Hoden Abduraxman quruxdeeda iyo yaraanteeda ayu kuraacay mursal iyo qalbi furnaanteeda iyo action keeda Hoden is beatifull she can fix het teeth may Allah bless Mursal and Hoden and give them long live togather Allahuma aaamiiin also may Allah bless Dayax Dalnuurshe and his wife Farxiyo Allahuma aaamiiin ☝👏
Dayax dalka nuurkisa alle haku xifdiyo xaskaga iyo ubadkaga alle haku barakeeyo mnsha allh reerki lagi nastee lagu nagaado alle haydinka dhigo waxan kalo halkan uga hambalyeynaya bosslayd farhia waxa leyahay nin wanagsan bahaysataye alle haku barakeeyo gabarkastana wlhi waxay ku fakarta nin dayaxoo kale ah in ilahay siyo alle haydinka hayo isha cadowga aameen wada jiree nabad gala allahayoow idinka yeel allahayooow idinka yeel
@@najaxcabdi3590 way buuxan wilal somaliyed lakn qof sida dayax o kle ah oo xaskisii ku fanaya in la helo way yartahay ilahaw mid aan sas ugu fano isi 🤲🤲🤲
Somalida dhib badnaa waalidkiis wuuba ka hadlay meel leeysku eryaayo kuna soo noolaan buu yiri tankle gabadhaas maa ka maseerteen inti reer leh rabbi ha isku barakeeyo
Allaah (s.w.t) ka cabso oo tinta si fiican isaga jar. Oo fanaanimana isaga bax. Waa iga talo. Inta aadan dhiman. Aduunkaan meel laguu soo jiro ma guide.
Inta necep hezaha jecel quranka rapi like ha iizarto😍😍
Weeh yaaa jaceey laaan a
ma ku sarayo like quranka sidaan ha ugu qaraban duli nimo ku dishisho
@@ahmedkafiakak6479 mhdznid wanda waa ku mhdznthy jzkllh
@@nazlamohamed6033 ku saray
M.a
dayax iyo mursal muuse kaaf kala dheeri weeye viva dayax😘
Wlhi waa runtaa
Hibo Wacan haa wll walhi khadra gob weeye sas in loo galo ma istaahisho
Haa lkn wa iska adunyo hadhow ba laga yaba inu is bedelo
Dee dayax marwadisa farxiyo iyo khadra silimoo ba waa kaaf iyo kala dheeri 😂😂😂😂
@@nasriennour2042 😅😅😅😅TazaN kgu raczanhY😂😉😮😅
Wiilkan illaahey amarkiis waxan ku jeclahay aqlaaqda iyo ixtiraamka waalid fiican ba dhaley manshallah
Dayax waa qof ficn ehelu jacayla illahay ha isku kiin daaayo marwadada 👪💕💕
Amansha allah rabi ha isku kiin daayo Bn da
👌💙😝😟💚👌💛👌
Dalka nuurkiisa Alle haku dhowro adiga iyo farxiyo iyo curudaada
Asc
😭😭😭walhi marku dhahay xaaskayga marke farax santahy waan farax.sanahy🙏🙏🙏😢😢😢
Ilaahow isku daa 😩🙏 nin rag ah waye wlhi wuxu donaba ha marsadee fariid mansha aa Allah ❤
Mansha allh dayaxow illhhey haga dhowro cadogiina farxad gunoolada adiga iyo wallaasheen farxiyo iyo adiga owad giina insh allh farxad gunoolada wlley dayax iyo walashey farxiya 😆🙂🤗😍😘😅😄😃😃😃😃😃😃😋😋😋😋
Ilaah ha xifdiyo xaaskisa nin waa kii xaaskisa marwalba ku faana sharfa ❤👏
J
dayax dalnuurshe xaaskiisa siduu u jecel yahay mar kaan arko m.a maseeyr baa i qabta hh isku waara adiga iyo xaskaaga ❤❤❤❤❤
uduceey wallo pls mansha Allah Allah ilahayoow isku daa
@@hodo624 abaayo anon u doceyn ba wax kama sheegin wana hadl iska kaftan ah quruxey
iqro momed iqro dagn haka maserin uducee callosha nadiif ka dhig waad guulesaneysa
@@amaalsulub2588hhh kama xumi waa dat walaldeey, ah lkn afka wax soo maray culees,mlhn ilama ahn wxaan iska dhahy in wax u dhimeyso thx
Aniga dayax kasii fiican iguso yaaca
Mnsha allaha allaha isku daayo frxiyo iyo dayax dalnuurshe ubad khyr qabana kala hela aamin aamin aamin
