan oo tafiirtoodu carab ay thy baa jirta

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 8 месяцев назад +1

    Asc kudarsoo markay xaga dhaqaalaha inaga caawinayaan waa sax balse markay xaga dhaqankeena jiritaankeena maya maya maya

  • @captainshakra004
    @captainshakra004 8 месяцев назад +1

    Raali kama ehi ani ahaan fikirkeyga waayo wax aan ka faaidey malahan kusbiirista Arab league anaga Somalia baa nahay Somali kadib neh african baa nahay Arab Inan ka daba cararno waxba inoma tareyso danahena aan ka fikirno oo aan danahena raacano waayo markan burburnay waxa dalkena dhibka ugu badan ka geystay waa shiiqyo isku sheeg ee arab wadato sida maxaakiimta, alshaabka, Iwm

  • @maxammad-Cismaan
    @maxammad-Cismaan 8 месяцев назад +1

    Kamid ahaanshaha jaamacadda carabta wax dhib ah kuma qabno, dadka diiddana waa dad malaha saluug garab istaag ka qaba carabta. Maadaama aynnu nahay dal burburay, hadda in aan cid fogayno uma baahnin.

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 8 месяцев назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Jaamacada Carabta ku biirideedu waxa gundhig u ahaa Xidhiidhka U dhexeeyey Somaliland iyo Dawladaha khaliijka oo soo jireen ahaa.
    2: Ta labaad waxa gundhig ushaa Bada Cad oo ay Somaliland tahay Wadanka afka ku haya Baabul Mandab….Ictiraafka Somaliland waxa uu meesha ka saaraya Somali 🇸🇴 waayo Faaiido uma laha Carabta….Oo waxay la mid nowonaysaa kenya 🇰🇪.
    Waa Khayran katiiran

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад +6

    GOLDEN VOICE❤😊

  • @Abdijaliilkhadar-ic3ro
    @Abdijaliilkhadar-ic3ro 8 месяцев назад +1

    0:50

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 18 часов назад

    CARABNIMO. IYO. ABTIRIISNYO. MAAHA. URUR KU. WAXA. UU KU DHISAN YAHAY

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 18 часов назад

    DAL KA SOMALIA 🇸🇴 DADD. SOMALI AH. OO. GAALO. AH. AMA KANIISADO. GAAR AH. KA SOO BAXAY. BAA. KU BUUQA. CARAB MAAHA. SOMALIDU. WAR. CARAB MAAHA ODAY. SOMALIDU AY KU ABTIRSANAYSO. EE. WAA. URUR. AY. KU. BIIREEN. OO. DAL KA. MASAR CARAB. MAAHA WADAMO. BADAN BAAN. CARAB AHAYN.

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 8 месяцев назад

    Waarun ururkaasi waasidaas aad sheegtay balse wakhti xaadirkan baahi intee leeg ayaa loo qabaa ururo islaami ah oo isku xidhan sidee dunida la, inooga qiimayn lahaa tafraaruqu dhadhanka uu leeyahay majirto cid inooga aqoon badan aan alle (SW)ka ahayn inaynu midowno ka islam ahaana waxa kaliya la, inaga rabaa inaynu u caabudno siduu rabbi (SW)Ina faray rabbina asaga ayaa balan qaaday inuu dhulka Ina makan siin doono
    Allahu akbar❤
    Allahu akbar ❤
    Allahu akbar ❤ الله اكبر ❤
    الله اكبر ❤
    الله اكبر ❤فدح ونصر

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 7 месяцев назад +3

    Haa wax dhib ah uma arko maadaama ay urur muslimiin ah yihiin❤❤

  • @MohammedAmoore
    @MohammedAmoore 8 месяцев назад +1

    Lipaax Somalia waa ku tageersanahay ineey Jaamacada carabta ka mid ahaato sidaasoo kalana waxaan jeclaan lahaa dowladeena Somalia ineey Xeriir fiicaan la yeelato Dalka turkiga. waxaan kaa codsanayaa inaad ka soo hadasho ama soo qadato ururka iskaashiga islaamka qaabka uu u shaqeeyo sababto loo dhisay iyo waxa aay qabtaan ururkaan.

