Dabinka Daynta Shiinaha | Maxaa ku dhacay Uganda iyo kenya jabuutina ku soo socdo .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • Dabinka daynta shiinaha , maxaa ku dhacay dalalka yugandha kenya jabuutina ay macquultahay in ay arrinkaan lakulanto
    Midaan waa yuganda bariga afrika , dalka 8aad ee ugu dadka badan qaarada : 45 milyan oo qof ayaa ku nool bed gaaraayo 240k km sq ah kaliye
    dal xiran oo aanan bad lahayn ka kabanaayana dhibaatooyin dhaqaale oo kala duwan .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 499

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 2 года назад +160

    اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 года назад +2

      Scw scw scw scw❤❤❤💯💥💥

    • @abdiasisibrahim7789
      @abdiasisibrahim7789 2 года назад +2

      Sallallahu calayhi wassallam

    • @abdirahmanmoalinali7131
      @abdirahmanmoalinali7131 2 года назад +1

      اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم

    • @alieesanka4875
      @alieesanka4875 2 года назад

      0

    • @goodleyare3958
      @goodleyare3958 2 года назад

      Chine ma laidhihi karaaa dayn mabixyeee waa gumaysi wixiisu

  • @nimcobare3452
    @nimcobare3452 2 года назад +103

    War Somali HaNoolato 🇸🇴😍
    Love Iska Saar De Somali patehee☝️

    • @abdirahmanlafoole0044
      @abdirahmanlafoole0044 2 года назад

      Love ha dhihinee like dheh

    • @nimcobare3452
      @nimcobare3452 2 года назад +2

      @@abdirahmanlafoole0044 Ooda Dhulka ka qaadis io Dhul ku jiidis waa isla Guri geyntii,😂

  • @dacwatulkher3609
    @dacwatulkher3609 2 года назад +21

    Mnahllh Ustaad aad baan kuu jecelahay allaha kuu jeclaado❤🙌

  • @abdirahmanmoalinali7131
    @abdirahmanmoalinali7131 2 года назад +49

    اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم

  • @daudosmanmatan4970
    @daudosmanmatan4970 2 года назад +7

    Thanks best RUclipsr Omar inshar’ taageero weyn ayaan u ahay channel kaaga waxaan kaala socdaa Uganda 🇺🇬 .

  • @sb_r5575
    @sb_r5575 2 года назад +6

    Mahadsanid ustaad

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 2 года назад +1

    Sami nin qaali ah Xafidulaah brothers C.iinshaar
    Congregation Thanks

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 года назад +2

    Mahadsanid wll cumar

  • @saedshire7659
    @saedshire7659 2 года назад +1

    Macalinkaygii waxbadan ibaray ayaa tahay alle hakuxafido

  • @yb1576
    @yb1576 2 года назад +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 2 года назад +1

    Waa meshan kaa daawanay ogaansho

  • @ALidaada
    @ALidaada 2 года назад +3

    Kubishaareeyso 1m subscribe

  • @daacadmjama8388
    @daacadmjama8388 2 года назад

    Africa Alle hatuso awooda iyo kheyraatka ayhaystaan

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 2 года назад

    Somalia 🇸🇴 ayaan ka baqayaa ineey nagala wareegaan

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 2 года назад +1

    الحمد لله رب العالمين

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 года назад +2

    Masha allah dadkii wax sadaqeystay

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 года назад

    0 G A A N S H 0
    Go haydh Omer Inshar.

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 2 года назад +1

    Keepgoing ustad

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 2 года назад

    Wadamaduna ayuuto my galaan

  • @wolloseniors3973
    @wolloseniors3973 2 года назад

    Uganda is messed up...