Hoden Abduraxman quruxdeeda iyo yaraanteeda ayu kuraacay mursal iyo qalbi furnaanteeda iyo action keeda Hoden is beatifull she can fix het teeth may Allah bless Mursal and Hoden and give them long live togather Allahuma aaamiiin also may Allah bless Dayax Dalnuurshe and his wife Farxiyo Allahuma aaamiiin ☝👏
Mansha allah, alle Hodan Abdirahman oo kale haa idin ka ilaliyo 🤲🏾 somali weyn amiinta saara 😂😂😂😂
Ayanna Abbi amiin abayo walahi waa wah laga ducesto hodan alah islamka hakaqabto dalka norkesa horey usoco hodan washeydan aa iskailali abowe
amiiin
Amiin amiin alla hodano kale kuma salido
Dhilooyin saa u baqaya wayna isku kalsoonayn waa doqmo naa Hodan ninkay jeclayd bay heshay doqonkan nagiodkaan waxba kuma falayso koonfurna horay u cayday ragooga hhhhh
Kkkkk dhiladi Hasan ayan arkaa nayaa dhilo dayax wuu kunacay ogoow imasa ayad isku dhajisay imasa ayaa tiri hees ilaqad wuu kunacay
Mansha allah dayax dalnuurshe waa madaxwaynaha mustaqbalka insha allah maxayelay nin qanacsan kana farxiya xaskiisa iyo ilmihiisa waxuu kafarxin karaa somali odhan marka waxan udortay madaxwaynaha mustaqbalka waxana leyahay kabarta jacaylka nolosha macan qoskan quruxda badan isku waara👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Maashalaah dayax dalnuurshe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mnsha Allah alle haisku kiin daayo alle haidinwd xfdo dayax kib going 🇸🇴🍉🍈🍏🍎🍇🍆🍑🍐🌽🍒🍓🍌🍅🍍🎉🇹🇷
🤔🤔🤔🤔🤔🤔 mrkana mxaa weyi wxan is dabo yacayo🤔😅
Kaya Kaya kkkkk wxaboukujacburiyay
احمد شنب أنت بتهبب ايش يبني😂😅
Dayax iyo farta ilahaa iskugu talagaly somaliyeee mashquulka kadayaaa iyo sualaha malayacnigaa haloduceyo ookali hanalagudaydo wey wangsanyihiin loveuu guys
Nink keliy ku deysho mudan waaye wlhi keep going dayax waanku jclhy horey usocd my duma farhiy my queen 🍅🍑🍑🍆🍇🍌🍎🍓🍒🍏🍈🌽🍐🍉🎉🎍🎋🎈🎊🎉🎄🎁
Hhh ku dayashuu mudanyee isku dhufo haad dee
احمد شنب wtf😂👺💥😭
Dayax dalka nuurkisa alle haku xifdiyo xaskaga iyo ubadkaga alle haku barakeeyo mnsha allh reerki lagi nastee lagu nagaado alle haydinka dhigo waxan kalo halkan uga hambalyeynaya bosslayd farhia waxa leyahay nin wanagsan bahaysataye alle haku barakeeyo gabarkastana wlhi waxay ku fakarta nin dayaxoo kale ah in ilahay siyo alle haydinka hayo isha cadowga aameen wada jiree nabad gala allahayoow idinka yeel allahayooow idinka yeel
Alle oridada xalasha iyo aqalkaga haku barakeyo walal anagana mid sida nojecel oona qadariya hanagu arsaaqo 😍
Masha alaaah dayaax walahi wan ku ta geeraa ilaheey ha idin daayo adiga iyo faarxiyo ish calaa qurux leey wan salamay 💕💕💕💕💕💕
Naagtii nin romantic rabo nin shiiqaal ha guursado hadii kale digaar ku ooya shiiqaal boys noolada ❤❤❤
Nasriin22 Bashir awe hee wilasha shiqaled
niinki xaas wngsn raba naag sacad ah ha guursado sida farxiyo oo kale
Nagti nin wangsan rabto nin shiiqal ha gursato sedi dayax oo kale 💗
Nasriin22 Bashir ninkiiii naaaag fican rabo gabar habargidir sacad saciiid ha gursado yasalam
Tnx viva shikhal
Mansha alh tabarkal wilku dayasho mudan o gabadhisa kufana alle haisu kindayo
Macha allh war ninkan ku dayda adhi yohow dayax wlh waa nin dhan wlpa ka dhamyz tiran alle ha idin dhowro adiyo fmiligagaba wll qli❤❤❤
Muna Ahmed Ninkaga KudaYo DheH
🤣🤣😂 waayhy
Masha laah dayax iyo farxiya farxad ku waara idim alle Bata oo barakooba💗💗💗👏
Mashaallah dayax dalnuurshe caadi ma thd jclka ayaa wax ka taqaanaa wlhi mashaallah
Waaaaaaw dayax he is the best wllh
