SHEEKO CAJIIB AH:Gabadhii ugu horeysay oo Bajaaj ku shaqeysata oo muqdisho kasoo baxday 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
    💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
    #rayaanbajaaj
    #rayaanbajaajdagaal

Комментарии • 293

  • @QanaoSomalitvmn
    @QanaoSomalitvmn  4 года назад +145

    waan yaabe commentiga tirada badan gabdha rayaan bajaj la dhaho ma gabadhaan miyaa iska leh youtubeka Cabbas&Rayaan Royal Family Miyaa? oo nairobi ku nool
    Hadeey tahay mashalah

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 4 года назад +143

    Rayaan maanta farxada ay haysato alle hausiyaadiyo family keeda quruxda badan❣

  • @sumayaandherfamily4213
    @sumayaandherfamily4213 4 года назад +17

    Waxan is waydiinayay wlhi sabbta gbadhan loogu bixiyy rayaan bajaaj 😍😍😍mnsha allh huno allha ku xafido hada way waynaaty mnsha allah

  • @shafieali3093
    @shafieali3093 2 года назад +7

    Qof adag Rayaan 2021 Alla mahad leh sidan arkay kaa dhigay 🥰 hormar wacan abayo

  • @dr-mohamedaabdifitahabdull8836
    @dr-mohamedaabdifitahabdull8836 6 лет назад +23

    MashaAllah Gabadhaan Markan arkay waan ku farxay Somaliyee Gabdhaha haldhiiro geliyo

  • @mohamedabdikadir4184
    @mohamedabdikadir4184 6 лет назад +62

    Walahay inantaas waan ka illmeeyay geesanimadeeda iyo fariidnimadeedaba mashaallah... maanta haddaan taajir noqon lahaa waan caawin lahaa balse illaahy ayaa wax caawiya illahayoow caawi oo xaasidiinta ka qabo kuwa dunarka xummeeyana ha tussin oo ka qabo yaa Allah....
    Aammen wllo illahay ha ku garab gallo
    Guulleeyso inshallah

    • @ilhammohamed1939
      @ilhammohamed1939 4 года назад +1

      Nin rag ayaa tahay damiir u daqmada dadka ayaa leedahay.

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 4 года назад +3

      Wll hda wy iska dhafty o nairobi by jogtah youtuberad byna noqoty wana la qaba o marwa weyan m.allh bn lenhy intaziyo k bdnbana wn u rajynynah i.allh

    • @Kaafiya.3660
      @Kaafiya.3660 2 года назад +1

      Kuma taqaan hada ilaaahayna waa. Ku caasisay wlhy

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 Год назад +3

    Inta soo daawan doonta markay qamar is guirsadeen ka dib love ha saaraan

  • @musicforyou4117
    @musicforyou4117 Год назад +1

    Gabadhan ma Rayaan Baajaj baa mise waa qofkale fadlan ii sheega.
    Mahadsanidiin wllyaal

  • @muntascrisaaqchannal6348
    @muntascrisaaqchannal6348 6 лет назад +67

    Gabadhan soo ma ahan tii bugane gadaysay mashaAllah waa farid ilahay haku dayo shaqayso

  • @nadiifomaxamed9174
    @nadiifomaxamed9174 2 года назад +21

    Inta daawanaysa iyadoo iskala kalakicisey wlhi guusheeda iyadaa gacanteeda ku keensatay

    • @hibaqmahamed7553
      @hibaqmahamed7553 2 года назад

      Imika way iska la kicisay msha allh

    • @siham3325
      @siham3325 10 месяцев назад

      Guusha aduun waa ta aakhiro Janome ku gaynaysa ta aduun kaliya ahi guul maaha Rayaan wakhtiga haday dhiman lahayd jano ayay gali lahayd hadana ilahay ha soo hadeeyo

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 Год назад

    Masha Allah maanta waxay gaadhay heerki ugu sareyaya Nolosheed 20/4 2023 waxayna guuursatay QAMAR suugani ❤🥰

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade4246 4 года назад +59

    Lkn rayaan hda sidan maaha way is badashay wxyna noqotay youtuberad #rayaan bajaj wxyna ku xuraty fanaaaniin fasahaadsan Xijabkedana sidan way ka bdshay😢😢الهم یا مقالب القلوب ثبد قلبی علا دین الاسلام

