Maria tech
Maria tech
  • Видео 21
  • Просмотров 11 388

Видео

week uguden beyay e jamacada. software engineering student.
Просмотров 6 тыс.3 месяца назад
#systemengineer #programming studentlife style
wax walba ad rabtid inad ka ogatid software engineering ama programming language.
Просмотров 6365 месяцев назад
connect with me on social l media. instagram.com/ maria_faraxx tiktok @maria.josephi
#softwareengineer web development #shortvideo #html
Просмотров 5107 месяцев назад
#softwareengineer web development #shortvideo #html
Practice English with foreign friends 🤩
Просмотров 2999 месяцев назад
Practice English with foreign friends 🤩
Self study Hello world part one #softwareengineer
Просмотров 3579 месяцев назад
Self study Hello world part one #softwareengineer
Bilowga courses cusub side ku baran kara software engineering # welcome to beginners!!
Просмотров 53010 месяцев назад
Bilowga courses cusub side ku baran kara software engineering # welcome to beginners!!

Комментарии

  • @qanciyecadeh3323
    @qanciyecadeh3323 Месяц назад

    Discrete math and system analysis & design anoo semester 5 ah isku mid ka nahay labadaas 😂😂 as a software engineering ❤💯

  • @Pasto1135
    @Pasto1135 2 месяца назад

    Guuleyso sis

  • @abdallaabdalla7147
    @abdallaabdalla7147 2 месяца назад

    indhahad u rontahay wale

  • @c.naasiryare5034
    @c.naasiryare5034 2 месяца назад

    Thanks wllo Maria ❤ Ee Meel lagaaga soo xariiro caawinaad dheere ah aaa kaaa rabey

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 2 месяца назад

    loptop stand is taaji wll sidaan surkaa kugu jabayee

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv 2 месяца назад

    I love your career

  • @sadikmohamed9099
    @sadikmohamed9099 2 месяца назад

    Mashaaalaah guulayso wll

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 3 месяца назад

    Scl wll ma isoo diri kartaa inta courses ee la dhigto. Si aan u tijaabiyo ku wadanka iyo ku kale waxay ku kala duwanyihiin.

  • @somalia5019
    @somalia5019 3 месяца назад

    New subscribed from garowe

  • @Hdr-f1i
    @Hdr-f1i 3 месяца назад

    Codka keligee miyaa wx mamaqlo

  • @wedhcade_suleiman
    @wedhcade_suleiman 3 месяца назад

    Wiilka yidhi Jaamacad baan dhigtaa hadana sidaa qaabka daran u hadlaya wadan kiisana aflagaadaynaya waa wax lalayaabo. Zxp ardayda Somaliyeed ee dalka dibadiisa Mechanical Engineering ka bartaa aad bay u badan yihiin. Tusaale Turkiga aad joogto Jamacada aan dhigto arday 30 gaadhaysa baanu Faculty of Engineering deparments kiisa kala duwan ku baranaa. 15 Arday ka badan baa Mechanical ah. weliba waa jamacad dawliya oo sida lagu helaa adkaan karto, private kuna intaa waa ka badanyihiin. Ujeed kaygu waa toosin iyo xog. Hore u socda Maria iyo wiilkaba Eng mustaqbalkaa tihiine.

  • @fahmoxaji6853
    @fahmoxaji6853 3 месяца назад

    asc telkada maheli kara habo wiilkey urabaa

  • @somaliagamer5379
    @somaliagamer5379 3 месяца назад

    Work hard and never give up🎉

  • @somaliagamer5379
    @somaliagamer5379 3 месяца назад

    Good but html and css isn't programming language

  • @hindacadaani4040
    @hindacadaani4040 3 месяца назад

    Msha allah wlshay quruxeey guulayso wll ❤ 7:42

  • @hindacadaani4040
    @hindacadaani4040 3 месяца назад

    Msha allah wlshay quruxeey guulayso wll

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt 3 месяца назад

    Keep going on siz 🎉❤

  • @tullirmustafe1356
    @tullirmustafe1356 3 месяца назад

    ma jiraan projects aad dhistaan weli github kaaga?

  • @mohdislam1
    @mohdislam1 3 месяца назад

    ❤🎉

  • @secmastery
    @secmastery 3 месяца назад

    ماشاءالله

  • @Eproz
    @Eproz 3 месяца назад

    Just camera ka yra xun sida kale wa perfect

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 3 месяца назад

    Let's get it, you beautiful too, i am a software engineer from Djibouti, keep it going like that, beautifull

  • @Xaga-eeg2024
    @Xaga-eeg2024 3 месяца назад

    Asbuucii ugu dambeeyay ee jamacada ✅

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 3 месяца назад

    Wadankee ka dhigataana

  • @AbdirahmanManka-o2d
    @AbdirahmanManka-o2d 3 месяца назад

    Which best is software engineer or software developer

  • @Abdirahmanjj
    @Abdirahmanjj 3 месяца назад

    software eng camuud, discrete mathematics waxa lagu qaataa sophormore sem 2. i hope youre sophmore.

