Qabiilka markaad keentaan ayaan Somaliland nacaaba waayo reer shiikh isxaaq oo kalaiya ma dago Somaliland Hargeisa na waa caasimadii cid kastana waa laga helaa ee 2020 baa lamarayaa ee horaa loosoconayaa wllo 😹
Hargaysa hadhwanag hooyga xaragaada iyo ilbaxnimada car sheeg show ay hablo loo dhigay oo kan ka badan hablaha hargaysa ilbaxnimo uu daa😍hablaha isaaq☺
Waaaaaaaaaww suldaanka iyo duriyadii reer hargeisa inta ila Aragtay inay reer hargeisa yihiin dad farxada samysta yar iyo wayn like Gig hala igu siiyo dad goba
Isaaqu Wa Yara Cunsuriyiin Lknse Sidaa Kale Wagop Whll Waka Inadeerky Suldaan Seerar Sidaa Ugadhex Pashalayah Hargysa Gobanimadu Wa Udhalasho From Nairobi
Walal inkastonan ahayn dadka showyada taga hadana waxan u fahmay dumarka marwoyinka ah aya jecel in show hablaha kaliya ah lo sameeyo wayo showyada kale rag ba joga
@@mohamedcazanyo8065 maxa ku shidaYa aduu cidi so eridaYba anakaa gob jog aHaYn ma fahantay suldaana ader anaku cidna waxba kama jaraNo lkin xasuusin baY aHayd
Show gaan wxa kaa shiidnaa kuwii hooree uu haragesa ku Qaban kaan jirayi habalah reer hargeysii maayi so wada kicin wayo habalah oo dhaan waan Aqan marka inyaar un I muqataa
Inta Ila aragta inuu suldan seraar rabo in shawgiisa hargaysa ka dhigo oo uu ka lacagaysto Raba ayuu kusoo hoos gabanaya #waqal #studio Ila 2cisho kahor ayunba la xayaysinaya suladane Reer#waqal ma lacag baad qadateen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Show raag lahan show mahiin runti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 lkn ciid Mubarak my star suldanka fanka anshax saalan sare frr🇩🇯🇩🇯,carab iyo suldan seerar j vs sht ue tr bn fête e ue tr bn avenir mes stars que j l support bcp
Suldaanka Geeska👏🏽❤️
Subscripe ii saar plse
Caska halo saro plz🙏
Hargeisa magaalada ilbaxnimada, xaragada, iyo quruxda dumarka soomaliyeed ay ku dhantahay ☑️❤️🌹
Qawnaaanta miyaa il bax ah alow naga so gaaar aduun is qaawis ilbax noqday ayaan joganaa
@@aniitaisse7106 maxa adiga heesaha iyo xumaanta ku dhex keenay hadaad ruux dhawrsoontahay tahay. Soomalidu iyaga oo xumaan ku dhex jira ayay dadka xumaan ku caayaan. Huuno Goobaha cibaadada iyo khayrka hasoo dhaafin inan wanaagsan ayaad tahaye. 🤣🤣🤣
Waxii maser hayow Diiinte ku merastaaan kkkkk hdad diiiin Ledahy maxd hal ku galiy bal isheeg Guuul duuuriyada and rer jijiga
@@wardakorontooo8449 fariid tahay❤️ soomali intii qalbi wanaagsan waynu wadanaa.
@@aniitaisse7106 maxaan ku qaban karna dee inaabti hadaad sidii butida wajiga so marsato bootar adoo kuradad jaale(huruud)ah iyo sheelad buluug ah iyo guud dheero maroora magaalka fiidki sidii gabal dhaca laso gasho adoo cago boodh badan...😜😜😜is qabooji naa oo wax naga barta balo la maryo xumaade
Hargaysa meesha kaliyee shaw Hablo kaliya lagu qabto
Magalada ugu shidan meel kasta oy somali dagto hargeisadayda💚💬❤
Wll subscrib isaar
Adigo madsan
Kugu raaczanay hargysa jano
Maa hargeisa joota miyaa ?
