Ururka cusub ee Turkigu doonayo inuu ku biiro | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 32

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 Месяц назад +4

    Subaxallaha😮 42
    Haween ah😢

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад +9

    Allahu akbar xuuti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +4

    Mnsha allah yameniyiinta ilaahay ha barakeeyo, weerarka ay ugu hiilinayaan walaalaheen falastiin

  • @user-vu6df1om9o
    @user-vu6df1om9o Месяц назад

    Allayoow Rabboow Jebi Israel Iyo America ba Iyo Munaafaqiinta Taageeraysa

  • @roodaindho6735
    @roodaindho6735 Месяц назад +1

    Caasha cuud kawarin reerka

  • @halimamohamed452
    @halimamohamed452 Месяц назад +2

    Why ad falagada xutiga uledahay?xutiyinta mad iska dhahtid

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Месяц назад

    Mmm waxay ku leedahay bisha luulyo

  • @calimaxamedcali207
    @calimaxamedcali207 Месяц назад

    Mama caasha wnku salaamay from AFGOOYE

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).

  • @CalibilaalCabdi
    @CalibilaalCabdi Месяц назад +1

    ❤❤

  • @AbdirizakHussien
    @AbdirizakHussien Месяц назад +1

    Wxad nagalasocotan boga voa brmamijka qubanaha

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 Месяц назад

    Fadlan iiga so warceli sidaad aamiin San tahay iyo in voa qoraalkaas turjimad dooda ooaad ku qas ban tihiin

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Shirwac.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Месяц назад

    VOA ILaacada Xaafada , shalay Salaasa ayay idiin ahayd maantana waa Isniin waa sidee?

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 Месяц назад

    Asc CAASHO CUUD SALAAN KADIB.
    WALAASHAY ADUUNKA DHINAC AYUU U LIICAY AMA KARARAN YAHAY WAA LOO BAAHAN YAHAY DHEELITIR,( BALANCE)
    SI LOO HELO CADAALAD AMA WAX U DHOW

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    CADOWGEEENOO WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 Месяц назад

    Adigaa aaminsan

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Месяц назад

    Wali waxa daawanaysaan VOA oo idiin soo gudbinaysa wararkii FOX NEWS oo af -Soomaali ah .

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад

    Ordugaan ha aasaasto urur eey ku mideeysan yihiin wadamada heysta diinta islaamka madaxna ha unoqdo
    A

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL Месяц назад

    0:33 Waligay doonyo drone ah ma arag mana maqlin! Makuwo hada sobaxa 😂😂😂😂 doonyo drone ah majirane magabadha nervous ahed 😂😂😂😂

  • @AbdirizakHussien
    @AbdirizakHussien Месяц назад

    Sida iyo habenka hadin wacnado

  • @AbdirizakHussien
    @AbdirizakHussien Месяц назад

    Dul gariir alla kenay dismalacasriyay macelinayo

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 Месяц назад

    Fadlan barnaamijkaan waa ku xira nahay lkn eraygaas majeclesan

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 Месяц назад

    Hutiyeenta falagada eriga kuma farhin runti

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Месяц назад +1

    adu ma muslinbatay nagtadan wariyehi..markad xusiga ledahay falago wa dad muslimina o walalod ree falstin ugargaraya..mise lacagta ad VOA adka qatada aya kala wayn akhirda

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 Месяц назад

    Casho wally falaago in aad tiraahdo xuutiyiinta maku wasban tahay mise

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    30 sano president africa unbay ka dhacdaa,tolow ismail cumar geele iyo isaga yaa badan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад

    Yurub iyadu xuquqda adanaha mailalisa? Maxayse utaqan xuquqda adanaha ama loyaqan? mainta iyadu ayrabto ama danehe karagta X.adanuhu? qodobkas X.yurub dunida wakucadadisa ama cadinjirtay sidaran hada maxa qaza kadhacaya io gudahan dhulka rerfalastin? Wamaxay hubka yurubsinayso israil lagunaxasuqayo rerfalastin?