  • @abdiaziizmohamud2104
    @abdiaziizmohamud2104 2 года назад

    Zxp warbixin nooga soo diyaari DPW barabara pliz❤️❤️

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 2 года назад

    Omarow anaga dakadaheni iyo eloborkena anagona deyn la inagu yelan ayay turkidu naga qaateen yaap

  • @abdirahman9299
    @abdirahman9299 2 года назад

    Garoogka Kampala ayuu ku yaalaa

  • @cumarmacalinibrahim8852
    @cumarmacalinibrahim8852 2 года назад

    Waa warbixin aad ayad umahadsantahay

  • @NOORSAID-q5m
    @NOORSAID-q5m 2 года назад +1

    Sxp ishar mohamed aboutrika kaso hadal plz❤❤

  • @engmohamedosman4915
    @engmohamedosman4915 2 года назад

    Alhamdulilaah walal omar aad baad umahadsantahay.

  • @abdikaniabdullahigure3475
    @abdikaniabdullahigure3475 2 года назад +1

    Saas waaye Deen ma fiicno Nabigena SCW deenta ilaah ayuu ka magan galijire marka deenta mafiicno
    Ustaad waa mahadsan tahay

  • @nadiirnajiibnaasir1530
    @nadiirnajiibnaasir1530 2 года назад

    Waa yap wuxu mabadniduunoogufaanayaa

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 года назад

    Mashallah aan is garab Sano waa hubaal waan guuleeysan inshallah

  • @abdalahomar5777
    @abdalahomar5777 2 года назад +1

    Asc walaal ka hadal mawduuc maxamed Abu rutreeka iyo hujaamka saxaafada reer galbeelka mahadsanid

  • @mytime6237
    @mytime6237 2 года назад +55

    Wlhi ninkan waa ninka kaliya ee umada somalida u soo gudbiyo runta caalamka masha allah 💖 yaa ila arka azxapey like ku muujiya 😍😘😘😘

  • @hodanfarhan5439
    @hodanfarhan5439 2 года назад +85

    Cilmiga allaha ku siyaadiyo anagana allaha nagu anfaco intaan kabartay anigu meel kale kma baran mahadsnid wall❤

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 года назад +1

      Waa saas ilaahy habarakeeyo wllkeen, anagana kuwii kafaaideysto ilaahy hanaga yeelo

