MA OGTAHAY | Soomaalida Dowladnimada Iyo Geel kala dhicista isaga milantay 1960-kii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 426

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 4 года назад +148

    Ree faarax madmadoobe ma waxay ismodeen in laga qaleynayo in badan ayaa laga war wareegay# hhhhh

    • @AhmedMohamed-on8xq
      @AhmedMohamed-on8xq 4 года назад +2

      Waxanu oganay inad tahay agent laso dirtay inbadan ayan barnamijyada dawaday lakin waad is basaastay

    • @jamaalahmed363
      @jamaalahmed363 4 года назад +1

      hhh iga daa haddanu nahay ree farah madmadoobe dhaliilo aad uliita ayaanu leenahaye

    • @albaanipodcast729
      @albaanipodcast729 4 года назад

      Ar manta reer faarax madmadoobe miyay sheekadada ku timid hhhhhh

    • @idaajaayoutube
      @idaajaayoutube 4 года назад

      Sxb waxaan ahay saaxiibada ku xiran kanaalkan weliba aad u jecel inaan dhegeysto mar walba lkn heestan ma ogtahay sideen ku heli karayaa?

    • @abdiabaa1081
      @abdiabaa1081 3 года назад

      Yaa la dha haay faarax mad madoobe

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 4 года назад +23

    Ma ogtahay noo soo badi taariqda somali ibta igu racsan like ha idinka ah inta somali jacel tarikhda

  • @hamzehuzni8162
    @hamzehuzni8162 4 года назад +29

    Allah weyn Ha u Naxariisto Mahamed Dhamac Gaariye

  • @abdikadirsaqawadin
    @abdikadirsaqawadin 4 года назад +5

    Masha Allah ustaad sida ugu qurux badan ayaa u jeedisay wax badan oo dahsoonaa ayaa soo bandhigtay

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 года назад +10

    Masha Allah barnaamijkn ma ogtahy marku wadankayga marayo Ayan u jeclahay 😍🇸🇴. Jecliyaa dalkayga jecliyaa dadkaygaa jecliyaaaa iyagoo mid ah 🥰🇸🇴

  • @munaaden229
    @munaaden229 4 года назад +3

    Wallaahi waa sax markaa fiiriso heesta iyo waqtigaas mahadsanid xassan

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +46

    Wa mowduuc muhiim ah ka hadalkiisa kolay anu codkaaga iska jeclahay 😊

  • @mohamedabdikadir8762
    @mohamedabdikadir8762 4 года назад +18

    Abwaan gaariye hadalkiisa aad isoo jiitey allah yarxamuh Amiin 🤲🤲
    abwaanka aan uwada duceyno

  • @mahmoudhashim2397
    @mahmoudhashim2397 4 года назад +3

    Masha allaah dadkii hooraa wexey axaan jireen ded is ku xiran is ku niyo ah is jecel oo is ku dan beeyaan ayeey ahaan jireen dadkaan xada soxodan yaa is ku dan beeya yaa is ixtiramaayo yaa is ku dan beeya walaal yaal an is ku dan beeyino aan is ixtiramno wadankeena soomali aan dhisano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dahranmohamed4412
    @dahranmohamed4412 4 года назад +29

    Masha Allah 💐 Somaliweyn ilahey qalbiyadooda ha iskeeno

  • @muhammadm7150
    @muhammadm7150 4 года назад +3

    Inoo soo badi wadankeena 😍😍🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 года назад +1

    Walal taariikh fiican soo galisay waana dhab Somalia Allah ha miideeyo dowladnimo ayaa wax noo tarta cml

  • @nimanmohamud2573
    @nimanmohamud2573 4 года назад +38

    ILAAHAY SOMAALI HA MIDEEYO
    AMIIN DHAHA

  • @apdiziz7821
    @apdiziz7821 4 года назад +14

    Waa mawduuc Aad u wanaagsan From hargeysa ❤️

  • @abdirahimmohamedisak5198
    @abdirahimmohamedisak5198 3 года назад

    xasan usmaan haaji wllhi waa nin wax badan og alle haku hafido wll sare

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 4 года назад +9

    Wlh waad iga qoslisay😁 wan jeclahay dadka soomaalida ah ee ceebaha soomaalida sheega, igama aha soomaali nacayb dad aan ka jeclahay na ma jiraan kuwan ka dhashay, se markaad ogaato meeshaad la'dahay ayaad awoodi kartaa inaad iska daweyso☺️

