Eritrea oo madaxweyne Xasan Sheekh shaki ku qaabishay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 59

  • @Islaashboy
    @Islaashboy День назад +8

    Marabno . Itoopiyan . Hanaga . Baxdo .
    Welcome . Masar

  • @maxmuud317
    @maxmuud317 День назад +8

    Madaxwayne xasan sheekh waa qof bilaa go'aan ah Eritrea ayaa kun jeer inooga wanaagsan Ethiopia.
    Waan dal siwayn udoonaya inuu arko dawlad soomaaliyeed oo xoogleh

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 День назад +4

    Xasan sheekh waa nin waalan , Soomaaliyana jar ayuu ka tuuray

  • @SharmakeMohmed-w7y
    @SharmakeMohmed-w7y День назад +3

    Ma jecli in MD weynaha aan wx ka sheego lkn Xasan shiiq kuma ficna In uu dal hogaamiyo

  • @calixuseen8645
    @calixuseen8645 День назад +1

    Sxb cilmiga siyaasada miyaa baratay, falaqeyntaadu waa cajiib maashaa ALAAH, ALLE haku siyaadiyo maskaxda🙏

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 День назад +1

    Somalia ma awooda inay dhahday Ethiopia bad kuma siinaayo dhulka aad Iga haysato isoo celi ciidankaagana dalka Kala bax xariirkana waan kuu jaray

  • @SMATransport
    @SMATransport День назад +1

    Hal togto hassan shiikh Waa akhainul wadan

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 День назад +1

    Madaxweeynaha muqdisho weeyi maha ki soomalia😂😂😂😂

  • @SamiraDaughterofYemen
    @SamiraDaughterofYemen День назад +1

    أحْنْا اخْوْاتْكْ تْمْرْ ايْامْنْا وْلْيْالْيْنْا وْاحْنْا لْانْمْلْكْ شْيْ ايْنْ الْقْلْوْبْ الْرْاحْمْهّْ ضْااااقْ حْالْنْا وْضْااااااقْ بْنْا الْحْالْ وْالْلْهّْ مْا كْتْبْتْ هّْذْا الْكْلْامْ الْا مْنْ الْضْيْقْ وْقْسْوْتْ الْضْرْوْفْ انْيْ طْالْبْهّْ مْنْ الْلْهّْ ثْمْ مْنْكْ لْاتْرْدْنْيْ خْايْبْهّْ يْا اخْيْ احْنْا نْسْاء مْا نْقْدْرْ نْخْرْجْ نْشْتْغلْ مْثْلْ الْرْجْالْ رْبْيْ اكْرْمْكْمْ انْكْمْ رْجْالْ احْنْا نْسْاء مْا بْنْقْدْرْ نْخْرْجْ وْلْا نْشْتْغلْ مْثْلْكْمْ اخْيْ وْيْنْ الْانْسْانْيْهّْ ايْنْ الْاخْوْهّْ الْايْمْانْيْهّْ فْيْ قْلْوْبْكْمْ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' انا داخله على الله ثم عليكم يااهل الخير تقفوا معنا يا عالم حسوا فينا يا اهل الخير وين النخوة وين الاخوة وين الرحمه الى اوصى عليه النبي محمد بجاه النبي محمد تحسوا فينا انا بطلب منكم لو تساعدونى لو بثمن اكل مش طالبه شي غير انه نسد جوعنا ارجوكم من غير تجريح وكلام بكسر الخاطر انا يا خوان العيشة والله ما . عيشة فيكم تتاكدو يا اهل الخير انا توسل لكم ابوس على ايدكم تساعدونى ارجوكم امانه عليكم انا اعتبرونى اختكم عرضكم ساعدونى والله لول الضيق والفقر ما مديت ايدي اشحد من الناس استرونى يستر عرضكم وربنا يفرحكم في اطفالكم واهلكم ويبعد عنكم الضيق والحزن وربنا يجعل هذا المساعده في ميزان حسناتكم ساعدونى لو بثمن الاكل او بثمن اجار البيت ارجوكم يا اخواني يا اصحاب الضمير الحي يا اهل الخنوة واهل الكرم ارجوكم ساعدوني لو بشي قليل امانه عليكم والي حاب يساهم معي ربي يجزيه كل خير هذا رقمي 𝟵𝟲𝟳𝟳𝟭7591071+ الوتساب اللي يستطيع يساعدنا يتوصل واتساب معنا نعطيه الاسم الكامل العنوان ويحول لنا بما يستطيع وانا وسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا لاتتاخر علينا و جزاك الله خيرالجزا ،،.،.،.،.،. ~«~//»~»/»/~» ~» ~» ~*» ✔️🇾🇪✔️🇾🇪✔️🇾🇪✔️ 🎉😢😢🎉🎉😢😢😢🎉😢😢😢😢😢😢...

