week uguden beyay e jamacada. software engineering student.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 авг 2024
  • #systemengineer #programming studentlife style

Комментарии • 39

  • @itismoha
    @itismoha Месяц назад +4

    Masha'alah
    RUclips recommended me to watch your videos first time.
    I liked and continue your journey.

  • @Somywood
    @Somywood Месяц назад +5

    walalaahi waan farxaa marka adiga ku arko sababtoo ah waxaan mudo badan arki jiray nin baranaayo software engineer guuleeso abaayo waan kugu faanaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +1

    Good masha Allah

  • @secmastery
    @secmastery Месяц назад +1

    ماشاءالله

  • @hindacadaani4040
    @hindacadaani4040 Месяц назад

    Msha allah wlshay quruxeey guulayso wll

  • @mahizacumar8676
    @mahizacumar8676 Месяц назад +1

    Hambalyo 😊

  • @mohdislam1
    @mohdislam1 Месяц назад +1

    ❤🎉

  • @sadikmohamed9099
    @sadikmohamed9099 Месяц назад +1

    Maria iron lady guulayso wll

  • @somalia5019
    @somalia5019 Месяц назад

    New subscribed from garowe

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Месяц назад +1

    Somalia meel babaday waaye wadan ma aha kulaha
    Waa kuso noqon donta ugu danbayn

  • @ilyaasxoosh6251
    @ilyaasxoosh6251 Месяц назад

    Asbuucii ugu dambeeyay ee jamacada ✅

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 Месяц назад +1

    Let's get it, you beautiful too, i am a software engineer from Djibouti, keep it going like that, beautifull

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Месяц назад +1

    Maria❤

  • @GiggleTank-
    @GiggleTank- Месяц назад +1

    Wadankee jogtaa abyo

  • @engcarfaaye413
    @engcarfaaye413 Месяц назад +1

    Waxan u bahanahy qeybta architect waxad ii sheegta sida ugu fudud ee aan ku helikaro jaamacada

  • @Eproz
    @Eproz Месяц назад +1

    Just camera ka yra xun sida kale wa perfect

  • @shuraxbiil1
    @shuraxbiil1 Месяц назад +1

    abayo camerada balac inaa ka dhigtid isku day si uu muqalka uqurux badnaado🥰

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt Месяц назад

    Keep going on siz 🎉❤

  • @hindacadaani4040
    @hindacadaani4040 Месяц назад

    Msha allah wlshay quruxeey guulayso wll ❤ 7:42

  • @yasiinosman4336
    @yasiinosman4336 Месяц назад +1

    Dib jir wa tahriibi kartaa😂

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv Месяц назад

    My

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib Месяц назад +1

    Wadankee ka dhigataana

  • @wedhcade_suleiman
    @wedhcade_suleiman Месяц назад

    Wiilka yidhi Jaamacad baan dhigtaa hadana sidaa qaabka daran u hadlaya wadan kiisana aflagaadaynaya waa wax lalayaabo.
    Zxp ardayda Somaliyeed ee dalka dibadiisa Mechanical Engineering ka bartaa aad bay u badan yihiin. Tusaale Turkiga aad joogto Jamacada aan dhigto arday 30 gaadhaysa baanu Faculty of Engineering deparments kiisa kala duwan ku baranaa. 15 Arday ka badan baa Mechanical ah. weliba waa jamacad dawliya oo sida lagu helaa adkaan karto, private kuna intaa waa ka badanyihiin.
    Ujeed kaygu waa toosin iyo xog. Hore u socda Maria iyo wiilkaba Eng mustaqbalkaa tihiine.

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 Месяц назад

    Scl wll ma isoo diri kartaa inta courses ee la dhigto. Si aan u tijaabiyo ku wadanka iyo ku kale waxay ku kala duwanyihiin.

  • @user-sb1qo1dc4q
    @user-sb1qo1dc4q Месяц назад +1

    Which best is software engineer or software developer

  • @fahmoxaji6853
    @fahmoxaji6853 Месяц назад

    asc telkada maheli kara habo wiilkey urabaa

  • @Hdr-f1i
    @Hdr-f1i Месяц назад

    Codka keligee miyaa wx mamaqlo

  • @Abdirahmanjj
    @Abdirahmanjj Месяц назад +1

    software eng camuud, discrete mathematics waxa lagu qaataa sophormore sem 2.
    i hope youre sophmore.

    • @Eng.Mahadaay1
      @Eng.Mahadaay1 Месяц назад

      Ani waxaa ku qaatay sem 4 SALAAM UNIVERSITY MOGADISHU

  • @tullirmustafe1356
    @tullirmustafe1356 Месяц назад

    ma jiraan projects aad dhistaan weli github kaaga?

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 Месяц назад

    Software engineer waa kuliyadii aan ku hamin jiray but waxaa ka waayay deegaankaan dago sidoo kale maanan helin wax aan wadan kale ku aado I'm sorry my self 😢

    • @Dalmarry
      @Dalmarry Месяц назад

      Never give up zaliim you can do deeganka bedelo hadaa awoodo😢

    • @secmastery
      @secmastery Месяц назад

      Q9f doonayo IT inuu barto ama software engineering ama cyber security maanta geography inuu badasho uma baahna adigoo xafadaadaa jooga hargaysa jooga burco ama xamar jooga online ka baran kartaaaa even inamtaan software engineering jaamacada ka dhigatay waaka fiicnaaan wlhy 100% waa hubaaa dhalinyar aan zxpoH nhy burco anagoo wada joognaaa hadana waa xirfadlayayl ilow khurfaadkaaas 2024 baa la joogaaaa IT jaamacad lagumaba barto anaa ku sheegayeeee

  • @himiloqatan4992
    @himiloqatan4992 Месяц назад +1

    Congratulations sister ruclips.net/video/4nBOZY2Nx04/видео.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka