Waa Barnaamij qiimo Badan,Heesaha Laga Sameeyay. Qisooyin dhacay,Fanka Soomaalida Soo Noolayntiisa Ayaad Qayb ka tihiin,Waad ku mahadsan-tihiin Soo gudbinta Batnaamijkan Xiisaha Badan.
Sucaad kuma fiicnid matalaada iyo qiirada jacaylka. Lakin C/Rashiid waa sax. Bal marka wll tababar ku qaado markad qiso noocan oo kale so tabinayso. Waa talo e maha wax kale...
REER BARI BEY AHAYD GABADHA CAASHA LADHIHI JIREY SIDAAN MAQLAY WEBIGA NIIL AYEEY ISKU TUURTAY CASHA BEEYO REER BARI BUNTLAND BEY AHAYD GABAR SAXIBTEDAA NOO SHEEGTAY
@@ahmedosman7185 sowka yidhi markii uu shaqo tegay meeshii uu ka tuuray cajalada ayay ka dhacday horta wadankii si wacan looma badhi jirin qofka muxu u dhintay ila hadaana wa sidi qaar nool baa la asi gaadhay odayga xabalaha qoda youtube ku jira ka sheeknayay mid gaadhigi ka booday iyadoo la soo aasi laha dadkeena dhaqtar lama geeyo wuxu sheegayay qaar xabashii meeshi la dhigay meel ahayn joogya marki la qoday walahay aniga waxan garanaya gabadh tidhi iyago i aasi lahaa aya biyihi lagu maydhayay toosiyaay xaabasha kula orodan qofka iyago dhaqtarr sheegin inu dhintay
Heesaha waxa iska leh curinteeda abwaankii weynaa ee AXMED XALI KAARIYE dadkani ma hayaan xataa qisadu siday ku timid fanaankan Axmadey ee ku heesayaa may ku dicing isaga ee qof kale ayuu ahaa oo abwaanka uga waramay sida kolba jaceylkaasi marayo
Faaf reebka fanka caawa ma inqilaab ayaa lugu sameeyay bal noo sheega heesaha fanaanko qaadayo cida samaysay ee curisay ma isagaa sameeyay mise abwaanin kalle hadaad taariikh haysaan hadii kalle waa mala awaal beena waliba waxaa cadaynaysa heesta haloo sidee inan la qabo aw ula hadli isago ee aw shukaansan kkkkkkkk kkkkkkkk
@@runkahadasho8495 Whli maay ee waa Waayo-aragnimo baahsan bulshada Soomaaliyeed u leeyahay dibad iyo gudaba... 22 years khibrad Mamuul bulshadeena Fanka iyo Suugaanta ayuunba Somali ku xasuusta uun.. Social media wu sii ka riday uga daray.
Fanka somalidu wa cajiib❤
Waa Barnaamij qiimo Badan,Heesaha Laga Sameeyay. Qisooyin dhacay,Fanka Soomaalida Soo Noolayntiisa Ayaad Qayb ka tihiin,Waad ku mahadsan-tihiin Soo gudbinta Batnaamijkan Xiisaha Badan.
Waa lo gursadey Qaahira
Hllo waxaa lahaa
Oo sameeye wariye
Cabdalla nuuradiin
Heeshaa waxaa sameeyey aun Abwaan singub gabadhuna waxaay ahayd warasangeli
Haa asho ilaahay ha u naxariisto waxay ahayd wersengeli
Sucaad qurux baan anigu hees usoo qaadayaa😍
Gaba waan aqiney webiga Niil ee Nasar
Sida aan maqlay Maxamed Cali kaariye ayay saaxiib isku Dhow ahaayeen isagana Heesihiisa inta badan sameeyey.Allah ha u naxariisto labadoodaba.
Lkn Ahmedee Abukar markiiba Fanka wuu ka baxay wuxuuna Sheekh .Masjid ku yaala Cadan ayuu Imaam ka ahaa Halkaasu ku dhintay
Ahmedeey abuubaka iyo Abwaan M Ali kaariye Waa isku qabiil. Laakiin Waa kala degaan. Midna Waa sheekhaal sha ethiopia, midna Waa sheekhaasha Jazeera Ee magaaladda muqdisho.
@@xoxo-yg6gb shugran wll
@@ahmededle4594 Waa sax. Qisadan Waa qiso dhab ah. Dad badan ayaa og. Inkastoo qaladaad badan ku jiro waraysigan. Sida heesta heloo, markuu qaadayo, Gabadha reerkooda ayey joogtaa. Lama guursan.
