Suldaan Seerar - New Song Hargeysa Ladies Night Show 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #SuldaanSeeraarLadiesNightShow
    Maxamed Bk, Abdirisaaq Anshax, Suldaan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Suldaan Seeraar Ladies Night Show Hargeisa Crown Hotel 2020

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 4 года назад +194

    From muqdisha heestan markan dhagestay xadeyda ki cisay rer hargeysa wa gob wlh nbd iyo nolo ban idin rajeynaya

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 года назад +4

      Thank you so much sister soo kale idin rajaynaynaa idinkana 💖🙌🙏

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 4 года назад

      Soo dhawaw walashy qali

    • @ninimcocabdixirsi8101
      @ninimcocabdixirsi8101 4 года назад

      Thanks wll qali

    • @Zirilkacade
      @Zirilkacade 4 года назад

      Sidoo kale boqortooyo nabad qab ku dul mushaaxee dunida
      From hargeisa

    • @amiiradagan4052
      @amiiradagan4052 3 года назад

      @@Zirilkacade aarye qudhac

  • @mohamedabdilahimohamoud4110
    @mohamedabdilahimohamoud4110 4 года назад +208

    Hargaisa Caasimadii Dalkayga...one love From Boorama 💚🤍❤️

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 4 года назад +308

    Hal habeen ayaa hargyza zaddex show ka dheceen mncha allha meezhu waxay noqtay London caadiya wlhi from berbera mgldii jcylka 💚💭❤️

    • @hipaaqphaizal1327
      @hipaaqphaizal1327 4 года назад +16

      4 bay ahaayeen wllo mid beerta libaaxyada ah mid hido dhowr ah mid royal placa ah iyo kan suldaanka illhy caasimada iyo guud ahaan dalkaba haynoo barakeeyee💖

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 года назад +5

      @@hipaaqphaizal1327 walipa afar miyay ahyeen mncha allha

    • @Ayni88
      @Ayni88 4 года назад +5

      Hhh 6 bayba ahayeen
      Ali jirde
      Hiddo dhawr
      Crown hotel(suldaan)
      Royal plaza
      Beerta libaxyada
      Jumera cafe
      Dhammantodna way wada buuxeen

    • @zuzicaday8928
      @zuzicaday8928 4 года назад

      @king Muzze seddex may ahay shen ahaayeee
      1 Crown
      2 Beerta libaaxyada
      3 Royal placa
      4 Ali jirde
      5 Hiddo dhowr
      5ta meeloodba way buuxeen

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 года назад +1

      5melood ahayeen xtaa koonferadii raga iyo dumarkuba buxeen😂😂😂

  • @mahadmohamedelmi7738
    @mahadmohamedelmi7738 4 года назад +470

    Waxan ku dhashey hargeisa xafada Goljano weligayna 10 cisho wax kabadan kaman maqnan 20 sano oon nolahay. Alx wan ku dirsada markan gadhiga abahay dhex wato magaladeyda😍😍😍👍😎❤❤❤

    • @cabdiqaadirmaxamed641
      @cabdiqaadirmaxamed641 4 года назад +8

      Mashallah sxb ilaahay dhulkeena ha noo barakeeyo wadankaaga ku baashaal sxb

    • @mahadmohamedelmi7738
      @mahadmohamedelmi7738 4 года назад +5

      @@cabdiqaadirmaxamed641 amin wll qali ah

    • @muktarosman8650
      @muktarosman8650 4 года назад +2

      Marka calooshaada iskala cayaar

    • @darajoqali2351
      @darajoqali2351 4 года назад +2

      mnshalh lkn gaadhi aad ledhy dhex wadokkķkkķkkk

    • @umalqueen1247
      @umalqueen1247 4 года назад +4

      Mid ad leedahay mrkaad dhex wadato comment nooso qorbal sidy wax isku badalaan an aragnee

  • @bushramohd9927
    @bushramohd9927 4 года назад +63

    Walee Hargeisa inay haaf London tahay ana qiraya wayo casimado kale on tagy wlhi xita uma aysan dhaweyn casimada dhalkyga somaliland from burco ❤🥰