Dayax dalnurshe wa fananka Kaliya e ku dayashada mudan masha allah ninka sharaf tisa wa xaskisa www kufan kuna dhado wa wx qurux badan ❤️❤️❤️❤️
Masha allh tabaarakallah rabi ha isku kiin dayo noolaada dayax iyo farxiyo ku dayasho ayn mudantihiin
Mashallah mashallah waa runtaa farxad waxay ka bilawadaa qoyskaga mashallah nin aqli bdn dayax dalnursho
Omg he is so romantic Mashalah
Masha allah dayax wiil adiga oo kale umalamaayo inuu jiro adiga iyo xaaskaaga ilaheey haisku kiin daayo cadaw gaa hajabo wll like
Mashaa Allha waa qurxu waaye wlhi walalke qaali Dayax ❤️❤️❤️❤️❤️❤️waliga farhad ku nolada lamano is jaca
Waaw,walal keyga kamal aamiin warsame waan ku salamay iyo dayax dalnurshe fanaan hormare
Dayax dalnurshe wllky wan kutageraa dadkaan gushaada ayey kaso horjedaan bareeg how qaban wll from saudi arabia
masha allaah dalka nurkiisa allaah ku dhowr aboowe Viva Dayax dalnurshe👑💜♨️🔥
Masha Allah dayax dalnurshe iyo fàrxiyo farxad kunolada
10 sano o danbe wilasha somaliyed dayax gari mayan maxa yelay wa nin dhamaystiran ninka xaskisa ka farxiya nin ah keep going sxb mcn 🙏🙏
Wiilshaa way buuxan alle hanoo daaye
@@najaxcabdi3590 way buuxan wilal somaliyed lakn qof sida dayax o kle ah oo xaskisii ku fanaya in la helo way yartahay ilahaw mid aan sas ugu fano isi 🤲🤲🤲
Waa run ma jiro nin dayax Oo kle ah ani ahan ninkasta is adkayn iYo wad iska celin baa ku jirta 😰
@@samisfamily5703 lakn anigu dayax two bn ahay 😘
Cadnan official chanel xagan kuguso hagaga wllow💪😂
Dayax iyo xajiydisa wan tagera ilhy ha isiku kiin daayo ilhy ha idini barkeeyo 😙😙😙😙⚘⚘⚘🌷🌷
Dayax Waa Nin kudayasho mudan Wakutagersanhy marwalba
Inaad iscadaysana waan kaa sugaynaa hadii aadba ku dayanayso😂🙏
Dayax alle haku dhowro adiga iyo farxiyo iyo hodan❤❤❤❤
Wwww dayax suaalihii sidii laraabay ayuu uga jawabay
Maxaa ku cadeyn kartaa in uu ka wada jawaabey
Masha allaaah dayax waa rijaal allaha xifdiyo 🙋💖👍
Masha alh aloow Dayax cml isahal ameeta raciya saar like
Dayax&ina aderty farhia nolol qurux badan kunolada
Geesi dayax waa ku tagera horay u soco
dayax noolaw dadka caayo dayax waxba ha urkin horo isii soco ❤❤❤
Somalida dhib badnaa waalidkiis wuuba ka hadlay meel leeysku eryaayo kuna soo noolaan buu yiri tankle gabadhaas maa ka maseerteen inti reer leh rabbi ha isku barakeeyo
Qadarintu uhayo xaskiso qudha💞🙌🙌🙌🙌
Mnsha allah isku wara abid cadawga jecelka alle ha idinka qabto😍😍😍😍
masha alaah dyax alaha kuu daaayo xaaskaga waxa tihiin qoys isjecel cadowgiin hajabo
Dayax noolow
Xaaskaga alle haku xafido
Illah waahan Kananga's nin sithi dayah okolo isiyo...like isaro plz
Masha allah Allah yaxfiduk Waa nin rag ah oo lagu faano waaye isku waara Insha allah
THanks all
Mashllh dayax allow idin dowr jcl ayuu wax kayaqanaa walle allh din xifdiyo
Wwww dayax horo usoco faraxd kunolada nolol quruxbadan adi xaskga iyo carurtada
Nimco subscribe i Saar walashey
Masha alah ani dayax walaalkis lee Rabaaa guut dayax
Waa soo dhaafay , maalinba maalay ii joogtaa, Xaasad yarta baan ahay hadadan .kunoolahay Aoustralia northmelbourne.xamarwadajir
M.a the best hasband❤️❤️❤️🥰🥰🥰😘😘
Mnsha Allah dayax ilahy cadowga haidinka dhawro adiyo boqorodaada
mashaa. Allah waligaa. xaqdhawr. xaaskaaga caruurtaada. ayaad. u. abaal. dhiganaysaa . adiga. Iyo. mursal. doqon. kaaf. Iyo. Kala dheeri . Reer. magaal. baatahay. garanaya. jacaylka. Ama. amour couple.. salaan. sare. dayax.
