Masha Allah caafimad taam ah walal❤️👏😭 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Ma sha Allah tabaarakallh . I’m happy for you brother . Allah caafimaad ha kugu bishareyo amiin amiin in sha Allah soon as possible 😀😀😀😀😀😀😀❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍🇩🇯🇩🇯🇺🇸 keep going brother Baba Jeey
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
Masha allah germany hadaa timadiid macalaa xaadkaga iyo caruurta walagu soo qadii huno allaha ku cafiiyo germany wanu kugu soo dhawaynayna waa daad cafimadka ku wacan qadar baa lodhintaa uun welcom germany
Anaga in Canada 🇨🇦 qofka saano lugaha loo sameeyo inta kore waa laga caateeyaa veggies iyo salad aa loo badiyaa iyo chicken iyo fish. Kolleyba caafimaad Allah ja ku siiyo lugahaada hoogooda Allah ha ku soo celiyo. Bariis baasto rooti faaida maleh aan cayil ka eheen.
Mashaalah,may Allah grant you the normal walking styles inshaalah. Babajey wen your walking dont bend,try and try to walk upright normal and inshaalah we will continue praying for you.🙏
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم الله يحفظكم امين امين امين يارب العالمين
Birtan jarmalka lagama keenin waa beentood sawaxiligi. Waxy ahayd in ay caag ahaato hareraha isbuinyo kaga jirto si aysan u xanuujin lkn waxan waxy u badnatahay in ay wadnaka ku sameeyen ilaahy hagugu caafiyo ilahy riyadadada ha kuu rumeyo insha alaah🤲
Baabajeey aan gaarsiino 1million asxaabta qaaliga ah si uu rajooyinkiisa ugu rumooban insha allah intaa aan ku cawin karnaa inta aana heysan waxay ku garb istaagaan abaayo yaal io abowe yaaal❤🇸🇴🙏
Sxb qali allakucafiyo
sax waye warkaas aan karsiino fadhiga ka kaca
Asc. Allaahaaa. Ah. Cameo. Adegan. Sabara. Cafiimaada. Allaahaaa. Ah. Ku. Siiyo
Sax
Caaga meesha ugu koreysa ee uu kaa qaban doono hakaa laabaan walale
Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan
Amiin yaarabi
Amiin
Ameen yaa rabi
Aamiin yaa Tabbi
Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲.
FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🌍🔑❤️
🤕🤕🤕🤕🤕🤕
Bro i wish you a good health Allah is with you bro ....wlhi i love you bro...❤💯
Hhhhh qosol badanaa
Alle akucaafiyo
Wax quman ilama eka waxan ilahay mel qeyr qabta o qalinkaga loga gulesto haku geyo inshlh cafimad sarena wan ku rajeyna
Baba I wish you good health I.a 🤲🤲
Baabajey allah haku caafiyo adi iyo inta aduunka dhibta ku haysto ee muslimiinta ah allow wixiiba kurbo haysto ka dul qaad
Baaba jeey allaha kuu fududeeyo qalabkaa
Aadna isu ILAALI IN AAD CAYISHO allaha ku xafido
(قال الله تعالى )(الله خالق كل شيء وهو علي كل شيء قدير ) صدق الله العظيم
Run ahaantii walaal baaba jeey markaad socotay qalbiga ayaan ka farxay wallaahi waxaan ilaahay kaaga baryayaa socodka aan caawa kaa arkay mid ka sii wanaagsan inaan kugu arko waqti dhow gudihiisa, runti wax aan kugu taageero ma haysto lkn qalbigayga ayaan ka dareemayaa inaan garabkaaga ahay. Ugu damabayn waxaan ku leeyahay hadal xigmad ah oo aan kaa maqlay mar hore
Xubno qurux badan waxaa ka qurux badan qalbi wanaagsan adigana qalbi wanaagsan ayaad leedahay runtii 😢💯👍🙏
Baba Alxamdulilaah afkaaga yaysan kabixin marwalbo oo aad hadlayso si uu alle kugu siyaadiyo insha allah caafimaad taam ah 🙏
Illahay rajada dhamanteen ha inoo rumeeyo baba kaliigas maha malinwalba ummada somalied melay joganba way lasocdan xalkisa wana ladareen 👏