  • @yacaqubhassanmuse6184
    @yacaqubhassanmuse6184 3 года назад +3

    I love Somalia 🇸🇴

  • @waliidcamraanbi7471
    @waliidcamraanbi7471 4 года назад +1

    Cibaadada soomaalidu inta ugu badan laga ma aqbalo ilaahayoow soo hadee soomaali oo namidee

  • @luulucabdallaasc6057
    @luulucabdallaasc6057 2 года назад +2

    masha allah somaliya qalbigoda allah iskukeno

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 года назад +8

    Ilaaahay ha barakeeYo reer faarax madmadoobe....🤣

  • @rahmaali2008
    @rahmaali2008 4 года назад +7

    Masha Allah 💐💐💐

  • @mohammedyuussuf1197
    @mohammedyuussuf1197 4 года назад +1

    Ustaad hassan Alle yaa barik.

  • @sahrasagal4108
    @sahrasagal4108 4 года назад

    M.a mahadsnid ustaad inbadan alle hakuu naxariisto aamiin

  • @xafzaapdirahman522
    @xafzaapdirahman522 4 года назад

    Ala walolw codkaga wan xiseyaye mad no bilawdid bugan wax khatara ka shekenaya wlhy wan xiisaynaynaye ❤❤❤

  • @cabdiraxmaanibraahin5050
    @cabdiraxmaanibraahin5050 4 года назад +1

    Xasan yare waxaan u sheegayaa Iska soo sax mawduuca aad ka hadlayso. Talyaani ayaa mideeyay qoomiyadaha somalida halkee ayaa ka keentay. Mawduuca iska sax inan yar ayaa tahay oo dadka soo dhagayso.

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 года назад

    Buulo xuubay waa qadiimi barnaamijyo badan Ayaan ka dhagaysan jiray mudo hore oo u badnaa xaga diinta mashaa Allaah barnaamijkaan wax badan Ayaan ka baranaynaa mahadsanidiin mudanayaal Xaafada Aad magaceeda wadataana bal noiga soo shake say ugu baxday mudo hore Ayaan dagananjiray

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 года назад

    shukran shukran shukran shukran wll osman

  • @iztarhzt4834
    @iztarhzt4834 4 года назад +14

    Maanta waa maalinttii
    Reer faarax mm doobe

  • @mohamedshaker8717
    @mohamedshaker8717 4 года назад +8

    Aan maallo hasheena maandeeq dhibkay ledahay mxy tahay aanay ahayn hees wadani ah, Waa runta mawduucad kahadashay lkn heestan iyo taasi isma qusayso wllo Mhdsanid

  • @mohamednoor5174
    @mohamednoor5174 Год назад +1

    I ❤Somali to get independence in 1960s

  • @faadimacumar4791
    @faadimacumar4791 4 года назад

    Mahadsanid ustaadkayaga

  • @bashirbashka7396
    @bashirbashka7396 4 года назад +13

    Liketa ha ila dhaafin hadaad magaca reer farax aad qaadatay🤩

  • @abuukaryare410
    @abuukaryare410 4 года назад +2

    Heer farax madmadowe run marawan

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 4 года назад +1

    Ilove Somali people because is my people

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 4 года назад

    Maashaa allah, ilaahey ha ku xiffiyo

  • @abdirahmanjama1322
    @abdirahmanjama1322 4 года назад +1

    Fadlan iskahagaaji geelwaatusaale howasadan sikale sooduub iyadoo saxsan waan kusugiye

  • @maxamednaasir3001
    @maxamednaasir3001 4 года назад

    Mansha Allah hhhhh alle haku xafiido wllkey ruunta wataa

  • @Truthmoi
    @Truthmoi 4 года назад

    allah ha uu naxariisto gaariye

  • @rahmaabdirahman5177
    @rahmaabdirahman5177 4 года назад

    masha allah walalken waku mahadsantahay sida noogu so gudbisey barnamijkaan reer faarax madmadowe ku saabsan

