Anaga Canada 🇨🇦 park kasto meel barbecue lagu sameeyo ey qabaan laakiinse waa soo gadanaa anaga aa sameysano meesha aan deganahay Muslinka aa u badan wax qaawan ma aragno Alxamduli'Allah banaankeyna aan ku dukanaa. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc muniira abaayo caruurta uma baahno Collegen iayagaa soo saara mid ku filan 20 sano jir ama 23 buu soosarida Collegen yaradaa markaas baa loo baahan yahay in la bilaaba Collegen soo weydii dhartarkaada please
Masha Allah xbbt Kulelka allaha nii saqiro xbbt ❤❤❤
Mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Oo may kaad in ta soo fiirsato janalka fartuun happi inta sabiskaraamka u ah lik saara pallse❤🎉😢😢
Mashallh hdi carurt utaktay allxmdulilha ❤❤❤❤
masha Allah abayo muniiro Allaha idin barakeeyo adiga iyo caruurtada iyo seygada ilxun Allaha idinka haayo wlhi waan iska kaajecelhy waad ku mahadsan tahy sidaad igu sojawaabtay thanks xbbti kuleelka Allaha idinka yasiro
Maasha allah 🎉🎉❤❤❤
Wacaleykuma salaam w.w
Maansha Allah tabaaraka Allah
Masha alh abyo waxaa. Tahay hoyo waayo aragnimadaada ilmha noga sheegey hadaa nahay hoyooyinka ilmahooda ay yar yaryihn si aaan waxbadan kaga faaiidno ❤❤❤❤
❤❤msha allh
Maasha Allah 🎉❤❤
Masha allha
Xoog ,xoog kuuu jecelnahay ❤🎉
MashaAllah Abayo 🎉🎉
Asc abyo muniro mlin Ayn waxa kacodsady adi asxabta ina isoduceysin cules isarna owged abyo alx hada waficnhy jasakalah wallahen falastin an uduceyno😊
Wcs abyo muniiro masha alaah ❤❤❤
Masha allah
❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah tabarakallah anaga sanadka qorax ma an arag oo lagu dhidido bishii 5naad wax yar helnay inta kale qabow , roob oslo norway
family Qurux Badan masha Allah❤
Marshall allh 😂❤❤❤❤
👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘
Muniira cadey kolohinki wuu kaa muuqda mashaa alaah waad dhalalaysa
Maasha. Alash. Reer. Muniira❤❤
Masha allah iso daye abayo may raajo ino ihaye gure xale isiyo
Manshaallah 😍🥰🥰
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
M.a mami wani salamay dhamantiin kuleelka Allah nii sawiro xooog xoooga ku jeclhy ❤❤ mami
Mash Allah ❤❤❤❤
Mnshallah wlo
Masha allah❤❤❤
❤❤ m.a
Masha Allah Tabarakallah Allahuma barik abaayo muniira . Horta abayoy ceyni aaway Adna iyo ceyni sow maaha labadaada gabdhood.
Masha allah abaayo muniiro ❤🎉❤
Masha Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
Masha allaah
Abayo muniiro sanku sugayey le 😙😙❤❤❤
Machallah wllo ❤❤
Abaayo muniira meeshaan magaceed magaaladee bay ku taala please ii soo sheeg
❤❤❤
Asc Abaayo Muniira anaga maanta waa jawi fiican roob baa nooda aaya Zuid Holland 🇳🇱
Alx vandaag we koelen af in zuid Holland
😊
Abayo muniir hadaa ka midnahay family ka ad maxa nagu qarisey fartuun meesha usocata 😂😂 war jceyl le ku gaaray❤❤
mom muniro cayni aaway maidinracinmiya
abayo muniiro shali saa kusugayi wadaali wa oktahay anaga xog xog kujacelnahay❤
Anaga Canada 🇨🇦 park kasto meel barbecue lagu sameeyo ey qabaan laakiinse waa soo gadanaa anaga aa sameysano meesha aan deganahay Muslinka aa u badan wax qaawan ma aragno Alxamduli'Allah banaankeyna aan ku dukanaa. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallh
Wcs abaayo muniiro❤
Walashey anaga somaliya jogna kareen qorax iyo waxas maba isticmalno 11jir 7jir 5jir 3jir 7bil intaas hal cunug oo kareeen umariyo malahan biyaha caadiga ah len ugu qubeeyaa kadib caadi lee ilmaha oo cad ayan dhalaa gadaal waalaga madoobaadaa malaha kareem aya larabaa😂😂
Kulayllka waaye Somalia walagu madobada qoraxda waaye
Abyo muniro ceyni gawadadha Miya mise hawer Aya utaahai😂
Isbuluuq waamaxay macneheedu muniiray wllo 😂😂
Kreemka wajiga natus oo qoyankasne wajiga siiyo
Asc muniira abaayo caruurta uma baahno Collegen iayagaa soo saara mid ku filan 20 sano jir ama 23 buu soosarida Collegen yaradaa markaas baa loo baahan yahay in la bilaaba Collegen soo weydii dhartarkaada please
Malaysia may kA kulushay
Faraxsan muniro cadey
Lkn waxa sidaas ka dhige subag miya ilayn marki hore maraq cml ahaaye
Caasho iyo cali ma mogeed in ay dharka dhiga nayaan kkkkkkkkk abaaye muniira dheesha dhaaf adiga😂😂😂😂
Abaye mukayf wadankina malaga isticmaalo miyaa
Abyo muniiro chicken maa ovenka kishatid saalida kaadaa
Masha Allah ❤❤
Masha Allah ❤
Masha allaah
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