ilaahow caafi ilaahayow adaan kaabaryay inaad baabahena caafiso🤲🤲🤲😥😓😭
Wlkey Baaba Jeey
Alle waxaan kaga baryaay caafimad deg deg ah inu ku siyo intan ad dhibtoneysiidna Alle dambi dhaaf ha kaga dhigo amiin yaa Allah🤲🤲🤲
Baabajey never loose hope InshaAllah our prayers are with you
Muuqaalkaan hada ayaan dawanaya wlh xalay waxaan ku riyooday baaba jey oo lugihiisa ku soconayaa, Allow riyadaas rumee aamiin🤲🤲🤲
I have a really goid feeling about this! Miracles happen . May Allah heal you brother. Ameen
Babajey Inshallah Wad Cafimadi
Bidhinilahi Karim Niyad Kheir usheg Inshallah
Caan yaaraba abaayo ma icaawine
Masha allah baba waxatahY shaqsi qalbi furan waxan kuleyahay garabkada allaha galo
Allah ku caafiyo brother keep going don’t give up ⬆️
Allahu akbar inshallaha baba jay waad la qabsanee adigoo okey ah waad arki doontaa maalmaha horey lee waaye
Masha Allah caafimad taam ah walal❤️👏😭
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Darul akhira waku sarey ee adne iisar qeyrka aan isla fafinee
Walaalkey kuma socan kartid haisku jabin intaa dadal isledahay
Ma sha Allah tabaarakallh . I’m happy for you brother . Allah caafimaad ha kugu bishareyo amiin amiin in sha Allah soon as possible 😀😀😀😀😀😀😀❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍🇩🇯🇩🇯🇺🇸 keep going brother Baba Jeey
Asc wrb walal meesha ku xanuuneeysa Birta geesaheeda wax buusha kagaliya walal am suuf saad u taqaanid allah kuu fududeeyo walal
Baba Allah haku cafiyo cafimadkaga ayaa nomuhum ah🥰🤲🤲🤲🥰❤️
Mnsha allh
Baabjey walaalkeega caafimaad allaha kusiiyo dhakhaatiirtaan keenyaanka dhakhaatiir fiican maahan lugta yey kaahaleyni jarmalka iska sug caafimaad fiican helysaa waxaan joogaa neyroobi dadkaan mamdow dhakhaatiir fiican maahan aqoona uleeyahay iska ilaali keenyaankaan khatar waaye walaalkeega allaha kucaafiyo qof wanagasana tahay oo qiimo badan baaba jeey allaha kucaafiyo
Tuug weye lugtan ayaga Ayaa sameyey waad u jedaa waxayna ka dhaadhiciyen jarmalka Ayaan ka keenay lol
Ilaahey riyadaada hakuu rumeeyo walal qali insha allah ♥
Walal macan ilaxey sinawad hakukufudhudheya wankuwata I.a wankusoduceyni
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
Masha allah germany hadaa timadiid macalaa xaadkaga iyo caruurta walagu soo qadii huno allaha ku cafiiyo germany wanu kugu soo dhawaynayna waa daad cafimadka ku wacan qadar baa lodhintaa uun welcom germany
Alx I.a cfmd I.o guul an Rapbi kaga rajeena Abti Babajey🤲❤🤲❤🤲❤
May Allah make it easy for you baba
We all with you.,,,
Mashallsh My Allah bless u
Aiim Yaa rabi
Rabi cafimad taama haku siiyo wll I.a lugahaga wad ku socondontaa bilaa ul I.a
اللهم اذهب البأس رب الناس اشفيه وانت شافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما
Alx illhygi cfimad nagu socodsiiyo iilhy adna kuma waayin cfimad i.a sabir allha hagu cfiyo lugahadana dib hagugu socodsiyo amen inta ku dhiman allh hagu dhamestiro😰
Baaba jey ilaahy haku caafiYo 🙏🙏🙏🙏🙏
Ilahey cafimad dagdag ah haku siiyo
Wll ilahey ino lugtada sida ad rabtid si kaficn ilahey swt hakaga dhigo
Allaha ku caafiyo baba jey wllhi waan ku faraxa qabakaan m.a 🤲🤲🤲🤲🤲
Ilahey hakucafiyo walal qalii baba jey wlhii ur my role model I.a wadcafimathi I.a niyatha qer iyo wanag usheg
Laakiin arintii maariish iyo quruxkudhiigle mwwday
Allaha ku cafiyo baba cafimad tamam alleha ku siiyo ducada kula garap taganahy
Saaxib alle haku caafiyo....