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 8 месяцев назад

    Aniga ahaan kuma qanacsani inuu dalkayga hooyo kamid ahaado ururka jaamacadda carabta. Mara jelcaan lahayn inuu dalkaygu lumiyo garabka istaaga Masar................

  • @cwalicali9276
    @cwalicali9276 8 месяцев назад

    Dowlada libiya sababta ay jabhada uhubeyn jirtey waxa ay aheyd 19979 aya somalia tagertey hishisku camp david ee udhaxeyey Israel iyi masar

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 месяцев назад +2

    Waa KU tagraasanah ka SII midaan
    Ahan

  • @AhmedSaadaq-v3l
    @AhmedSaadaq-v3l 8 месяцев назад +1

    HAA! wax mushkilad ah ma lahan ku mid noqoshada ururkan waxana kasi jeclan laha in ay noqdan kuwo awood u leh inay is difacan kana xoreyan falastiin cadowga dahsady

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Carabnimadu. Maaha. Aabe. Dhalay. Dadd lagu magacaabo. Ee. Daddku. Waa. UUN alle. Waxbadan. oo ka dhexeeya. Baa jira ama diin. Ha noqoto ama siyaasad moodin in laga. Hadlayo Qoys aabe dhalay. Macaha faamli. Umada oo dhan. Waa hal faamli. oo. Waxay. Ka soo jeedaan. Nabi aadan laakiin. Maaha. In ay isku diin haystaan

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 8 месяцев назад

    Wa sax Somaliya kubirta arab inkasto aheyn hadana wa muslim into kalinti muslimku Adunka kulaha hada ragga arbed kagabiyen

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 8 месяцев назад

    Si c’est prendre la mer 🇸🇴regarder c’est qui se passe aujourd’hui… au frontière.. on était le premier… …

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 8 месяцев назад

    Somalidu waa dad carbeeda oo ku dhaqan geeska Africa in ay qoomiyadooda carbeed kubiiraan dhib kuma jiro

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 8 месяцев назад

    Xaqiiqdii jamacada carabta waxankudiidno osababana garanmayo waxfaido ah oan ugamidahanana garanmayo wabulsho muslimina oxaqa inafaraya inanmidnida umadmuslima lakala furin waxmacno ah oayinoledahayna majiran ankahayn tagero afkah

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 8 месяцев назад

    Faido bdn maleh lkn inan kujirno maxumo marki dhibato kaga timado dhanka africa ine inaga cawiyan aya macqule isku dina waynu nhy

  • @fahadmuuze
    @fahadmuuze 5 месяцев назад

    Mya Kuma qanacsani waayo la dhaqan ma ihi la afna ma ihi la midabna ma ihi iskumana eekin mid kle qiime in laygu hayona halkas ugama jeedo dana iguma jirto wxna kama faa,ido marka in somali ku jirto Uma arko arin wyo carbtu iyagibaaba aan awood lahyn ay wax iskaga dhiciyan😎

  • @Booskaga_Saxda_Ah
    @Booskaga_Saxda_Ah 8 месяцев назад +1

    Waxaan urur maaha saameyn leh maalina gormey qadiyadda Falastin garab istaag u muujiyeen😢😊

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 7 месяцев назад

    Jamacada carabta .waxaa loyaqaana . shibiryo heesa. Falastin ayay waxba uqaban wayeen

