Heeso ilaahay Aqbalay oo Horyaal Tv Soo Bandhigay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 711

  • @mohamedjama6282
    @mohamedjama6282 Год назад +74

    10 saacadood hadoo socdo xitaa kama cajiseen barnaamijkaan. Aad baan ujeclahay runtii Mama Faadumo iyo Cabdiqani. Thank you Horyaal Tv.

  • @smiiemedin8449
    @smiiemedin8449 Год назад +58

    Fiicnaanlahayda hooyo inaad qisooyinka iyo tariikhdii saxaaabada aad sidaaa uxifdiso ood u uruuriso walahi Ilove you maamo ❤

    • @sabdullahi5292
      @sabdullahi5292 Год назад +2

      Lakiinse caruurta bay afkiido hooyo kuso celinesa markaay afkiida bartaan dhaqaanka ayey kuso celisa.

    • @sharasiiman
      @sharasiiman Год назад

      ​@@sabdullahi5292❤❤❤❤

  • @hodansiciidproduction7792
    @hodansiciidproduction7792 Год назад +43

    Degdeg heeso ilaahay aqbalay waa cinwaan akhlaaq xumo iyo gef weyn xambaarsan .....subxaan allah

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 Год назад +6

      Cinwaanka ayay qaldeen waxay ahayd inay yiraahdaan dadki ay asiibtay heesihi inkaarta ahaaa oo ay qaaadayeen

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 Год назад

      Kkkkkk, ku lahaa heesa markay samado furantahsy ee habeenkii.

    • @clxudz_reacts
      @clxudz_reacts Год назад +1

      @@ibrahimali2860 heestaa Alle aqbalay ma aha macnahee hadalsda laqwiga keeni kara lama saadsado afsomaliga waad garaneysiin isja daaya qalifsabaanta

    • @mustafeabdillahi4165
      @mustafeabdillahi4165 Год назад

      Waa wax jira o waata layiraahdo qofkaa afkiisiibaa loo qaaday.
      Abwaano badan oo gabayaday tiriyeen laga raacay ama dadkay ku guhaadayeen ku asiibay way jiraan.

    • @QalbiCali-ku9gy
      @QalbiCali-ku9gy 11 месяцев назад

      Saxiix

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +14

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh😮😢😢❤❤❤❤❤

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 Год назад +46

    Wariyaha Cabdiqani iyo marwo Fadumo. Ilaahay baysla helay. Mashallah labaduba Afsomaliga iyo qiimaha heesii hore, e lama'ilaawanka ahaa, bay na xasuusiyaan. Bartaa noogaga haya! pls. We love luve you. ♥

  • @nesma5648
    @nesma5648 Год назад +9

    Caawa waxaan xasuustay habaryartay Allah ha u naxariistee oo iiga sheekayn jirtay fankii iyo fanaaniintii waaberi heesahoodi iyo qisooyinkii ay ku fadhiyeen iyo weliba sheekooyinkii ka dambeeyay kuwa sidan oo kale Ilaahay u aqbalay.

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Год назад +19

    Hooyadaaa Tariikhda xusi doonta.
    Rabbigu cimriga hakuu barakeeyo
    Xigmadaada iyo wanaagaaga hooyo.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Год назад +30

    This analysis about Somali songs is good as we can learn the meaning of lyrics and their stories. Maamo Allaha ku xifdiyo. Noo soo badiya. Hal talo laakiin cieaanka dadka qaar way ku wareereen ee badala Inshaa'Allaah si dadka shakiga u baxo iyo su'aalaha.

    • @cabdixasan3219
      @cabdixasan3219 Год назад

      Subxaanallaa.allahayoow.caarka.noo.soo.hadee

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed Год назад +13

    MashaAllah Mamadan waa jeclahay Cimri dheer iyo caafimaad Allaha siiyo Aamiin

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Год назад +100

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
    عطر الله جمعتكم برياحين الجنة وظللكم بأغصان بساتينها وسقاكم من زلال كوثرها وجعلكم من المغتنمين لوقتها بكثرة الصلاة على الحبيب المصطفى التالين لسورة الكهف الناجين في يوم النفخ والحشر .. الثابتين على الحق حتى لقاء حبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @looyaan323
      @looyaan323 Год назад +1

