Ridwan waxan kugu hambalyeey sida wanaagsan aad uga keentay gabadha hadalka iyada wey baqeysey wey ka xishoneysey iyo sida wanagsan ee aad u tustay in ey meel amaan ah ku joogto well done waa. Ku tageeraa ku soco ❤️❤️❤️
PLEASE THIS MAN HAVE TO ARRESTED BECAUSE EVERYTHING WE LISTENED IT'S CLEARLY AND TRUE AND STILL HE WANTS TO DO AGAIN WHAT HE DID TO YESTERDAY PLEASE 🙏 😢 😭
Daganaanta Ka Muuqata😊 Quruxda Ka Muuqata🥰 Maskiinimada Wajigeeda Ka Muuqata 😘Miyuu Damcay Inuu Ooga faa,iidaysto Hanjabaad Iyo Fara xumayn😞😢💔Good decision my dear sister🤗 Kan Kumana Jecla Kumana Rabo Mar danbe Jaanis Ha siinin.!! From Khabiir Shukaansi🔥🙈
Subxanallah gabadhan ha is ilaaliso allah ayaa wax ilaaliye kan waaba doqon caadi wuxuu ku sii indho adag yahay privet ayee aheyd inaa lilliaah wa inaa ileyhi raajicuun Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Nin sidaas kuu galay ha ulaaban walashey Alhamdullilah neh dheh sharbuu kuu ahaaye Hadii alle kaa Wade
Waxaan la yaabi jiray markaan arko gabdho ku hayo raga soomalida waa bahalo oo waan ka xumaan jiray kalmada war ileen waa runtooda qaar aan caqliba lagu dhibcinba nagu dhex nool Abaayo Waxaa tahay gabar qurux badan caqli Allah ogu deeqay iyo naxariisba noloshaadana Ha ujoojin qofaan u qalmin horay usoco waxaana kuu rajaynaya qof kuu qalmo kuma insha Allah farxad waarto waad ku saxnayd go,aankaaga ❤
@@dream__girl-ih1gt apyoyyy wlhi kula mid baa Ahy wa nacy nin dhan inn la kulmo hdlkoda xata wa dhibsada mrrka qaar oo mxd ula hdlin wa isla kuwi oo kle lkn alxm ilhy wax dhipa igama so gaarsin taza mhd leh wa runta sasoyy thy ma sheg shego xumntoda wilashena🥺💔
Ridhwaan maanta lee legend😂 ku aqoon saday gacan uma qaadi kartid qoftaan anigey amaankeyga ku jirtaa king saas waaye dhalinta noocaan cml oo isfahmi waaye yeysan ku dagaalin hoygaaga 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
She is so sweet and he is so Alwaax bilaa caqli bilaa xishood bilaa damiir kan wax aan kutilmaamo magaranayo.... Gabadhas walasheen ah illahay caqli iyo karti ayuu siiyey mansha Allah
Maxamed dhaqane shukran wll qaali kana ragi naga cebeyay lkn Shanta farot alle ma simin blse tAlow wiil gabdha xumeyay adane so far dhistay tAlow shekaadan ma runaa
Masha allah waa gabadh aad u qalbi wanaagsan asturan oo naxariis badan. Waa gabadh aad u wanaagsan waxaan u rajaynayaa mustaqbal wanaagsan iyo nolal qurux badan iyada iyo ilmaheedaba. Waxaan kula dardaaramayaa siday xumaan u diiday in ay waligeed u diido, allah ayaa wax wanaagsan kugu abaalmarin doona insha allah
Masha Allah ridwan Allah ku barakeyo hadal qalbiga taabtay gacan uma qaadi kartid meel amniya bey ku jirtaa Masha Allah haduba gabdha ubooteynaa abaayooy is ilaali Allah ku ilaalsho😭😭😭😭😭
This guy i can term it as an 'opportunistic' person, he want to take the girl's humbleness as granted..... the girl is so brave.... i would advise the girl to never ever give a chance to this kind of bottom feeder guy...... STAY STRONG GIRL
Dheyman marka lumiso ogaaneyso qiimaha oo leeyahay aduunyada cashirada ay ku bareyso kuwaano qaado si qaladaadkaga ay u yaraadaan masha allah gabadhan waa gabar qurux badan degan oo caqli rabi siiyay horta wa suaalee gabdhaha aad u qurux ay ula kulmaan raga aadka u foosha xun aan garaneyn qiimahooda ilhyow gabadhan oo kle igu beeg 🤲