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 8 месяцев назад +1

    dennis wayne hope texas ninkaas bal ka soo sheke libaaax

  • @cabdireemagaal1085
    @cabdireemagaal1085 8 месяцев назад +1

    Sxp adoo wajigada la arag ayaa qimo leedahay sxp waxbarashada nagalafalo

  • @xasanAliAhmed-ss6bb
    @xasanAliAhmed-ss6bb 8 месяцев назад

    Jamacada Carabta Xasan dhiiqo miyaa nagu biriyay waa maxay sababta aad u soo qadatay sawirkisa Qurun Qabiliste ah baa tahay uma ogalid libintii uu lahaa rabi hau naxaristee madax weynihii hore ee somaliya m.s.bare

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 8 месяцев назад

    Jamacada arabta waxa aasasay wasiirkii arimaha dibadda boqortoyada British kaas bilaawey ee arab inta fikirtey iskuma imadiin ee Somalia wax faa’iido kama helin xagar daamo iyo bahdil mooye ururka jamacada arabta waa lamid tahay guriga carcara ama ankabuut wax qiimo msle

  • @muqtaardaha1761
    @muqtaardaha1761 8 месяцев назад

    Mya ! Maxa yeelay anagu maku hadalno arabic marka uu masuul qudbad ja jeedinayo waxa laga rabaa inu ku hadlo arabic dad badan ayaa noo maleeya inaa ku hadalno Af arabi luqadeena hooyo ayaa meesha ku lumayso iyo dhaqankeena Talow Maxay noo qabatay ururka jaamacada carabta?

  • @90films69
    @90films69 8 месяцев назад

    Jamacad aan anigu idinku daray miyaad macno kadhigaysaan waligiinab tariikh somaliyeed hal meel oo aad micno ama muunad aad ku soo kordhiseen majirto

  • @SalebanHassan-vn1ii
    @SalebanHassan-vn1ii 8 месяцев назад +1

    Carabnimmo marka laga yimaado dhamaantood waa Muslimin anigukana Muslim nahey alle ayaa madhey muslimtu ha midooban. Hadii dhanka siyaasada wax soo korshineyso waa ku qanacsanahey🎉

  • @AdenFarah-nq6gx
    @AdenFarah-nq6gx 8 месяцев назад

    Djamacada carabta hadayba Somalia iyo Falastiin iyo kuwa lamidkaaba difaaci karin waaa uun magac uyaaal

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 8 месяцев назад +1

    Jaamacada carabta inaan ka mid nahay wax tar aan ku helno wuu jiraa taageero Cod lagugu taageero na ha noqotee, inaan ka maqanahay maxaan ku heli laheyn

    • @ghst4487
      @ghst4487 8 месяцев назад

      War faaido kuma qabno

  • @AbdullaahiShdaahir-uz6ll
    @AbdullaahiShdaahir-uz6ll 8 месяцев назад

    Waxaa ku qanceena marka vise la,aan latagi karo wadamada ku bahoobay ururkan lkiin inta iyaga vise la,aan imaanayan somalia annagana vise nagala rabo maku qanceeno

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 8 месяцев назад

    Carabta waxa inaga dhaxeeya diin iyo dhaqan iyo xuduud badeed wax dhiba ilama aha in laga mid ahaato Africa iyo Carabtaba wax inoogu kordha mooye waxba inagagama xumanayaan

  • @Ljirde
    @Ljirde 8 месяцев назад

    KUMa qanacsani waayo waxaan aaminsanahy burburka soomalia inay sabab u tahay carabnimada beenta ah

  • @KhaalidXaaji-t2d
    @KhaalidXaaji-t2d 8 месяцев назад

    Haaaaa ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤎🤎🤎

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 8 месяцев назад

    Mya kuma qanacsani wyo qimaheni baynu luminyna sababta oo ah inaka ma nihin carab la midowgoduna fa,do mlha

  • @faz1X16
    @faz1X16 8 месяцев назад +1

    Inkasto Urur awoodisa hoos lodhigay u yahy hadana wan ku qanacsanahay ka mid ahanshaha dowladaha carbeed