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 2 года назад +47

    Maahmaah Chinese 🇨🇳 leeyihiin baa ah China deeq ma bixiyee dayn buu bixiyaa

    • @NoName-sn3cc
      @NoName-sn3cc 2 года назад

      😂

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 года назад

      Hhhh, waa tuug khiyaanlow ah wuxu

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 2 года назад

      😂Nin WaX Badn Og

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 2 года назад +1

      Juuj ama juuj meeshu ku nool yahay maxan ka filanaa Wll😂😂

    • @Ismailainashe
      @Ismailainashe 2 года назад

      @@samirahsamir6930 juuj iyo maajuuj Bay isku qabiil waa reer yaafit😁😁

  • @abdiibnu664
    @abdiibnu664 2 года назад +69

    Afrika waxay u baahan tahay kaabayaal, Afrika waxay u baahan tahay horumar, laakiin, runtu waxay tahay haddii aan reer Yurub ugu baaqno inay dhisaan Kaabayaasha Afrika, Afrika waxaa iska leh Yurub 🇪🇺; oo haddii aan Shiinuhu ugu yeerno horumarinta Afrika, Afrika waxay noqon doontaa Gumaysi Shiine 🇨🇳.
    Waa marka kaliya ee Afrika ay dhisto oo horumariso Afrika markaa Afrika waxaa lahaan kara Afrikaanka. Horumarkayagu waa inuu ka tarjumaa baahiyahayaga iyo kartideena ee ma aha farsamada gacanta ama caasimadaha dadka kale.
    Waa inaan xusuusnaano in horumarku yahay geedi socod; ma aha badeecad la iibsan karo oo bulsho la siin karo. Tani waxay sidoo kale ka dhigan tahay mar kasta oo aan dadka kale ugu yeerno inay bulshadeenna noo horumariyaan, waxaannu u diidnaa nafteena, fursadda geeddi -socodka barashada iyo fursadda abuurista iyo uruurinta raasamaalka ee bulshadeena.
    Tani waa sababta oo ah inta aan dhiseyno horumarinteena, waxaan helnaa waayo -aragnimo annaga oo sameyneyna sidoo kale hannaanka horumarinta sidoo kale wuxuu naga caawiyaa dhisidda raasumaalka lagu hayo dhaqaalaha si loo dayactiro oo horumar dheeraad ah loogu sameeyo qeybaha kale. Laakiin, maxaa dhacaya marka horumarka ay sameeyaan dad dibadda ka yimid? Waxay la baxaan xirfadihii iyo raasamaalkii maaliyadeed, iyagoo dhaqaalaheenna ku reebaya meel bannaan.
    Dowladda Xisbiga Midnimada Qaaradda Afrika - ACUP waxay taageeri doontaa oo horumarin doontaa awoodaha maxalliga ah waxayna adeegsan doontaa xirfadaha Afrika iyo xariifnimada si loo horumariyo Afrika. Ajandahaani wuxuu xaqiijin doonaa in qof walba, oo aad ku jirto, uu noqon doono mid waxtar u leh geeddi -socodka horumarinta qaaraddeenna oo aan midna shaqo la'aan noqon doonin inta aad karti u leedahay, oo aad diyaar u tahay inaad shaqeyso

    • @1msubscribe473
      @1msubscribe473 2 года назад

      Qoralkan dher maxa iso qorty

    • @abdikanisaidhussein
      @abdikanisaidhussein 2 года назад

      Masha allah; wa aragti muhim ah waxan huba haddii aynu dhaqan-gelino, iskuna tashano, kana faa'ideysano awoodaheyna iyo sources-keyna kala duwan wan xaqiijin karna horumar iyo isbadal la taban karo waqti koban insha allah.

    • @spicyjimin118
      @spicyjimin118 2 года назад +1

      Intaan dhan marka qorese mxa samenesay talow

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 2 года назад

      Si africo dhan lagaaga maqlo luuqad kale ku qor somali isdabali maysee

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 года назад +1

      @@Faadumo-Siciid hana niyad jabin dee wll, horey baa loo soconayaaye hhh,
      Ilaahy idankii

  • @-thecaptain9171
    @-thecaptain9171 2 года назад +61

    masha Allah .......Wax badan Baan Kaaparanay Cilmiga allah Hakuu siyaaadiyo Adiga Iyo Kan Qoraalkaan Aqrinaaya

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER 2 года назад +36

    Somalinimo ilaahow dadkeena is jecelisii Yaa Allaah 🤲🤲😰😰

  • @qosolkatiktok8614
    @qosolkatiktok8614 2 года назад +20

    Wlhi wllky cumar wax badan ayaa ogaa badashy nolshydaa sxp abaalkaaga wax aan ku gudo ma qaaaan sxp janada ku bishaaryso 😍😍😍😍😍😍

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 года назад +4

    Chinese ku waxay bilaabeen dhaqankii yuhuuda ee ahaa dunida in lagu qabsado oo lagu gumeysto lacag ,deyn iyo ribo

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 года назад +1

      Hehehehe waa afganbi ooo sharciyaysan 😂😂😀😀

  • @maimounaabdizalam6844
    @maimounaabdizalam6844 2 года назад +45

    Alhamdullilah ilahi na fahansiyey dabinkas ayaan ugu mahad naqayna haddanu nahnay Somaliland 💚🤍❤ummada kale muslim ka ahna alle haka fur furo insha allah

    • @shaaficiabokor4449
      @shaaficiabokor4449 2 года назад +4

      Aamin

    • @baariaxmad4520
      @baariaxmad4520 2 года назад

      Balse muhiimadu waa in somaliland gobol kamid somalia tahay😳🙈

    • @Ismailainashe
      @Ismailainashe 2 года назад

      @@baariaxmad4520 maxaa kaa galay waxay tahay 😁😁

  • @user-zo9jq4yh2u
    @user-zo9jq4yh2u 2 года назад +44

    asc cumar inshaar ❤️❤️❤️
    oraahyo afkaaga kasoo baxay ayaa nolashayda badalay.. shalay saan ahaa iyo maanta waxay kala yihiin mashriq iyo maqrib
    ...❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ jasaakalaahu khayra jasaa ❤️