Thank you Ridwaan Barnaamijyada nuucana soo badi saad uhadashayna waan ka helay qof adika marti kuu ah amaankiisa adikaa masuul ka ah gabadh geesiyad weeye
Wanaag kama ahan ninka e fadexado ugestay inu caalamka ogeysiyo raba madama lagayaba ine cidna ogeyn lkn maba oga inu isaga cebobay cebtisa isaga un so bixiyay wasaqa
Ilaaha Muxammad ku dhaartaan ku dhaarte kani wllhi bilaahi ma rabo inuu mar labaad ku dheelo ayuu Raba 😭🥺🥺🥺🥺🥺💔zharafteena allaha Noo dhawro hablo Say amiin 🥺❤️
Kana wa dayusa gabdha somaliyeda kuwa ku ciyaro wa nocano kale Masha Allah abayo hadan ka yelini kusonoqosho horay usoco abayo kana cml Loma jojiye horay usoco abayo ceba mahan garoba nimada iyo caruta hesato mida ku jecela helesa oo kafican kana iyo waxa uega insha allah waxan alle ka baraya abayo nola fican ina gashida adiga iyo carutadabo abayo
watch your back sister, this guy is still threatening you. ilaahay haku xifdiyo. you are very strong beautiful young woman and a mother, stay strong and stay safe. inch Allah
Raali Galintiisa Bahdilaad baa la socoto Wasaq Gabr haduu meel ku og yahy muxuu u Radsan wayay Sister waku mahdsanthy inadn Ka aqbalin markii hore Ayaadba ku Qaldaned Inaa Nucaas Jeclato ku kalsonaato Qalbiga ha iska siin ciyaal dhe😰❤ Nin Wangsan oo ixtiramkaga iyo qimhaga yaqaan ayaan kuu rajeynayaa
👏👏👏 Caqli iyo karti dulqad wnaag intaba allah wu ku siyey nacaskan go.anka ka gadhay wa kusaxantahay hada xitaa hada u laaban lahayd waxas iyo waxka daran markale ku raadin laha alx dheh hadiiba kan alle ku dhaafiyey neefka ah wuba qoslaya Xolaha tahay was walhi wa ku sugtay ciil iga qabtay Incha allh nolol farxad leh ku rajayanaya wlll
M.a Dear sister you strong woman walahi Alle haku xafido.. mideda kle abaayo hadad farinteyda aqriso waxan waa xayawan ee is ilaali oo kaliga ha socon ... that is my advise 🙏🏿💯
It's so sad to hear the mistreatment from someone who she'd trusted. But, the big lesson is NEVER go to a man's house or private room and other way round. Allah granted his protection over her from evil.
masha allaah waa gabadh yar oo sharaf le wuxu ku ceebaynaya guur hore adoo somaray ba ku yeelay. balse khaladka inta leeg na dheel dheel bay latahay habaryar nasiib wacan kano kale allaah haka bad badiiyo uma qalantid xoolahan. xita khaladka u galay way la yartahay gabadh sharaf le muxu nin xumi ku dheelay❤❤❤❤
😭😭😭😭😭😭😭😭 im soooo sorryyyy abayo mcn💔💔💔💔💔💔 you are a beautiful girl Masha’Allah. Stay strong abayo and don’t ever go back to him. NEVER EVER🥺🥺🥺🥺 he is not a man. Waa doqon xaasid ah😡😡😡😡
Waxan rajaynayaa wiilkan ehelkiisa inay ka jawaban sidu gabar miskiinka ah u galay siiba gabdhaha la dhashay walaal ilma adeer ilma abti iyo habarwadag edo habo hooyo kuligiin hadi ad aragtan tusa wiilkiina in aydan idinku jeclayn in sidan layla dhaqmo aydan raali ka ahayn in wiilkiinu gabadh sidan yeelo plz bara wiilasha sida gabdhaha lola dhaqmo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@@xananmahamuud383 haa wlh inan Isla ilaalsho waaye xita ninkaas gur ayu iso ban dhigatay wan ha shinah Inu rerka iga donta dhineed halmaru miriq yiray lagu si qad sase tahay neh qarabo Aya nahay Wana nin weyn oo shaqesta😭
