Mashruuca dhismaha Suuqa ugu weyn Bariga Afrika

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 67

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 дней назад +14

    WAY TALAAABASATAY JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 SHACABKA SOOMALIYEED HORAY U SOCO DAAA HORUMAR IYO BARWAAAAQO NABAD IYO BASH JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 6 дней назад +6

    Alloow adigaa mahad dhamaanteed iska leh..guul somali weyn...

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 5 дней назад +13

    Hotel iyo suuq uma baahna Dalka ee waxay u baahan yihiin Warshado.wax soo saarka beeraha , bada iyo Schoolo free ah. Shawo abuur manfac u leh dhalinta

    • @rashiid187
      @rashiid187 День назад

      Saxxx. Khasatan wa in lagu dadala beeraha dhul.qani ah a cunto india iyo oakistan ka sobgadana

  • @maryanabdi3494
    @maryanabdi3494 5 дней назад +2

    Guul Guul Somalia 🇸🇴 Ya Allah bless our country and protect it from their enemies.

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 5 дней назад +1

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah SWT ha u barakeeyo.
    Shukran Jazaakallaahu kheyran waa horumar Somaliya gaartey
    Guul guuleyta weligiin 🇸🇴

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 2 дня назад

    Mashallah guuul somaliweyne Allahu Akbar

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 6 дней назад +4

    Guul Horumarka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 5 дней назад +3

    Mogadishu caalamka ayeey la tartameeysaa ❤❤❤

    • @abdiweliibrahim4390
      @abdiweliibrahim4390 4 дня назад

      Faanka daa ajanib baa malgashanaysa markasta oo nabad ladaremo malgalinta waa soconaysaa

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 5 дней назад +4

    Guul. Guul waa horumar weyn oo loo
    Bahan yahay Hanaloo dhiso Wadanka

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 6 дней назад +3

    Mansha allah ❤ al xmd lillah

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 дней назад +3

    Maasha Allah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 дней назад +3

    JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 my FREE of Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴

  • @MuhyadinAden-x4s
    @MuhyadinAden-x4s 3 дня назад

    Ooooo

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 6 дней назад +1

    Masha Allah Hambalyo

  • @adeleawl4432
    @adeleawl4432 4 дня назад +1

    WHAT I WANT TO KNOW IS FEW MONTH AGO ANOTHER LOCATION OR GURGURTE DHAX DHIGAYE BIG LAND LIKE THIS STATEMENT KIISA WAS COUNTRY DOESNT HAVE PLACE FOR OUTSIDE MARTI. THIS ONE IS SAY THE SAME WHY DO WE NEED TWO BIG LOCATIONS HAS PRESIDENT SOMALIA CIVILIANT NEED HELP THE MONEY WILLBE VERY USEFUL TO MASAAKIINTA YOU ALL STAND TO HELP .. ALOT IN NEED !! FIRST HELP THAT MASHAARIIC IYO ADEEG IF IAM DYING DOESNT HELP ME FEED ME FIRST SMH

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 6 дней назад +1

    Maya Maya Shisheeyaha kadaaya -soomaaliweyn dadkiisu hakaqayb galaan

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 4 дня назад +1

    5 star mxuu tarayaa warshado dalku u bahnyhy sidy dhalinta tahriibka ku dhamdy uga maarmi lahyen

  • @JamalzJamalz-gq2se
    @JamalzJamalz-gq2se 4 дня назад

    Baraka ALLAH FEEEEEKOUM WALAALAYAAL🩵

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 6 дней назад +1

    Somali iyo faqri

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 5 дней назад +4

    war dhismayaal waxba tarimaayaan warshado maad dhistaan wadooyin iyo tareeno magaalada dhaxdeedana ma fiicno magaalada banaankeesa dhisa xeebaha dhisa

  • @bukharicalayr168
    @bukharicalayr168 3 дня назад

    maqoslaa 😂😂😂😂

  • @saf1090
    @saf1090 5 дней назад +1

    Erayga SUITE waxaa loogu dhawaaqaa (pronounce) siwiit. Looguma dhawaaqo suut. Suut waa midka labiska ah wuxuuna uqormaa (SUIT)