    • @hibaaqcabdi3672
      @hibaaqcabdi3672 4 года назад

      Marsha aad ahead ugu duceysaysay

    • @queen-zt2lx
      @queen-zt2lx 4 года назад +3

      Caan ayeey noqotay

    • @manzurmaracade4246
      @manzurmaracade4246 4 года назад

      @@queen-zt2lx mcnei Caan Noqo lkn wx fcn oo wnGsn aya Caan Lagu Noqdaa____________________💎💎💎💎💎

    • @queen-zt2lx
      @queen-zt2lx 4 года назад

      @@manzurmaracade4246 wasax mcnto

    • @munirarashied9152
      @munirarashied9152 3 года назад

      Imikaba ma qawana wll

  • @deeqyareyare613
    @deeqyareyare613 4 года назад +7

    Rayan bajaaj waa qof dirac ah hada waa youtuberad weyn oo kunool magalada muqdisho qof adag keep going sister

  • @hayathassan1319
    @hayathassan1319 3 года назад +3

    Gabadha waa RUclips rad imaka
    Rayaan bajaaja maxa looogu bixiyay baan idha
    Masha allah
    Maanta heer wanagsan bay kaa gaadhay nolosha waana hooyo haysta laba caruuura 😥😥

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 года назад +2

    Rayaan bajaj Sankan Mansha Allaah hada ma lihid xagee geysay

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy Год назад +1

    saan bey u xijaabaneed lkn waqtigaan lajoogo wey tuurtay illahey hasoo hanuuniyo lacagti baa sirtay😢

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 года назад +4

    Cajiib ALLAH qofka wuxuu uqoro ma seego Rabbi wuxu ka dhigey qof caana oo youtuberad ah subhanallah Rabbi ha urumeyo qof walbo muslima oo hami leh siduu Rabbi ugu rumeyey hadafkeda wlashen Rayaan

  • @owjamaowtahir9488
    @owjamaowtahir9488 6 лет назад +9

    mashaaaaaa allh alaayacisag
    qofkasta oo hami sare leh waa uu gaadhaa waayo qofku hadii uu hami sare leeyahay ilhayna tala saarto waa uu gaadhaa
    plse gabadha hamigeedu waa uu sareyaa waayo waxa ay ku haminaysaa si ay hooyadeed iyo walalaleheed meel uga soo saarto
    ilhy waxa aanu kuu weydiinaynaa in ilhy hamigaga kuu rumeeyo risiq waasacana ku siiyo
    waayo waad aragtaan oo dhaqaale ma waayayso oo waataa bajaaja cusub loo iibiyeyeba ilhy ha daayo

  • @reymaz8
    @reymaz8 4 года назад +5

    Rayaan gesiyey nasib wcn
    Ilaah baa ku heeli doono guuleyso 😭💪

  • @nimcoqalanjocusman1701
    @nimcoqalanjocusman1701 4 года назад +19

    Maasha allaah waan kahelay inta ilamid ah like

  • @ubahmuxidiin386
    @ubahmuxidiin386 2 года назад +2

    mash Allah alxm had wey ka baxaday alxm karatidada waa loo dhashaa

  • @fahimayasin6677
    @fahimayasin6677 4 года назад +8

    Shaley iyo mnta Rayaan Alleh hakuu siyaadiyo wll horumarkaaga balaadhan

  • @moxamudmudy1730
    @moxamudmudy1730 5 лет назад +23

    Masha Allah Rayan is now doing great now
    She is a great girl and Insha Allah she will be great in future

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709
    @amanshaallahrabihaiskukiin6709 4 года назад +26

    Hada nayrobi bay jogta iyado waynatay oo qurux badtay mansha allah

    • @aaminamaxamed7713
      @aaminamaxamed7713 4 года назад

      yuu tube mey leeedahay

    • @amouabdala
      @amouabdala 4 года назад

      @@aaminamaxamed7713 haa royal family rayaan bay leedahy hada

  • @QanaoSomalitvmn
    @QanaoSomalitvmn  6 лет назад +48

    Garab waa u noqon karnaa .
    Rayaan Abuukar Cali.
    00252612913767
    Gabadhii ugu horeysay oo Bajaaj ku shaqeysata
    oo muqdisho kasoo baxday, waxayna fariin u dirtay
    bulshada ay ku dhex shaqeyso.