      Scw scw scw ❤❤❤

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад +1

      @@looyaan323 بارك الله فيك
      ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺻَﻞِّ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺻَﻠَّﻴْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ ، ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺑَﺎﺭِﻙْ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدناﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺑَﺎﺭَﻛْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالَمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ

    • @looyaan323
      @looyaan323 Год назад

      Aamiin 🤲

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 Год назад +1

      SCW SCW SCW SCW SCE SCW
      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад

      @@fahiimae7336 بارك الله فيك
      ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺻَﻞِّ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺻَﻠَّﻴْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ ، ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺑَﺎﺭِﻙْ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدناﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺑَﺎﺭَﻛْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالَمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ

  • @Zuzu.455
    @Zuzu.455 Год назад +14

    Hooyadan wan iska jeclahay wlhi she is very cutie 🥰 ❤

  • @hiboawil3811
    @hiboawil3811 Год назад +8

    Faadumoy wll dar ilaahay baan kuu jeclahay intaad halahaas intaaf xafidaysay maad qur anka ilaahay baratid iyo tasfiirkiisa

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 Год назад

      Waxan umalynaya inay culimada waawey ay quraanka iyo tafsiirka ka xriifsantahay faadumo maskax bu ilahy siiyey Waynu arkodona

  • @a-b9206
    @a-b9206 Год назад +8

    iga wale inaa tahay weriye xalaal ah iyo mamma fadumoo inaba caadi ahayn sanado badan noojooga amiin yaa rabi 👐

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Год назад +9

    Masha allah Mamadan Waa qof Waayo Arag ah Wax aysan Aqoon ma jirto runtii masha allah keep going mamo Dadka nac nac leh ha u joojin

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Год назад +10

    Walahi mamo fadumo labiskeeda iyo iyo qurux deeda maanshallah gaarnimada waa loo dhashaa iyo inaa iska warhaysid

  • @nasrahodanhiss4281
    @nasrahodanhiss4281 Год назад +12

    Yaa rab codkarnimadeeda iyo cafimaad keeda u barakeee allow cimri dheer sii yaa rab

  • @prince-fr7nm
    @prince-fr7nm Год назад +10

    War maamada youtube u sameeya si wanaagsan ha ugu ceeshto afkeeda ™️™️™️😍

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 Год назад +13

    The best Somali Show i ever watched.😍😍😍😍 This Mama has knowledge of Somali litterature and her voice not bad eh..👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

    • @haniahmed7783
      @haniahmed7783 Год назад

      Sooma

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 3 месяца назад

      Ayada iyo dad yar ayaa nool dadkii hore ee murtida kaso saari karo heesihi hore

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Год назад +3

    Waa barnaamij cajiiba, soomaalidii Hore wada xikmad bay ahaayeen, micnaha heesaha qaar badan baana garanyn thanks faadumo iyo weriyaha

  • @jablibaax
    @jablibaax Год назад +34

    4 hesod bn ka hyaa hesahn lakulmy wakhti samdu furantahy
    1 waxa qada AUN saado cali
    Waxyna tidha
    Hadan kuu jedin layon
    Jabka ku shegi laa
    Awood bn jirin xgygo
    Afkii baa juuqda gaby
    Jid an ubxnan hyn
    Jihadi ba iga halawday
    Wati arsenal square ⛶ ka qabty iydo gaadhi wadta
    2 waxa AUN digfer
    Wxy tidha
    Wxd modo bahaloo
    Bini admi ila qabin
    Boga igama hystan
    Baadkiina(cuntadina) kama goin
    Biyihii kol ay tahy
    Waxa la shegy in u u dhinty xanun biyihi iyo cuntadiba u diidy
    3 berdilaacshe AUN
    Dhaawac baa igu yalo
    Dhaqdhaqaqi wayo
    Lafta dhabarka celisaa
    Labaa dhinac inoqotee
    Ruux dhimsho joogna
    Dhulyaal looma dheelo
    Dhaanto looma celiyoo
    Taahii lama dhagystee
    Watii gaadhi jiidhy ee laf dhabrta laba ka dhigy aakhirkina sa ku dhinty
    4 maxamed moge AUN
    Walaalky niman u haystay
    Muxuu wado ii fadhiistay .
    Isagna snm tii uu ka tirsana bu gacantoda ku bxy .