Waxan codsanaya gabdhan family keda in aysan dhayalsan ninkan wajibkisa hala mariyo wa gabar qurux dhowrsanan io caqli alle isugu daray uma qalanto doqonkas qaladku kusameyay wa in u kashaleya ciqabtisana mara wa xoolo nol wllhi ya ximar ya xayawan uma qalanto gabar somaliyed doqon an aqon gabar qiimaheda ilka dhere wad mari ciqabtada inshallah
She is amazing, beautiful, adorable may the almighty Allah sw bless her
Aamiin
Allahuma amin wa inan yaro dagan Allah xafido😢
Yeah bro but the guy is immature
Yes wlhi ridwan wiilkaas gawadhan iyo wiilkaas kalafogey sxb
Amin ya rabi
Wan ka xumay ilaahaw qof xun oo axmaqa ayaa naftayda iyo hablaha muslimiinta ahba gaaga magangalay aamiin yaa rabbi
Aamiin dhamaantena
Aamiin yarabi allaha ayan ka magangalnay
Saxiix saxiix saxiix quruxey
Allahumma Aamiin Yaarabbi
Aamiin Aamiin yaa rabi
Ridwan waxan kugu hambalyeey sida wanaagsan aad uga keentay gabadha hadalka iyada wey baqeysey wey ka xishoneysey iyo sida wanagsan ee aad u tustay in ey meel amaan ah ku joogto well done waa. Ku tageeraa ku soco ❤️❤️❤️
H22gf23ff12rr2
Haa wlhy waa legend Ridwaan
Cunuga dhaqan Celis uu ubaahan yahay. Waa wax dhiman
Wasaqan maxad oku kulantay
Kuwan nadhaafi fadlan
Ridwan wllhi waa legend meeL amniYey jogta gacn uma qadi kartid😭👍❤legend aa tahy wllhi
Qofka aad raadinayso qof baa ku ciyaaraya aan u qalmin😢 waa runteed walah 4 wax la dhaafsado weeye inantan yari quruxda,daacadnimada, hadalka iyo caqliga masha allah, dhulka ku dhaci mayo waan isku kalsoonahay. That’s true walah alle haku xafido walaal qaaliyey❤
Dunida ayaba sidaan iska ah wallhi waa gabar caaqilad ah👌
Lkin Ridwaan raganimo aan caadi ahynbuu mujiyay m...a🏃♂️
I know Manshallah Wlhi halyeed😢 Illahay ilaaliyey 👌
Waxaan layaabanahy asagoo qaladkaas kagalay ayuu hadana ku sii indho adahyahy runtii dadnimadii way dhamaatay
Masha Allah markaad tiri gacan Uma qadi kardid tan aneey abnigeyga Ku jirtaa waan Kuku farxay wallahi❤
Wlhi waa inan aad uwanagsan oo caqlibadan lknse inangumed baa ku helay aan xeerka dumarka waxba ka aqoon fariid goaankaga waligàa haka laaban
OMG😭😭😭 i couldn't stop crying, the girl is sooo humble and brave ❤❤😫
She is a good hearted girl, masha allah🥺😭
Exactly
M.a😢
Bro she try to make it to her self untill he keeps bringing it up
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🥺❤🕋☝🙏
Scw scw scw scw
Salalaahu caalayxi wasalam
Shukrn wl
Scw scw scw scw😢
Salallahu caleyhi wasallam
Such a collected, calm , amazing gabar ! MAA SHAA ALLAH !!💓💓
The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad salalaahu calayhi wasalm
PLEASE THIS MAN HAVE TO ARRESTED BECAUSE EVERYTHING WE LISTENED IT'S CLEARLY AND TRUE AND STILL HE WANTS TO DO AGAIN WHAT HE DID TO YESTERDAY PLEASE 🙏 😢 😭
Ma.sha.allaah waa gabar leh astaamaha wanaaga oo dhan sida dulqaad samir afgaabin naxariista iyo dhamaan wanaaga oo dhan
Waxaa cadeyn noogu filan sida ay u ceeb astureyso wiilka oo qalad iyo xumaan oo dhan ku sameyey ayay unaxeysaaa walahi dadka isku mid ma ahan allow gabadhan iyo kuwa kale ba oo wanaagsan xifdi allaha idin dhowro abaayo adiga inta kula mid ah
Amiin yaarabi 🤲 ♥
Amin Yaa Rabi 🤲🏻☝️ mahadsanid Broa
Amiiin
Mashaalah wa gabar aad u wanagsan lakin wiilkan gabadhu si xun ba udhawacay
Aamiin shugrn wll mhd sanid🥰
Daganaanta Ka Muuqata😊 Quruxda Ka Muuqata🥰 Maskiinimada Wajigeeda Ka Muuqata 😘Miyuu Damcay Inuu Ooga faa,iidaysto Hanjabaad Iyo Fara xumayn😞😢💔Good decision my dear sister🤗 Kan Kumana Jecla Kumana Rabo Mar danbe Jaanis Ha siinin.!!
