Ku salin nabigena the best person ever The most knowledge able and The most shine Allah will ever be in the world to me and The most shine Allah created brobhe Muhammad scw ❤😢
Magac f oo gbar ah waa saxiip dhab ah wlhi ana arke farxiyo ha ahato ama fadimo ha ahato ama fardowso ha ahato waa saxip dhab ah muniira wan ku salaame adna abay curada ayan isku magac nahay oo ani xita curad ahay hooyadey ..🫶🏼💜💜
MUNIIROW warkaas intaa iga dhafto dukanka ACTIONKA waxaa kaso faaiiday no so dhig afaraha guryaha lagu carfiyo, lagu nadiifiyo, iyo waliba jirka 😂😂😂 video noga so sameey❤ mahadsanid sis.....
Ku salin nabigena the best person ever The most knowledge able and The most shine Allah will ever be in the world to me and The most shine Allah created brobhe Muhammad scw ❤😢
Scw scw scw
ALLAAHUMA SALI CALA SEYDINA MUXUMED SELALAHU CALEYHI WASALAAM
Alxmlih wa ficahy abayo iso duceya adi iyo rer my rajo murada leyahay inshallah in u ale i fududeyo o i sahlo❤❤❤❤
🤲🤲Ilahaw farxiya iyo muniiro dariis uga dhiig yaa rab🤲🤲
Abaayo muniro aada ku jeclhy iiso duceya adi iyo reer my rajo xamila ahay inuu illahay ii fududeeyo xbbti mcnto
Gabadhada adna baariyad weeye illaahay haku barakeeyo kuligod wabariyal🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Mashllh tabarakallah gabdho qzlbi ficn leh wayee allah idiin xafido dhmantiin reree my rajo iyo farhiyo wan idin salamay form Djibouti ❤❤
Maasha Allah abaayo Munira caruur ayaa jiraan oo hilib sanka aga yaalo oo markey seexdan quuriyaan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Farxiyo waa gabar wanagsan allaha xifdiyo wn iska jeclahay 😂❤
❤❤❤
Mashaallah waqti qurux farxad alla abayo muniiro anna goorma ku arkaa ❤❤❤ from ugand🇸🇴🇺🇬
masha allah abayo warunta farac na wajira aniga ilmahega waquuriyan waxna maqawan alx allah hano xifdiyo awlada❤
M.a abyo muniiro meelksto ad tagto isku dhacesa kadhige masha allh frxdiina allh idinsidsho adiga io abyo farxiyo mogdisho idinkla socdaa
Masha allah abayo muniiro farxiyo dad m.a said isku fahmay ilahay ha niga dhigo kuwii daris xalal noqdo oo farxado sii siyada❤❤❤
❤❤
Magac f oo gbar ah waa saxiip dhab ah wlhi ana arke farxiyo ha ahato ama fadimo ha ahato ama fardowso ha ahato waa saxip dhab ah muniira wan ku salaame adna abay curada ayan isku magac nahay oo ani xita curad ahay hooyadey ..🫶🏼💜💜
Muniiiro video noo sobadi tageero number one ku ahaay❤
M.a m.a m.a m.a m.a walalo isjecel❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha.allah tabarakallaaah abayo muniro allaha ku dhowro adi familka 🎉🎉🎉🎉
m.a walashay baraka laah❤
wiilka wayn ee silliga xigan ma adaa dhalay ma curadkaagii baa ma.sh❤❤❤1
Masha Allah xbbt bashaal ❤❤❤ wacan
Masha alah gabdhayga farxdiina hawaarto
maasha alaah abayo muniiro caday ilaahay dartiis kuu jeclahay
Muniiro inta gaariga saran tahay xaajiga lashekeyso ❤
Hooyo Muniro love you ❤❤ Nolow intee nolol jirto queenteydhii ❣️👑
Waxanahay.gabar.jirta.16sano.aadban.kujecalahay❤
Masha Allah munira qof qalbifican alaha ku barakeyo
MASH Allah❤❤❤
Muniro Gari Wado Baro sida ilmahaka iskulka ugu wadaado Waayo Xaajika wuu shaqeeya adiga Meel iska Soo Sar❤❤
MUNIIROW warkaas intaa iga dhafto dukanka ACTIONKA waxaa kaso faaiiday no so dhig afaraha guryaha lagu carfiyo, lagu nadiifiyo, iyo waliba jirka 😂😂😂 video noga so sameey❤ mahadsanid sis.....
