Berigii hore waxa aan moodi jiray prank dhab ah inaad ku samayso dadka aad la kulantay lkn maalintii aan arkay wiil aanu saxib nahay oo aad isagana prank ku samaysay ayaan weydiiyay sababta uu kuu aqoonsan waayay waayo in badan social media waa lagugu arkaa ka dib wuxuu ii sheegay inaad Isla ogaydeen oo wax la jilayo uu yahay Maalintaa ka dib ma daawado videos kaaga
Tlye jalanji adag ayaa Kuu haayaa tukaan soo gal kuwa tukaanka lhna la heshii markaad aragto Qof soo galay Tukaanka Adna soo istaag waxa iska dhigtaa qof wax iibsanaya kadib alaabta miiska taala Hal iyo labo ka qaado iyagoo ku arkayaan macaamiishu aanad isdareen sii nayn markuu siijeesto🥵😂😂😂😭
Sxbow sual dadka aad prank aad kusamaynaysid All ready dadku wayba ku yaqaanaane qof walba wuu yaqaanaa prank yadada marka see arintaas ku xalisay mzul
Taliye akanuu fikrada beelo waye lkn fikrad yar ku darsana qofka aad ku dhaga hadleysiin markuu qofka aad qiyameysid uu cawiyo hye dheh kadib mesha is kaga taga adiga soo labo ee labo nin hore usoo wado ee wax dilaayo cml is kaga dhig mxaa ii baxareysay cml😮❤waa iga codsi😊
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
Hadaad ujeedo magaca Allah love saar❣️❣️❣️
Maashaa allaah waa gabar dhiig leh ❤
Maxa dhiig ah, ma police baa ayada hade run ahan lahed amaankeeda aye qatar galin lahed
Waan ku haystaa muuqaaladaada libaax❤
Masha Allah 🥰 you got super ideas pranks. Keep going 🇬🇧 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
5:53
😅😊
Abdulaahi akanuu big man kip going pro❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Akaanu is not easy he so fanny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ciyarta naga daaya kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
MANSHALLAH legend ❤from Abdullahi akanuu❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤
Wd iga heysaaa Aabo🙏🙏🙏
Keep Up prozki 😊
Allaha kuu daayo maskaxdaada❤
M.a wlhi gabadhan wagabar dhigleh❤😅 another level prank😂
Seviliyorsun reis❤
Shb qaali waan ku haystaa muuqaaladaada❤❤
Abihina was waisla ogtihiin😅😅
Daha çok videolar gelsin reis❤
Legend sammi Abdullahi Akanuu ❤❤❤
War wlh waan iskakaa jecelahay mcn badanow❤
😂😢
Wow masha Allaah
I love u Abdullahi akanuu❤😊
Kkk Jiliinka gabadha ayaa fashilisay
Keep it up❤
Keep going brother your very creative
Nin fiicanaa tahay saxiibow noo soo badi leee
Berigii hore waxa aan moodi jiray prank dhab ah inaad ku samayso dadka aad la kulantay lkn maalintii aan arkay wiil aanu saxib nahay oo aad isagana prank ku samaysay ayaan weydiiyay sababta uu kuu aqoonsan waayay waayo in badan social media waa lagugu arkaa ka dib wuxuu ii sheegay inaad Isla ogaydeen oo wax la jilayo uu yahay
Maalintaa ka dib ma daawado videos kaaga
Prank run ah maba jiro they are all actors
ماشاءالله
Asc asxbta
Wexey ehed dhahdo iga iibi igu dhahday kkkkkkk shekeda markas kulula lahed
Wlh waa ku taageeraa😂
O love ur videos broski❤🎉
Qosolaa la oyn rabay😂😂
Legendary weyn ayaa thy lph
Akanuu lagend😀🤣🤣🤟
She seen the camera 😂
War nio zxp Ascabtada kUgu xidhna hdan REer somalilnad hdan nahy hambaLyadi 18 my kaama hayno
War sxbow fikradahan xagee kakeentaa😂😂
Abdulahi akanuu inta taa geer ta like
Tug 😂😂
From cabdulaahi akanuu
Tlye jalanji adag ayaa Kuu haayaa tukaan soo gal kuwa tukaanka lhna la heshii markaad aragto Qof soo galay Tukaanka Adna soo istaag waxa iska dhigtaa qof wax iibsanaya kadib alaabta miiska taala Hal iyo labo ka qaado iyagoo ku arkayaan macaamiishu aanad isdareen sii nayn markuu siijeesto🥵😂😂😂😭
Part2 ku soo dar
Kkkk😂😂😂
Harwanaag waa xagee wll
Waxay kutaashaa beerta jaadka jaamada umada horteeda
Akanuu prank leesla ogyahay maa bilaawday waxaa waa isla ogtihiin
Wey is og yihiin sow lama dhihi karo
Hep arkandayiz
Yep
Kkkk
Waxan wey isla ogyihiin gabadhaa laga dareemaya nio akanuu prank caadiya inu sameeya moodi jiray show waa dadka fake prank ku qaraabta
I am back funny man Iove you ❤
Sxbow sual dadka aad prank aad kusamaynaysid All ready dadku wayba ku yaqaanaane qof walba wuu yaqaanaa prank yadada marka see arintaas ku xalisay mzul
Harwanag hargeisa kkkk
Very honest lady wahali she is wife material
😂😂😂
😅😅😅
From the Djibouti
😂😂😂😂
Walahi wanku tager kano
Haha😂
Jilista akanu wilkan kaga legend
Xariifka gabadha been - been ayuu ku taabanayaa kwrn🤣
Adi 90ka maxa gbdha kadal ka mariya teyda kle gbdh kasto mxey swr iskugu mashqulisa waxan gbdha ma ogo hadan ka yeelo saan alaha iga dhigo😂
Walaahi prank yada waa jishaa nacalad yahee
Xaqiiq wad fahantay
❤❤❤😂😂😂
😅
Saswa
Taliye akanuu fikrada beelo waye lkn fikrad yar ku darsana qofka aad ku dhaga hadleysiin markuu qofka aad qiyameysid uu cawiyo hye dheh kadib mesha is kaga taga adiga soo labo ee labo nin hore usoo wado ee wax dilaayo cml is kaga dhig mxaa ii baxareysay cml😮❤waa iga codsi😊
wey isla ogyihiin si fcn ugu fiirso
War wuxu. Waa been gawadha waa. Lala soo. Hadly
Been mahan sxb ninkan barnaamijyadiisa dhan xiso lahayen hada waxe noqden marax iyo wax lesla ogyahay
Prank waa been 😂😂
Waa been waa wax laysla ogyahay bal u fiirsada markasta gabadh keligeed ah ayaa xaga dambe fadhida mana kacayaan markasta ilaa aya soo dhex galaan
Waar hedhe ciyar banu dawanaynaye khadka culayska noga da waxn na so galaya khadkay naga culaysinayane ma sbkraybti ba ta no keentay
Viva city 😂😂
Kopi
Xagee kutalaa bro
Farm aknona
Inaad taatabatid ayaad rabtiin gabadha janibi kaa ah alaah kacabsada
waraa nin weyn ayaa tahay😂
😂😂😂😂
😅
😂😂😂😂