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 4 года назад +1

    Barnamijyada tariiqda nobadiyo 😍😍😍😍ilahye danbigena iyo kan walidken ha dhaafo

  • @fatka7283
    @fatka7283 4 года назад

    Alle ajar hakaa siiyo pro

  • @alamirabdullahiphlspher7601
    @alamirabdullahiphlspher7601 4 года назад

    Mashallah wa mowdooc dhabti dadaal badan lagu so bixiyey hor usoco ugaas

  • @muxuyadiinodaysomaliyeed1466
    @muxuyadiinodaysomaliyeed1466 3 года назад

    M.allah zxp wanka helay barnamijka ma ogtahay

  • @shadiyomohamudshuushuu5586
    @shadiyomohamudshuushuu5586 4 года назад

    Mahadsanid xasan

  • @abdifatahduhhirze4255
    @abdifatahduhhirze4255 4 года назад +1

    Inoo soo badi marnaamijka
    Ma ogtahay inta igu tageersan like igu qabo

  • @zakiyare885
    @zakiyare885 4 года назад

    Mahadsanid macalinkeyga

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 4 года назад

    Maashaa Allh walal hornoowad

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 4 года назад +1

    M,allh wllkyga qaliga ah waan kahelay muqalkan 😍

  • @abdisalamsaid9446
    @abdisalamsaid9446 4 года назад +14

    1972 dii ayaa laqoray
    1973 dii ayaad dhahday kulaabo meeshaas ustaad 🙏🙏

  • @maxamedmaxamedaxmed2649
    @maxamedmaxamedaxmed2649 2 года назад

    Allow najecleusii luqadeena 🤲🤲

  • @abdulkhaliqyahye7266
    @abdulkhaliqyahye7266 4 года назад +1

    somalia .Hanolato..big love ..

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад

    Wcs mahadsanid sxb

  • @xassansalah1264
    @xassansalah1264 4 года назад

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @bile-25
    @bile-25 3 года назад

    Masha allah

  • @NuurtoabdiSalaad
    @NuurtoabdiSalaad 11 месяцев назад

    I love somali

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 3 года назад

    Sxbkay walee dadkeena sifiican ayaad u,taqaan qof sidaa wax fahamsan ayuun baana ah kan umadani ubaahan tahay ilaahay xaqa ha,ina garansiinyo dhamaanteen wardi bulbul from hargeisa

  • @mohamedkhadar1946
    @mohamedkhadar1946 4 года назад

    Waan sugaye inbdan.Tnx

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 года назад +1

    BAR AMA BARO. OL OLAHA WAX BARASHADA SOMALIA

  • @somalinetwork2
    @somalinetwork2 4 года назад +1

    Masha allah 🇸🇴🌴🇸🇴

  • @mubaarikhazzan1590
    @mubaarikhazzan1590 4 года назад

    We are Somalilander

  • @maxamedaxmed6620
    @maxamedaxmed6620 4 года назад +1

    Waa barnaamij qalbiga taabanaya way soomliyay

  • @ayuubismail3615
    @ayuubismail3615 4 года назад +7

    Mansha Allah zhp.
    Wll YouTubarada waxgaradka ahi waa ay Ka baqaan iney Ka hadlaan lkn adigu geesi ayaadtahy oo waad Ka hadashey sababtuna waxa ayna fahmin dhibka somalida ama wax yar ayeey Ka fahansanyihiin lkn waxa ay Ka baqayaan iney wax isku qasaan ama laga soo horjeesto

  • @maweelada9217
    @maweelada9217 4 года назад

    Mashaa allah tabaraka laah 1960

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 года назад

    جزآك ألله خير

  • @abrizakfaisal8905
    @abrizakfaisal8905 4 года назад

    Barnaamijka soo badi waanu tagersanahaye

  • @jamazhekeye1084
    @jamazhekeye1084 4 года назад

    Barnaamijkan waan iska jeclahay reer faarax madmadoobe

  • @sacadgaangi4960
    @sacadgaangi4960 4 года назад

    Masha Allah wllkey xasan cusman xaji

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 4 года назад

    AS. WR. WB. XASANOOW waxaadna ogeynin in soomaalidu eey mideysneyd waxii ka horeeyay dhimashadee
    ALSAYID AXMAD GUREEY RAXIMA HU
    ALLAAH

  • @husseinjeilani5220
    @husseinjeilani5220 3 года назад

    Walaal xasan waxaan idinka codsan lahaaa inaad diyaarisan taxane ka hadlaya tariikhda ummadda , bulsho ahaan, dhaqan ahaan iyo dowlad ahaanba .