From Khabiir Shukaansi🔥🙈
Ado kle🥺raga isku mid mahan kuwa xoolo ah ayaba jira sida kano kle🤮🤧
@@Zahruush big Respect ❤️🥰💯 xushmo iyo karaamaan u hayaa dhamaan dumaroo dhan siiba gabdhahyga soomaaliyeed 🥰❤️
@@abdinasir____k9909 raga allh kawada dhigo kuwa qimaha dumarka sas u garanyo sharfanid wllkeena🤍
gabdhoo nin naxu meeyeey yaanin lasocelinin plz waayo nin ku jecel kaama tago💔😭😥😪
War ninkaan hala xiro
I like the maturity of the lady,she deserve a king n not a goon,the guy deserve to serve his term in kamiti or shimo la tewa
Subxanallah gabadhan ha is ilaaliso allah ayaa wax ilaaliye kan waaba doqon caadi wuxuu ku sii indho adag yahay privet ayee aheyd inaa lilliaah wa inaa ileyhi raajicuun Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo
Nin sidaas kuu galay ha ulaaban walashey
Alhamdullilah neh dheh sharbuu kuu ahaaye
Hadii alle kaa Wade
Waarunta wll qali
👍
Kan waa napcas wlhi wuxu ugu yeray calyar xiligan miyuu lweydinaa iney horay u soo marta guur
Waxaan la yaabi jiray markaan arko gabdho ku hayo raga soomalida waa bahalo oo waan ka xumaan jiray kalmada war ileen waa runtooda qaar aan caqliba lagu dhibcinba nagu dhex nool
Abaayo Waxaa tahay gabar qurux badan caqli Allah ogu deeqay iyo naxariisba noloshaadana Ha ujoojin qofaan u qalmin horay usoco waxaana kuu rajaynaya qof kuu qalmo kuma insha Allah farxad waarto waad ku saxnayd go,aankaaga ❤
Wlhi Aniga kula hdlyo awal hore waaxn aaminsana wiilasha somliyed inay diidnata iyo dhiiga wllo naga dhigeen Oo ay igu ixtiraamayan allahna iga baqaya lkn kdib mid ayaa idamcy Oo wliba shaikh iskaga KY Soo dhigay wlhi wuxuu rby intuu drug's isiiyo inuu i kufsdo nin klana iga sii Gato💔 lkn Allah ayaa IGA bad baadiyey allahmdulillah🥰. Kdibna midkalan la sheekysty Oo aan gurigeena ku balamiyey markaasuu I damcay☠️ lkn waan buriyey cidna anigoon u sheegin ayaan xriirka u jary hdana saaso tahy majcli inaan wx xun Ka sheego wiilshena cuz wxnn oghy iny wli jiraan kuwo fiican Oo xitiraam inoo haya🥰I'm good alx🙏
@@dream__girl-ih1gt apyoyyy wlhi kula mid baa Ahy wa nacy nin dhan inn la kulmo hdlkoda xata wa dhibsada mrrka qaar oo mxd ula hdlin wa isla kuwi oo kle lkn alxm ilhy wax dhipa igama so gaarsin taza mhd leh wa runta sasoyy thy ma sheg shego xumntoda wilashena🥺💔
Abyo haddii amarka ilaaheey la qaadan waayo wax badan ayaa ha laabaya. Ma maanta ayaad ogaatay in ragga bahalo yihiin oo hadalki nabiga iyo kii ilaaheey ayaad hilmaamtay. ilaaheey iyo rasuulkiisa ayaa caddeeyay oo yiri dumar iyo rag yaaney meel cidlo ah isla gelin shaydaan ayaa saddex ku ah sidoo kale meelo badan ayaa sidoo kale lagu qeexay in ragga damacoodu bahallo ku yihiin dumarka. Marka kalsoonida aad qof ku qabayso inaysan waxba kaa celinayn ilaaheey ayaa sheegay ee si loo badbaado hadalka ilaah hala qaato ninki aadan markaa guursanayna yaan jacayl dhalanteed ah iyo waqti mustaqbalkaaga baa bi inaya uusan kaaga lumin