Masha allah abaayo muniiro😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉😊🎉😊
Wa ficaneh my rajo cadey ❤❤❤❤
Hpo mcn waku jclhy wlhi mashallh Alle haku xafido momy❤❤
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Abyo muniro waan iskaga jeclhy ❤❤❤
Masha'allah abyo muniro ❤❤
Maaha Allah gulayso ❤❤❤❤❤
Habo wllhi ani xita murada leyahay adi iyo mamo yin kakugu xiran isoduceya 40 qof ducadoda wala aqbala aladhahay ana illahey ha i aqbalo❤
Asc wlashey myro wan kujecelhay hoyo shaqao❤❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤
Asc
Maniray waan ku salamay xppti carurtada ma hal abo wada dhalay❤❤
haa😁
❤❤msha alllh abayo mcnto ilahey dartis ayanku jeclhy wlhi wxan ad uxiiseya fidiyowdad msha allh wlh mar waliba waxnku ducysta hooyo adiga cml inan noqdo alx curur wey ijogta balse xogy cajisleey ban ahy abayo walhi Ayntad xamar imaneysy inankuso adan raby balse umulan ahay sharfeey ilahey Haku xifdiyo
Mashaallah mashaallah ❤❤❤
Maashaa allaah tabaaraka allaah
Asc munira uqti qaaliya adiga iyo farxiyo walahi ilahey dartiisa idin jecalhay❤❤
Abyo muniiro iyo asxaabteda muradaa leyahay isoo duceya walaalyal 40 qofood ducadood wa la aqbala inta murad leh aniga cml alha usahlo
Asc hooyo muniro setahay adi iyo familka isoo duceya adi iyo asxabta ana waa isin soo duceyna insha Allah
MASHA ALLAH ABAAYO MUNiiro ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh abayo munira faraxsan aduun iyo aakharaba farxad
Ay muniiro 22 bn jira ana is dhahyee wd ugu yartahee 😂❤
Mnsha allah alle haku xafido abayo muniira❤
Manshaallah 😍 alah ku sahlo muniro
Abyo muniiro saacada magaceed please iisoo jawaab 🙏🙏❤❤
Abaayo aniga waa ku jeclahay walaalo quraxey❤❤😂
Anaa ka yar gabdhaha❤❤5
Hoydey wye kudawadat m.a❤❤❤
Masha allh abyo farxd igu caweeya
Maamii muniro ku jclhy ❤farxad igu nolow ani rera comenti ma ahi lkn wxa kugu xernajiray 4 sano kahor marku chanelka ahaa my rajo chanel 2 xasus mehas ka imdy ani wagii adna hena iyo qamar bintu amiir waso japay ani 18 jir ahay alxm❤❤
Masha allaha abayo allaha idin xifdiyo damantiina farxad kunolada
Masha allah abayo muniro
Masha Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
anaakayar 13 ajiraa mom wankuta geraa❤❤❤❤
Aniga 13 Aya jiraaaa😊😊😊
Abaaayo anaa kayar 15 jiraa ❤ walaahi
Asxbta habo muniiro plz exam gli rabaa isoo duuceeya 40qafod ducadooda waa la aqblaaa❤❤
Ben mahan wlhi quruda wa farac wiilkeyga 10 bil ayo jira wuna quriya yaab ani 😂😂
Mash allh allha kudayo
Mashallah ❤❤❤
Marshall allh 😂😂😂❤❤❤
Masha alaah ❤❤❤❤❤❤
Muniira abaayo videogaas markii aan daawaday kadib shaqo guriga oo culeys iga saaranyhy ayaan kacay wlhi mhdsnd xabibty
مشاء الله حبيبتي
Munro videoyasha timer ino dheereey ❤
Abayo mudo afar sano wax ma dhalin 40 qof ducdooda waa la aqbla plz iso duceya
“Rabi laa tadarni fardan wa anta kheyrul waarithin” aqriso marwalba
illhy awlaad baariya hakusiiyo❤️🩹
“Rabi laa tadarni fardan wa anta kheyrul waarithin” aqriso marwalba
illhy awlaad baariya hakusiiyo❤️🩹
Abyo meeqa kaso bixisay marka sacada filand jogaa waan radinaaa insh allh
Muniira kkk Ala maxa yeraan la jecel yahay,Madoob waye iney kawado uma maleeynayi ee adna waa kula ekaatey masha allaah ka waaweyn aya dhaley dheh jawaabtada saasey aheyd,,kkkkkk adna madoob laso ordee adna chocalate waye waa na caadi caruurtada qaara midabkeeda mise ku dhaw dhaw leh,Allah kudhaafo caruurta kuligeenba allaah no deysto iney da' socoto caruurta logu gartaa,,kkkk
M a❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
cayni adi maa dhashay abayo
Farxiya wllasha ina abshir miya ?muniiro
Masha Allah Abaayo muniiro ❤❤❤adaaba aroos ehee hada safar ka imaadeey dalxis ha aadin
Aniga waxan fiirsadaa rutiinkA guriga oo dhan
Anaa ugu yar 16 aa jira wllhi 🤩
Wcs abaayo muniiro❤
Adno adiga ku egtahy be abayo muniro m.a allah kudesto
Maama muniiro anaakuguyar 13 jiraa
Abyo mcnto waxaan rabaaa inaan halmar kula soo hadlo bn rabaa xbbti muniiro wn ku jclahy xbbti
Waa is jeceshihin lkn hadaa daris noqotin waa si neceysin😂😊 kala fogaanta idin roon waa isku so xiseysin
Qofka mar hadaad is dabeecad qaatatan is nici maysaan lkn hadaad khiyaali saaxiib kuwada tihiin marka kala fogtihiin ismaba xasuusanaysaan
Muniiro❤❤❤
My rajo gabartada ceyn
Farxada ha warto
M.a❤❤
Hhhh masha Allah munira
Asc muniiro cady
Abyo muniir ani xitaa kuwa yar yar ku jiraa wan ku tageraaa
❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Walahi aniga 10 jir
Sacn iyo 9:00 oon iftian ah
Ciyaalkeygaba kugu xiraan 9 ,7,6 laeg yaab kudawado iyaagaba kayar soo ma ahha😂😂😂
M.a abayo muniro
abaa muniiro luuqada wadanka dhibmiyaa
Abayo munira maxa dhece ree bondhere