Sharxaad oo dhameeystiran sida aad isku diwaan gilin laheed expo 2023 qatar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2023
  • Inta iska diwaan gili
    www.dohaexpo2023.gov.qa/en/gr...
    Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tiihin inta aad dawateyn videogaan waxa rajeynaya inaad ka hesheyn hada ka heshaan ha iga ilaawina in aad channelkeyga subscribe dhahdan aad share kareesan iyo like
    my Instagram
    amiira__adam?ig...
    my snapcha
    Add me on Snapchat! Username: amiira_adam / amiira_adam
    Thanks for everyone

Комментарии • 150

  • @mohamettyare7537
    @mohamettyare7537 Год назад +5

    THANK YOU ABYO WAXA NO SO SHEGTA SACADAHA LAFURAA JAWAB 💯

  • @muniirafgoi5849
    @muniirafgoi5849 9 месяцев назад

    Waad mahadsantahay my sister Lkn waxaan kuweydiinaa dadka Qatar jooga fursadaas shaqada mahelayaana jawaab wacan Hadey macquultahay🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    Wcs waa ku salaamay huno amiira.

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi Год назад +8

    Mahadsanid abayo lkn amee igu shaqeestaan carabtaan 😂

  • @muwaahibkayse501
    @muwaahibkayse501 Год назад +1

    شكرا لك

  • @qurux1113
    @qurux1113 Год назад

    Waa mahadsanthy abyo shukran

  • @dreamheart7361
    @dreamheart7361 Год назад

    Goormaa lafurayaa wllo

  • @aminamohamed1817
    @aminamohamed1817 Год назад

    Mahadsanid qali🥰

  • @superkeyoow
    @superkeyoow Год назад

    Thanks abyo

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Год назад

    Masha alah abayo wadadashay quruxey

  • @suu403
    @suu403 Год назад

    Alla abyo allah khyr ku siiyo mahdsanty mcny love youuuuu🥰😘😘

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 Год назад

    انت شرف الدين والبلاد والناس حبيبتي 🇸🇴🇸🇴💙💙🦾🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴 الله يحفظك

  • @hamdahasn8279
    @hamdahasn8279 Год назад

    Thanks qaali

  • @halalinvestment8639
    @halalinvestment8639 Год назад

    Thanks again

  • @iqraqaali6287
    @iqraqaali6287 Год назад

    Thnks xppty

  • @rayanasser5150
    @rayanasser5150 Год назад

    Thanks 😊

  • @yuusufsamiiz9554
    @yuusufsamiiz9554 Год назад

    From tiktok

  • @jawahiribrahim7879
    @jawahiribrahim7879 Год назад

    Amiiro abayo in aan kula soo xiriiro Ayaan rabaa ee ii soo jawaab mahadsanid

  • @CARTE816
    @CARTE816 Год назад

    Tnks baayo

  • @murshidgeyfane4908
    @murshidgeyfane4908 Год назад

    Comment ugu horeeyay waa aniga love hala isiiyo

  • @mshudaxasan2119
    @mshudaxasan2119 Год назад +4

    Asc abayo waa mahadsan tahay sidaa quruxda badan ee aad noogu faaideyse abayo qofaan heysanin shahado hadey ahaan laheed mid dugsi saraa iyo mid jamacad maka shaqeyn karaa ani waxaan kashaqen jiray sacuudi waana laiga soo tarxiilay hada soomaliya jogaa basa boorna waan hestaa marka waxan jeclahay inaa qadar dago kana shaqesto iiso sheeg sida ugu fudud een kuiman karo adoo raliya jwb wcn qaal

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 Год назад

    Amira cod yare

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 Год назад

    Walaalo Meesha Anuuu waanku dhashay, Qofka muwaalidka ah Ciqaama Daa’imma siduu ku heli kara wllo

  • @houdamohamed5423
    @houdamohamed5423 Год назад +1

    Wllo waxan heysta passeport jabuti waxan ku hadla lugada french iyo carabi

  • @koxdankoxdan3327
    @koxdankoxdan3327 Год назад

    Xilliga lafurayo nala soo socodsii

  • @amiirahassan7384
    @amiirahassan7384 Год назад

    Abaayo isacid

  • @jamaalrashiid4965
    @jamaalrashiid4965 Год назад +1

    Asc wll qlih xagaan Kala soo xiriiraa waxaan ubaahaney inaad ii xarayso wlloh qlih please

  • @culusowyareoficial6283
    @culusowyareoficial6283 Год назад

    Wlshy Halkeen kala soo xariira iisheeg

  • @hiboibrahim7216
    @hiboibrahim7216 Год назад

    Website ku ima soo baxaaayo qli

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr Год назад +1

    Wllo link ga mashaqaynaaYo?

  • @khadroladanofficial2270
    @khadroladanofficial2270 Год назад +1

    Abayo quruxay adoo si fican nogu sharaxa ya so gali siday u kaxenayaan iyo meeqo bil ayuu qofka shaqay sankaraan Abayo macluumad kooda odhan no so gudbi thankz

  • @sabrinaabdi7159
    @sabrinaabdi7159 Год назад +1

    Waqtiga e ayaka ugu talagalen marke dhamato codsi ma jira o wadanka aku si jogi karo sida waxbarsho ama shaqo?

  • @B-0922
    @B-0922 Год назад +1

    Abaayo ma soo baxayo link mxa dhacey mey xidhmatey

  • @rayanasser5150
    @rayanasser5150 Год назад

    Wuu iifurmay link ❤

  • @MaryamMaxamuud-el4tg
    @MaryamMaxamuud-el4tg Год назад

    Gorma lafuri

    • @samiyaxuseen
      @samiyaxuseen Год назад

      Maryam iso qabo wll lanbarka wan kuso qore

  • @maryansheikh9397
    @maryansheikh9397 Год назад

    Wan sugayna

  • @abdulmalikubeyd294
    @abdulmalikubeyd294 Год назад

    Link magaciis.. pls

  • @abdirashidhussein6615
    @abdirashidhussein6615 Год назад

    Wll linkiga website ka isoo dir

  • @axmedcumarmaxamed8599
    @axmedcumarmaxamed8599 Год назад +1

    Abyo aniga wxaan ahy arday yacni meshii masii joogi kara qaab waxbarsho cml haday lacalla alla qadaro inay isoo baxdo

  • @xajizufi3234
    @xajizufi3234 Год назад

    Abyo abaka away

  • @yusufaliosman3097
    @yusufaliosman3097 Год назад

    Linkga noso dhig plz

  • @ayaanmohamuud5718
    @ayaanmohamuud5718 Год назад

    App kodana maxaa ku qoran plz nala wadag

  • @ruqiyamahamed2481
    @ruqiyamahamed2481 Год назад

    Asc abayo side lohaga jiiya

  • @saqiqa
    @saqiqa Год назад

    Abayo ma isoo baxayo

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 Год назад

    28 misse 18jir inaa ka weynato

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Год назад

    Wll waan hestaa passport icawi wll mcn qai

  • @cabdiciltire7191
    @cabdiciltire7191 Год назад

    Web browser xagee kahelaa

  • @laylakaafidaahir7026
    @laylakaafidaahir7026 Год назад

    Mahadsanid abayo muhiim u ahay please 🙏 nosooshe markay furan

  • @asmamohamoud6476
    @asmamohamoud6476 Год назад

    Wllo linkiga nosoosar

  • @apzakahmed5929
    @apzakahmed5929 Год назад

    Waan mahadsantay wllo lkn web ma shaqaynayo kolwa mxa qaldan

  • @monkeymedia8413
    @monkeymedia8413 Год назад

    Linkga soo dhig walal ma shaqeynaayo waxa sheegty

  • @sabriinmuse3440
    @sabriinmuse3440 Год назад +1

    Abyo linkga Mesha nasoo saar Teeda kale Carabi Waxaa jira dad aan aqoonin🙏

  • @riyaq4773
    @riyaq4773 Год назад

    Link ma shaqeynyo apyo maxa ka qaldan🤩

  • @abdiesake1649
    @abdiesake1649 Год назад

    Hw can you help me amiira please

  • @talizoinacabduqaadir4410
    @talizoinacabduqaadir4410 Год назад

    Abyo mesha iska diwan gilinaayo ma app baa

  • @susanalibarre2788
    @susanalibarre2788 Год назад

    Igu haleee😂😂😂😂

  • @khadroladanofficial2270
    @khadroladanofficial2270 Год назад

    Link kiga saxda no sheeg

  • @daljirofficial723
    @daljirofficial723 Год назад +1

    Walasheyda waxan rabay inaan ku weydiiyo shaqoyinka lacala hadii uu qof laga helo mesha masii joogi karaa,maadama aad dhahday 6bil lee joogi

  • @hodanxasan4972
    @hodanxasan4972 Год назад

    Meel and kalo so xidhidha isheeg

  • @istatabikar3467
    @istatabikar3467 Год назад +1

    Insha alah wansugayna mar uun lkn igirish makasayi emaxan sameyaa isheeg wall ingirish ahan nogusosheg san ugu qorayso

  • @queenooz3801
    @queenooz3801 Год назад +1

    Wll mcn information ka dhamaystir shaqada la qabanaya mxy tahay shahado jamacaded ma lo bahan yhy

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 Год назад

    Possprka nocee laraba wllo

  • @cabdifitahmohamed4865
    @cabdifitahmohamed4865 Год назад

    Websiteka magaciis middeeada kale carabi bas miyaa

  • @Thenergy11
    @Thenergy11 Год назад

    Safaaradee la tag tagayaa markaa?

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 Год назад +1

    28 Ina ka waynahay qasab mia abayo

  • @user-kq5pf2tx5v
    @user-kq5pf2tx5v Год назад

    Aniga wuxuu i leyahay server kaga kuma shaqeenayo

  • @ikhlaasdhaqane4866
    @ikhlaasdhaqane4866 Год назад

    Abaayo waxaan noma soo baxaayo maxaa wayay waxayaabo kale nooso saaraa sida compony Gali

  • @shaaficifiidow7417
    @shaaficifiidow7417 Год назад +1

    Wall Hadii ay 6 bil ay dhamato Si kale oo lagu joogo maleh miyaaa Jawab

  • @abdirahmanmohamet8433
    @abdirahmanmohamet8433 Год назад

    amira contect noo.repo abayo

  • @sucdiqaali4294
    @sucdiqaali4294 Год назад

    Bishi meeqaa lagu shaqeyna apaayo waan ubaahanee?

  • @qaskacde56
    @qaskacde56 Год назад

    Mhd snid apyo

  • @yusufosman834
    @yusufosman834 Год назад +2

    Hadii aadan wadan passport usa ama Europe ah carabta way ku gumeysanayaan waa dad jecel inay shaqaalaha gumeystaan

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 Год назад

      Yes 100%

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 Год назад

      Waa umada kaliya ee layidhaa waa wadan dhaqaale badan oo horumaray balse aad arkayso shaqaale 12 saacadood shaqaynaya hadana $400 qaadanaya bishii ina lilahi.

  • @sharmarkemahamedmahamuud1875
    @sharmarkemahamedmahamuud1875 Год назад

    Mahadsanid lakin ilaa xulima ayaa laa bilaabaya

  • @guliedosman6452
    @guliedosman6452 Год назад

    Links meer

  • @yazidche4285
    @yazidche4285 Год назад

    بالله عليك ايش من لغة بتحكي

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Год назад +1

    Wll macan Wad Mahadsan tahay lkn Imima Lama Gali Karo Moyi Wax ka khaldan

  • @anwaribrahim9008
    @anwaribrahim9008 Год назад +1

    أختي إذا سألت عندما أدخل الرابط وانقر فوق تفكيكه فهو يعطيني رغوة قوات الدفاع الشعبي ستملأ رغوة قوات الدفاع الشعبي وهل هناك أي بريد إلكتروني أو مشهد سأرسله لأنه لا يعطيني خيار الإرسال يرجى الرد شكرا لك

    • @Siciidaadan12
      @Siciidaadan12 Год назад

      Walaaley meesha lacag fiican malagu qaadanayaa
      mise waa volunteer

  • @hassanmuhumed9148
    @hassanmuhumed9148 Год назад

    Sual , QID malisinaa

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Год назад

    Niyaw bal cilmiga ilaahay maba aaminsani in khaliijka ay nololi taallo inbadan oo aan xogteeda baadhayay waxaa iisoo baxday in ayna meesha shaqooyin naf lihi oolin, balse wadankeena soomaaliya ee gaajada loogu bakhtiyayo way dhaantaa.