    • @siciiddeck1750
      @siciiddeck1750 2 года назад +1

      Ilhy subxaanu watacaala umahad celi pro

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 года назад +1

      @@siciiddeck1750 haa waa inaad ilaahy ummahadnqdaa, marka kowaad,
      Ilaahy kasoo kiw Cumar inshar ayaa abaal kuleh,
      Yarku wax badan waa noo iftiimiyey,
      Ilaahy habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 2 года назад +16

    Shinaha allaga qariyo madaxda somali haddikale wadanka ay la waregey 🇸🇴✌somali guuul ii gowi nimo 🥰🥰🥰🥰

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 2 года назад +6

    biyah waa in laga faaiideystaa meelna loo dhigaa oo laga fikiraa markale in loo diyaar garoobo alx somaliye waa in cooska looga faaii deeyaa xoolaha maba la garanayo sababbiyo la aansanadkii hore buu dadka baa bi yaya baadmaqleysaa alle hanabaro sida looga faa iideyo waayo hodan finimadaan wadamada horumaray oo la shegayo waa kasbasho ay kasbadeen xoogooda beey maaleen oo fikir ku dareen dhibkaan seen ugu bixi karnaa isku tashi wadanka aduunka ugu xooga badan baa 3bil oo kaliya wax u baxaan ?marja inaga baa liidano maskax fikirto ma leenahay haa hadii aan fikirno ♥️

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 2 года назад +3

    Soomaaliyeey waxaad tahiin dad reer miyi ah masaakiin ah aan lahayn dhaqaale xoogan aan lahayn dad wax soo saar leh aan lahayn siyaasad dhaqaale oo xoogan marka aynu iska jirno daynta oo kunka shilin ee aanu haysano iyo dhididkeena aynu kumanaafacaafsanno dhulkeena
    Waqtii dheer ba haqaadate waynu hormari xaqqdi hadeynu samayno arimaha macquulka ah leh aaminaada dhabta ah !

  • @Cuzayro_pro
    @Cuzayro_pro 2 года назад +19

    Omar inshaar (Ogaansho) Allah s.w.t haku xifdiyo wll 💚

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 2 года назад +6

    Inkastoo zamankan uu aduunku uwareegay mustacmarad pressure dhanka dhaqaalaha oo laga yimid mustacmaradii physically-ga ahayd waxa la gudboon madaxdeena heshiis kastoo usoo bandhigaan wadamada horumaray waa in ay yeeshaan khabiiro kuxeel dheer dhaqaalaha oo fiiro fog kayeesha damac kastoo maalgashi oo loola yimaado

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 2 года назад +1

      M.shdheh nio somalia wax mashruuc ah uma keenin iyaga ma doonan marka wada saxeexaan lkn cabsi baa ku jirta somalidu waa dad xabad kulul weeye

  • @cabdinhohassan1155
    @cabdinhohassan1155 2 года назад +5

    Aniga ayaa kamid ah dadka ku nool dalka ugaanda marka laga had laayo dhanka dhaqaalaha wlhi farqi weyn ayaa udhaxeeyo somaliya waligeey ku fakarin inaan arki doono tan uu kale meeshaan waxa ku arkay reer dhan oo bildhan 30$ wax kayar bilanaayo hadana san qof shaqo aadaayaan indho ayaa iga soo haray markaan arkay nolasha ay ku nool yihiin dadkaan markaan soomaliya joogay waxaan shaxaad ku heli jiran waxa ay biil ahaan ku filantahay sagaal qos uu dalkaan ah bil walba waxaan heli jiray 300 ilaa 4500 cel celis ahaan hada waxa ay iga taagan tahay mishaan maxaa ku keenay aduunyo waataan

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 2 года назад +2

      Sxp maxa kenay inay dadkan uganda ay cunan 30$ qoys dhani.. waxa weyan sxp dadkan waxay cunan waxay beerten oo dhulkoda kaso baxa dadkena somaliduna waxay cunan wax loso dhofiyo sxp oo kolba intii ladono lagaga iibinayo...

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 года назад

      Wllo anaa doonaya inaan ugandha dagee bishii ma 30$ baa igu filan

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 2 года назад

      @@naasirfaarax903 hhhhhh warwad iga qosliyay sxp bal wiilka comment iskaleh ayan jawaab ka sugayna hhhh

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +22

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 2 года назад +8

    Yugaandha ✅
    Jaayna ✅
    Shiinaha ❌ cunsurinimo iyo caay abuurista allaah

  • @hodanibrahim7546
    @hodanibrahim7546 2 года назад +4

    DaYmaHa ay BiXiyaaN Wa DabiNo ay WadaNada Saboolka aH uga FaideYstaaN 🤐🥺

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 года назад +2

    Runti dalka uganda waxan kunolahay 5sanno nasiib waxan kamid ardayda waxkubarata...Runti waxyalaha qar ee wadanka kasocodo dhanka siyasada waa waxlalayabo marka qar.

  • @akramak8649
    @akramak8649 2 года назад +4

    Uganda ana ku nool 1 been kamaadan shegin meshan allaha nagu aman siiyo

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 2 года назад +2

    Hada xitaa bridge ayay dhisowsaa shirkada shiinaha lacagtana waalagu leeyahay dowlada kenya

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 2 года назад +16

    ASC WARAHMATUL ALLAH WABARAKATU

  • @aminomaxamed8750
    @aminomaxamed8750 2 года назад +1

    Waxan kunolshay mombasa arintaneh waa mid xaqiqo ah

  • @abdisalanabukar7201
    @abdisalanabukar7201 2 года назад +7

    Cumar anaba jogo uganda waana maqlaayay warkas thankz ✊🙏

  • @azadmohaazadmoha9527
    @azadmohaazadmoha9527 2 года назад +1

    Wasiirka maliyada Somalia mar uu ka hadlayay cafinta deenta wuxuu yiri wa guul aan gaarnay hada kadib waxaan awood uyeelanaynaa in aan soo amaahano deen aan dalka ku dhisno 😂😂 wa yaab

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 2 года назад +11

    Legend Ogaansho
    Uploading new videos every day
    Back to back

  • @codwarfare2196
    @codwarfare2196 2 года назад +2

    222 million Eur waaye inta Neymar lagu iibsaday

  • @kamata850
    @kamata850 2 года назад +3

    omaroow soomaaliyeey iska jir miyaa natiri

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 года назад +1

    Sirilanka, Djibouti , Zambia,Ethiopia kuwaas oo dhan China ayaa leh màanta.

  • @AbdiAwdal1984
    @AbdiAwdal1984 2 года назад +1

    217million horta wadankeena sow muqdisho kaliya kama soo baxaan ? Mise waan khaldanahay

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 2 года назад +2

    Uganda waa wadanka aan mudo ku noolahay waa wadan fcn oo lagu noolaan karo soomalidana way Soo dhaweeyaan ilaahay daynta haka baxsho ayaamahaan sheekadaan meelkastay qabsatay

    • @امولهاحمد-س7ظ
      @امولهاحمد-س7ظ 2 года назад +1

      Alla beenta maha wllhi uganda waa dal aad uwanagzn dadkoodu furfuranyihiin nolosheeda raqiistahay ani xitaa hada sadex sano ayan kunoolahay allah kagudo dayntas lagu leeyahay

  • @abdirahmanahmed6170
    @abdirahmanahmed6170 2 года назад +2

    Aniga hadanahay reer jabuti 🇩🇯wlh unadaymaystay wllkayow

  • @nuuxmohamed4146
    @nuuxmohamed4146 2 года назад +7

    Sxb ogonsho hore usoco i.n like wa ino muhimm

  • @mohamettabdullahi3028
    @mohamettabdullahi3028 2 года назад +1

    Madaxda dalka Somalia Waa Inee cashar KabArtaan Chinese ka Qiyaanadisa Annaga Somalia Ahaan haduu Dal sidaas Uween Okale deen Nasiiyo shaki Nooguma jiro In Dalalkaas Waxii Kudhacay Nagu dhacayan.

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 2 года назад +1

    Aadbu isoo jiitay muqlakan runti wanku majad naqaya wllaku cumer

  • @imaqlaa
    @imaqlaa 2 года назад +1

    Ka hadal waxa ku dhacaya maxamad abuu tariika kadib markuu ka hadley mithliyiinta horyaalka ingiriiska.

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 2 года назад +1

    Soomaaliya laamigeeda chinuhu dayntiisa ma leeyahay horta

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 года назад +1

    aad iyo aad bay ii faraxd galinaysaa jabka ku dhaca cadawgayaga allaha u bar wayneyo

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 2 года назад +3

    Siwanaagsan ayaad iskubarbardhigtay Qatar psg iyo Uganda hhhh isbarbardhig heersare ah
    والله يبسط رزق لمن يشاء ويقدر

  • @asadyare1885
    @asadyare1885 2 года назад +5

    Cumar ❤️❤️ walalkay

  • @caaqilali269
    @caaqilali269 2 года назад +1

    Uganda🇺🇬 mudo 3 sano ku dhawaad anaa ku nool runtii waa wadan kheyraad fara badan heesto lkn gara weysan sida looga faa'ido kheyraadkaas waa nasiib daro dhamaan ka jirta wadamada africa oraah baa leh shiinaha deeq ma biyee ee deyn buu bixiyaa alle waxan ka baryaa wadankeyga in uu shartiisa dhinac ka mariyo iyo dhamaan umadaha kale

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 2 года назад +1

    Soomaliland dabinkaa way kugacan saydhay alxm

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 года назад +14

    China 🇨🇳 iyo UAE Emarat 🇦🇪 isma dhaaman labadaas wadan. Waxana u baqaya Maamul goboleedyadeena Puntland iyo somaliland 😭😭😭

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 года назад +1

      😮

    • @abdikarimpro3218
      @abdikarimpro3218 2 года назад +3

      Zxb buntland dakada garacad ayaa shacab dhistay sidaa si lamida wax kasta waan qabsan karnaa

    • @somalistudio1853
      @somalistudio1853 2 года назад +3

      Maalin cad baad riyoonyza 🤣🤣saqiiroow aabaha mamul goboleed kamu dhigine haku ciyaarin xiniinyaha aabaha

    • @abdikarimpro3218
      @abdikarimpro3218 2 года назад

      War aamu yariisow riwayadada dhigo waa kuu jedaye

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 года назад +1

    Ogaansho kasoo hadal ciyaaryanka masaarida ah abuu tariika

  • @Muuse99
    @Muuse99 2 года назад +1

    Somaliland as ku soo xikto ayaga chinaha lags reewi waaye 🤣😂

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 года назад +6

    Keep going forward pro ogaansho

  • @xamseahmed6251
    @xamseahmed6251 2 года назад +5

    Cumar inshar wlhi wll aan aad ujeclahay horey usoco wll

  • @somalicinema4171
    @somalicinema4171 2 года назад +1

    Reer Uganda is mujiya

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 2 года назад +1

    iLahy qowm maduleyo ilaa Aya izduleyan mahe 😢dhan kasta Africa wey kaduleysanthy 😢

  • @abdikarimpro3218
    @abdikarimpro3218 2 года назад

    Shiinuhu hadii uudhihi lahaa maanta dakada garacad yaan idiin dhsayaa oo deyn waana ladhici lahàa laakin isku tashi shacab ayaa lagu dhisay waana hormar ayaasan dawlada africa ayasan sameyn alx