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 года назад +1

    Mashallh wllo ❤wxbdn bn k faidna

  • @garjaw7
    @garjaw7 4 года назад

    Sxbo idiaacad caadi ah furo nio codkaaga ayaaba caadi ehen masha alkah aan ku dhaho

  • @maxamuudmaxamedgood
    @maxamuudmaxamedgood 4 года назад

    Xaqiiqo ayaad ka hadashay walaal mcne

  • @quruxsancadeey7906
    @quruxsancadeey7906 4 года назад

    Wlh wa i dhibaneysa run qalbi aya ixanuunaya

  • @ahmedabdi3761
    @ahmedabdi3761 4 года назад

    Wlh waa run Somali gofka dhibka ku wado aye qabil kudifacan

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 4 года назад

    Saxiix masha Allah

  • @ibrahimsaleban318
    @ibrahimsaleban318 4 года назад

    Masha Allah muwduc wanagsan

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 года назад +1

    rer faarax waapa funny port 2
    insha allah

  • @leymunabdi5655
    @leymunabdi5655 4 года назад

    Lafole 🙏 meshan kudashe aan maqle 💖

  • @abdulkhaliqyahye7266
    @abdulkhaliqyahye7266 4 года назад +1

    bal...wll Kenya ..maogtahay inokusodar ..

  • @theprofessionalraweater5851
    @theprofessionalraweater5851 4 года назад

    Maanta ma qoslin 😢😢

  • @AhmeD-311-q1b
    @AhmeD-311-q1b Год назад

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤️

  • @wacaalside
    @wacaalside 4 года назад

    Sxb hasan wan ku salanmay
    Runti wad ku mahadsantahy
    Baraarujinta umada somaliyed
    Allah haka abal marigo sxb.
    Wankaheylay hadaladii abawaan kaaryi mahadsanid sxb

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 2 года назад +1

    Ok, Videogan MARKII an dhamaystay Waxaa iso baxay
    In SOOMALI ISQABASHADOODA INUSAN BILAABAN 1991 EE WAX BADAN OO KASII HOREEYEY AY IS FAYL-JARAYEEN

  • @malyunfarhaan3811
    @malyunfarhaan3811 4 года назад

    Yes maanta iyo reer fadax madmadoobe

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 4 года назад +1

    Walaallo heesta aad Ku furto barnaamijka igu caawi cidda qaada mahad-sanid👍🏿

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 4 года назад

    Yay hayeen reer farax mad madoobe

  • @Adnanga
    @Adnanga 4 года назад +2

    I like you😍😍😍😍

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 года назад

    Dadka taariikh dooda la duugay
    Sheeg Adigoo mahadsan

  • @sagalsoomali8120
    @sagalsoomali8120 4 года назад

    Run bad shetay walahi Somali Alaha hano niyo

  • @ahmett_nunurshe4876
    @ahmett_nunurshe4876 3 года назад

    Soomaliya 🥺🥺🥺🤤🤤

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 года назад +1

    Asc soomaaliweyn

  • @hawoadan3035
    @hawoadan3035 4 года назад +10

    😂😂😂😂somali iyo hassan maxaa kala heysta

  • @abdinasirweli2127
    @abdinasirweli2127 4 года назад

    Walal hestan magaceeda ii sheeg ma ogtahay

  • @maxamedaxmed6620
    @maxamedaxmed6620 4 года назад +1

    Barnaamijkaan waa mid aan laga daalayn dhagaysigiisa

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 года назад

    WLL ALLE HA KU XIFDIYO ALLE HA KU DHOWRO HOR U SOCO; MEESHA AAN JOOGNO WAXAA NA GAARSIIYAY BEELAHA HARTI GAAR AHAAN BEESHA MAJERTEEN

  • @mohamedabdikadir8762
    @mohamedabdikadir8762 4 года назад

    M.A maanta barnamijku anagu na quseeya waa wax lagu farxo inan tariikhdeena wax badan ka ogan karo

  • @Yonis451
    @Yonis451 4 года назад

    Waaa iqanciyay

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 года назад +1

    Mhdsanid mclin xasan cusman

  • @sacidali7175
    @sacidali7175 4 года назад +1

    M.a wll

  • @liibaancajiib242
    @liibaancajiib242 4 года назад +2

    Wlhi xasanow barnamij aad so jedineyso oon dhameysan waligeed madhicin