Hargeyza waa Mel aad u Qurux badan waana Jeclahay inaan Mar tago Hoyga Fanka Allow Barake somaaali oo dhan 💕
Welcome to oppend hands pro
Tnx Dia siz😍
Hargeisa hoyga fanka somalIyeed mach allh alleh nabadas ha UguwadO ninkii kaxUna kunax kudheh 😀😀😀😘
somaliyeed mmaha hoyga soomalida dhe
GOBalka DUMARKA
@@zayidaliabdi6355 Reer Burco neecda kaltag mesha
@@muxamadcaska3020 CAADI BAAD IZKUGU CADAYZEN IN LAYIDIN DHAHO MAGACA👍
@@zayidaliabdi6355 BurCo boodh wayn caasimadii ka xishoda reer miyi yahow 😂😂
Wow gabdhaha isaaq ee gaarnimada iyo quruxda isku darsaday iyo zuldaanka geeska oo xalay kala kiciyay hargeisa
Malintii ugu khayrka badnayd ayaa la yidhi show baa la qabanayaa slow noo danbi dhaaf ilahayow hanaga halakin dadka iyo dalka ba amiin amiin
Duriyadiiii sheekh isaxaaaq 👸👸
Inder subscrib isar aan ku saare ok
Somaliland geesiyadii 5 somali💚💬❤
Qabiilka markaad keentaan ayaan Somaliland nacaaba waayo reer shiikh isxaaq oo kalaiya ma dago Somaliland Hargeisa na waa caasimadii cid kastana waa laga helaa ee 2020 baa lamarayaa ee horaa loosoconayaa wllo 😹
Inader ❤❤❤
Hablaha isaaq iyo janadaba wa lo shaqaaysta really❤
Istaqfuralah 😔😃
Haa alayleh😋
Astaqfurallah wlhi wa iga qoslisay 🤣
Yes huno✋💜
👍😂😂😂😂👍👍👍👍
Magaaladii hablaha wacwacnaydeeey hargaisaay ma nabad baaa❤️.
GobTiii Reer HarGeysa weligey MaaNta Like NiiGa codsdey Hala ii saaro Mcnha ♥️😂💜
Hadad tahay duriyadii sheikh sixaq like Ader
Hargaysa hadhwanag hooyga xaragaada iyo ilbaxnimada car sheeg show ay hablo loo dhigay oo kan ka badan hablaha hargaysa ilbaxnimo uu daa😍hablaha isaaq☺
waa runta wlhi
Alle hablaheena hano daayo qurux ba ka muuqata wlhy iyo shaxshax
Alx ayaa ladhaHaa wll waxad haysto dadka haku digine
Casimadii Hargeyse hadh wanag hoygii fanka iyo ilbaxnimada 💚💭❤👏👏👏👏👏
Hargeisa layskama odhan hoyga fanka indhahaaga aya kuu macalina
HabaLaha qudhe Ladies night Qabsada HabLaha Duriyada Iga waLee anoo Gabdh Ina Shiikh Isxaaq Binu Axmed ah Arkaya Naag Kle Ma rabo iLahy hanooking dayo WlaLayaL🥰🥰🖐️
Keep going inankaYagih👋💞
@@boqoradihhawenka8359 Thnkz Quen🥰
Mashallah inamadayada sharafta leh
Manshallh❤
❤🙋♀️😘😘😘
Ciid mubarik hablaH ree Hargeysa iyo Suldaan seeraar iYo waqal 💞👏👏👏✨🌹
Naagaha gayiga somalida ugu quruxda badan isaaq salan iga gudoma 💚🤗👏👏
Wan ka gudooney wllo ✋✋✋✋sharafe baad leedahaye huuno
Wan kaa qabnaa hno mcn♥️
Waa kaa qaadnay kal
iyo laab
Wanka qadney walal
Wan ka qadnay wll💚
Rer Hargesa Waa nasab odaga fadhigay uga keceen ❤💉🌡
Duriyadiii reer shekh isxaq guuulaysta 💚💭❤👏👏👏👏👏👏👏👏
Dadkii duriydi subscrib isar wll
@@cawil__tiiko__officail7922 nagu halee
Thanks wll
@@nimcoabdirashiid5783 thnkx Boqortoyo 🥰
Hablihii Caasimadda Hargeysa 🙌💚⚪️❤️
Boqortoyadii boqoradii ii dashay laaga beray guleysta Abtiiyal iyo Habo💚💬❤🇭🇺Al issaqiiyah😊🥰🥰
Abti farxad noogu waar
Abti intay nololi jirto farxad ku waar
Abti farxad noogu noolow ❤
Sharafi korkaga ha ahaato habo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Zuldaaanka❤
Reeer hargaysa is mujiya
Iso duceya asxbta murugo ayaan ku jira waa malin labadi ciid iso duceya inaan helao farxad from hargayz
Alle ku sahlo arimaga wll
Ilaahy murugta frxd hkugy bdlo wallo
@@aadanaska0506 aamin wllo
