Hooyadii Ayuu Ku Afceliyay Dadka hortooda Siaan Ueegno Falcelinta Dadka Kale!! | Sosyal deney |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Hooyadii Ayuu Ku Afceliyay Dadka hortooda Siaan Ueegno Falcelinta Dadka Kale!! | Sosyal deney |
    waakan bogga walaal Moha deeq
    fb.watch/kLnnV...
    Insanlarin kafasinda Internet arama şakası yaptık umarım beğenirseniz
    Muuqaalkeena waxaa usameenay madaadalo kaliya ma aha in si kale oo fasirto
    waakan bogga Harwanaag::
    m.facebook.com...
    waxaa rajaynaa inaa ka heli doontaa..
    Familigeena Kusoobiir sxb :: / @abdullahiakanuu1
    Caaga Dharka Loogaliyo Ayaa Isaga Dhigay:: • Waxaan Isaga Dhigay Ca...
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
    MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Комментарии • 195

  • @captanpaara5589
    @captanpaara5589 Год назад +48

    ku sali xabiibkeena muxamed scw❤🥰

  • @mohamedadan1216
    @mohamedadan1216 Год назад +30

    Abdullahi akanuu
    Bro waxan Ku darsan lahaa in maamada indho shareer aad usoo xirto si aan yaraanteeda loo fahmin
    Part two noosoo sameey adigoo mahadsan taagerahaaga No 1☝️💯

  • @user-en3gl2wm7x
    @user-en3gl2wm7x Год назад +14

    😢😢😢Dareen hooyo alle ha daayo hoyooyinkeen hana u naxariisto inta dhimatey iyo inta noolba hooyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @avinashdelmonteh1697
    @avinashdelmonteh1697 Год назад +14

    Mum acted her roll perfect i love it man😢😢😢 love u mum so much

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 Год назад +8

    Hooyoyinka intaa nool illahay haxidfiyo inta dhimatay illahay haunaxaresto
    Barnamijkan halkaas ku jooji wayo Asxaab badan oo kugu xiran aya hooyoyin haysanin adiga oo tixgalinaya walalahaas intaas ku joji #wblhi Towfiq

  • @zakiamareh2674
    @zakiamareh2674 Год назад +10

    Sxb waad k baxsatay taladaydii waad qaadatay ..
    hooyo naxariis leh mashallah

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 Год назад +18

    It made me cry, hooyo waan kuduceyna 😢😢😢😢😢
    She acted perfectly ❤😂 🇬🇧

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +12

    Legend always abdullahi akanu another's levels program's mom my love's 💪❤💯♥️👍❤😍

  • @aadilahmedabdirahman2392
    @aadilahmedabdirahman2392 Год назад +3

    Legend abdulahi akanuu muqdisho markaan imaado insha allah..inaan is aragno aan jeclahay.. Thanks walalkeey waa ka baxsatey shaqo wanaagsan.. inbadan waa laga faaideestay

  • @Apdullahie
    @Apdullahie Год назад +1

    Wllhi waa barnaamijkii ugu wanaagsanaa aan kadaawado You tube ❤❤❤thnks wallal

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 6 месяцев назад

    Nin Adag Ayaa Barnaamijka kasoo muuqday first his way of acting was absolutely amazing ❤

  • @flyshakor
    @flyshakor Год назад +6

    Se ujileeso gabadhan wlhi wa iga ilmesiisay 😢

  • @sahalmohamed7372
    @sahalmohamed7372 Год назад +17

    Wllhi ilmada aan ceshan waaye😭 Horta niyow ani haddaan ahaan lahaa gacan baa kula tagi lahaa

    • @CMSTUDIO2
      @CMSTUDIO2 Год назад +1

      Oooooh sorry sister 😢😢😮❤

  • @manesane3428
    @manesane3428 Год назад +3

    Wllhi wll akanu qiiro ayad igalisay Allah hanoo dhaafo hooyo mcn aamiin aamiin aamiin

  • @mohamednor6987
    @mohamednor6987 Год назад +14

    Hadan aniga ahan laha feer aa kugu bilaabi laha wllhi 😡😂

  • @craxmankoronto3892
    @craxmankoronto3892 Год назад +2

    Inaan adookle tarbiyadeeyo ayaa la iikeenay kulahaa Adke

  • @updeynaser6502
    @updeynaser6502 Год назад +2

    Gacanta taag inta anan nasiib uba yeelan hooyo amase aabe waxey ahaato kuwi janada isku arkaa allaha inaga dhigo intii sideyda oo kale ahna allaha janada ku kulan siyo

