Caweyska Cawke iyo Qaybta 3aad ee Weedhsame

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • www.universaltv.co

Комментарии • 5

  • @ayaanmali6056
    @ayaanmali6056 11 лет назад

    allah u saaidiyo maskaxdaan burqanaysa ee arayada murtida iyo aftahanimadu ku dhan tahay abwaanka dada yar Weedhsame

  • @shafiabdi535
    @shafiabdi535 4 года назад +1

    Manisha asks him not what

  • @haniabdi1114
    @haniabdi1114 11 лет назад

    cawke iyo wedhsame nalaaa sayiraah kkkkkkkk

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 2 года назад

    Weedhsame su aashii ardaygu waydiiyay wuuu baalmaray
    Isku egaysiintii 4 ayuu ku sheegay kii 4aad muusheegin
    Wuxu sheegay loo eke u eke iyo ekeeye
    Mee kii 4aad ardaygiina muu qancin
    Xiisadaasi wayka jilcday dib inuu iskaga diyaariyo cashirkaa ayaa ufiicnànlahayd.

    • @essaalihassan222
      @essaalihassan222 Год назад

      Ekeeyuhu waxa uu leeyahay afar tiir oo lagu aqoonsado lagama maarmaanna u ah oo kala ah;
      U EKE LOO EKE QALAB QAAB
      TUSAALE
      - badda midabkeedu waa sida cirka
      U EKE = badda
      LOO EKE= cirka
      QALAB= sida
      QAAB= midabkeedu waa
      - habkan ekayntu, sida aynu korba ku soo xusnay waxa uuu leeyahay ereyo u qalab ah kuwaas oo ay ka
      mid yihiin (SIDA, GEDDII, GEDDEED, LA MOODO, U EG, LAGAA GARAN, CAYNKA, QAABKA, IWM.)
      -Waxaa kale oo shardi ah habkan ekaynta marka la adeegsanayo, in ay jiraan laba shay oo xidhiidh laga
      dhexaysiinayo