    • @QanaoSomalitvmn
      @QanaoSomalitvmn  6 лет назад +1

      ha walall share dheh videogaan share dheh walal si dad badan u caawiyaan gabadhaan imo,whatsapp,viber,facebook

    • @nuurkayabdullahi5825
      @nuurkayabdullahi5825 6 лет назад +1

      QAANSO ROOBAAD CHANNEL nombarkan riyan miya iska leh mise

    • @QanaoSomalitvmn
      @QanaoSomalitvmn  6 лет назад +1

      haa

    • @suxuunta1duusha
      @suxuunta1duusha 6 лет назад +1

      QAANSO ROOBAAD CHANNEL sxp barnaamij yadaada wa eey iqanciyen ee makula isticmali kara video yadada adigo raali ah

    • @bareahmed7829
      @bareahmed7829 6 лет назад +1

      Magaca iyo telka keeda miyaa wll mahsanid

  • @saidamohammed251
    @saidamohammed251 2 года назад +2

    Mashaallah she inspired me

  • @fardowsahaji9333
    @fardowsahaji9333 4 года назад +8

    Rayaan bajaaj hada waxe jogta kenya

  • @faadumafaaduma6014
    @faadumafaaduma6014 6 лет назад +26

    Asc maashallaah hore u soco qofkii ku caayo waa qof kaa maseeray oo aan kuu quurin kartida aad leedahay waxaan ku leeyahay ha niya jabin isku kalsoonaaw macaanto. Halkaadi ka wat waan kugu farxay wat Allaah ayaa kaa guul siinayo inta dadka niya dishana dheg ha u dhigin laakiin is ilaali intaasna waa dardaaran walaalnima 👍👍👍👍👍💖💖💖💖💖

  • @ahmedismail1785
    @ahmedismail1785 5 лет назад +2

    Masha Allah gabadhaan waa gabadh caqli badan rabi ha xifdiyo. Iyada oo gabadh ah oo hadana aad uyar ayay muqdisho oo aan xaaladeeda amni ognahay ayay bajaaj ku dhax kaxayn jirtay heerkoodana ka biili jirtay.

  • @radkarays6005
    @radkarays6005 4 года назад +8

    Dadaala wugaara hadana wakaa rafaadki kabaxdo nasatay m.a adunka wuisbadala malinba wanoc rayan wlalo horey usoco💕💞

  • @cabdifataaxyaasiin1905
    @cabdifataaxyaasiin1905 2 года назад +2

    Wlh rayaan wa tusaale manta wax kasta wey u samri karta coz shalay ayey u barertay ine is mareso

  • @boqolleeyxassan2471
    @boqolleeyxassan2471 3 года назад +2

    Masha allah riyaan nolosheda waxba kama aqoon lkn waa gabar ku dayasho mudan

  • @abdiaziizmohamoud5495
    @abdiaziizmohamoud5495 4 года назад +5

    Rayaan bajaaj hadana waa qof caana masha allah

  • @hawoluul3711
    @hawoluul3711 4 года назад +11

    ine soo caan baxde yaa ila arge rayaan bajaj

  • @munasarlallana3315
    @munasarlallana3315 4 года назад +6

    manshallh waa gabdh karti iyo xirfad leh nazib ayaan leeyhy manta ayn la kulmay rayaan Bajaj waa gabadh caqli badn iyo firfircooni ku dheehanthy kaftan badn manshallh hno noolow inty nolol jirto waa ii farxad la kulankga manta ❤️❤️❤️❤️❤️💯🌹

  • @kiaf6329
    @kiaf6329 4 года назад +2

    Mashallah Ilahey qer hakosiiyo sifacan oshaqeso adi hor bilaw gabdhaha inee xaq leeyihin oo shaqeesa karane

  • @fartuunmohammadmohamud249
    @fartuunmohammadmohamud249 2 года назад +2

    Wariyahaan waan kahela wararka uu sameyo walahi anoo 14jira ah illa iyo sanado badan ayn idacada Dalsan kala socon jiray axadi barnamij jcayl iyo isbuci dhan ma ilawayo waan kutashan jiray axadi maasha allah cnasir shekh yusuf socdaal ayn umalena magaciisa hada markaan codkiisa maqlay subicrab ayn saray waa xasuus wlle 8sano aya kaso waregaty

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 4 года назад +2

    Gabdh markey dadaaleyso I liked

  • @mahamedsuleiman4890
    @mahamedsuleiman4890 4 года назад +6

    Irziqeedu wuu qoran yahy, o koly gaajo u dhiman myso, lkn ilahy wxn uga rajynaya in alle xafido, wayo Somalia wy dhib badn tahy.