Axmad abuukar al camaari😢 AUN
Wuxuu ah fanaan qaaliya❤
Maxaa buug looga qori waayey qisadan qaahira
Qisaaska jacaylka no so badiyo Carabta jacayl sheegta lkn Somalida ka daraan
WALLAAHI BAAN KU DHAARTEE FANANKA LAFTIISA AYAAN LA KULMAY LAKIIN SIDUU IIGU SHEEGAY IYO SIDAN HADA LOO DHIGAYAA ISMA LAHA WAX YAR MOOYAANE
Horta gabadh caasho ayaa la odhanjiray anagaa isku reer ahayn inkastoo aanan weligay arkin waana run ninkaas safiirka ah ayaa guursaday dadka qaar waxay leeyihiin isagaa gabadha daaqada katuuray laakiin ilaahay baa xaqiiqda og marabo inaan ku denbaabo
Hoos baad u hadashee ma hoygaa la joogaa
Kkkkkk bisinka waar ha inagu heesine nooga waran uun taariikhda plz
Mahadsanid walal
Gabadha magaceeda Waa Aamina, sawikeeda Ayaan Arkay. Gabadha iyo Fanaanku Waa isku reer. Waa sheekhaasha cad cad Ee aan ku Milmin somalida, Oo carabnimadii wata. Waa reer xijaas, Oo diinta ayey geeska africa keeneen. Midda kale heesaha Ahmadeey, waxaa ereyadooda lahaa abwaan Mahamed Ali Kaariye. Waraysigan qaladaad badan ayaa ku jira
Amma sheega heesaha cida curisay amma iska daaya sheekadiinu waa bilaa milix
HORYAl TV si dagestayashu u jacladan barnamij yadiina u jecladaan isku daya in Runta aad kasheegtan
Tuducan Heestan Aniga curiyeey.. Jaceyl waa Janoo
Iyo Kheyr Jaliil kana soo rogey
Haddii laysla jiro
Aan jalafo loo dhiggin..
Jawharad qurxoonay
Jini dookhka ku yaal
Axmdey Abubakar Reer Shibis Oo Ahaa Aun Aamiin Yaarabi Yemen Uuku Dhintay
Waa kaa qaldantahay, Manaboliye uu kusoo laabtay waana kudhintay! AUN
Qisadayda ayaan idiinla imaan doonaa,
Labadi Qof is jeceshahay isma-guursadaan maxa laga munaaqashooda !!!
Ninkii gabadhaas qabay nin aqoonyahan weliba alla ha u naxariistee Siyaasi caan ah buu ahaa isaguba murugadii maanu guursan gabadhaas darteed inkastoo 1995 meelahaas uu guursaday aan maqlay
Ax yaa jacayl.
Tan weriyaha ahi wax fahmi mayso sowta lagu yiri safiirkii Egypt oo Cairo jooga baa guursaday gabadha
ASC WAA YAAB AUN AXMEDEY ABUBAKAR WARAYSI LAGA QAADAY AYAA KU JIRA YUOTUBE GABADHANA AUN CAADHA JEYLAANI ABANUUR AYAA LA ODHAN MAAHA AYAAN HEESAHANA 1 HELLO WAXA SAMEEYEY AUN ISMAACIIL CABDI
HEESTA WEBIGA AUN MOHAMED CALI KAARIYE HEESTA CASUUMAD AUN MOHAMUD CABDILAAHI SANGUB LAAKIIN HEESTA QAAHIRA MA GARANAYO THANKS WAAD MAHADSANTIHIIN
Ninkan la wareysanayo qisada ahmedeey ma garanayo heesta qaahira Ahmedeey alifey geeraar ku qaadey.
Sucaad kuma fiicnid matalaada iyo qiirada jacaylka. Lakin C/Rashiid waa sax. Bal marka wll tababar ku qaado markad qiso noocan oo kale so tabinayso. Waa talo e maha wax kale...
Axmadeey abubakar camaari
Barnamij badhadhakh badhadhakh badhadhakh badhaciye
Agartala he's ba sangubaa sameeyey laakiin fanaanku would qaadaa.
Axyaa yaa caashaq
Wwaaar taariiiikhda beeeen haka sheeegina.
Waaba ku ooyey qisada heestii
Webiga fuuuuuuf
Ereyada heesaha ya sameeyey abwaanada ka qay qaatay wa kuwee soo qora plz
Waxaa sameeyey singub ama sangub
wayoh wayoh waa shekoh xasus leh
Safiirka Qaahira Aniga ayuu ahaa Ee Ilahay ka yaabo beenta iska daayo .