  • @wizzali7199
    @wizzali7199 2 года назад +1

    Uhura sida u oyay maac maac kuyeh😂✌

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +6

    Masha allah lengend peace upon you too my dear brother welcome go head❤❤💫💥👏💝

  • @Abdi-aydiid
    @Abdi-aydiid 2 года назад +1

    Mombasa awalba kenyanku ma laheyn

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 2 года назад +1

    0:38 Entebe garoonkaas waxaa ka qurxan garoonka Aaden Cadde, saasoo deyn kusii yahay

  • @abdifatahgurei672
    @abdifatahgurei672 2 года назад +1

    Ereyga 'Tegad" aad dhaheyso sida saxda ma ahan ee waa DEGAD Xarafka D ayaa iska leh in badan waan kugu arkey iska badal Mr OMAR

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 года назад +1

    Deynta Shiinha waa musiibo

  • @saedyousf2782
    @saedyousf2782 2 года назад +2

    Sheekada Mid Lamida Emaratka Kuwada Somaliya

  • @sucaadabdalla8890
    @sucaadabdalla8890 2 года назад +2

    Xukumadi kaligeed taliska ee siyaad bare hadii ee sii jiri leheed intaan ka badan ayaa nagu yeelan lahaaaa😂😂

  • @SomaliHacker1
    @SomaliHacker1 2 года назад

    Qofkii ku quudiyaa wuuku xakameeyaa THOMAS SANKARA HALYAYGII GALBADAY AYAA SII SHEEGAY WAXAN AHU!!!!

  • @nazemaden6882
    @nazemaden6882 2 года назад +1

    Maldives kaso hadal huno

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 2 года назад +1

    Wlhy daynta shiinaha waxa aad ugu daran waa burburinta iyo dhaca hantidooda reer galbeedka maxa sabab daynta waa laba mid maruun baa labixin hada waxa lo bixin waayeyna wa musuq maasuuq hantidiina wadankay gashayna waa faido maxa yelaybwaba la intifacsnaya awalba faida shaqsi baa qaadi lahaa
    Waxan hadan waa buun buniya reer galbedka la ogaaday dhagartoodii iyo baabinta iyo dhaca hantidooda hal tusaale reer wadadmaday heshiishka la ahayeen ayey hantidooda iyo dhaqaalahoodi qaateen ka dibna burburiyeen
    In laga aadkaday bay calamad u tahay waqtigii reer galbeena calankisi dhacay sababna u noqdeen qarafa africa hogamiyasha geska africa m farmaajo abeh ahmed iyo asayaas afwark yurubna higaamiya islaamka dayib rajab ordagaan carab hogaamaiyaha figriga islamiga ah leh ee geesiga lacagtiisa ku dhisa islaamka aasiyana shunaha iyi bakistaan afgaanistaan insha allah wa dumi dona mudo yar hadii 4sano e kan hada haysta baidan u dhamaysto kala gogo iyo burbur is dagaalo baa ka bilamaya sxb iaka soo carara somaliya guul insha allah

  • @diiriyemedia675
    @diiriyemedia675 2 года назад +1

    Dawladii daynta qaadatay ayaa baxar kujirta

  • @keydkasuugaanta
    @keydkasuugaanta 2 года назад

    waxaa iga qosliyay soo dhawow ustad shiine dekedaan adaa iska leh hhhhhhhhhh

  • @cabdicabdilaahi6481
    @cabdicabdilaahi6481 2 года назад +3

    Djibouti waa bu yaalanayaa

  • @tnai1709
    @tnai1709 2 года назад +5

    M.a wll omar inshar 🤩🤩🤩

  • @mohamudyassin615
    @mohamudyassin615 2 года назад

    Somalia maalin walba way laasha mashaaricda China waxaa u danbeyay مشروع التعدين في إقليم سناج Alx Oo alshabaab iyo dadka degaanku ka hor istageen Caada qaatayaasha puntland

  • @somalidoctors1766
    @somalidoctors1766 2 года назад +1

    Uganda baa ku noolahy

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 2 года назад +1

    OGAANSHO 🤍❤🖤✔