somalida su.aashi aa kadhamaati qof meshan wariyo miyaa ama ciyaal xafad waye hhhhhh inta ila arakti like sar
Wll mediaha magacisa ayaadba kagarane iney dad jiro aheen xaariif media kulahaa uf war waxaas su alaa miyaa
hhhhhhh qof walan waye oo mirqaan.com ah xali dhan sidey u fadhisay oo ey kusokacdi mirqaanka
Jecelka muqdo waxa kawanag san kan qarsan hada amin san thy ino jecelka jiro like sar he
Aqash waxani mawariyaa mxay thy su,aalahy wadaa
Saasa wax loowaraysata kulaha xaaskaga maxa kujeeshahy 3arimood sheeg waxyaabo badan oo dadka isqabaa ogyihin 💯
Waar ragow dayax ookale dhogdaa😍😍😍😍
Hadaa umaleyneysi in dayax faraha wax iska mariye like dhac igu sii
wizz of love kobciyee ayuu marsade😂🤣🤣
Masha allh Wlkey Dayax alle Haku Sharfo❤
Mansha aallah ha waro jcyl days iyo farxiyo isku waraa
❤
Inta inay Dayax Ku dayato rabto like ha isaarto
Maaaansha allah cadawgiin unolada wllo abid farxad kudhamaysta noloshiina
sudaan seeran tûûx
M.a ilahey haisku kiinbarakeeyo aadba ugu faaaanta aaadna ujeceshahy isha biladanka idiinma hesho🙏🙏🙏🙏🙏👌
Dad ku dayasho mudan😍❣️
Mansha Allag dayax iyo farxiyo allow isku kiin daa fariid dayax go forward
Dayax meel fiican inuu ku barbaaray waad garataa ilaahay qoyskan ha isu daayo
Dayax waaa somali ninka uugu fcn
Alle hayskiin barakayo
Dayax nin adag ba taht ina adero horay usoco❤🥰❤🥰❤
Najma Abdullahi
dayax dalbuurshe love u tagere number 1
Hh meshan dadka commentiga ka bixiyey dhamantod waa gabdho
War wilalow gabdhahena jacaylka la jila nacala shaydanka ku yaale😀😀🤣
Hhhhhhhh waa runtaa
Saan iska wada noqda bweyal 😘😅
Qatarteeda aad leedahay dayah
Abdisalam Hagar m.a walll
Fdumo ficil wxn is ku diwn glin you Tube
Dayax cadawga u nolow huuno 😘
Amiin
Mncha allah dayax nin qaliya ilhy ha idiin barakeeyo jcylkiinNa hsii siyadsho hwaaro jcylku
Dayàx adiyo xaaskagaba àlle Haydin barakeeyo
💓💓👏🌹🌹😍😍💋❤
masha allaah allaha dindayo dayax iyo farxiyo💋❤
Dayax laacib jirah🙋🙋🙋🙋🙋🙋salaan baan kuutaagay
Manshallah walal
mash allaha dayxa iyo faraxiya ilhy ha isku kinadayo wllo
dayax wuu hargab san yahy waa laga dareemaa codkiisa
sweety ina aden walahupa
Hhhhhhh viva dayax
Wwwww mashaa alah wilka aan u hay walidak ayo hore u soco❤❤❤❤❤❤❤❤
Nasra subscribe i Saar walashey
@@qaddafisomali5749 intee kusaar iishek waan kusaar
Masha allh dayax hore u soco wallky
M.a wlhi Dayax 1000 rag oo dunida zaran ayuuu dhaqan &dadnimo dhaama keep Goin Fanaankeena❤❤❤❤🥀
mashallah iskuwara wllky dayax dalnuurshe
Mnzha allh dayax dalnurshe iyo frhiya cruurtiina allha idin dhowro
Wlh Gabar kasto Habargidir ah Bay amaan nogu tahay
In Farxiyo Astaan unoqoto Gabdhaha nimankoda hor mariya Wilasha gabdhaha Habargidirta Ha Guursadaan
HG yeykatahy
Zakaria pirlaqe sacad
Hg gabdhahoda wa boqortooyo
@@gabadhawanagajacel2494 sax
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
M.a dayah Alah hakudeyto isku wara
Dayax Allaha kudayo
Najma subscribe i Saar walashey
Qaddafi Official wan kusaray abo
Allaah (s.w.t) ka cabso oo tinta si fiican isaga jar. Oo fanaanimana isaga bax. Waa iga talo. Inta aadan dhiman. Aduunkaan meel laguu soo jiro ma guide.
Mashlh ♥️ ilhay hakudayo
M.a allow saan noo aamin San noosahal jcl ika dheh dayax