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali День назад +5

    Hadalka Eritrea 🇪🇷 wa guul somali uso hoyatay

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 День назад

    Maslaxa kheyr qabta allaha keena

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 День назад

    Xassan waa nin maran oo aan fiyuubi meel ee taalo arkin ee Somalia Allah ka qabto waa aafo wadanka lagu salidee 😢

  • @libankulane1335
    @libankulane1335 День назад

    Meeshan heshiis Kama dhicin ee bayaan farqi ayaana u dhexeeya

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 5 часов назад

    Eretariya waa wadan jecel in somaliya ay noqoto wadan lugi hiis isku taaga.

  • @AyaanleCabdulaahi-t7s
    @AyaanleCabdulaahi-t7s День назад

    Kuwa cuqdadeysan ee ku maxsan madaxweynaha umada waxba kama badaleysan koley wayo masiirkiina ayu ka talinaya tas ogada anaka somali ahan dalki nowanagsan ayan lahana qaadeyna guul somaliweyn dalxoreeye ❤

    • @abaahamzah370
      @abaahamzah370 23 часа назад

      maxaaa wanaag ah ma in itoobiya udaba dhaqda ayay danteena ku jirtaa, ma iyadoo shala askar lagaa laaayay oo xitaa rali ahow lugu dhihin maantana aad u safarto sidii aad badaada usiin lahyd ayay danteena kujirtaa bal maay iyaga imaadaan haday wax rabaan isku xishooda dalkii dhan mid uu xasan iibsado iyo mid dadkiba isku diro ayuu ka dhigay ma xasanka qeyraadkii dalka xaraashay ayaadba difaaceysaan, war qofka qabiilka io waxban isku nahay looma difaacee muxuu nugu tarayaa loo difaacaa

    • @AyaanleCabdulaahi-t7s
      @AyaanleCabdulaahi-t7s 23 часа назад

      @abaahamzah370 askari dhimashu iyo dhawac ayu ujoga fikirkaga qaldan kuguma racayo dowlada hada jirto waxey saxeysa qaladki ay dowladi hore gashay iyadana hamiga amxarada kenty oo madaxweynihi waqtigas aya kula heshiyey badena in ay heli donan qabyaladana adigey kaso ureysa mida kle in ad dalkaga difacdo wad ka ganbaneysa oo dhaliil an dhaman ba ka dhex guxeysa waxadna ku jirta qoloyinka qadiyada xun leh shalay adiga nokenay gaalada walina rabo ee somalinimada haku deqdo hadalada lacifka ahna joji

  • @Nuurburaale-bw6wy
    @Nuurburaale-bw6wy День назад

    Dhulka ayuu lagalay xasan sheekh dalka iyo dadkaba😢

  • @aarsuldan9152
    @aarsuldan9152 День назад

    ANIGA WAXAAY ILATAHAY IN LA GA BAXO HESHISKA ITOOBIYA
    WABILAHITOOFIQ

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 День назад

    Kkkk abii bad buu rabaa elatareya iyo masarna somaliya badeeda in ay haysato ooyna cidna ka qaadanin somaliyana caawiyan yeey rabaan waa garana iyagana bal noo sheeg xasan wuxuu rabo in axmed madoobe itobiya u soo xirtaa walee kuma guuleysatid