  • @drayaanmohamed9877
    @drayaanmohamed9877 4 года назад +309

    Hargeysa muuq wanageey mar un waa iman dona insh alllah💚🗯❤

  • @Abdirizak436
    @Abdirizak436 4 года назад +91

    From jigjiga I love My King's or Queen's my Brother's Hargaysa ❤️❤️❤️

  • @sharuzadamoud3451
    @sharuzadamoud3451 4 года назад +152

    Hrgysa adey wan ku koray wn jeclhy
    Lkn borama Ayn ku noolahy hrgysa hadhwanaag ❤ jir oo joog half London hrgysa adey hawo caafimadeey🥰😍

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 года назад

      Thanks bro love borama

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 года назад +4

      Hargaysa iyo borameba waa iskumid waa somalilan cidi kama xigto viva somalilan bari ilaa galbed.

    • @saynabkalgacal5901
      @saynabkalgacal5901 4 года назад

      Reer borama dad nasapa kusuganey gobolkiina anigo reer hargaysa ku dalxiisayaa gopolkiina nolada gobta awdal

    • @sharuzadamoud3451
      @sharuzadamoud3451 4 года назад

      @@saynabkalgacal5901 wxn kala nhy isku nahybaa la weyn qaliyey🥰

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 4 года назад +599

    Fananka aan hargaysa u heesin Fankisu waa qabyo Hargysay Half London iyo Duriyada Shiikh Isaxaaq Salan sare ♥️🖐️

    • @nuurcarmiye1404
      @nuurcarmiye1404 4 года назад +1

      Waar nio qamer weLigii umuu heesin hadana waad aregtaH

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 4 года назад +21

      @@nuurcarmiye1404 isagu uu ku dhashay oo uu udhashay

    • @salebanfarah8295
      @salebanfarah8295 4 года назад +4

      @@nuurcarmiye1404 isagu wa ciyal hargeysa zhp wa meshu ku dhashyb

    • @balqiismuxumed7871
      @balqiismuxumed7871 4 года назад +4

      Xxaqiiq weye❤❤❤😘😘😘

    • @cayniahmed9662
      @cayniahmed9662 4 года назад +2

      Been maaaha wleeee

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 4 года назад +87

    Hoyga Fanka, Suugaanta, Xornimada, Horumarka, Marti Soorka, Nabadda, Ilbaxnimada iyo Caasimaddii Ummadda Soomaalilaan, Hargeysa.😍

  • @husseinjama5582
    @husseinjama5582 4 года назад +165

    Hargeisa inay tahay hoygii ilbaxnimada iyo fanka ma igu is raacdeen 👍

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 4 года назад +99

    Hadad reer hargeisa tahaY heesta suldaanka ka gudoontaY like izaar🤔👑❤💪🏻

  • @abdullahihassanasker7136
    @abdullahihassanasker7136 4 года назад +131

    Reer hargeysa wiilka bilad sharaf noo siiya yaaqey hhhh kaftan idin jeclahey reer hargeysa from. Jigjiga

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 года назад +7

      Hargaysa xaqbay uleedahay inuu uheeso wayo fankiisa ayay qeeb ka qaadatay waanu u abaal guday suldanka geeska guul❤❤❤❤

    • @abdullahihassanasker7136
      @abdullahihassanasker7136 4 года назад +1

      @@shugriqali5248 aad iyo aad wllo😍

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 года назад +4

      Nio ninkan waanu taageernay isna waa na taageeraa waa fannaan caadifad iyo waxaa ka madhan maduxu no saranyhy.

    • @mohamedfarah1262
      @mohamedfarah1262 4 года назад

      Hahahahhahaahha wiilka bilad sharaf waaaa u qalmaaaa hargeeysaaa wass hooygi fanka somaliyeeeed ninkasta ayaaa taaaaas og

    • @asmamaxamuud299
      @asmamaxamuud299 4 года назад

      👑👑👑👑

  • @yas2739
    @yas2739 4 года назад +48

    my mom is Ethiopian
    my dad is somali isaaq sacad muuse
    proud always and i hope to visit hargeisa one day

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 года назад +2

      Welcome your home ❤️🙏

    • @tugsiaulas2941
      @tugsiaulas2941 2 года назад +3

      My mom Ethiopian my daddy Somali sacad muuse 👍

  • @naxowofficial1337
    @naxowofficial1337 4 года назад +54

    Aniga rer muqdisho ayan ahay balse waxan qirsanahay Hargeysa iney tahay hoygi fanka somaliyeed.
    Viva #somaliweyn.

