Salma iyo Cali dheere oo is dagaalay part 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 87

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 День назад +35

    Salmoy qali hadii aad alle ku dhawaato waxaad ogaataa inaad aduunyada success keeda helaysid xijaabku inu aayad yahay ogdonow allena s.w.t aduun iyo akhiraba hakugu naxariisto.

  • @suurobadan172
    @suurobadan172 День назад +8

    Part 3 laso dhakhso salmaaay wlhy funnyba tehee 😂❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 День назад +12

    Salama there was nothing wrong with Your previous video dear, and you have mentioned that you love your husband which is very sweet darling, on the other hand you all habaryaro and eedo saying ha fududaan is coming from a good place ok.

  • @AmiiratNour
    @AmiiratNour День назад +3

    M.allah salma o labis qurux badan manta horted ma arag ❤labiska madawgana wad kuso baxada ina cali dheeray

  • @SumayoMaxamad-ne5yo
    @SumayoMaxamad-ne5yo День назад +6

    l love you salmo qurux❤

  • @Suuban11
    @Suuban11 День назад +2

    Rifrif badan maanta aad ba uqurux badantahe😂😂❤❤❤❤

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d День назад +2

    Naaya salma waalaneey😂😂 ninka markad is dhipsataan waqti qaada dalxis yar aada 😂

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah День назад +3

    Salmooy Se Wax Uwadaa😂❤

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 День назад +3

    Haa qali israaca wakhtigana sonwada qaata.

  • @Tuusha
    @Tuusha 18 часов назад +3

    Salamay abyo dadkan yr kawalin adunyadan waa raxo yar abayo ee is astur allena ulaabo cafis wediso abyo ale haku barkeye

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz День назад +2

    Salmo tiktok lagu wareejinayaa xalay ilaa maanta 😅😅😅

  • @RahmaMohamedsaed
    @RahmaMohamedsaed 21 час назад +1

    Dadka cadaanka marka stress ku furmo wejigaa guduuta zalmo is not easy 😂😂

  • @S.Hunterroblox
    @S.Hunterroblox День назад +1

    I'm happy to hear that you will spend some quality time together alone you and him
    Lot's of love ❤ your family

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi День назад +2

    Wala iradinayaah kulaha 😂😂😂

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y День назад +1

    Salmaay asagoo ku dabsaaraya lee hana'so tusin lkn mid ogow asma elemunaatik adigaa ka nin kurxoon😂

  • @xamdimuqtaar8102
    @xamdimuqtaar8102 День назад +1

    Laishiihii qalpi adi ka roonow❤❤

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 19 часов назад +1

    ❤❤❤🎉🎉ماشاءالله حبيبتي

  • @HasanDabLe
    @HasanDabLe 21 час назад +2

    Salmay wll waxan raba ina icawisid 😢

  • @haa8793
    @haa8793 День назад +2

    Salmo quruxey halken kaala soxiriraa walashaa kujecel ina adertaa ah maaqani ma re hoyadaa ayan ahay mise re abahaa cidan kadashay waxey kuuyahiin

  • @Arafodore
    @Arafodore День назад +1

    Salma you are so cute Mashallah😍😍😂

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 День назад +1

    Salma habaryar kabaha ayaan rabaa❤❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 19 часов назад

      Hhhhhhhhh ma isla dalbanaa 😂😂😂😂😂😂

  • @REVEN254
    @REVEN254 День назад +1

    Salmoy part 3lasoo dhaqso😢❤

  • @fatushduraan1563
    @fatushduraan1563 День назад +1

    Haa iska ilaali

  • @GloLeaders
    @GloLeaders День назад +1

    Sister you are beautiful and very brave waxaad helikartaa wiil muslim ah Somali ah ama oromo 😂😂😂😂❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 День назад +1

    You are so funny Salma😂

  • @MaryamFarax-c7f
    @MaryamFarax-c7f День назад +1

    I like Salma ❤❤😂😂😂

  • @Nashka12-v5o
    @Nashka12-v5o День назад +2

    Wlhi ana kusoo qori rpay amu kugu soo dila waba i aqrisay kwrn naa bal is ilaali😢

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 День назад +3

    Awalbo adigaa iska cowriyay hadane ka fuq alla hoogayeyee wa naxaris miiran iyo balaaa balaaa na private lifs ka dhigo

  • @GOBDEEQ41
    @GOBDEEQ41 День назад

    Salma wll legend baad tahee waa ku wataa

  • @maizaabdi9179
    @maizaabdi9179 День назад

    Waaa Funny tani😂😂😂😂😂

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 День назад +1

    SALMOOY NIMANKA CADAANKA HADUU KU JECLYAHAY OOD KA AAMUSTO WUU SHIKIN DOONAA WUXUUNA U QAADAN DOONAA INAAD XIRIIRKALE SSMEEY SATAY WUUNA KUDILA KARAA HAFUU ISTAREEYS NOQDO ISKS JIR WALAASHAY