  • @Hassanahmed-g7k
    @Hassanahmed-g7k День назад

    Adiga oo dadki taagera yaasha xasan shekh ahaa ma hada aragtay wuxu yahay

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 9 часов назад

    Ninkaan yuu u shaqeyaa xasan somalia uma shaqeye yaa soo dirsaday

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 22 часа назад

    Waa isku dhuustay cabdulhi osmaan dhuuso
    Waaba la qanciyay afawargi

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 День назад

    HSM ash ma'ahan, LATALIYAAL FIICAN malahan

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 20 часов назад

    Xasan waa fuley doqon ah

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 День назад

    Xasan Sheikh wax laga shakiyo waa yahay

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 День назад +1

    Xasan shiiq meel walbo ayow ku dhacaya wa nin siyaasad fadhiso laheyn 😂😂

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud День назад

    Bad had uu siiyo waa lagu kala yaacayaa

  • @CalicabdiAmiin
    @CalicabdiAmiin День назад

    ❤❤😂😂❤❤😢😢🎉🎉😊😊 1:04

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 День назад +3

    Ninka madaxwaynaha noo ah yaa ku dhaaran kara inuu yahay qof miir qaba

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 День назад

      😂😂😂😂😂 wa qof dhac dhac bdn maalinba mel ku hoyana

    • @mahadrobles
      @mahadrobles День назад

      😂

    • @AxmedKuraade
      @AxmedKuraade День назад

      War niyahoow waa dal xoreeye birmade xassn shiikh see noqotey xarfanoow

    • @guledziyad7251
      @guledziyad7251 День назад

      Abgaal kaliya😂😂😂

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 День назад

      ​@@AxmedKuraadehhh miyir qab majire orod cilaaj geeya kaas dalxoreeye kulaha

  • @FarhanHussein-j7n
    @FarhanHussein-j7n День назад

    Somaliya bada cas ma xa ka galay wadankena mawa marte
    Juqurafiga hala barto suxufi iyo siyaasi

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 День назад

    Xasan buldaananaa Aka dhul xaraashe siyaasad ma yaqaan waxay u badan tahay in uu isku dhiibo itoobiya isaga oo ka cabsanayo turkiga.

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 День назад

    MW Hassan Sheikh waxuu rabaa inuu inuu garabka saarto jawaan eey kuwad jiraan Jiir iyo Mukulaal oo eey kala nabad galaan, waxeey kusoo dhamaan doontaa sida muuqata ¨caqli gaaga badani macriifadaa ayuu yareeyaa¨

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 23 часа назад

    Xamar way burburtay inta hadhayna alshabaab ayaan dhawaan qabsan doonta

  • @Hassanahmed-g7k
    @Hassanahmed-g7k День назад

    Hakugu taagnato sxb

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 День назад

    1:54 shaki ku sodhawow👀

  • @CabdirimanBotan
    @CabdirimanBotan День назад

  • @berdilacashe283
    @berdilacashe283 День назад

    Hassan wa laba mid un inu mashruuc shisheeye kusoqaatey burburinta wixi somaalia laoran jire ..mise inu dhimirka kaxanuusanaayo o cilaaj ubaahanyahay

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade День назад

    Birmade xasan shiikh waxaa waalay soomaali dhinac walbo ka cuneysa maxiuu la waalan waayey

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 День назад +1

      Balo kubirmadeysee ..waxa waale umadan wa asaga kakow ah

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 5 часов назад

    Waxay tahay in qofka madaxda ah uu kala fahmo waxa xaqiiqato tahay.

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 День назад

    Wasiirka warfaafinta eritrea ayaaba beeniyay warkaas wariye taas ma ogid miyaa taas?kkkkkkkkkk

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 День назад

    Wa fashil gurguurte Dagaal ooge

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare День назад

    😂😂😂😂 duli been badan

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv День назад

    حسن شيخ. فاشل كيف يتعمال مع الاعدء وهم الحبوش. لايمكن العدو يعطيك خير العدو. يعطيك ضوعاك وطياعاك للعلم انت سومالي. هل. احسن من سومالي. الااوغادان لا