  • @ismacilmaxamud9722
    @ismacilmaxamud9722 Год назад +2

    From South Africa 🇿🇦

  • @user-yy6xq5rd4o
    @user-yy6xq5rd4o Год назад +2

    Cabdulaahi zxb wax aad soo sameysaa adi oo gabar kula dhalaty aan aragno sida loo ga damqanaayo waslashaa😂😂😂❤

  • @mohamet_ak
    @mohamet_ak Год назад +4

    Keep going akaanuu

  • @ahmednuur4885
    @ahmednuur4885 Год назад +2

    Masha alh Dunida wali daddamiirleh ayajoogo lkn barnabishka meel wadaa kusoosamey siaad dabadan falcelitooda uaragto taasne waaraligega hdee maquul tahy

  • @okiisajiisi7476
    @okiisajiisi7476 Год назад +2

    M.a wiilka kabaha gadanaay wuu xanaaqey runtiii

  • @fiyore1
    @fiyore1 Год назад +6

    Sxb abdullahi akanu waxaan kudarsan lahaa video ilaa 4qaof inaad kusameysid ee naga dhaaf 2daan qof ❤

  • @walaalkaween-gz1vc
    @walaalkaween-gz1vc Год назад +2

    Kuwan wacyi galintaah noosoo badi boss

  • @ismacilabshir1
    @ismacilabshir1 11 месяцев назад +1

    Allow Waad Awoda Ano cafimaad Qawa iyo Hooyo mcn Oocafimad Qabta Nakulansii Allow Waad Awoda he 🥰🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @roblehaliwaiss5676
    @roblehaliwaiss5676 11 месяцев назад

    Machaallah gabadha hoyada mataleeysa salan saree ayaan leeyahy way kasoo baxday booskaa

  • @jeyjamal3601
    @jeyjamal3601 Год назад +6

    😢😢😢😢wlhi iliin aya igatimiid habkey u hadleyso gawada hooyo nimadha jileyso

    • @jamalabdul825
      @jamalabdul825 Год назад +1

      Bro very emotional waye walhi 🥺🥺🥺

  • @cadaaniaxmeddheegcadocadaa1668
    @cadaaniaxmeddheegcadocadaa1668 Год назад +3

    Wallhi waa ilmo xalaal wiilkaasi waan ilaaway inay pranki thy runlee mooday wlahi 😢😢😢😢😢

  • @user-zm7mb4bq4x
    @user-zm7mb4bq4x Год назад +1

    Zxpow hargeisa waxaaz hala iman wlhi waa lagugu dilayaa marnaamij iyo waxaaz maqoraan dadkaadiye 😢😢😢😢

  • @bashi216
    @bashi216 Год назад

    Wan laimleye wlhi ano og iney tahye jiliin Hoyoo Allah hakudayo Hoyoo mcn❤

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 11 месяцев назад

    Somalida waa dad fiican waxa wareeriyay waa qabyalad lee, allow qabyaalada naga madoobee😢😢😢

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 Год назад +1

    Nin rageeed waaaye wilka kale

  • @mohamedibrahimidow8867
    @mohamedibrahimidow8867 4 месяца назад

    Wlhi wiilkaas legend waaye

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +6

    barnamijkan aadbuu noosoo jiitay wll abdullahu noosoobadi waliba clip ka hooyo nimo kaasaa daren gaara watee 😢

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh Год назад

    Tan hooyoba magaarin xagee u qadaan Qadinee, niyadaaba kadisheen hooyo ku lahaa yariisaydaan kushkushka ah MaashaAllah aan kuu dhahoba ani hadaan odaygeeda ahaan lahaayna ilkahaa tufi lahayd asaa ku waalan lahayd Akunaa

  • @bashi216
    @bashi216 Год назад

    Hoyoo mcn Allah hakudayo ❤❤❤❤

  • @AbdiqaniAbdulahi-tq7nr
    @AbdiqaniAbdulahi-tq7nr Год назад +2

    Wax horay udhacay malehe ku soco emotional 😢

  • @xidigboy9567
    @xidigboy9567 Год назад

    Ilimo iyo qusol ayan isku dax waday wlhi 😢😂

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Год назад

    hooyo mcn mar walba xurmay nga mudanthay ❤️❤️❤️

  • @GeeleAbdirahmaan-jr9bp
    @GeeleAbdirahmaan-jr9bp Год назад +1

    Wallahi Qalbiga Ixanuunay

  • @istaahilsiciid7484
    @istaahilsiciid7484 Год назад +9

    Hooyada indho shareer u xir Part 2 Kaa Sugaynah🟥💔👏🧔

    • @NABEEL9339
      @NABEEL9339 Год назад +1

      Sabab aa indho shareer luugu xiraa wajiga cowro muu noqday wah😂😂

    • @istaahilsiciid7484
      @istaahilsiciid7484 Год назад

      @@NABEEL9339 mayee si aanay dadku u dareemin iney qoftaan gabar yar thy ileyn wajigeeday ka muuqatah inaanay qofkan weynaadey dhaline👏wax fahan adi