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 Год назад

      Xalay aad baa uga murugooday parnamjka, Subxan-Allah, afkoodii bay eedeen! Bal wax ha laga barto.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 Год назад

      Bisinka jab libaax balaayow baaba sooquftaye

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Год назад +1

      Adigaaba barnaamijjkan faaf reeb kuso baxayeee
      Hhhhhh

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Год назад

      Adigaaba barnaamijjkan faaf reeb kuso baxayeee
      Hhhhhh

    • @abdullahchikakoz740
      @abdullahchikakoz740 Год назад

      Diinti somalinimo kahormariseen wax laga xumaado wye

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +12

    FAADUMO W.warfaafinta hla geeyo Wasaarada ubaahan
    Best ANALYST OF Our ARTS

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 Год назад +57

    I love this lady she’s amazing❤❤❤

    • @islaankarshe9745
      @islaankarshe9745 Год назад +3

      Gadhiga naka jildhay wanii qabriga kadhexhesayey

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 Год назад

      Waa Mamo asturan Allah ha xafido. Kuwa isqaawiyana hasoo hanuunsho

    • @omarcoonka2578
      @omarcoonka2578 Год назад

      She is so smart

    • @zaynabmuhamad2718
      @zaynabmuhamad2718 Год назад

      ​@@islaankarshe974500

    • @ridwanbarreh9688
      @ridwanbarreh9688 Год назад

      Xasidiin ayaad maan sha allh leedihiin away fanaaniitii kahoraysay ee soqaday heeso waxaad tidhaa agtaada kaday ee rer qoboetooyo ah uun aad ubeeg sanasaa bukanaan foqal bukaan?????!

  • @osmannur2404
    @osmannur2404 Год назад +7

    Hambalyo Fadumo & Abdiqani waa barnaamij asal ah ...hore u socda ayaan idin leeyahey....

    • @jamilacisman720
      @jamilacisman720 Год назад

      Mursal muuse cumar Ayan ka helay iyo abdikariim max'ed mooge

  • @ayanxurmo8509
    @ayanxurmo8509 Год назад +3

    Asc waxaad ku soo dartaan fanaankii dhintay ee walaalo hargaysa baashe sheekh Yusuf ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ilaahay ha ka waraabiyo Amiin yaarabi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +3

    Cabdilqaair sanka waa shirkii carta Ilaahay ha u naxariiso

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy Год назад +13

    Sanka isku XAafad ayaa aheeen wadnaha ayaa istagay Allaha u naxaristo
    Subaxdaas wlh xafaada dhan meel laga istaaga la waayey 😢😢😢

    • @nadaali9553
      @nadaali9553 Год назад

      Illahy ha u naxariisto

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 11 месяцев назад

      Ilaahay u naxariisto, ma xamar buu ku dhigtay?

  • @wadanigadalka4283
    @wadanigadalka4283 Год назад +1

    Nacalad ILLAHAY SWC haku dhacdo qofka waxaan soo qoray, kii soo agaasimay, kuwa lasoo fadhiistay iyo Axad walba oo bogaadiya..
    waryaa ma hees qurun ah, iyo shay xaaran ah buu ALLAH SWC aqbalaa

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho Год назад +7

    Cumar dhuule isagaa garaacey oo qaadey heestas iska daashadaashood Alle Ha U Naxariisto qabrigana Ha U Nuuro inshaa Allah

    • @hodansiciidproduction7792
      @hodansiciidproduction7792 Год назад

      Heestan cumar dhuule wuxuu qaaday dhawr iyo sideetankii waxa lahaa jaamac saleebaan beenta umadda ka daa

    • @calioumarx4289
      @calioumarx4289 Год назад

      U right qaaci oo kuu qaracay

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 Год назад +8

    Barnaamijka Keliya Ee Soomaali Ka Yaabsadey Horumarkiina Wan Jecelnahey Halkaa Kasiiwada ✋