    • @Hoygaaflaamta1
      @Hoygaaflaamta1 4 года назад +7

      Inaad intaa somali wayn uun ka dayso ayey ahayd waayo dadkan waxaas niyada uguguma jiran

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 4 года назад +2

      SOMALI DHAN MHAN EE WAA ISAAQ LAND IYO SOMALILAND BES KLIA SPPTO AH BERI HORAA ILOWNAY SOMALINIMO CID LGU SHEGTO 30 SANO KA HOR AYEY AHAYD WXAS OON NAFIHI DADKAYAGA KU WAYNAY KASO NOQOSHO MLAHN EE NIYADA KASARA OO HKU RIYONINA MRPAN RIYONAY OO MEL CDLA NOQOTAY INTAN ISLAHYN RIYADA RUMEYA GOOD BYE BE FORE 30 YEARS

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 4 года назад

      @@Hoygaaflaamta1 AXSAN ILEK WAPA RAYSA MRKAN OO DAD RAAYAPA IDINKU JIRA SPPTO AH WAPAD NFAHANTEN

  • @noobinho3515
    @noobinho3515 4 года назад +125

    Hoygii leyga Beeraay Hargeisaay
    Casimadii Hal doorkiyo
    Halyayeda Badneyd
    ilbaxdinimada Hodankaa Bartii looga Hadhayeey magaladii Hanaankiyo Hubqadkiyo xaragadaay ❤❤❤

  • @salmaaxmed8327
    @salmaaxmed8327 4 года назад +26

    HargeisaY ano imaan alle ima diLo from muqdisho🤗💋💝🌎

  • @ayushsaet8429
    @ayushsaet8429 4 года назад +34

    Halflondoney hargeisa baradan ku dhashay ku barbaaray
    Reer sheikh isaxaaq is muujiya😉🥰🖤🥀

  • @daharabdillahi1972
    @daharabdillahi1972 4 года назад +99

    HARYAGSA MY CAASIMADAYDA SOMALAILAND KEEP GOIN SULDAANKA GEESKA

  • @abdihakemgadhay6781
    @abdihakemgadhay6781 4 года назад +34

    Hargaysaaay nolow caasimadayda
    Inkasta o an reer burco ahay
    Hadana run ahaantiii
    Wan jeclahay hargaysa

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 года назад

      Inad jacela waa xaaqq sey cml waaa casimdadi walo Ilhy no dayo somaliiland

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 года назад +62

    Fanan an hargeisa iman maaha fanan🥰🥰

  • @khaalidabdiraxmaan8660
    @khaalidabdiraxmaan8660 4 года назад +60

    Hargeisa waxay tahayba hablaheeda ayaad ka garata ❤️☑️🌹 sharaf ayay itahay Inaan ku dhashay.

    • @qummaninahusseinaxmed9231
      @qummaninahusseinaxmed9231 4 года назад +3

      Hargeisa casimadii dalkayga hooyo afrika halkii kornimada Looga heesay

    • @mumtazmohamet5758
      @mumtazmohamet5758 4 года назад +2

      Hargeiza waxay tahypa halyayga joogad ka garata alle haydin xafido bro

    • @khaalidabdiraxmaan8660
      @khaalidabdiraxmaan8660 4 года назад

      @@mumtazmohamet5758 ❤️ nasab tahay wllo

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 года назад +2

      Hargeisa waxay tahayba halyayada ku nool ayaa laga garta😅😅 love my home ❤️❤️💪

  • @hamsek2677
    @hamsek2677 4 года назад +139

    Half Londoneey Hargeisa 🇭🇺🇭🇺

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige 4 года назад +13

    I'm American Ilike somali songs😘
    Waar waa anigii like baan rabay😁😂

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 4 года назад +17

    Hargeisa caasimadeena bilicsan❤💋
    From boorama❤🙏

  • @asmadagan7502
    @asmadagan7502 4 года назад +337

    Caasimadii Dalkayga Hargiesa Cadey From Burco

    • @hudaqueenofficiall440
      @hudaqueenofficiall440 4 года назад +1

      ❤🤍💚

    • @xabzajama9623
      @xabzajama9623 4 года назад +15

      Burco waa dhulka kaliya een sheekto inan udhashay gobol raga hargaysa iyo somaliland dartiin ayay burcooy u dhisanyiin from hargaysa ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hamzemohamud3504
      @hamzemohamud3504 4 года назад +4

      Gobolki raga iyo halyeyga idin salamey madaxey idin tageraa wallhi bro from hargaiza

    • @asmadagan7502
      @asmadagan7502 4 года назад +1

      @@hamzemohamud3504 Thank u wll

    • @asmadagan7502
      @asmadagan7502 4 года назад

      @@xabzajama9623 Mhdsanid wll

  • @noofinamahamed7578
    @noofinamahamed7578 4 года назад +20

    Haf ladaney hargesia Walaladen somaliland idin jeclinaa from muqdisha💋🌹❤❣

  • @nouradinaskar1943
    @nouradinaskar1943 4 года назад +55

    SULDAANKU AMAANBA KAMA TAGIN HEES LOO QAADO HARGESA CISIMADA S.LAND MIDAAN MID KA WANAGSAN WALI MAQAL HARGESIA SALAN FROM BORAMA AND MORE LOVE ❤💯❤💯

  • @queenriyaad1886
    @queenriyaad1886 4 года назад +14

    Hoygi la iga beeray Haf.londoneey Hargeisay team haf.london is muujiyaa ❤❤❤❤❤❤💪💪

  • @ahmedxasan1793
    @ahmedxasan1793 4 года назад +11

    Hargaysa hadhwanaag #from jigjiga Jano hadan nahay amaan waad naga istaahishaan jir op jooga reer #haragaysa liketa is moojiya

  • @fadowsomocoow3889
    @fadowsomocoow3889 4 года назад +28

    Hoygii jaceylkiyo
    Hooyadii fannaankaay🥰
    Hargeisaay hore usoco
    🤍💚❤from muqdisho me love Hargeisa❤❤❤🖐🖐💝 waa idin jeclhy mar,un waan tagi

  • @nuursiin1436
    @nuursiin1436 3 года назад +5

    Haaf landoney hargeysa wlhi xaada ikacday anoo reer muqdisho ah hore usoco hargeysa weliga halicin

  • @nimaawaleh5373
    @nimaawaleh5373 4 года назад +34

    Ree HARGYSA waxay yaqnan sida martida loso dhaweeyo maasha alllh

  • @najmahassan7403
    @najmahassan7403 4 года назад +272

    Xawadle loo hiraayo reer xawadle ismujiya💚🗯❤

  • @barwaaqoduniyo7315
    @barwaaqoduniyo7315 4 года назад +83

    Hargeisa hadhwanaag dadkii layga beeray🇮🇹😘♥️

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 года назад +18

    Hargeisa hadhwanag❤️ haduuba Suldanku uheesayba wu cumaamadanyahy 😍❤️
    Magaaladi hanaankiyo hubqaadkiyo xaragadaay hargeysaay 🥰

  • @leylaali243
    @leylaali243 4 года назад +63

    Hargesa wankujeclahy wan imandona one day from beidhabo

    • @asmaxusen5390
      @asmaxusen5390 4 года назад

      Welcome wll qali 🙏❤❣👍⚘

    • @xamdacayni2192
      @xamdacayni2192 4 года назад

      Welcome zxp Anigaba Wan Jeclhy Bedhabo Wlhi Inan Imaado Inzha allh

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 года назад +1

      Welcome sis 🙌

    • @leylaali243
      @leylaali243 4 года назад +1

      Baladka wa baladkina so dhawadha walaladey reer waqoyi

  • @abdimoh
    @abdimoh 4 года назад +17

    Hargeisa waxaa joogaa 14 sano waan ku koray waxbaan ku bartay waxna waan ku jeclaaday habeen iyo maalina nabad ayaan ku dhex jooga daantaan doonana waan u caways doontaa noloshayda baal dahab ah ayay kaga jirtaa rabbi nabada ha u siyaadiyo.

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 года назад

      mashallha abti ku nahay filaya❤

  • @hagacaemahamoud3150
    @hagacaemahamoud3150 4 года назад +82

    Hargeisa caasimada somaliland ❤
    Xafadaan ku koraY walina joogo Saylada is muujiYa

    • @nancyharir7919
      @nancyharir7919 4 года назад +2

      xidigta guryo samo halkuu fanaanku leeyahy guryo samo habooney

    • @hagacaemahamoud3150
      @hagacaemahamoud3150 4 года назад +1

      @@nancyharir7919xidigtu waa xudunta hargeisa garanayaa garanaya

    • @tubegamer4031
      @tubegamer4031 4 года назад +2

      GOOLADA ZAYLADA

  • @ahmedsomaliofficial4184
    @ahmedsomaliofficial4184 4 года назад +15

    Wllhi hargeysa wan jeclhy wana wadankeyga qalbiyadena ALLAHA isku so duwo amiin yaa RABBI

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 4 года назад +53

    One love ❤️ Hargeysa 💋🙏🏼 shaxshax 😘

  • @kahakawusar5802
    @kahakawusar5802 4 года назад +22

    Xasti nimada iskadaya dadka xasidya hargaysa hargaysi wa magalada ugu xadarisan ugu fanka badan uguhalgamasan ugu dadka qurxan ❤️❤️❤️

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 года назад +10

    Ilbaxnimada hodanka barti loga hadhaye Hargeisaay. Alhmdulha illahy ban ugu mahad naqa inay xuduntaydu ku asantay hargseia hoodalay dad ka qaar ba daba erya meelo aan haybsan karin xitaa hargseia ❤️🙏🏾🥀🌸👑

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 года назад +87

    Ciyaalo Half London ✋
    Hargeysa mesha xuduntaydu ku aasantay ❤

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 4 года назад

      subscriber isaar huno

    • @maxamedcawil8620
      @maxamedcawil8620 2 года назад

      Mia city HarGEiza hadh mCn HarGEiza hagar biLaay cadawGa ma CiiL bax0 waliGayNa mEeL kama tag0 for my livE harGeiza CaDEey wan kuGu VanA🌎❤❤😥😥😥😥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎

  • @aimanjio8003
    @aimanjio8003 4 года назад +51

    HARGSISA howga fanka iyo hal-abuurka
    Seraar waxkale from Hargaisa

    • @abdikadermahomednasir7769
      @abdikadermahomednasir7769 4 года назад +2

      mnshl hargaysa waa hoyga fanka somaliyeed marka fananka aan hesihisa hargeysa kusodarin mahan fanaan

  • @tusmogaas2889
    @tusmogaas2889 4 года назад +60

    Reer half London is muujiya biila dhiiginyay😂❤

  • @yaskalove216
    @yaskalove216 4 года назад +33

    Suldan inta tagerto love dhac ku siyaaa

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 4 года назад +28

    guryasamo hargyseeeey❤️👋🏻is muujiya reer guryo samo👍🏻

  • @abdiawalofficial5279
    @abdiawalofficial5279 4 года назад +35

    Woow rer jigjia ahay I love somaliland keep going

    • @nimco2891
      @nimco2891 4 года назад +1

      Mahdsanid wllo jigjiga

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 4 года назад +20

    Suldan wan kafilayay inaad hargaysa hees uqado wayo fankaga ayay qeeb wayn kaqadatay thks💚💬❤🥰🥰🥰

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 4 года назад +39

    Hoygii Layga Beeray Hargaisaay💋💖💕😘Haf landan HargaisaaY💋😘

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 4 года назад +40

    Iska hees Looma Heeso Wallahi Kolle danbi Kugu Tahay Waa kaas Fanaan Aan jeclahay Suldaan Seraar 100$ waa istaahila Showgiisa In lagu Galo Kolle Danbi hadda galeyso ninkaan iska dhageyso hadal Micno Ayuu ku heesaya 👏😍 Legend #Suldaanka Geeska 📸 Suldaan Seerar ha illeyga gaarsiiyo 🙏

  • @crownboy4lyrics425
    @crownboy4lyrics425 4 года назад +348

    HARGEISA HOYGA FANKA SOMALIYEED CUMAAMADA IGU TUURA LIKE TA

  • @alisanka5814
    @alisanka5814 4 года назад +5

    Hargaysa waa mid kamida buqcadaha ugu muhiimsan degaanada somalida
    Xagga xorriyada waa halkii u horraysay ee calan somaliyed oo xora laga taago
    Xagga ilbax nimada waa halkii u horraysay ee idaacad af somali ku hadasha laga saneeyay
    Xagga aqoonta waa halkay kasoo jeedeen aabayaashii wac barashada maxamud axmed cali/ yusuf xaji adan qabile
    Xagga fanka lama sheegi karo
    Waana sababta ay u noqotay magaalada ugu heesaha badan magaalooyinka somalida inta badan fanaaniinta waawayn kuwii hore kuwa hadda heeso cajiiba oon ksla dhicin ayay u qaadeen
    Salaax qaasim
    Abduqadir jubba
    Axmed cali cigaal
    Cawaale adan
    Suldaan seerar
    Iyo qaar kaloo badan love saar

  • @deeqodagan4282
    @deeqodagan4282 4 года назад +11

    Wow hargeysa waa meelan jeclahay rer abtigey alfanan suldaan seerar ilahay codka ku barake hore u soco viva suldanka geeska

  • @akramdahirhussein5741
    @akramdahirhussein5741 4 года назад +14

    Masha allah hargeisa hadhwanag duriyadii reer sheekh isxaaq❤👈

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 года назад +67

    Dadkaygii Wakhtigiina Ku Qaata Dhulkiina🇭🇺
    Caasimada Geeska Africa Ee Ilbaxninada
    Waala Idiin Qirey Inaa Tihiin walee Doqon loo sheegi maayo

    • @Abrahan-biihi
      @Abrahan-biihi 4 года назад +2

      Fariidna uu ogyahay warkeeda Nacasna loo sheegi maayo

  • @z012y
    @z012y 4 года назад +55

    *Hargeisa City* 🌃 🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 4 года назад +6

    rer haflondon is muujiya xafadydii hargeisa magladydii jcliyaa❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdirahman7987
    @ahmedabdirahman7987 4 года назад +23

    Suldanka geeska iyo hooyadi fanka hargaysa😘😘😘😘

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 4 года назад +5

    Form jigjiga hargaysa inay tahay casimadayadii labaad aad baan idin jclahay dadkaygiii

  • @rodahussein6563
    @rodahussein6563 4 года назад +17

    My home Hargeisa. Thank you legend Suldaan Seerar for the beautiful hees.🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 4 года назад +133

    Gayigii hawraartiye hal abuurku joogaaay. Haaaf ladhaneey hargaisaaay.caasimmada geeeska

  • @cagayarecagayare6511
    @cagayarecagayare6511 4 года назад +14

    Waqal Studio suldaan Xaq bu uleeyay meeshi laga soo Gacan qabtay
    Inuu heeso u qaad0🥰🥰

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 года назад +38

    Hoygi fanka iyo suganta alla yacizak🤩🤩

  • @siddiiq8660
    @siddiiq8660 4 года назад +58

    Hargeysa Caasimadda Qaranka Barakaysan 🇭🇺

  • @abdirizaqrashiid5348
    @abdirizaqrashiid5348 4 года назад +11

    Hargeisa Waligayd ba Fanka ayay caan ku ahayd waxan rajaynaya In ay hore uga sii socoto ❤👏❤

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 4 года назад +28

    Hargeysa hadhwanaag♥️♥️♥️♥️

  • @hamdaahmed2229
    @hamdaahmed2229 4 года назад +19

    Ingu London akray haragaysa ku kor ku barbaro wahi haragsan ka shidna ka hawo iyo caafimaada badan waan uxiisay my hometown 😢

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 4 года назад +1

      Hargsysa hadhwanaag ❤️

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 4 года назад +16

    Halflondoneeey hargiesaaaay Reer halflondon like and love ❤️

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 4 года назад +36

    Hargeysa Hadhwanaag💚💭❤

  • @maxamedibnukayse1101
    @maxamedibnukayse1101 4 года назад +1

    Mshallah allow nabada iyo nimcada u siyaadi casimadii dalkeyga hargeysuna waa magaaladeydi aan ku dhashey

  • @axmedkhadar2842
    @axmedkhadar2842 4 года назад +35

    Hargeysaay half London 🎵🎶🎵🎶🌋🌋🌋🌋

    • @sakariaadan3176
      @sakariaadan3176 4 года назад +1

      Eryada heestan waxa iska leh abwaan reer half london waana abwaan ismaciil jiheeye

    • @eng-fahadabdirisaq8143
      @eng-fahadabdirisaq8143 2 года назад +1

      Ad iyo ad abwaanku wa jamaahirti North Korea

  • @nashaaadaliisse525
    @nashaaadaliisse525 4 года назад +13

    Hargeisa qurux wngaa wn jecelhaye walhi soomaalind🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💖💖💖💖👍👍👍👍

  • @ai6600
    @ai6600 4 года назад +24

    Ahhh Hargeysa I miss you. Despite a concerted effort to wipe you out, you have risen to incredible heights like a pheonix from the ashes❤️❤️❤️ and you still have the most humble hardworking beautiful population. Nothing short of incroyable!!!

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 4 года назад +3

    Shidnan & shaxshax badana alla qurux&ilbaxnimo badana rer abtigay duriyada jamhuriyada barakesan guulesta gesiyaal muwah from muqdisho ❤️❤️❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪❤️❤️🙏

  • @fatxaahmed7083
    @fatxaahmed7083 4 года назад +7

    Haf LondoneY HaRgayeisaY 🥰♥️

  • @mohamedibrahim-et3ix
    @mohamedibrahim-et3ix 4 года назад +13

    Hargysa 2009 kii ba igu horysay anigoo cidna ka gara nyn kana imid Bosaso lakin ma dareemin inan qariib ku ahay Hargysa qof walba marka hadlo lahjadayda marku maqlo ba saxiibo noqonaa, 7 malmod ba jogy ila boqolal asxaab ka yeshay, heer waxa Garay marka si baxayay inay isi sogotiyeen in ka badan marka bosaso ka so amba baxayay,

  • @drsmanaalsaed9539
    @drsmanaalsaed9539 4 года назад +3

    Hargaysa halkaan kudhashay halkaan kubarbaaray halkaan wax kubartay halkan maanta 24years koonalahy ciidaydi hooyo jecliyaaa hargaysaaaaaaa♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 4 года назад +7

    mansha allah hargaysa From Burco my caasimadayda 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏Hargaysa hargaysa ❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @diamondluul1813
    @diamondluul1813 4 года назад +48

    Hargeisa somaliland 💚☁️❤️

  • @sagal447
    @sagal447 4 года назад +13

    #Hargeisa 🥰♥️ #suldankageeska 👏🙏🥰from jigjiga yar hargeisa ♥️

  • @masnamiski6391
    @masnamiski6391 4 года назад +26

    Hargeisa hadhwanag🥰🇮🇹

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 4 года назад +6

    Hargeysaay hore usoco
    Waxaan amaanta ugu bogayaa sida in aniga ley amaanayo ileen wllehen waxba makala nihine ♥️♥️♥️♥️
    From muqdsho

  • @sabrinasaid1533
    @sabrinasaid1533 4 года назад +13

    WAXAAN KUDHA SHAY HARGEISA INTERNATIONAL HOSPITAL SANADI 2004 IYADAAN KU BAR BARAY DUGSI DHEXE KAGA BAXAY WA RER ABTIYADAY RER HARGEISA HALF PUTLAND AYAN AHAY RER ABTIGAY CID KA GOBSAN MA ARAG JCYL IXTIRAAM INTABA LAYGU KORIYAY HABEN MEEL KALE MA QABAN KARO HARGEISA ♥️♥️♥️

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 4 года назад +11

    Aduunka meshan ugu jecelahay waa Hargeysa baradaan ku dhashay. Guryosamo-Maxamuud haybe- Hargeysa

  • @yourenightmare9657
    @yourenightmare9657 4 года назад +5

    Bartiii layga beeray hargeisa ❤️half London 💓👌💖

  • @sidiiqtikaana8525
    @sidiiqtikaana8525 4 года назад +43

    Ciyaal haflodon is muujiya 💚🤍❤

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 2 года назад +1

    Meeshaan ku dhashay
    Ku barbaaray
    Ku koray
    Wax ku bartay ilaa heer jamacadeed
    Ku guursaday hadana diyaar u ahay inaan ki noolaado waligayna 10 cisho kama wada maqnaan my home Hargaysa 😘😘😘😘

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 4 года назад +40

    HARGAISA cadey allaw nabada noo dhawr amiin i.a🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💚🤍❤🙏🙏

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel 4 года назад +5

    Haif london my village ♥️♥️♥️♥️💭💭💚💚
    Hargeisa somalilnd 💚💭♥️

  • @samatarmahamud3142
    @samatarmahamud3142 4 года назад +6

    Halki aan ku dhashay xuduntaydu ku asantahay Half Londoney hargeisay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @asmasaalax8341
    @asmasaalax8341 4 года назад +2

    Hargeysa casimada dalkayga one love form Barbara

  • @xigmadiyoxaraabo4273
    @xigmadiyoxaraabo4273 4 года назад +8

    Hees iyo hees la'aanba waanu ku wadanaa
    From hrgsa

  • @luckydubbad8236
    @luckydubbad8236 4 года назад +14

    Zuldaanka xalaasha Ah ✋
    Inder wax hargeisa abaalkeeda ugudaba adaa lagu haya
    Rag badanoo ay heer gaadhsiisay
    Way dafireenba🤴🏾🤴🏾

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 4 года назад +3

      Dee waad garan reer aderkio weeye xalalnimada huuuno...anagu libinta walalleen ma qarino💞💯

    • @apdifatah1813
      @apdifatah1813 4 года назад +2

      Suldan serar Wll hargysa her ma gadhsin hoygisa jigjiga Ku gadhy herka lkn hada nahy rer jigjiga wan idin jecelnahy wayo walahano tihin

    • @luckydubbad8236
      @luckydubbad8236 4 года назад

      @@apdifatah1813 fankiisu halkuu ku qarxayna ma waa jigjigaad odhan 😂😂

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 4 года назад

      @@apdifatah1813 fankiisa hargaysa ayaa qeeb waynkaqadatay waanu uqalma inuu heer gaadho lkn uu u abaalguday

  • @jamalnour8874
    @jamalnour8874 3 года назад +3

    Fanan aan hargeisa iman ama aan Hees uqadin fanan maha inta igu racsan love isara From Awladul casimah

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 года назад

    Hees kasta oo hargaysa loo qaada waa hees macaan waxaan filayaa inay tahay magaalada ugu heesaha badan intay somali dagto masha allh way uqalantaa casimada barakaysan #hargaysa_Hadhwanaag 20 sano ayaan dhex joogaa

  • @hazenhaji7675
    @hazenhaji7675 4 года назад +7

    Hdad rer hergeisa tahy like Iisaar👍

  • @asmamohamoudabdi5864
    @asmamohamoudabdi5864 4 года назад +1

    Caasimada dadka lehi dhisteen kuna dhaataan hargeysaay hakii aan ku ababaay👃👃❤❤❤❤

  • @cayniahmed9662
    @cayniahmed9662 4 года назад +6

    Haflondon hargaysaaaay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