Suldaan ka geeska wale hablihiii laandtu way kuu keceeeen masha allah
Haa markasa hablaha hargaysa walayab ❤️❤️❤️❤️💯🌸
Hablaha hargeisa I raadiya❤❤
Suldaankii iyo hargeisa hadhwanaag 🙌
Suldaan
Hablaha hargeysa waa u shideee
Away reeer mogadishu
Waa in habeenkeene nola shiida lol
Waa kugu taageersanahsy
No makhruuq ❌
In la qarxiyuu ka baqayaa mida kale hargeisa uu joogaa inta badan ee umuu iman shaw uun🥰
HᴀᴘLᴀʜᴀ Lᴀɢᴀᴍᴀ ǫᴀᴅᴀʀɪʏᴏ ᴍᴜǫᴅɪsʜᴏ ᴡᴀʟᴀʟ 😅✌️
@@zadaamyaaziin1382exactly haplaa somaliland wax dhaama lwaa ❤️❤️
Hablaha Duriyadii Sheekh Isaxaaq Like iisaara. Xariirbaa tihiin.❤❤
Wey hablha duriyda inay lbis stly qurux intaba hyan somli o dhan ba uqirty 😍wad gudub ten ilmo aderyal❤
ilaa raadiya , oo hargeisa iiga raadiya , waana iga dhab , from Djibouti 🇩🇯👍👍
ila soo xiriir hadaad hargeisa joogto 👍
Ciidsaa ujecel hargaysa mooye cidkale ma jiro viva somaliland
Thanks hno mcn hargiesa waa magaladada habluhuna waa hablihiini😍
Wxe subax utahy like sara😅✌️
Waaaaaaaaaww suldaanka iyo duriyadii reer hargeisa inta ila Aragtay inay reer hargeisa yihiin dad farxada samysta yar iyo wayn like Gig hala igu siiyo dad goba
Suldaaan geeska hargysa adigaaaa leh waaa ku wadanaaaa magalda waad noo shiday ❤❤❤
Isaaqu Wa Yara Cunsuriyiin Lknse Sidaa Kale Wagop Whll Waka Inadeerky Suldaan Seerar Sidaa Ugadhex Pashalayah Hargysa Gobanimadu Wa Udhalasho From Nairobi
Duriyada cidna ilbaxnimo kuma gaadho one love hablahaygi🔥👌❤
Suldaan seraar. Suldaanka
Geeska africa. Kaga jaasi🌹💙💙💙💙💙💙💙💙💙❤please like 🙏
Horta waxa iga weydiin ah, hablaha soomaaliland maxaa lagu arkey?..😁
Waa dewqsiyiin wllo lacagta bila hdl ku keenay inderooo
@@rahmahargiesa4055 inaadeer hadey sidaasoo dhan lacag uhaystaan hablaha somaliland maxay naga kalifayaan?😅
@@maxamedhubbi6860 inaadeer ilbaxnimadii baa meel xun inala gashey🙋♂️
@@rahmahargiesa4055 ilahay how si barakeye Ka dag habluhu haka bashalane
Walal inkastonan ahayn dadka showyada taga hadana waxan u fahmay dumarka marwoyinka ah aya jecel in show hablaha kaliya ah lo sameeyo wayo showyada kale rag ba joga
Reer Hargeisa Nazab nimada idinka dhalay💚💬❤ Waan idin wata From laascnood deeqa😍
War ragii meeye
Raga raadiya
War raga raadiya
Wa show Eid ka ee hablha hargeisa no more wiil🤣🤣🤣🤣 anga isku camirana
Dumarow raadiya
Hhhhhh
@@fatoum-beauty8695 ma rag la,aan
@@yawleofficial9940 ha indr raglaaan waqti bn ubahnhy anguna🤣
Ogaadeenkii mo bk KenYa ka soo erYaY wa gobonimadaYada inaaN sidaa anaGuna ugu kaLa kiciNaa💚💬❤💪
Iɴᴀɴ Kᴀ ᴊᴀʀᴀɴᴏ Lᴀᴍᴀ ᴀᴍᴀᴀɴᴀʏɴ Gᴇᴇᴢɪ ✌️❤️
@@zadaamyaaziin1382 waN xasuusinayeyy mattan
anigu gun ma nihin ee gob baan nahay
Maxamed Bk Ogadeen Nairobi Kamayso Eryiine Hawiye Aya Kadmbeyey Zxpoow Iska Fiiri Hadalkagah Waxpa Rerka Dusha Haka Fulineh Okk Haday Waali Cuqdadi Yareyd Idinku Jirtana Suldan Seerar Isaaso Dhafiya Dhe Wadnkiina Waka Dhex Pashalayah Wayna Ahayn Nagah Amuusa From Nairobi
@@mohamedcazanyo8065 maxa ku shidaYa aduu cidi so eridaYba anakaa gob jog aHaYn ma fahantay suldaana ader anaku cidna waxba kama jaraNo lkin xasuusin baY aHayd
Best scor suldaan seeraar ninka luuqda iyo laxanka usaaxiip ah pls like inta suldaan ka jecel from ruggihii cilmiga awdal rabtee
Suldaanka Geeska Legend Somali Usoo Baxay Weeeye.
Codkiisa Ayuu Hargaysa Ku Raali Geliyay
Hanbalyo Hablaha Gobta Hargaysa ❤
suldaanka geeska marwalba soo dhajiso waayo haplaha rer hargeisa waa gob 💥💥
Mnshlh. Hablayagii casimadayda Somaliland alle hanookiin daayo
FROM BURCO togdheer SOMALILAND
Wooow hoyga fanka iyohorumarka reer hargeysa 🖐
Hablahayaga hargeisa mn sh allah
Reerka hargiysa gobtii waxaan idinka so salamayaa From USA 🇺🇸
NiNka fanka farha ku HaYa suladan seerer intii tagero uha like iisar 👍👈❤️❤️❤️
Maanta aniga ugu horeyay hadad iga danbaysey is muuji 😂😂😂😂
manshalah❤reer hargeysa wale way ka horeyan dadka kale. showgi wiilashuna wa gorma tolow
Hablo la'aan showgu show mahan wiilal kuma wacna marwalba gabdho ayay naftu u baahantahay
Yezzzzzzz Yarta ila RaariYa
Azxpta Suldnka GeesKa
Best song 🎵 ❤
Eid MubaraK 🙏💫✅✅
Suldanka geeska wanku wataa 😍❤Mnsha allh ilhow nabda nogu wad kii ka xuna down ban leyhy👎👎👎
Suldaanow Djibouti noo kaaley waan ku suugaynaa,waadigaba hargeisa tagaye...
Walee suldaan seeraar waa bartay meesha lacag laga heli karo showyada inta badan raga ma tagaan dumarka ubdn
WWWWW MNZHA ALLEH ZULDAAN SEERAAR AND IIDAA IYO HARGEYZA SOMALILAND 😍😍😘🌎
YARKA RAADIYA
Show gaan wxa kaa shiidnaa kuwii hooree uu haragesa ku Qaban kaan jirayi habalah reer hargeysii maayi so wada kicin wayo habalah oo dhaan waan Aqan marka inyaar un I muqataa
Hablaha Somaaliland waxa loo dhigo la waa qalanjooyinka Somalida ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Zuldanka geeka iyo hblha Somali ugu quruxda bdn duriyadii🇮🇹💗💖🌸
Waa la yaabay Suldanka iyo Team Waqal 🔥
Hargeisa Hoyga fanka iyo ilbaxnimada
I'm lookin number one 1 like dhca ku siya asxbta wan idin jeclahay
Inta Ila aragta inuu suldan seraar rabo in shawgiisa hargaysa ka dhigo oo uu ka lacagaysto
Raba ayuu kusoo hoos gabanaya #waqal #studio
Ila 2cisho kahor ayunba la xayaysinaya suladane
Reer#waqal ma lacag baad qadateen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Martida ka xishoood hadaad reer hargaysa tahay hadaad ahayn fuck you nio
waa runta uu ka lacagaysanay
Suldanka geeks keep going my prother🥰😍💯💯
@@essateddyofficialmusic war hoyada usheeg nio 😂😂😂 malaha #suldan serar ayaa waxooga lacag kusoo siyay 😂😂😂😂😂😂😂😂
*Hadad kabalan iyo jiif kudawaneyso like ta haila dhaafina*
Hablaha duriyada sh.isaxaaq keep going
Hablaha Isaaq iyo Janadaba waa loo shaqeystaa ,Allah gobsanaa hablahayagu
Hablaha gayiga somalida ugu quruxda uguna Gobsan salaan Boqortooyoh Reer slland💚💬♥️🙏
I'm Number one Suldan serar Guhaad Respect Bro 🤴🏽💟🙏🏼
Suldaan seraar coming zoon hargeiza night show crown
Suldaanu salaadin wn ku wtaa pro keep going 👌