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep Год назад +6

    Mum Faduma waa Qof xikmaad ku fadhiso .. ❤

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Год назад +1

    Faadumo Ibraahim Fariidiiyey ku Jecliyaa
    Gabadh SSC 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 4 месяца назад

    Waa waraysi qiimo iyo qaayo leh, waa barnaamij muxubo qiira leh waa in loo istaaga fanaaninteni ina baray nacnaha jacaylka iyo asluubta dhaqankena
    تحية طيبة لكل من ساهم في هذا العمل المبدع و تحية خاصة للسيدة الأستاذة الفاضلة فاطمة أبراهيم بارك الله فيكم ❤

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +3

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h Год назад +8

    سبحان الله
    Heesaha iyo muusigga , waaxaaaraam ,
    قال الله سبحانه و تعالى:( واتّقوا يوما تُرجعون فيه إلى الله ثمّ تُوفّى كلّ نفس مّاكسبت وهم لايُظلمون ) سورة البقرة ' الآية ٢٨١'
    والغناء والمعازف حرام فى كتاب الله وسنة رسوله صلّى الله عليه وسلّم ؛ قال الله تعالى :( ومن النّاس مَن يشترى لهو الحديث ليُضِلّ عن سبيل الله بغير علم.........) سورة لقمان ' الآية ' ٦ .
    قال أبو الصهباءِ : سألت ابنَ مسعودٍ عن قولِه تعالَى: وَمِنَ النَّاسِ مَنْ يَشْتَرِي لَهْوَ الحَدِيثِ فقال: واللهِ الذي لا إلهَ غيرُه هو الغناءُ ، يُردِّدُها ثلاثَ مراتٍ
    الراوي : صهيب البكري مولى ابن عباس أبو الصهباء | المحدث : ابن باز | المصدر : مجموع فتاوى ابن باز | الصفحة أو الرقم : 123/21 | خلاصة حكم المحدث : صحي

    • @Adbimahamed
      @Adbimahamed 11 месяцев назад

      جزاك الله خير

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +9

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta khiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin
    🤴❤🦁:Dadkan Saliga Napiga Caanka KuRaadinaya Supxanalah 🥺🥰

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 Год назад +14

    I love this analysis

  • @hibilsahal1908
    @hibilsahal1908 Год назад +3

    Mamadan cadi ma aha runtii waa qof muhiim ah ❤❤❤

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637 Год назад +5

    Mama fadumo waan ku mabsuuda barnaamjiyada ee qabto becoz ruuntu halkay jirto hadhasha halku raagu gaar cadaada ku jaabeyn kama gabaato mama fadumo ibrahim waaya araag iyo xigmaad badan leh anigana waax badan i biriisay

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Год назад +3

    Asc horyaal tv iyo habo faadumo ibraahim illaahay haidin barakeeyo
    Tan cawaale yare hadaanka
    Hadlo heestaa wuuku ceeboobay
    Waayo caruur ayuu eebe siiyay iyo hooyadiod
    Kalatagu dhibmaleh oo iinsaan qaloocan ayeynu unahay laakiin
    Hees xun iyo naag ama nici karta ama kadhiman kartaa inuu qalbiyada ubadkiisa udhaawaco mey ahayne waase qoomamo dhaqankeeni iyo maxabadii waalidnimo usoo hoyatay 😭😭😭😭😭😭

  • @rayalehmohamoud7783
    @rayalehmohamoud7783 Год назад +1

    Wa barmaamushka kaliye een dawado waayo xigmada baa Ku jirta. Djibouti baan nigasso salaamaya

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Год назад +32

    Masha Allah, this sister has memorized the Somali literature,so please write it in down when she is talking about this important subject. I will encourage her to write a book,so the young people can learn about their literature.

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 Год назад +3

    Xasbunallah wanicmal waakiil wlhi run dad badan oo fananin ah 😢😢 aay ku rogmatay ha iska badhan abar baa ka buuxa inta aay shagtay fananin ku dhimatay iyo kuwu ku abarobayba waa la arkay

  • @sadyamahmud4036
    @sadyamahmud4036 Год назад +3

    Waawareeeey heestaa Baan idinka dalban raby beerdilaacshe hadaad zoo qaadeen tnks waanjecelahay Maxaan sameeyayaa cabdu qaadir sanka heestii safar baa latagayaa soofalan qeeya bal

  • @khuumproduction
    @khuumproduction Год назад +2

    Alle cimriga iyo caafimaadka hawbarakeeyo maamo faadumo. Waa aarkeefiya buuxa

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Год назад +19

    Kuwa ceytamaya ceydu mom faduma shaqo kumalaha waa qofka xijaaban waxna waakaqaldanankaran qofkii talo iyo waano uhaya mom faduma siduu ugu gudbinkaro haradiyo ajarna ilahey wuukasiinaya inshallah.

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад +1

      Wll ma qawana Lakin hesu wa dabi iyo fisqi iyo furur wana wax laga tagay o wakhti jahiligi la jecla imika dhalin yartenu wa wada xafidul qur an marka ma aha inay so cusbonaysiso

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Год назад +2

      @@ugbadomar5881 أكيد
      Agbadey qoralkeyga yàan kusheegey in khalad jiro lkn ceydu meelna kumalaha islaamka oo aan danbi aheyn iyo xasanadki aad sameysey lasiiyo bari waad taqaan xadiithka اتدرون ما المفلس ujedadeydu waa in aan cirdiga marwada aan laxalalsan iyo nasiixada sixikmad leh loogu gudbiyo.
      بالله توفيق

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад +2

      @@saadhussein5466 warun in sifican wax logu shega fican alle haso hadeyo mamada wll

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад

      @@saadhussein5466 wan dhaway wll شكرا ن

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Год назад

      @@saadhussein5466 telafonkaga ma arko wll

  • @abuukarsireed9798
    @abuukarsireed9798 Год назад +3

    Mamo faduma waa funy inta ku heysato barnaamijkan farta taaga ✌️😋

  • @ahmedabdalla7571
    @ahmedabdalla7571 Год назад +3

    Maryan mursal walahi ruux walba wuu raa diyaa xataa maamada vaarka qabata ana waa salaa maa kun goor iyo inkabadan 🙏🙏🙏🙏

  • @ashahusseun9922
    @ashahusseun9922 Год назад +5

    Ilahay hesaxa majeclo subhnaAllah kadamada😂🥺😭🥰🤲

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Год назад +2

    Mansha Allah barnaamijkan waanka helay qosol baan la qaada

  • @cabdalemoosto8516
    @cabdalemoosto8516 Год назад +1

    Mashalah ilaahay haka abaal mariyo habo fatumo indhahaa noo dilaacisay

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 Год назад +2

    maansha allaaaah fadumo ibrahim iyo tiimkeeda waad mahasantihiin wa xaad qabwtaan barmaashyo qiimo badan

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 Год назад +7

    Fadumo wa aftahamad qosol miidhana wax garadna ah M.a waan idin salaamay dhamaantiin 🙏👍

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 7 дней назад

    Mamadan waan jecel nahay hadaan naha reer lasaano ❤❤❤❤❤

  • @h.ethekingofgoodhope
    @h.ethekingofgoodhope Год назад +5

    Waa ablaablayn fiican..laakin marwo da'daas ah inay hees ka sheekayso waxa u dhaami lahayd inay ilaahay u noqoto oo wax dhaama wakhtigeeda i hirto. Ayeeyo soo dhacday ha noqom ee qiyaastaada gato ayaan kula talin lahaa

    • @WashDC
      @WashDC Год назад +1

      bal somalida faduushooda eega just skip if you don't like it

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 Год назад +8

    Absolutely amazing

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 Год назад +2

    MshaAllah walaalo xigmada allah hakuu daayo

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Год назад +1

    Fadumo qoom bey inagala joogta. Wa maskax meydhan Masha allah ❤

  • @AliAli-iw8tg
    @AliAli-iw8tg 2 месяца назад +1

    Faadumo Ibraahim Ismaaciil iyo Cabdiqani. I am a fan not fanatic. Fadlan Faadumo waydii farqiqa u dhexeeya fan and fanatic Heesihii guhaanka ee samada laga aqbalay. No comment!!!

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +4

    Wwwwww mashalllah hapo fadumo Allah haku xiftiyo maskaxda haku dayo

  • @amalmohamed1098
    @amalmohamed1098 Год назад +2

    Waa runted cabduqadir sanka wadnaha ayaa is tagay cabduqadir sanka waxa uu ahaa sxb allaha unaxaristo nin fiican ayuu ahaa wllhi

    • @yusufyusuf8904
      @yusufyusuf8904 Год назад

      Alle haw naxariisto maalintii geeridiisa la soo sheegay BBCda baan ka dhegaysanayey warkana waxa tebinayey nin dhintay alle haw naxariistee oo mukhtaar maxamed la odhan jiray.
      Geeridiisu aad bay u xanuun badnayd

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Год назад +5

    Whole Somaliland we love you

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 Год назад +10

    I love this mom wlhi Masha Allah ❤❤❤

  • @osmandahir4390
    @osmandahir4390 Год назад +1

    Sidan ayaa wax loo fisiraa ama waa leyska daaya shaqo aadan aqon haba qaban maama fadumo marka aan janiska haayo wax kle ma qabto ❤❤

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Год назад +2

    Yuusuf xaybro iyo bilkhayr ahmed baakatagten oo ayana loo aqbalay erayday isla jiibiyeen muqdisho got talent

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Год назад +5

    Baraamishan maba laga xiiso dhacayo ❤

  • @Ragiihore
    @Ragiihore Год назад +3

    Maanta intaad nooshahay hees duca ah qaad kulaha

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 Год назад +2

    Masha allah that's true history I 👍

  • @liibaanc.kariin6968
    @liibaanc.kariin6968 Год назад +5

    Maaamo alaha ku xafido kuwa kale mamada aflagada ka daaya waa hooyo sooomaaaliyeeed ee isku xishooodo

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 Год назад +5

    Inkastoon Rafaad qabo maantana Raamo leeyahay Howsha Reerku Labbadda dhinac Anigeygu raran tahay
    Roobbeygu da,ayee Marka Ramasku soo baxo Gabdhuhu Reerka hantaan Wiilashuna is raacaan
    Anna aan is rogga oon ku raaxeeysto meel wacan Ruux walibba i raadshaa
    leyga daba rucleeeyaa Reerahiii i nici jiray Ruuneey igu yiraahdaan
    Ra,yi gaab ha noqonine Waqtigu Ruuxna lama dhalan. 😢😢😢😢😢😢

  • @qadaroladdhuub2565
    @qadaroladdhuub2565 Год назад +5

    Woow wlhi waa xaqiiq inta garaadka usaaxib ah garankarto all the best 👍

  • @kulmiye1741
    @kulmiye1741 10 месяцев назад +1

    Guul

  • @dayaxofficialstudio726
    @dayaxofficialstudio726 Год назад +1

    Heesta daadkii jacaylka i qaaday, ku noqda cumar dhuule mana qaadin mana qoran heesta waxa qaadi jiray jaamac saleebaan tubeec, warkiina dib ayaan ugu noqonayaa sax maaha

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Год назад +3

    Alla mamo fadumo jecliyaa afdomsliga qani ka dahay

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 4 дня назад

    Waa runteed faadumo Ibrahim ma fiicna laqwiga Wlhy sis I love u sis❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹

  • @djilanisalah2419
    @djilanisalah2419 Год назад +1

    Masha allah

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Год назад +1

    Maashaa allaah waa barnaamij aan aad ujeclahay thank you

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +2

    waaba mucjiso cajiib thank you eedo fathuma

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +4

    Hambalyo Fadumo & Abdiqani waa barnaamij asal ah ...kaadidaa ida dhamaatay qossolkii xaarantaan ku dhawaaday.!!!!! salaan sare from saylac👮🏼👮🏼👮🏼

  • @degoxirsi
    @degoxirsi Год назад +1

    Wa kujeclahay mamo walaahi nosobada barmaajikaan ❤🙏

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 Год назад +1

    Cabdi naasir macalin siciid heestii malyuumadka ilaahey Jana fardowsa ha geeyo

  • @babybuuu4411
    @babybuuu4411 Год назад +4

    Dad is fahmayaa is helay wlhi🥰

  • @kiinmahdi2705
    @kiinmahdi2705 Год назад

    Masha Allha aad iyo aad ba barnamijka u fiican yahay
    Waad mahdsan tihin

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 11 месяцев назад

    Aad baan u jecelyahay Faadumo.. dadkeenu waa walaalo Alle ha ha isu keeno. Waa in laga qoro waxanoo taariikha.