  • @sharmarkemahamedmahamuud1875
    @sharmarkemahamedmahamuud1875 Год назад

    Dada ama age ka 24 qof ah maa buuxin karaa

  • @suu403
    @suu403 Год назад

    Lkn abyo mcn sidee ku ogaan karna in lana dortay iyo in kle jwbta gormay so bixi

  • @marwaahmet7596
    @marwaahmet7596 Год назад +1

    Ani passport ma heysto maxan sameya xata lacag aan ku gato ma heysto tan kale carabi ma aqaan

    • @xamdaaomae9982
      @xamdaaomae9982 Год назад

      Apyo luqada muhiim ma aha inaa taqaanid kliya is diwaan gali marki lagu aqbalo lee passport sameyso hda maaha

  • @Anjuuna
    @Anjuuna Год назад

    fuunka waan buuxsaday
    meeqo maantood ayaa la sugaaya

  • @malakoslo
    @malakoslo Год назад

    Aniga shahaado ma haysto lkn luqadaha arabic iyo English waan aqaana marka mali aqbalaya 🤔🤔🤔🤔

  • @simanalichannel5819
    @simanalichannel5819 Год назад

    Abaayo please iso jawab!shaqada laqabaayo maxaa waye maxaan qabanaa ma ka warheeysaa❓️

    • @maahir999
      @maahir999 Год назад

      Wll waa shaqo aad taqaano ayaad ku shaqayn

  • @suu403
    @suu403 Год назад

    Wll marka anu furnen maxa lagu garanaya

  • @amoorecio362
    @amoorecio362 Год назад

    Link hlke ka helayaa

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 8 месяцев назад

    Barnaamijkaan wali mala furay ya xaraystat

  • @sharmarkemahamedmahamuud1875
    @sharmarkemahamedmahamuud1875 Год назад

    Abaayo codkaaga kor uu yaraqaad
    Fursad kle intaan tan la gaadhin soo raadi libaaxoy

  • @IbnYemen967
    @IbnYemen967 Год назад

    Maha la qabanah marka shaqo noce wayeh

  • @khadrinaz
    @khadrinaz Год назад

    Ka soo dal sida qof family ah oo doonaya in uu soo guuro nolosha wax barashada please 😊

  • @kgwazaafi5040
    @kgwazaafi5040 Год назад

    Umada beenta ka dhaf mesha ana jogo wxaa shegeyso mhn

  • @safiasiman7197
    @safiasiman7197 Год назад

    1 waqti bis mee furaayaan

  • @istaraliinhariir3887
    @istaraliinhariir3887 Год назад

    Qaliyey website ma shaqaynyo
    Hadii ay ku aqbalaan ma 6 bill keliya jogysaa

    • @amiiraadam4906
      @amiiraadam4906  Год назад

      Wuu shaqeyn doona adi ku celceli
      Haa 6bilood oo kaliya waye

  • @sagalmohamed6974
    @sagalmohamed6974 Год назад +1

    Abyo hdii lasoo furo no soo sheeeg waadna mahdsnthy

  • @dadkydsgome7829
    @dadkydsgome7829 Год назад

    Shaqda maxa waye?

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 Год назад +1

    Asc abayo shaqada laqabanaya maxay tahay🥰

  • @ayaanmohamuud5718
    @ayaanmohamuud5718 Год назад

    Goorme furayaa

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 Год назад

    Abaayo markaa isdiwaan gelinaayo passport ma leyska rabaa

    • @sabrinaabdi7159
      @sabrinaabdi7159 Год назад +2

      Hdda is diwangali abyo marki lagu aqbalo le waye passport ka

  • @mariaivana7296
    @mariaivana7296 Год назад

    Abayo 6 bil kadin somalia ma lagu so celina