Aqonyahanad Sabaax Maxamed S Weyne ayaa Reer SL u Shegtay Muhimada Dorashoyinka & Musharaxa ku Habon

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 18

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 15 часов назад +4

    Masha alah sabax wa siyasada mutaqbal somaliland good nolow

  • @18l33
    @18l33 21 час назад +5

    Mansha’Allah Habo sabaax illahy haku barakeeyo ❤❤❤ truly an amazing person 👏🏾👏🏾

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 15 часов назад +3

    Kulmiye guul insha-allaah

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib 16 часов назад +3

    10:00 WELL DONE SUBAAX M SALEBAN WEYNE INSHA ALLA MAR KALE IYO XISBIGA KULMIYE OO GUULAYSTA IYO SOMALILAND OO KU GUULAYSATA AQOONSIGA ❤🙏❤

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 20 часов назад +4

    Sabah interesting topics keep up the good work togetherness guul qarannimo wins momentum WA Bilahi Tawfiiq.

  • @AdanAhmed-i9h
    @AdanAhmed-i9h 20 часов назад +5

    Mujaahid Sabaax⚘️💯💯

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 21 час назад +4

    MAANSHALAAH SABAAX MAXAMED SALEEBAAN WEYNE WAA DHAL MUJAAHID NOOLOW NOOLOW INDR KULMIYE GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL

  • @nathra7351
    @nathra7351 21 час назад +4

    Guuleyso mbcx ishalah guul

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 20 часов назад +4

    Salam alaikum Akhyarta warku WA cad yahay ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain thanksvm WA Bilahi Tawfiiq.

  • @YasinOsman-g5k
    @YasinOsman-g5k 22 часа назад +5

    Ragu waa ragii guushu raaci jirtay ❤❤❤salaan gobeed somaliland. Markay ciinka daaqdo ayaan dabka ugu xidigiyaa❤❤❤kumiye..ilaa 2003 ilaa maata ayaan taageeraa. Waxan ahay Snm dhaba ayaan ahay ❤❤salaan gobeed somaliland ❤❤❤guul ku waara ❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 22 часа назад +4

    Sabaax M S weyne Hamblyo qaadany waanada thanks Reer Saleeban ragg iyo dumar Alle ha xafiddo fidaareynka si gaara Ex wasiir ficil dhab ah leh aabahaa thanks guul SOMALILAND suldaan mar

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 22 часа назад +5

    Halgamaa sare ubaxle media

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 20 часов назад +5

    WAA RUNTEED SABAAX S/WAYNE WALIBA SABAAX CARABKA KUMAY BALAADHINEE ANIGAA TOOS UGU BALADHINAYEE NUMBER KULMIYE KUGULAYSANAYO WAA 75%

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 22 часа назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 19 часов назад +4

    Really wan ku faraxsanahay waayo dadki wanagsana ee aqonta laha oo dhami kulmiye ayee noqdeen congratulations.
    Jahmagaratadii iyo qashbashyadii wadani ayee ku jiraan , waxaad ku garataa ciro 500 niin ayu wasir ugu balan qadey hadu soo baxo ,mee is weediyaan xukumadu ma 500 oo wasir ayee qaada ???? Waa wali
    Ciro isaga kursiga u muhiim ah wA daneeste waxwalbo u samayn karo wu samenaya

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 15 часов назад +3

    Magan allah
    Afkaga janno lagu qabay

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 16 часов назад +3

    Waan hanbal yaynanaa bahwayda kulmiye aqoonyahanad sabaax saleeban wayne waa mujaahidad corkora

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 13 часов назад +2

    Sabaax waa dadka jecel dalkeeda iyo dadkeeda waa dadka wadanku u baahanyahay