  • @filsonabokor6370
    @filsonabokor6370 Год назад +2

    Axaxaxax Waxaad ilawdeen😭 Digfeet 😭 wuxuu qaaday heestii BERKIYO WADNAHAA WAXAAD MODO BAHALO BINIAADMI ilaqabin bogasowigama haystaan. Waakii Hargasia ugudhitay Beerxanuunka.

    • @sabdullahi5292
      @sabdullahi5292 Год назад

      Digfeer..

    • @yusufyusuf8904
      @yusufyusuf8904 Год назад

      Jabuuti buu ku dhintay wll waa run oo xanuunkaas baa helay qaliin buuba ku jiray markuu dhintay alle haw naxariistee fananka aan ugu jeclaa fananta buu ahaa.

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 Год назад +4

    Waw dadkii hore habaryar ilbax baad tahay wllhi

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Год назад +5

    Waanka waynaaday heesaha hadana heesaha calaacalkan kahelaa .mahadsanidiin fadomo Ibrahim kubadhaafo markan arkomooqaga shaashada waakusalaamay labadiina soomalinimad kutagnow

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Год назад +5

    Anigu Fadumo kalsoonida ay cilaankaas kusoo bandhigto baaba kuhaystaa allaa maxay dadku horumar gaarilahaayeen haday sida Fadumo naftooda unoolaan lahaayeen. Fadumo hadaa aragto comments kayga iisoo sheeg meel aan kaala sooxidhiidho.

    • @maryanhussien5992
      @maryanhussien5992 Год назад +1

      Kkkkk,fadumo,dhib,badanidaa,huuno,

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 11 месяцев назад

      ​@@maryanhussien5992😅😅😅😅😅

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 Год назад +1

    Mnsha allah guuleysoo fadumo ibrahim 💔💔💔💔💔💔👏👏👏

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Год назад +1

    Waa xiligii cibaadada . Dhaqan xumada umadda ka daaya. Waxa wanaagsan umadda u sheega. Yaa quraan idiin dhiga

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Год назад

    I love this channel Manshallah

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Год назад +1

    Faafreebkafanka faadumo ibraahim ayaa shiday oo macaan u yeeshay walle💚

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 Год назад

    Masha Allaah waad u digteen dadka walee waa in lays ilaaliyaa Bisinka waad iga qosliseen Walaahi

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 Год назад +12

    Mashallh Fatuma Ibrahim is treasure of Somali literature .
    Let us encourage her to write these Guhaad songs and stories behind it.

  • @poophaan1014
    @poophaan1014 Год назад +3

    Mashehll fadumo iyo cabdiqin

  • @calikhaan2792
    @calikhaan2792 Год назад +6

    Qofka cinwaanka soo qoray waa badow maxaa yeeley ereyga "degdeg" waxaa loo adeegsadaa wax goor dhaw dhacay oo muhiim ah. Tani se waa birnaamij lagu faalleeyo heesaha magac ayuu lee yahay (Faafreebka Fanka) marka maxaa u diiday in uu soo qoro magaca birnaamijka iyo mawduuca ay ka sheekeynayaan?

  • @sadamtravelagency2393
    @sadamtravelagency2393 Год назад +4

    Part 2 please

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 Год назад +1

    Woow Barnaamish Qiimo Badan oo Qurux badan❤️❤️❤️

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Год назад +1

    Mnsha Allah momdda illahy ha xafido

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Год назад +2

    I love this Mum she’s pure Somali walahi .

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Год назад +6

    Dadka comment qoraya hacayina hooyadan akhlaqdana soo barta noloshiinu way dhamnaysaa idkoo umada somaliyeed cayay .hooyoyinkii baa idinka baxsan la subxanallah.

    • @Marwodeeqa
      @Marwodeeqa Год назад

      Faafums waa marwo xuruuriya oo lawyacsdo ayay ku noolaan jirtay