  • @xawocarab2672
    @xawocarab2672 4 года назад +7

    Mashallah hore usoco abyo MCN dadaku toode kahadleen adna taada abyo mcn

  • @raziyahinadesigns8459
    @raziyahinadesigns8459 2 года назад +2

    MashAllah gabdoo aliskadaya daboyinka Ku cadeynayo iyo cayilka lugaxa wijiga kufarsanaow si Alle kuaburay wlahi wanyabee markan arke rayan hda iyo waqti hadhirkan say isucadaysay subhanllh Gabdoo ilaxay alagabaqoo jojiya daboyinga

  • @cabdullahifarasiis2628
    @cabdullahifarasiis2628 6 лет назад +26

    Fadlaan gbrtn haa lakarab istago hadikalle shaqadeda xoor haa u ahato blz

  • @nurkhaliil5347
    @nurkhaliil5347 6 лет назад +6

    Masha allh wllhi wan laqiroday gabadhan yar

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 4 года назад +5

    Rayaan bajaj waxa logo baxshay saas miyaa

  • @xamsebille9624
    @xamsebille9624 2 года назад +1

    From hero to zero wakhtigaan

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 2 года назад

    MashaAllah Allahuma Barik she is tough abayo ilahay haku dowroow gabar karti lee aya tahay MashaAllah ♥️😘

  • @abdumajiidnourali1469
    @abdumajiidnourali1469 6 лет назад +4

    Mashaa Allah welcome Wllshy Allaha Ku xafido tusaalaand utahy umad somaliyeed dhaman ((Rayaan Abuukar cali)) very Strong think wllshy

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 6 лет назад +39

    hooyadeed see ucaawin laheed Bee kutala jirtaa markaase Niyad jabinaayaan ama ceeeynaayaan soomalida badankeed waa doqomo wlhi qofka hormar tiigsanaayo waala taageeraa mahee lama niyad jabiyo abaayo Alle Hakula garab galo shaqadaa kujirtid

  • @calibashkax5409
    @calibashkax5409 4 года назад +1

    Mnsha Allah dhiiri galin ayay ina kamudan tahy Rayan maadama aynan wax kale u awoodid

  • @ilwaad14ciise66
    @ilwaad14ciise66 6 лет назад +6

    masha alaah ilaaheey haku caawiyo guleeso

  • @mohanosman1317
    @mohanosman1317 6 лет назад +59

    wllhy wiilal badan oo shaxaad loo abuurey ey dhaaanta

  • @abdikarimahmed9546
    @abdikarimahmed9546 3 года назад

    M.a Rayaan wlhi wa qof so jabtay

  • @coolman7224
    @coolman7224 6 лет назад +38

    Sister #Rayan I pray For You To achieve What Ever Your Looking For In This World #RAYAN😘😘😘

    • @nasraibrahim4637
      @nasraibrahim4637 2 года назад +1

      Qofoow ducadaada waa lakaa aqbalay

    • @آمةالله-س9ي
      @آمةالله-س9ي 2 года назад

      @@nasraibrahim4637 ma midaan hafsa queen dagaalka ka dhaheyyo miyaa😁😁

    • @nasraibrahim4637
      @nasraibrahim4637 2 года назад

      @@آمةالله-س9ي iihii waa iyadiii

    • @آمةالله-س9ي
      @آمةالله-س9ي 2 года назад

      @@nasraibrahim4637 qof kale bay noqotay way kala kacday meeshi ilahay ku xamdin laheed dagaal iyo afxuma bay ku jirtaa 😁😁

    • @SuheybElmanowlimbo
      @SuheybElmanowlimbo 2 года назад

      @@nasraibrahim4637 😂😂😂😂😂😂 malinkas asaga wuu iska iloobay inuu ducadadisa isku xasusto

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 2 года назад +4

    Naagtaan hada wakaa taajirsantahay😂😂✌

  • @mrlaqanyo5621
    @mrlaqanyo5621 3 года назад +1

    maashallh waa qof aad u karti badan dad wax ma garato ah ayaa hadda ku caaya bajaaj bay wadan jirtay

  • @faadumocali560
    @faadumocali560 6 лет назад +2

    Masha Allah Allah ha xafido waa inan yar oo ku dayasho mudan hore usoco xbty

  • @hafsasalaat966
    @hafsasalaat966 3 года назад +4

    wlhi qoftan wxenoqone qof adag m.a❤

  • @zakicarrick6982
    @zakicarrick6982 3 года назад

    Gabadhaan magaca bajaj inte ka keentay miya masha allah gabdho badane ee dhaantaa

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 6 лет назад +7

    allah ha xafido waa dadaalee

  • @siciidcabdi3759
    @siciidcabdi3759 6 лет назад +3

    mnsha allaaah wllo qli alle haku xafido hore u soco

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 года назад +3

    WaH rayaanti nairobi somhn rayaan bajaj

  • @mohamedabdikadir4184
    @mohamedabdikadir4184 6 лет назад +8

    Illaahoow geeziyadaas u gargaar

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Guri aba degan sede uyelan qaxoti miya magalada kajajuban wayo hoy lagusohirta lohelin qof dugsihose gartay

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 года назад

    Naag adag waye walhi Mansha allah

  • @ebyanmohammed4350
    @ebyanmohammed4350 3 года назад +1

    Hoyadet aya u ducesay walahi wey kaafisay mantane nolal qurux badan ku jirta

  • @Muhyedinschannel
    @Muhyedinschannel 6 лет назад +5

    Tug tug ama kuri kuri maasha Allah hableheena waa dahab

  • @aminahassan3891
    @aminahassan3891 2 года назад

    My sister keep going good job Mashallah🥰🥰❤️❤️🥰🥰

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 2 года назад

      Mnta dhibki ilhy mrku kasry wy ilowsy ka wrnhe

  • @user-so1vd9mx7b
    @user-so1vd9mx7b 4 года назад +11

    ᵐᵍᵃᶜᵃ ᵇᵃʲᵃʲ ˢⁱᵈᵃⁿ ᵐⁱʸᵘ ᵘᵍᵘ ᵇᵃˣᵃʸ ᶜᵃʲⁱⁱᵖ ʷˡʰⁱ😰😰😰

  • @hilaaldiamond2155
    @hilaaldiamond2155 4 года назад +10

    Rayaan bajaaj😳

    • @kaafiyoomar6443
      @kaafiyoomar6443 4 года назад

      @Fardowsa Sharaf haa aby mida sacdiyo siman lascto

  • @deeqodaahirdeeqodaahir1398
    @deeqodaahirdeeqodaahir1398 4 года назад +9

    Gabadhan rayaann bajaaj so uma eka

  • @k_key.
    @k_key. 3 года назад +3

    Soomalidu waa isu nacab wllhi qofku daruufata marku ka baxo lama sii wad wado shalay Darxumadi uu soo dhafay ilahay soomali waxbadan ha garansiiyo🙄😪

  • @queenaniso4300
    @queenaniso4300 4 года назад +11

    Wah rayaan wee madobeed yaah hada wee isdhaqday🙄🤔

    • @saalaaliahmed3440
      @saalaaliahmed3440 4 года назад +3

      Qoraxda awal madoobeyse 😂mel xun tagan aa tehe

    • @queenaniso4300
      @queenaniso4300 4 года назад

      @@saalaaliahmed3440 qorax kaween smi🙄🤔

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 года назад +5

      Waxa madoobaynayey durufaha iyo bacadka iyo wayaha 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 4 года назад +1

      Waynaadaa cadaada oo qurxonada the zee wye

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 24 дня назад

    Hahahaha waa layaabey maanta nin cadaan oo gaal ayaa qabo

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +1

    Walal Haddey macquul thy Vediogan kasaaar waayo beri ka maalin inantan mrkey hormar gaadho baa Vediogan laso qarxinaa kkk
    Kiip going abaaayo ❤