Insha allah inaaad laxadkaaga dib u hesho ayaaan ki rajaynayaaa...
Anaga in Canada 🇨🇦 qofka saano lugaha loo sameeyo inta kore waa laga caateeyaa veggies iyo salad aa loo badiyaa iyo chicken iyo fish. Kolleyba caafimaad Allah ja ku siiyo lugahaada hoogooda Allah ha ku soo celiyo. Bariis baasto rooti faaida maleh aan cayil ka eheen.
Masha Allah baba cafimad Ayan kurejinaya
ilahay cafimad sareecan haku siiyo
M.a wllkey cafimaad kheerqabo allaha kusiyo
asc baba jey lacag yeey kaa qadan waxaan waxaad ubaahan tahey qaliin in lagaliyo caag simaha dhamaadey in la toosiya leysla simo waxaan africian waxba ma yaqaniin yey lacagta kaa qadan
Masha Allah🌺🌺🌺🌺 Allah
ha ka yeelo run riyadaada
Baabajey.
caafimaad taam ahna
Allaha ku siiyo Amiiin 🤲
Walal waxan illahy kaga baryey isagaa awoodas lehe lugu haaga inuu kuu caafiyo caafimaad dhameystiran🙏🙏🙏🙏👏👏👏🤲🤲🤲🤲
Alle hakuu dhammeystiro caafimaadkaga🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💯💯💯💯💯💯
Baaba jeej allah subaxaanah wadacaala hakuu socelsho lexaadkaga wll qali
masha alah caafimaad alaha ku siiyo baba jeey
Mohamed anim wll isoboqo
Caaffimaad Taam ah, Allahku Siiyo Wllka
Saxiib waa kula jirnaa xaalad walba, insha'Allah waxaa kuu baryaa inaa ku guulesatid wax walba aa rajeenesid
luugta kastoo yar in kor lo soo qaado waaye, waxaa u baahantahay xita geedan lagu xidhey iney suun wadato dhexda ku xiratid. said from Switzerland
Allah Ku caafiyo wlal baaba jeey 🤲🤲🙏🙏
Asc baaba jeey hooyo allaah ha ku caafiyo inshaa allaah murad kaga aduunyo iyo aaqiro ha ku sahlo
I’m so happy for you ❤️❤️
Allah ha ku fududeyo baba inshallah waan ku soo duceynena inshallah
Allah cafimaad hakusiiyo Baba Jey
Ibrahim amiin wll isoboqo
@@nahyaansomalichannel2212 ok 🙌
@@nahyaansomalichannel2212 Wankuso boqdhe
Baba jeey I. A wax waliba aad rajeyneso allaha ku rumeeyo waligana ha niyadjabi baba
Mashaalah,may Allah grant you the normal walking styles inshaalah.
Babajey wen your walking dont bend,try and try to walk upright normal and inshaalah we will continue praying for you.🙏
Masha Allah
Baaba jeey no farax kaliya anagane wan farxena markas allaha noka cafiyo
Allah ku cafiyo wll insha allah cafimaad taam aaaan ku rajeeynaaa
Qamar abayo isoboqo
Yes kulaha babajeey oo meel eey kasocoto lagaraneynin
Baaba wllhi billaahi illaahey daradiis kujeclhy niydaana kaga sooducenoya insha allah waa caafimade kaliya nala soosocdsii xaaladaada familkane allaha kuxafido waku salama sxb mcne❤
Thnks all i love you fans of baaba
Allllh hku cafiyo papacy wd socon isha Allh Ana ilahay muradkayga ha isakhiro Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
May Allah make it easy for you my brother 🤲🏻❤️
Armay lugta ka jabiyaan kuwaan waan ka shakiyay
Wllkey alah ku caafiyo dhameystiran insha alah
Wll isoboqo
Illahay caafimad taama haku siiyo isagaa wayno waaxidee🤲🤲🤲🤲🤲🤲
msha allaah baba caafimaad ku rajeenaa 🤲
Baaba jey wll Alle laxaadkaagii oo dhamays tiran ha kuu soo celiyo
Masha allah allaha caafimaad taam ah ku siiyo wllkeen
Baba jeey i.a .allh caadi noqoneysa
Mashallah amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Illahay lixdada lixaad ha ku kamil yeelo,Babajey..Allah bariiga badii ,istacmalka baraha bulshada iska yareey hawlahada si dagan uu qabso...illahay wax waliiba wa awooda
MashaAllah TabaarakaAllah baaba keep going 💪
Ifrah abayo isboqo
Baaba jey anaga dhan ayaa kula faraxsan ilaahey ha ku caawiyo insha.alah
Ar baabajeey funny😅 ar shopinka kulahaaa
Allaaah haku caafyo wll🤲
Abayo isoboqo
Wlh qof qalbi wanagsana tahy qosol badan Allah kucaafiyo walal.