  • @zamzamabdullahisaid520
    @zamzamabdullahisaid520 Год назад

    Kkkk lakad buu ku noqday nin nasab ah waye wuxu rabay ba wuu illoway ayagu ku dhex jiraaa😂

  • @ArmanOsman-tg7tr
    @ArmanOsman-tg7tr Год назад +1

    Wllkw 4 ever style intee ku taalaa

  • @marwaansiciid7330
    @marwaansiciid7330 Год назад +1

    Hooyo wx kasta aduunka kaaro kiisa waaye ka qaali saantahye❤❤

  • @maxameddaahir9700
    @maxameddaahir9700 11 месяцев назад

    Walaahi waa iga ooyisay zhp 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @carafaatcali
    @carafaatcali Год назад +1

    Hh wllhi akanuu ku garaci lahaa🤫

  • @walhadshow
    @walhadshow Год назад

    Walal subscriber isoo dheh

  • @snowchannal5680
    @snowchannal5680 Год назад +1

    Cabdulhi waji malhid aabaha so adi ku iri ima maqshid

  • @mustafxasan6246
    @mustafxasan6246 Год назад +2

    Waan kutaageeraa sxb ilaa iyo turki

  • @LiibaanYuusuf-om4vp
    @LiibaanYuusuf-om4vp Год назад +1

    Hooyo indhoole kasoodhig kadimne waakatagaadhah sxb mcn

  • @MaxameddeeqIndhabaliil-ow9jt
    @MaxameddeeqIndhabaliil-ow9jt 11 месяцев назад

    Kkkkk ciyaal say WALLAHI ayaa san udhaqmo

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Год назад +1

    Asc farax khan waa ka baxsatey another level ❤mansha alah mam ❤❤❤

  • @user-sc7pu9ro4o
    @user-sc7pu9ro4o Год назад +1

    Hhhh dhibloo aya tahay walahi akaanuu,inuu ku tumo ayey aheyd hhhhh

  • @AbduLahi-gc5qz
    @AbduLahi-gc5qz Год назад

    Wlhi waa oye hooyi🥺🥺

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад

    Walaahi waa barnaamij wacyi galin ah oo qiiro leh markaan arkay waan ooyay 😢😢😘😘😘🫶🏻🫶🏻❤️❤️

  • @user-tf9sr5ju9s
    @user-tf9sr5ju9s Год назад +1

    Alla damiirku waa muhiim

  • @user-fu6yn7gn4f
    @user-fu6yn7gn4f 10 месяцев назад +1

    Part3❤❤❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад +6

    mashaalaah ❤❤❤❤

  • @monahersi4177
    @monahersi4177 Год назад

    ilhayow awlada casi hanagaga dhigin Amin

  • @yabarowxasanjiis8439
    @yabarowxasanjiis8439 Год назад

    M..a allah nuura cadey Allah Ku xafido Ina adeerte

  • @farhanmohamud7276
    @farhanmohamud7276 Год назад

    Hooyo adunka raha kunolow akhira na janatul firdows " hooyo maigaweynidh aye dahde" hooyo mcn i l love you❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 Год назад

    Mar hore aan sanka ku dhufan lahaay mid dulqaad bdn aa ku aaday

  • @abdisalamqayaad3695
    @abdisalamqayaad3695 Год назад

    Wlhi bilahi hadii an anigu kaqayb gali laha dulqadkuba u iga dhaman laha ✊👊

  • @user-ot2kz2qk8k
    @user-ot2kz2qk8k Год назад +1

    sobadi

  • @sayidcarif6520
    @sayidcarif6520 Год назад

    Barnamijkan zxp sobadi waan kahelay UK 🇬🇧 ayaan joga zxp waan kutagera

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin 🇸🇴❤️

  • @abdikadirelmi8138
    @abdikadirelmi8138 Год назад +1

    Prank aan la ilmeeyay wlh😢😢😢

  • @liibaanabdulahi7466
    @liibaanabdulahi7466 Год назад +1

    Video Micno weyn Ximbaarsan wlhii😢

  • @quenriri1863
    @quenriri1863 Год назад

    Wlhi ilmada Wan ceshan wayay ilahow hooyoyinka noo xafid

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 Год назад

    Hooyo macaan

  • @fardusa411
    @fardusa411 Год назад

    Daniela nool waa saan ookale baraka allah

  • @abdirahmannuur5481
    @abdirahmannuur5481 Год назад

    Wllhi waan oo yay ax may mam l love you hooyo mcn

  • @iman1527
    @iman1527 Год назад +2

    Akano almino qof ku dali karo maxa uu so wadi waysay qoftan Wa lo jedo inay yartahy prank fake ah kagama baranin ha is baxargalin sxb 😂😂😂