    • @Eng.Mahadaay1
      @Eng.Mahadaay1 3 месяца назад

      Ani waxaa ku qaatay sem 4 SALAAM UNIVERSITY MOGADISHU

  • @GiggleTank-
    @GiggleTank- 3 месяца назад

    Wadankee jogtaa abyo

  • @Somywood
    @Somywood 3 месяца назад

    walalaahi waan farxaa marka adiga ku arko sababtoo ah waxaan mudo badan arki jiray nin baranaayo software engineer guuleeso abaayo waan kugu faanaa

  • @itismoha
    @itismoha 3 месяца назад

    Masha'alah RUclips recommended me to watch your videos first time. I liked and continue your journey. ❤

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 месяца назад

    Software engineer waa kuliyadii aan ku hamin jiray but waxaa ka waayay deegaankaan dago sidoo kale maanan helin wax aan wadan kale ku aado I'm sorry my self 😢

    • @Dalmarry
      @Dalmarry 3 месяца назад

      Never give up zaliim you can do deeganka bedelo hadaa awoodo😢

    • @secmastery
      @secmastery 3 месяца назад

      Q9f doonayo IT inuu barto ama software engineering ama cyber security maanta geography inuu badasho uma baahna adigoo xafadaadaa jooga hargaysa jooga burco ama xamar jooga online ka baran kartaaaa even inamtaan software engineering jaamacada ka dhigatay waaka fiicnaaan wlhy 100% waa hubaaa dhalinyar aan zxpoH nhy burco anagoo wada joognaaa hadana waa xirfadlayayl ilow khurfaadkaaas 2024 baa la joogaaaa IT jaamacad lagumaba barto anaa ku sheegayeeee

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kv 3 месяца назад

    My

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад

    Good masha Allah

  • @yasiinosman4336
    @yasiinosman4336 3 месяца назад

    Dib jir wa tahriibi kartaa😂

  • @shuraxbiil1
    @shuraxbiil1 3 месяца назад

    abayo camerada balac inaa ka dhigtid isku day si uu muqalka uqurux badnaado🥰

  • @himiloqatan4992
    @himiloqatan4992 3 месяца назад

    Congratulations sister ruclips.net/video/4nBOZY2Nx04/видео.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka

  • @engcarfaaye413
    @engcarfaaye413 3 месяца назад

    Waxan u bahanahy qeybta architect waxad ii sheegta sida ugu fudud ee aan ku helikaro jaamacada

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 месяца назад

    Somalia meel babaday waaye wadan ma aha kulaha Waa kuso noqon donta ugu danbayn

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 месяца назад

    Maria❤

  • @sadikmohamed9099
    @sadikmohamed9099 3 месяца назад

    Maria iron lady guulayso wll

  • @mahizacumar8676
    @mahizacumar8676 3 месяца назад

    Hambalyo 😊

  • @MOHAMED_AMIIR
    @MOHAMED_AMIIR 3 месяца назад

    Soo badi maria

  • @farxiya2142
    @farxiya2142 4 месяца назад

    Mansha Allah isma lahayn gabar af somali ku hadlaysa software engineering ka hadlaysa my team Allah ha ino fudedayo

  • @Janaqow-f9x
    @Janaqow-f9x 4 месяца назад

    Hadababilaw wow kuugoraywhe

  • @Janaqow-f9x
    @Janaqow-f9x 4 месяца назад

    Cashiro badan sogali begenir

  • @princessxamduush2026
    @princessxamduush2026 5 месяцев назад

    Keep going xppty waqti aan ubahnaa baad iso garteyy sandkan baan high school dhameyn rabaa facultyga inaa barto rabaa insha allha wan baranaya

  • @abdulkadirmohamedmaye9225
    @abdulkadirmohamedmaye9225 5 месяцев назад

    language kee isticmasha

  • @LayloCrixmaan
    @LayloCrixmaan 5 месяцев назад

    M.a

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 5 месяцев назад

    Keep going 🎉❤😊

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 7 месяцев назад

    Caawa igu kaa horeso qatara tahay😂

  • @Hayaan_1
    @Hayaan_1 7 месяцев назад

    Masha allh , mahadsanid wll horumar badan baan kuu jaraynaya, hablaheenu tech waa ku yaryihiin