Hal mida kugu waanin laha ano kujecel afkaaga waxa kabaxayo xisabso walal macan waxyaabaha jinsiga aan qurx badnen iska daa aakuhadashid dad badana kugu xeran caruur iyo ciroole mahadsanid walal illhy hakucaafiyo insha Allah 😭🤲🤲🤲🤲.
Qalabkan laguu keenay waxaa heesto walaalkei oo yaraanka gurigena ah wuxuuna jiraa 6sano wuxuna xanuunsan yahy 15bilood wxa ladhahay boolyo ayaa heesato wxa lasoo siiyay 2 xabo oo caagaan ah calaa xabd waxa laga bixiyay 3dollr ilaa hadana wuu heesta balse kuma socon karo asiga wuxuu la yhay sinaha iyo dhabarka lugahana waa balq rbbi ha idin wada cafiyo dhamaantiina I.a intii xnuunaan ku dadaal viisa tarabiyada wlh wxd dareemeysaa isbadal weyn hdii aad wado 3bilood oo isku xigto waad soconeysaa I.a wll waa hdii aad aragto fariinteyda🥰❤🙏
Allaha kuu cafiyo walakaa iyo baba jey abyo😥
Illahy yarankana cafimad hasiiyo isaga hayee iyo inta muslim ah ee xanuunsan
Ilahey ha ku caafiyo walaalka iyo baba jey asigana allah tusiyo qoraalkaga
Allah cafiyo inta dhiban wll
Inta murugeysan allah murugta haka qaado🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ax, walaalo Allah ha ku caafiyo oo dhaqtarka hakuugu soo dhiibo taagerada caafimaad eed u baahan tahay.
Quick recovery brother
Mashallah Allah ha ku siyadiyo
Wll babajey Alllah haku caafiyo i.a meeshii caafimad aad ku heleysid si dag dag ah Alllah ha kugu geeyo wll 🤲🤲🤲🤲
Cafimat Allah kusiya walal
Bro m.a illah cfmaad haku siiyo
Allaha ku cafiyo wllkey
Kadijo abayo isoboqo
Ilah haku cafiyo babajey niyad jide jeceshahay ilah haku sahlo cafimad Tam eh u duceya
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم الله يحفظكم امين امين امين يارب العالمين
Asc baaba jeey wll wali lug qalab fiican kuma siiin runti mid waxaa jiro lugta iyo kabta iswato oo na daboolan
Baba allaha hakuso celiyo cafimadkaga
Farxadada waa farxadeena🥺❤✌🤲
Sadam amiin wll isoboqo
Birtan jarmalka lagama keenin waa beentood sawaxiligi. Waxy ahayd in ay caag ahaato hareraha isbuinyo kaga jirto si aysan u xanuujin lkn waxan waxy u badnatahay in ay wadnaka ku sameeyen ilaahy hagugu caafiyo ilahy riyadadada ha kuu rumeyo insha alaah🤲
Pro Baba jeey caafaka laaha💓💕💖
Masha allah alle haku cafiyo adeer mcn cafimad ku rajenaa insha allah
Masha allah baba jey allow ku cafi ❤🙏
Farhiya amiin abayo isoboqo
Ilahow cafimad sii isaga inta lamid ah iyo Asad hagio 🤲
Maashaallah.. Baaba jey ilaahay halaaga dhigo qalabkaasi mid kufarxad galiya......
Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏
Wlh babajey waxa tahay qof qalbi wngsan allaha kucafiyo i a riyadada alalha ku rumeyo
Alla kucafiyo baaba jeey🤲
Alla kucafiyo wll baba hey
Ilaahay hako caafiyo Baba jey,, insha'Allah lamadaada logood ayaa ku socontoonta,,