Rooble oo damicisa Siyaasadeed banaanka soo dhigay kana shaqeynaya in Teendhada dib loogu laabto.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии •

  • @hm1c586
    @hm1c586 2 часа назад +9

    Roblle bahane in lalatashto waa Musiibo iyo Dadka lanagu dhebeerto😮😮😮😮😮😮

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 2 часа назад +5

    Rooble Baahane miyuu soonoqday😂😂😂😂😂

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 2 часа назад +4

    Tug tug dhalay weeye rooble baahane ilaahay baa ummada dhaafiyay baahane magaciisa in lasheego baaba Khalad ah

  • @YusufAbdullahi-m5t
    @YusufAbdullahi-m5t 54 минуты назад +1

    Sunta daaroodka Mr. ROOBLE

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 часа назад +3

    Kkkkkkkk

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 3 часа назад +3

    Hhhhhhhh ma Rooble baahane ayaa dalka samata bixiyey mise waa shaqsiga dalka Godka madow kuridey o Mooryaanta iyo isbaaraleyda gacanta ugaliyey o soomaalidi kala kaxeeyey

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 55 минут назад

    Rooble madaxweyni oo isku soo sharaxi rabaa 😊

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 2 часа назад +3

    Tuugo isbageystay wadankii wuu burburay ninkastaba gaal ayuu hoos ka galaa😢

    • @sadaaqyusuf550
      @sadaaqyusuf550 Час назад

      Ninkaan waa mooryaan- lo' macanen karoo (diinlawe "liberalist" somali iyo daqan hogaminaya maleh) Qabilkisa waa Sacaad eh reer hilowle (jilib daciifsan hiil raadis eh). Kaan lamidikisa waa Cisman caato oo ku magac dheera "monsieur Bulldozer" marku horbood uu ahaa Sirdoonka mareykanka iyo galbeedka.
      Aqoon, qibrad iyo raganimo maleh. Gaalraac. Hadaa sii ufirisana labadoda waa isku manhaj, lakiin James Swan nidaam dajisaan ayuu ku socoda. Mooryaankan waa naaf dacifsan oo nacameley ku qato.

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 2 часа назад +1

    Rooble baahdne waxaan biliqo ahayn la waydiinmaxo

  • @cabdiraxman9831
    @cabdiraxman9831 Час назад

    WAA NINKII SIDII AD OGAYDEEN DHAQANKIISU AHAA ROOBLE BAAHANE CAWOW WEEYE LA SHAQAYSTA SHIHSEYAHA

  • @Nabadoonka125
    @Nabadoonka125 Час назад

    Rooble baahane yaa kala tashanaya dooroasho

  • @yasiinmohamedyasiin2449
    @yasiinmohamedyasiin2449 Час назад

    Waa Tuug

  • @LudwigStolzmann
    @LudwigStolzmann Час назад

    Walee Xasan Farmaajo maahan

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 36 минут назад

    Rooble libaaxa leedha jiifa waa ninkii qawleysatadii doonaynaysay inay cunaan canshuurta shacabka gacanta qabtay ee dalka dhaafiyay

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi Час назад

    Roole bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa Siyaada waa taasa hawiya bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya hawiya dad ciil qaaba hawiya duur joogo

  • @Bashka2222
    @Bashka2222 2 часа назад +1

    Dolwada aan dalka aan gacanta ku hayn aan awooda u laheen marka hore guri aan laheen aas aas waaye in loo dhiso

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 3 часа назад +1

    Maalinkii uu Xasan sheikh ku gulaystay xilka Roble taluu siiyay talasiina Xasan sheikh muu qaadan Xasan sheikh wuxuu galay godoon siyaasaded oo aan u shaqaynayn lama huraana waa halkii iyo tendhadii Xasanow mantay talo kula gudboon tahay ee talada balaari oo dadka somaliyed ee wax garadka ah la tasho inta fiicana ka talo qaado iska jir kuwa godka kugu siiridaya

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 2 часа назад

    walaqa dalka ayukadabeyay roble hutelkii neyrobi ayukuficanyahsy

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 часа назад +1

    Ninkaan waa jaajuus waa ninkaan waxuu ku soo casnbaxay baahi iyo dilkii igraan tahliil yaahuu haduuba kan in uu madax weye noqdo soomaaliya waa dhurwaa ari loo dhiibay waa jasjuus maadasma uu qof ajnabiya lakulmaayo xan xassn shiiq ayaba dhaama xasan xaraashe

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi Час назад

    Adoomadii la gumeysan jiray reer bahane hawiya duur joogo side xayaawan am xoolaha Roole bahane adiga luga gumeysan jiray reer bahane hawiya

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 24 минуты назад

    Kkkkkkk
    1.Rooble waa jen caydiid oo tusbax wata
    2.xasan sheeq waa jen caydiid oo qoslaya
    3.allaha u naxariista raysalwasaare nuur cade wuxuu ahaa jen caydiid oo qalin wata
    Reerkii reer ahaa waxbaa gaaray

    • @muslimxusein3863
      @muslimxusein3863 5 минут назад

      Waxa dayac waa idinka bal is hagaajiya😅😊

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Час назад

    Hhhh baahane 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mascuud-sm8lx
    @Mascuud-sm8lx Час назад

    Tuugan ayaa kadhiganayo madaxweyne nacalad haku dhacde

  • @zahraHassanEgueh
    @zahraHassanEgueh Час назад

    Walee ma bahane ayey wataan gaaladi? Allaha somali u gargaaro.

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px Час назад

    Qaran dumis ayo qaainul wadan ayo ahaa ee samata bixiye in aad kutilmaamto waa danbi

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 38 минут назад

    ninkaan xil dowladeed mahaayo ee maxow jemis ula kulmay waa su aale???

  • @yasiinmohamedyasiin2449
    @yasiinmohamedyasiin2449 Час назад

    Soomalidu waxay uu shqeyan tuugo

  • @omaraliidleh9907
    @omaraliidleh9907 Час назад

    Bahaneeeee

  • @shafeccali7007
    @shafeccali7007 Час назад

    Aderow afka amuu idinqalocda waa maxay samatabixiyay soo maha nikii burburiyay sirdonki dalka

  • @Heimatar
    @Heimatar Час назад

    Kir dheh baiyo ta kama naqaano