  • @siyadissack6353
    @siyadissack6353 День назад

    Adun wayee walal

  • @nasrojelle
    @nasrojelle День назад +1

    War jecli😂

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 День назад +1

    Salama ka ogalawa isadakayanata badan mara mara waya ku qasarinee

  • @user-canbaro
    @user-canbaro День назад

    Eedadaada wase wan ku jeclhy ❤

  • @AishaHassan-o9o
    @AishaHassan-o9o День назад +1

    Salmooy waan kugu raacsanahay ninkeyga io adi isku fikrad tihiin

  • @user-bu3vb7tl6g
    @user-bu3vb7tl6g 17 часов назад

    Haa raac 🎉

  • @FarxiyoawuukarMaxamed
    @FarxiyoawuukarMaxamed День назад +1

    Salma abayo xabad xogaa shidan ayaa guri aan shaqaalo ka ahay ila joogo anigoo ushegin in aan ka hellay ama aan la hadal in kasto salaanta mar mar un is salaamno bal isheg sidaa jacel ugu beeri lahaa haddaa xariifad tahay dadaa ku qoqdaa ku jiraa 19 sanadkaan ayaa igalaayo 20 naa iga sogar carurne waan rabaa bes intaan kabadan maba is cel celin karo qof walboo I arko waxoo ilee yahay ninbaa laguugu daraa ama maad guur satit ee bal tallo isii silence jacel uuga beraa wiilkas😂😂😂😂😂

    • @Rara-w7f
      @Rara-w7f 20 часов назад +1

      Qosol baad igu dishay😂

  • @MayzoAhmed
    @MayzoAhmed День назад

    Waa kuwata ani salmaay nzoo bdi😂😂😂😂

  • @Hamdisalad194
    @Hamdisalad194 День назад

    Salma l love you markan kudawado wllhi wanafisa❤ nolow

  • @Sahradahirr
    @Sahradahirr 5 часов назад

    ❤❤

  • @AsmaAbees
    @AsmaAbees День назад

    Salama wad kusaxantahay

  • @lamiahassan887
    @lamiahassan887 День назад +2

    Rootiga magacii salmaay

  • @nimomohamed985
    @nimomohamed985 23 часа назад +1

    Wllhi been maha koley is ilali yana lagu dilin ilha wax ilaliye wll 😢

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye День назад +1

    Prank amay tahay meesha kalamkicis cml.salma

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 День назад

    Alla Adoo cadeysan maa cunteesay😄

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q День назад

    Salma wixii musasal baad nooga dhigtay huno

  • @sacdiyoIndho
    @sacdiyoIndho День назад +1

    Salmo waakusalaamay edadaa was e kubadad hoos udhig caashadii America jootay oo kale miyaa noqotay oo waxkasta soo sheegi jir

    • @Saada02
      @Saada02 День назад +1

      Wlhi ayada ugusoo dhacde 😂😂😂

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 23 минуты назад

    Calidheere nin miskinu u eegyhy daa fadaln

  • @AzmaJano
    @AzmaJano День назад

    Salma lasoo dhaqso 😂😂

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 День назад +1

    Lkn ani su.aal aan qabaa hadaa isdagaalno maxaa qolkale igeynaa anoo sariirta dhineceyga kajiifo maan xanaaqsanado

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p День назад +1

    Salmo🎉🎉🎉🎉🎉

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 День назад

    Naa raac😅

  • @JJ-xm2km
    @JJ-xm2km День назад

    baati waa ku qurxantahay

  • @anuushali9099
    @anuushali9099 День назад

    Ali dhere oo hutel ku dajinahay wa aduun

  • @hamdihareed3721
    @hamdihareed3721 День назад

    Yaaa kudirsady nosheg kudhahay

  • @AmuunKhaliif-xw1gk
    @AmuunKhaliif-xw1gk День назад

    Anoo og inaa been sheegee aan daawanooyaa salmaay

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 День назад

    Salaad ma jirto qubeysna majiro akhas😂

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 19 часов назад

      Hhhhhhhhh iney dhar ehen malaga yawo tartib wax ogu sheg

    • @rahimamahmoud7481
      @rahimamahmoud7481 18 часов назад

      @@filsanmohamed4670 Subax walboo ay kacdo waa saas u' fiirso video yadeeda dhan

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c День назад

    Don’t listen to them, somaalidda waalan

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 21 час назад

    Abaayo muslimad maa tahay horta walal!!!???

  • @amiiraabdi1407
    @amiiraabdi1407 День назад

    ninka waa cadaane yuu ku ceejin salmaay is ilaali

  • @xafsocabdi7902
    @xafsocabdi7902 День назад

    😂😅

  • @iqramohamed-n6d
    @iqramohamed-n6d День назад

    Hadu.ku dilo maku k*sane wx waalidu waaka daacad😂😂😂

  • @فاطمةالشيخي-ب9ع
    @فاطمةالشيخي-ب9ع День назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @LaylushpeaLaylushpea
    @LaylushpeaLaylushpea День назад

    Salmo wa iwale

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 День назад +2

    Nahooy ninkaaga haka habaarsan.

  • @hamdihareed3721
    @hamdihareed3721 День назад

    Mayika qabta

  • @RuweydaHassan-z8p
    @RuweydaHassan-z8p День назад

    Kaogalow byo

  • @ugbadosman2616
    @ugbadosman2616 День назад

    Mcnto adbaa depression waa qabtaa waa sababtaa u dhurmayso weeyee

  • @ccasiisarab
    @ccasiisarab День назад

    Maxa noloshada sameyn weyn ku soo yeeshaye intii aad nooleed?

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 День назад

    😂😂😂😂😂

  • @hananqurux1465
    @hananqurux1465 День назад

    ❤❤❤❤