    • @aishahallale3183
      @aishahallale3183 3 года назад +4

      Oo ma ceeba wllo waa wax ay ku faani karto o dhihi karto nolosha halka hose ayan kaso bilabaY dad badana roll model u noqon karto

  • @hawohassan5986
    @hawohassan5986 6 лет назад +6

    Masha Allah guuul

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 года назад +2

    Maanshaa allaah gabadhani waa geesiyad waxay u qalantaa in la dhiiri galiyo oo la caawiyo

  • @abdalla7878
    @abdalla7878 5 лет назад +2

    Mash Allah runhaantii gabadhaan waa mash Allah Allah hasiiyo shaqo ka wanaagsan runtii waxay ka fiicantahay dadbad oo gabdho iyo wiilal badan hormar ayaan kuu rijaynaa insha Allah

  • @mahamedmahamedali3377
    @mahamedmahamedali3377 4 года назад +5

    Masha allah gabadhaan rayaan bajaaj ayeey uu ektahay

  • @hibao9569
    @hibao9569 2 года назад

    Qaanso roobaad waxa maskaxdeeda kusoo dhacaday qalinka qaniisiinta Bisinka

  • @ahmedaliahmed9906
    @ahmedaliahmed9906 5 лет назад +2

    Masha allah Abaaayo ilahey hakula garab galo

  • @HabibaMohamed-it5kp
    @HabibaMohamed-it5kp 4 года назад +4

    Subxanallah gabdhan noloshan wey kuqanacsaneyd lkn maanta wexey jòogta nbi wexey asxaab lanoqotee fananin iyo dad.xun illahow soo hanuuni

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 месяцев назад

    Markan sharaf bay lahayd
    Balse imika Dhaqan xumo Ayay la.soo baxdey

  • @yayemoha544
    @yayemoha544 4 года назад +1

    ProH #qaanso heesta video ga kor saaran magaced ii sheeg plz yrantaydi radioka ka maqli jiry🙏🙏🙏

  • @marexangirl5093
    @marexangirl5093 2 года назад +1

    Hadaa lkn weey halawde wale lacagti bahalese😂😂😏😏

  • @jiijaibraahiim4017
    @jiijaibraahiim4017 6 лет назад +8

    Masha Aallah abayo guuleso

  • @cabdirizaaqali583
    @cabdirizaaqali583 5 лет назад +1

    Mashalah ilahay hakusiyadsho horumarkaga wll

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 4 года назад +8

    Gabadhan say isu badashay hada hadaad aragtaan waad yaabaysaan.way casaatay xitaa

  • @Daganhaji12
    @Daganhaji12 6 лет назад +3

    Masha allah ilahay hakuxafido

  • @guuyo9media939
    @guuyo9media939 6 лет назад +7

    mansha allaaah ilaahayow gabdhaha nodaa

  • @naimaabdirashiddahir2212
    @naimaabdirashiddahir2212 3 года назад

    Rayaan bajaj walasheed waye

  • @hodanmohamed8047
    @hodanmohamed8047 4 года назад +2

    masha allh horay usoco

  • @abdullahiabdikadir4799
    @abdullahiabdikadir4799 4 года назад +2

    M.a waa gabar halyeeyah

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 года назад +1

    Ceeb maahan 8naa bajaaj waduud mihiimadu was inaad asturantahay sida gabadhan

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 4 года назад +1

    mansha Allah ina wacan gabadh shaqaysata

  • @maymunyasin9320
    @maymunyasin9320 4 года назад +1

    Mashallh geesinimadu waa sidan

  • @mohamedismailent5357
    @mohamedismailent5357 3 года назад +3

    @Royalfamily

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 лет назад +3

    Mansha alah qli alaha kugarab galo halkas kasiiwad

  • @TheAhlaamoo
    @TheAhlaamoo 2 года назад

    Hadana seey iska dhigeyso tiktok

  • @mohamedcaydiid6868
    @mohamedcaydiid6868 3 года назад

    waan salaamay gabadhaa

  • @haibaraai6846
    @haibaraai6846 Год назад

    2008ki marka sanad la'aha 2018kina waxay ahayd 18 hisaabta maxa khaldan