Waa la yaabay zuldaanka geska io hablihii duriyada 🥰fanankan wu talabsaday wxpa lgama qabn kro😄
Hargeisa ❤💖
Suldaanka geeska iyo hablihii caasimada geeska Hargeisa Somaliland 💚☁️❤️✊🏾🤙🏾
Suldaan halkiii lagu sooo saaraya karoon huteel markaaa waa inuu ka dumaaa meeshaaa🥰🥰
Cidii uu horyza commenta like zare Eide wangzan
Keep going
War waqal studio hlygusalmo♥️💕💋
HoYga nabada iyo fanka somaliland alle nabad ha siiyo walaalahayo koonfureed ❤😚
Gobtii Hargyza Guul iyo Gobanim0♥️🇮🇹
#HARGEISA CAASIMADA SHANTA #SOMALIYED lagaga soo hirto ee ugu shidana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
VIVA #SOMALILAND
Hablaaha Hargeisa aya ugu quruux badan Soomaalida iyo ugu labis fiican
Suldanow wll waa adiga showga hablaha ku hayee intaad ku dhex jirtid waad ku naaxi maalaku dhahy 😂🤴🏻
Legend waa 1 ee laba maha 💞✨ Waan idin salamey Team Waqal Studio ♥💕❤🙏🙏
Hargaysaay 💚💭❤🌏🥀🥰🤴🏾🍯
Haplaha hargiaza hananka qurxoN💜💚
SuLdaan iYo hapliHii xaLaasha aHaa Viva s.liland dhamntin CID muparik my blood
Ninkasta harabo hana raadiyo
Hargaysu rug badan raadkeedo
Galay
#GABDHAHA #HARGAYSA#
WIIL RER #LASQORAYA#
🇮🇹🇮🇹
Poqorka fanka suldaan seeraar keep going🖤🖤❤❤❤🥰🥰😘💋🤴
Inta suldaan taagrto like
Waqalkeena keep going ♥️🥰
❤❤😂
Suldaanka Geeska Iyo Hoyadii Fanka Somaliyeed Ee Hargaysa Cadey❤
Suladan serar fananka kaliye sanadak laga daba dhacay
Waqal WA LA yaabay haqabtiraha fanka 👑
Suldaanka Geyyiga iyo mustafe waqalka Keep Going Bro 💥💯💫
*Suldan Seraar in the Building* 😱👌👏💯
Sedex laguma gaadho dalkayga #SOMALILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SOO DHAWAYNTA
SAMO FALIDA
SOORYO BIXINTA
HORYAALKA #SHANTASOMALIYEED
WAA #SOMALILAND❤❤❤❤❤❤❤
QURUXDA HABLAHAYAGA ILLAAHOW DAA OO FARXAD KU NOOLEE GOBTI QURUXDA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
LIKE___❤___IISAAR
Wwww haragaysa hooyagi fanka 🌹
🔥🔥 Suldaanka Geeska in the building 🔥🔥
dadkaygii iyo dalkayga jecliyaa horumarka aan samaynay inan soomali ugu ilbaxzanay daah nagama saarna we love all people somaliland
Waqal hore u soco
Horta nin kan garaca ah markuu Hargysa yimiid yarta radiya miyuu ku heesa heeso kale ma yaqaan
Show raag lahan show mahiin runti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 lkn ciid Mubarak my star suldanka fanka anshax saalan sare frr🇩🇯🇩🇯,carab iyo suldan seerar j vs sht ue tr bn fête e ue tr bn avenir mes stars que j l support bcp
Rugihii cilmiga Awdalbey rabtee ila raadiya 😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰😘 we love boorama cdey ciideyda hooyo😘😘
ILLAAHAY ha soo hadeeyo dumaashigay suldaa geeska