Safiir maad ahayn kkkk qisadu waa run
REER BARI BEY AHAYD GABADHA CAASHA LADHIHI JIREY SIDAAN MAQLAY WEBIGA NIIL AYEEY ISKU TUURTAY CASHA BEEYO REER BARI BUNTLAND BEY AHAYD GABAR SAXIBTEDAA NOO SHEEGTAY
Webiga nile waa ka ay beeraleyda reer masar ku badhaadheen oo ay beeraha ku beertaan
Kuwa soo qoraya waa been xishooda tani waa qiso run ah
Afnaankan aad bu cod macaanyahya miyo indho la,aa
haa hibak jama saacadna wuu wataa wuuna kuu sheegaa waqtiga
Aun indhoole buu ahaa markiise horana muadin masjidka ceelgaab ka adding buu ahaa axmed naaji baa kasoo saaray
Sucaadbaan aniguna jeclaadaye hees ii sameeya
ARMU INANTA MEESHA ISAGA KA RIDAY ILA BERIGA SI WAYN WAX LOOMA BADHI JIRINE
Sidra ninkii gabadhaas qabayba nin caan ah oo aqoonyahan ah buu ahaa mana guursan ilaa uu Somaliland Wasiir ka noqday laakiin wuu murugoon jiray hadduu heesaha maqlo wuu jajabin jiray rikoodhada ama raadiyaha ay ka baxayso
@@ahmedosman7185 sowka yidhi markii uu shaqo tegay meeshii uu ka tuuray cajalada ayay ka dhacday horta wadankii si wacan looma badhi jirin qofka muxu u dhintay ila hadaana wa sidi qaar nool baa la asi gaadhay odayga xabalaha qoda youtube ku jira ka sheeknayay mid gaadhigi ka booday iyadoo la soo aasi laha dadkeena dhaqtar lama geeyo wuxu sheegayay qaar xabashii meeshi la dhigay meel ahayn joogya marki la qoday walahay aniga waxan garanaya gabadh tidhi iyago i aasi lahaa aya biyihi lagu maydhayay toosiyaay xaabasha kula orodan qofka iyago dhaqtarr sheegin inu dhintay
Walaal ilaahay baa xaqiiqda og laakiin sidaas ayaa lagu xamanjiray runtii waad caqli badan tahay ninkaas caan Buu ahaa dareenkaagu waa sax laakiin ilaahay baa inaga og
Naa "sheeko" dheh.
Lkn fadlan heesaha cidii lahayd maxaa loo xusi waayay? ?????????
sheeg raggii heesahan lahaa
haddii aad garanayso
anigu waxan garanayaa
heesta
ismacil cabdi gari(ismacil-yare
ee hello
@@mahamedhusseinduse8093
Waxaa lahaa heestaas sameeye
Cabdalla nuuradiin wariyana ahaa
Heesaha waxa iska leh curinteeda abwaankii weynaa ee AXMED XALI KAARIYE dadkani ma hayaan xataa qisadu siday ku timid fanaankan Axmadey ee ku heesayaa may ku dicing isaga ee qof kale ayuu ahaa oo abwaanka uga waramay sida kolba jaceylkaasi marayo
@@saedahmed8661
Hllo heesta ah waxaa
Lahaa oosameeye wariye
Cabdalla nuuradiin
Qad shafaqahaa xubban,
Imika ma warkii suuqa ayaad noola timaadeen bal sheeko xariiradkan eega yaa sameeyey heesaha adigu miyaad la joogtay oo goob-jooge ayaad ahayd ma laxamiiste ayaad ahayd sided ugga warami kartaa waxaanad sidaa ugga ag dhawayn
Markii aan yaraa ayaa heestaa waxa sameeyey nafta laygaga jaray hebel oo qisadaasuu ka sameeyey kan oo kale intuu i helo markii tignoolajiyadu bilaabmatay facebook iyo u tube ayaan arkay heesaha dadkii lahaa oo la waraysano iyo qisaday ka sameeyeen labadiiba way is yeelan waayeen markaa waa sheeko mirqaan lays kaga sheekeeyey
Faaf reebka fanka caawa ma inqilaab ayaa lugu sameeyay bal noo sheega heesaha fanaanko qaadayo cida samaysay ee curisay ma isagaa sameeyay mise abwaanin kalle hadaad taariikh haysaan hadii kalle waa mala awaal beena waliba waxaa cadaynaysa heesta haloo sidee inan la qabo aw ula hadli isago ee aw shukaansan kkkkkkkk kkkkkkkk
Tahriib iyo dhoofi jaceyl abidkeed Somali ku dhex jireen.. Odeyaasheeni horree waxay ku talin jireen odhan jireen adigoo jecel xaaskaaga marwadada yaanay ogeyn.. Waayo dumar wey Kibiir deg-deg badan..Ninka jillicsan ee raxmaada badan wey Waalan. That's a fact.. Ha noqon axmaaq bila naxariis ah lkn miisaan deganan muhiim ah..
Taasi dhaqankii hore bee aheed 2023 baalamarayaa ninkii naagtiisa jaceel iyo farxad siiwaaye wee katagi midaa lasoco casriga cusub laqabaso inadeer
@@runkahadasho8495 Noolosha cusub Soo dhawee miyaa... 😂😂😂😂 Hab dhaqankii Gaalada iyo Somalida kala garan maayo.. Waayahan Burburkii jaceylka beenta ku Danaysoo ku meel gaadh
@@karti-soor miyaa luguugu boodey inadeer 😄😄😄🤣🤣
@@runkahadasho8495 Whli maay ee waa Waayo-aragnimo baahsan bulshada Soomaaliyeed u leeyahay dibad iyo gudaba... 22 years khibrad Mamuul bulshadeena Fanka iyo Suugaanta ayuunba Somali ku xasuusta uun..
Social media wu sii ka riday uga daray.
@@karti-soor su.aal adigu maa dadkii hore ayaad tahay mise dadka hadda 😄😄 calashaan qof ween miyaad tahay
Qaali ladan oo Afka furatey Bisinka Nairobi Waxa kasocda wax cadiya maha 😭😭ruclips.net/video/sixsTpjNeOY/видео.html