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 6 дней назад +1

    Naagta shaamil la baxday aniga dameeraha uma jawaabo afka qadhmuun iga jeedi

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 дней назад +1

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴💝🇸🇴💝💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌆🇸🇴🌆🌆🇸🇴🇸🇴🌆🌆🇸🇴🌆🇸🇴OF SOMALIA 🇸🇴 HANOOOLTO JAMUURIYADAA SOMALIA THE 🇸🇴

  • @adenali6381
    @adenali6381 4 дня назад

    200 oo milyanka Somalia mia lacagtas inta ee cunan waxa ey disi garan so firi adi hotel 210 qool 200 million ku bixi xake laku argay mesha africa abo ugu batnan 50 million waxas oo dhan wey qawan karta

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 2 дня назад

    Shisheyuhu xaasidsanaa war caqli isku yeela hotelo waxa kamuhiimsan warshado ,iyo hosbitaalo waxbarasho free ah baahida daboola marka hore

  • @LisaJordan-o8g
    @LisaJordan-o8g 5 дней назад

    Turkey maa iska leh Mogadishu hada?

    • @lukmanH-r8q
      @lukmanH-r8q 5 дней назад +3

      Adiga. Shaqo kuma lihid orom baad ka tahay

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 6 дней назад +1

    Meel aan airport lahayn. Wadooyin lahayn cid madaxweyne kale oo soo booqanaya aan jirin haddana lagu leeyahay mol ba laga dhisaya . Hal wadan oo safaaradiisa meel ay ku taalo la aqoon. Madaxweynaha maalin walba safiir ayuu waraaqo ka aqbalaa haddana meel ay safaarad ku leeyihiin ma yaqaano waa xalane meel ka soo raadso. Goorma lagu aamina.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 6 дней назад +2

      Adeer taa adiga kumataalo adiga uun wax qabso dalka hormar ayu usii socdaa Hana ku mashquulin daaya wax uqabso 😂😂😂😂😂

    • @abdulahiabukar4621
      @abdulahiabukar4621 4 дня назад

      karta darada ayaa waxa ay leedahay xasdi iyo xumaan

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 дней назад

    NATO AFRICA SOMALIA 🇸🇴 NATO AFRICA SOMALIA 🇸🇴 NATO AFRICA SOMALIA 🇸🇴

  • @metoo2621
    @metoo2621 5 дней назад +2

    Architecture ka design dib ugu noqda ka fikira sidu casriga building lo dhiso u futuristic 2060 ula jaan qadi laha

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 6 дней назад

    😂😂😂😂!!!

  • @ibnufataax
    @ibnufataax 4 дня назад

    hhhhhh dadka somaliyeed maad u sheygtan lacagta lagu samaynayo Madaxweynaha iyo siyasiyeen, its actually the people's money, ilahay halaga caabsado

  • @mos1954
    @mos1954 6 дней назад

    Isbarbardhig Dhaqaalaha Dhoorkan Wadan .
    Kenya 107.4 Billion
    Ethiopia 126.5 Billion
    Somalia 25.6 Billion

    • @MohamedDubad-v4x
      @MohamedDubad-v4x 6 дней назад

      War iska sax:
      *Kenya gdp (375.36Billion$)
      *ethiopia gdp(434.44B$)
      *somalia gdp(35.03B$) wekipedia ka radi.

    • @mos1954
      @mos1954 5 дней назад

      @
      What are the problems with PPP theory?
      Drawbacks of PPP: The biggest one is that PPP is harder to measure than market-based rates. The ICP is a huge statistical undertaking, and new price comparisons are available only at infrequent intervals. Methodological questions have also been raised about earlier surveys.

  • @fadma638
    @fadma638 6 дней назад +1

    Waxa soo Saar ma leh dhismo ayaa lagu waashtay ,dhalinyaradii shaqo ma leh warshado wax soo saar lagama fekeraayo😢

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 6 дней назад

    Somalida Kenya dhisanayasa wadankooda ha dhistaan.

  • @adeleawl4432
    @adeleawl4432 4 дня назад

    boosaskaan dadkii la bara kiciyey miyaaa dhulkoodii??, its nice to dream to build something that good but please never do it xaqdaro aa ka Gashay walaal haaga somali I DON'T CARE HOW GREAT IT LOOKS OR HOW POWERFULL YOU ARE.. BELLIEVE ME WILL NOT LIVE LONGER NOT WORTH IT TWO METER WILL BE YOU PERMANENT LOCATION!! PLEASE PLEASE ONLY ALLAH NO ONE ALSE BECAUSE HE IS YOUR ULTIMATE ALWAYS AND EVERY DAY AND SECOND!! ... SOMALIA HA NOOLAATI!!! 🤐🤐🤐😇😇😇

  • @mos1954
    @mos1954 6 дней назад

    Dhaqaalaha Somalia Kasoobaxo waxaa kabadan kan Tiinka Kasoobaxo Bas Sanadwalba .
    Ma ahan In Dalkeena uusan Dhaqaalo Lahayn , Laakin Kheeraadkiisa Anaga jahiiliin Ayaan Kanahay , Shisheeya ayaa Gurta .
    Laakin Haddii Dhaqaalheena uu Dowlad Fiican , Aqooon, iyo Maskax dad Waxbartay Loohelilahaa , Aduunka Dadka Ugu Taajirsan Ayaan Ahaanlahayn.
    Somalia's GDP increased to USD 10,969 billion in current prices and increased by 4.2 percent in 2023 in constant prices, increasing from the 2.7 percent recorded for 2022. The Per Capita GDP grew to USD 695 in current prices.
    The economy of Somalia is $25.6 billion by gross domestic product as of 2024.

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 6 дней назад

    Dadku ma hotelada ayeey cunayaan.. warsha di hii hore wadanku uu lahaa. Soo celiya oo dhisa. Umada say shaqo u hesho. Dalaxiis kula haa yaa dalxiis u imanaya. Meel an nabad oo lin..

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 5 дней назад

    Dhulkij dowlada ee masaakiinta laga barkicjyee. Waxaa lagula saaxiiba ganacsato dhiigmiirataa masaakiintikna buufka lala dulmara

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 6 дней назад

    Shisheeyaha no no no no and noooo

  • @abuabirisaq.5137
    @abuabirisaq.5137 5 дней назад +1

    Hantidii shacabka ee la boobay baa lagu dhisaya 😂😂

    • @abdulahiabukar4621
      @abdulahiabukar4621 4 дня назад

      shirkada xawayan tayoow waa Singapore and Iran iyagaa u jeedaa mustaqbalka dalkaan leeyahay halka adiga aad iska xanuunsan tahay

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 6 дней назад

    Wadanka wuxuu ku jiraa gacan cadow dhaqaala darro baahsan ayaa ka jirta ajnabiga maal gashanayaa ma daroogada iyo dumarka ayey ka ganacsanayaan??
    Dhalinyarada shaqo ma heystaan
    Isbitaal ma heystasn masaakiinta
    Wax barashadu waa liidataa muqadaraadka dukasmanka ayaa lahu iibiyaa
    Askari aamina ma heysano
    Maxaa la maalgashanayaa

  • @Muno-l2p
    @Muno-l2p 6 дней назад

    M.a suuqa ugu weyn afirka maanta waa suuqa bakaaraha hadane bargain iyo bartamaha m.a inta xun markaan cml hee muqdishadee la daba socday tagtay oo tilaabsatay in ay nabad jirtana waxa kuu cadeenayo xataa ajaanib ba maalgashanayo alx

    • @lubex3486
      @lubex3486 5 дней назад

      Kk been madow 😂

  • @fayecooking
    @fayecooking 6 дней назад

    Wadan dadkiisa gaajeysan maxay tareysaa hoteelo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 дней назад

    Beenaalayaal lacag urursi ku jira

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 6 дней назад

    Dirty muqdisho 😅😅😅😅