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 8 месяцев назад +1

      Sidee ugu faraxsan thy inaa ku birtiid meelan kaso jeedin hadday thy muslim ahaan may pakistan iyo Afghanistan iyo malaysia iyo wadamo bdn muslimiin ah kuso biiran war qalad bay nagu thy inaa meeshas ku jirno runtii nio

    • @faz1X16
      @faz1X16 8 месяцев назад

      @@sHimaaLi_x1 wan raba inan ku biirno ma dhihin sxp inaana ku buurin taladeedu intana ku biirin bey no taalay hadase waban ku jirnaa e anigu inan ka mid ahano wan ogolahy ayan iri wana ra'yigeyga shaqsiga ah

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 8 месяцев назад +1

      @@faz1X16 sorry shb wa run fikradada waa dhibaan karta aada xor u ah 🙏🏼

  • @Bile-sharaf.
    @Bile-sharaf. 8 месяцев назад

    Kuma qanacsani waa urur fashilmay carab falastiin wax u qaban wayday miyaa adi wax kuu qaban

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 8 месяцев назад

    Meesha hunguri iyo dano gaar ah unbay somalia iyo jabuuti ugu biireen e inay carab ahyn wa la iska ogyahay

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 7 месяцев назад

    Kamana soo horjeedo wax muhiimad ahna u ma arko kamid ahaansha ururka jameecada carabta sababtoo ah maaha urur wax saamayn ah kule caalamka masarna hada ayada ayaanba meel isku ogayn carabta kalena waa caruur
    Reer galbeed 🤔

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 8 месяцев назад

    Maya kuma qanacsani shaqsi ahaan waayo weey aan kula jirno jamacada carabta majirto waayoo luqadeenu maha carab midabkeenuna ma aha carab dhaqankeenuna ma aha carab maxaa isku haynaa marka mida kale carabtu iyaga hadii laga qaado afti ah somali macarab baa 70% waxay aamin sanyihiin inaa nahay african i.a hadaa dalkaan iigacan galo waan kasaaraa i.a

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v 8 месяцев назад

    Maya kuma qanacsani shaqsi ahaan waayo weey aan kula jirno jamacada carabta majirto waayoo luqadeenu maha carab midabkeenuna ma aha carab dhaqankeenuna ma aha carab maxaa isku haynaa marka mida kale carabtu iyaga hadii laga qaado afti ah somali macarab baa 70% waxay aamin sanyihiin inaa nahay african i.a hadaa dalkaan iigacan galo waan kasaaraa i.a

  • @sumyokuluc907
    @sumyokuluc907 8 месяцев назад

    Kasoo hadal gabadha leonor ee dhaxal sugaysa aabaheed warbixinteeda waan ubaahanahay inaan ka ogaado waxbadan

  • @rashkaarter9061
    @rashkaarter9061 8 месяцев назад +1

    Qaladkii ugu weynaay waa in somalia 🇸🇴 gasho jaamacada carabta

  • @jarmalsangal7933
    @jarmalsangal7933 5 месяцев назад

    Ururka jamacada wan kujireynaa lakiin waxaa nahay afrikan manihin arab

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 8 месяцев назад

    Meshan wa meel sheeko xariir ah sxb wax. Ey muslim u heyan. Maleh.

  • @DaahirAli-zl2rk
    @DaahirAli-zl2rk 8 месяцев назад +1

    Wa wixi ugu xumaa ee madaxdeenu sameeyen waayo waxaan shaki galinay dhalashadena luuqadeena iyo wax walbo an lahayn

  • @kornelyaxye5960
    @kornelyaxye5960 8 месяцев назад

    asc aad ban ku salamay marka hore nio waxan ka codsan laha inaad uso celiso barnamijkii sadex magaalo

  • @khalid1297
    @khalid1297 8 месяцев назад +1

    Cawa aniga comment ugu horeyay bixiyay 👊

  • @DeeqAbdillahiAli
    @DeeqAbdillahiAli 7 месяцев назад

    Maya sababtoo annaga carab ma nihin somali jada nahay africaan aya nahay wa ina ayaga wax la qeynsanaa carab maxe no hayaan hadee shekada qasantahay mee dhahaanoo war hub haga walwalina dhila wada dhashe