  • @khadarhaybe127
    @khadarhaybe127 Год назад +1

    Ana usoo horeeyay 😅😅😅😅

  • @MohamedAbdikatir
    @MohamedAbdikatir Год назад +2

    Wllhi anaa lailmeeyey

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад

    Kkkkkkkk akanuu dhibmiran waye dadk wayaben

  • @user-hs2vp4ft9g
    @user-hs2vp4ft9g Год назад

    Waan iloday kaanbaranka ma ahaan kabihii saxiib RUclips 😢😢😢😢

  • @user-gu7hq6gx3b
    @user-gu7hq6gx3b Год назад

    Wiilkan moqaalada uu sooo duupo waanka helaa❤😮😊

  • @maxamedoffice
    @maxamedoffice Год назад

    C/dulaahi aknuu ruwayadada dareenbaan ka qataa bro

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Год назад

    Hooyo allaha daayo ilinta aanba ceshan waayay😂😂

  • @abdisalaamabib-mm1ps
    @abdisalaamabib-mm1ps Год назад

    Abdulaahi
    Mashalaa wllo waanficanhy

  • @MuhaneD-ih2hg
    @MuhaneD-ih2hg Год назад

    Please wll akanuu midaa kaa codsanaa barnaamijikii 10 sano ayuu koomo ku jiray soo same very funny public 😄

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Год назад

    Part2 aa rabnaa I like it the reaction wlh please

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Год назад

    walaahi hooyonimada sey noogu weyntahay allahdullilaah illaahow waalidiinta inta dhimatey u naxariiso inta noolna caafimaad iyo cibaado suuban. maanta aad iyo aad uu caasi waalideynka u badan yahay. illahey xaqa hanagu toosiyo. amiin

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 месяцев назад +1

    Hooyo mcnto i love you❤❤😢 ❤😢

  • @yusufiidaan
    @yusufiidaan Год назад

    Keep going zxp

  • @deeqmohamed9616
    @deeqmohamed9616 Год назад

    Wlhi waan ilmeyi hooyo mcn guul

  • @maslahmohamedhassan
    @maslahmohamedhassan Год назад

    Wlhi waan la ilmeeyey Hooyo mcn iyado jiltaan ah aan ogahay 😭😭😭😭

  • @abdicasiismaxamed2652
    @abdicasiismaxamed2652 Год назад

    Zhp c/laahi akanu wan ku salaamale zhp qabti3 wan ka sugayna😢😮😢

  • @AlikazimOmar-ik9bg
    @AlikazimOmar-ik9bg Год назад

    Kan hadaa Ag joogi lahaa kobtaan ku tumi lahaa Ayadoo pranki iyo Ruwayad ah

  • @queenazia5730
    @queenazia5730 Год назад

    Hooyo mcn allow noodaa😰😍😘

  • @mahamedali7198
    @mahamedali7198 Год назад

    Walhi wiilkan wa fcnyahay masha allah

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 Год назад +1

    SUIIIIII!!!!!!!

  • @isxaaqyaretv7281
    @isxaaqyaretv7281 Год назад

    Subxaana allah 😢😢😢😢😢😢 wlh waa ooyay bls waxaan brank mahahan

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 Год назад +1

    Literally my bunch would take you to Istanbul 😂😭

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Год назад

    Akanuu Hooyada Kuma Dhali Karto Ee Waxay Ahayd Islaan Weyn In Aad Keento Oo Macquul Ah 😃

  • @nouhahmed5982
    @nouhahmed5982 Год назад

    Kheebtii abo saas ugama damqan inksto aan ka damqaday lkn waxa aad uga damqaday tan wlhi😅 run aaba u maleenayy. Ani hadan ahan lahaah waba ku dili lahaah

  • @Sabirinlibanaden
    @Sabirinlibanaden Год назад +1

    Hooyo Mcnto 😢😢❤🎉

  • @AsmaCumar-ry4qe
    @AsmaCumar-ry4qe Год назад +1

    😢😢😢😢😢😢HooyooMcn😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @abdikariimcadeabuuka3642
    @abdikariimcadeabuuka3642 Год назад

    Akanuu nin weyn😅