  • @takar1095
    @takar1095 8 месяцев назад

    carab manihin, jamaacadaas faashalintayna inaan ka sii mid ahaanno waa dulmi weyn

  • @askarjanagalenogob1440
    @askarjanagalenogob1440 8 месяцев назад +1

    Asc sxb magaca inagufilan takalee aan kabaxnee xageen aadna ma gaalada ugalnaa inaleh dhuka malihidiin ee waxaa iskale Ethiopia

    • @رشد-1
      @رشد-1 8 месяцев назад

      Maya lkin wll meesha wax laguma haayo because falastiin u gargaari la yihiin
      Ma ku waas baa faaido ka sugeeyna
      Teeda kle ururka islaamka waan ku jirnaa ee waxaan diidanahy carap in nagala dhigo

  • @Loolame27
    @Loolame27 8 месяцев назад

    Maandhow cayaayrika igadaa carabi waa naage “ Maya macalin kuma qanacsani

  • @lagarmuuse6465
    @lagarmuuse6465 8 месяцев назад +1

    First like and first comment

  • @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei
    @CabdiRaxmaanMaxamed-gm6ei 8 месяцев назад +1

    I am frist person🎉🎉❤❤

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 8 месяцев назад

    My waayo waxba kama faaiideeso wana urur aan waxtar laheen oo maalaa yacni ah

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 8 месяцев назад +1

    First person 😄🥹🥹👑👑😁😃😆

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 8 месяцев назад +2

    Yes

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 8 месяцев назад +1

    Macalin meesha 2011__2023 waa bishar al asad ayaan u maleeyaa

  • @AbdirahmanHaqabtire
    @AbdirahmanHaqabtire 8 месяцев назад +1

    100,% somalia io wa umad dowlada carabtaba ka mid ah waliba dowald muslim ah alllahu alkbar

  • @sakariyesiicith
    @sakariyesiicith 8 месяцев назад

    Haa ina kam mid noqon jamacad carbta Hada somali waxa ka le yahay Waa oomo😂

  • @AnsaarAbdi
    @AnsaarAbdi 8 месяцев назад

    Mayo kuma tagersano waayo somalidu carab ma aho

  • @ahmethqanimohmeth7029
    @ahmethqanimohmeth7029 2 месяца назад

    Haa wax dhib ah uma arko maadaama ay urur muslima ay yihiin

  • @Ajuraner
    @Ajuraner 8 месяцев назад

    Haa waan ku qanacsanahay maxaa yeelay waxaan nahay dad carab ah !!!

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 месяцев назад

    Magac magac uyaal ilaa ataxayadka qeybtisa danbe

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 8 месяцев назад +1

    Thanks Tanaad , maya !? waa kursi aynu qasbeyno wax maamuusana kuma lihin, gurmadna kameynaan helin mid colaadeed iyo abaareed midna, carabna ma nihin, caalamka islaamka aynu ka mid nahay.

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms 8 месяцев назад

    Si aan uga badbaadno waa oromo aan carabta iskaga biirno😅

  • @axmedsiciidcigecabsiye3191
    @axmedsiciidcigecabsiye3191 8 месяцев назад

    Maya kma qnacsnin waayo waa urur fadhiid ah waxna aan qaban

  • @muuseaakhiro5560
    @muuseaakhiro5560 8 месяцев назад

    Anigu waxaa aaminsnahay inaan carab ahayn oo aan ahay soomaali Lakin waa ok inaan ku jirno jaamacada carabta

  • @abdirisaaqmaxamuud8624
    @abdirisaaqmaxamuud8624 8 месяцев назад +1

    Haa waan ku qanacsanay Urukan maadama ay yihin dhaman umad islama wax badana waan wadaagna runti