@@dream__girl-ih1gt Abyo haddii amarka ilaaheey la qaadan waayo wax badan ayaa ha laabaya. Ma maanta ayaad ogaatay in ragga bahalo yihiin oo hadalki nabiga iyo kii ilaaheey ayaad hilmaamtay. ilaaheey iyo rasuulkiisa ayaa caddeeyay oo yiri dumar iyo rag yaaney meel cidlo ah isla gelin shaydaan ayaa saddex ku ah sidoo kale meelo badan ayaa sidoo kale lagu qeexay in ragga damacoodu bahallo ku yihiin dumarka. Marka kalsoonida aad qof ku qabayso inaysan waxba kaa celinayn ilaaheey ayaa sheegay ee si loo badbaado hadalka ilaah hala qaato ninki aadan markaa guursanayna yaan jacayl dhalanteed ah iyo waqti mustaqbalkaaga baa bi inaya uusan kaaga lumin
@@keyfmohmutt979 Abyo haddii amarka ilaaheey la qaadan waayo wax badan ayaa ha laabaya. Ma maanta ayaad ogaatay in ragga bahalo yihiin oo hadalki nabiga iyo kii ilaaheey ayaad hilmaamtay. ilaaheey iyo rasuulkiisa ayaa caddeeyay oo yiri dumar iyo rag yaaney meel cidlo ah isla gelin shaydaan ayaa saddex ku ah sidoo kale meelo badan ayaa sidoo kale lagu qeexay in ragga damacoodu bahallo ku yihiin dumarka. Marka kalsoonida aad qof ku qabayso inaysan waxba kaa celinayn ilaaheey ayaa sheegay ee si loo badbaado hadalka ilaah hala qaato ninki aadan markaa guursanayna yaan jacayl dhalanteed ah iyo waqti mustaqbalkaaga baa bi inaya uusan kaaga lumin
Gabdhaan Isku Meel Ma Joogno Aqoona Iskuma Lihin Lkn Hadii Ay Qorantahay Inay Qoraalkayga Akhriso Waxaan Dhihi Lahaa Abaayo Macanaan Waxaa Tahay Gabar Illahay Cod Kar Ka Dhigay Illahay Ha Ku Dhowro Aakhiro Iyo Aduunba Wlhi Dareenkayga Waad Badashy Sorry 😞😐🙏
Aad ayaan ula dareemay emotional gabadhaan runti
Adina king tahay masha Allah dadka Ilahay ma simin
Wallahi dad xun calafkoda dad fiican lee ku adaa, mid noocan ah Ilaahay ha noo sahlo
@@ibraaden aamiin
Manshallah tabarakalah gabadh aad iyo aad u aqli badan waye suuqa intay geeso bay gadan kartaa cunugan!!! Abayo adiga iyo ilmahagaba ilabay hamu xifdiyo❤
Gabadhan waa qof daacad ah caqli badan hadal fican qurux badan doin leh Masha Allah ayaa kujecl oo ku ogeysiiyay waxa uyahay gabadhan okale dadka dhan ayaa radiyo adigana qiimaheda ma Adan garan runtii waa gabar wanaagsan ado waxaas kusameyay ayey hadana ceebtada qarineysaa adna waad qosleysaa oo Isla weyn tahay runtii kan runtii nin aqli leh oo xisaabtamayo ma ahan gabar is
Ku kalsoon ayaa tahay oo qiimo badan dhulkna madhaceysid haniyad jabin dad badan ayaa kugu haminayo runtii nasiib wacan walashey nolol fiican Aya kurajeyna
Haa wllhi waa dibjir wuuqoslaa 😏😏😏
She’s too smart for him. Keep going abaayo ❤
Masha allah gabadhan waa gabar aad u adag dulqaad badan ka muuqdo maba aheyn in ey ka yeesho la kulankisa lkn cashir u dhigtay ✊👏🏻
Kusaliya nabigena scw the best person ever
Waa Gabar😂Miskiin Illhay Ayaa Jecl Oo Warabaha Ka Badbadiyay Fariid Ku Adkeyso Go’aanka
Noocaan aya gabar maskina janis ku helay ciil badana wa dili laha wlhi
Wlahi gabar dagan oo nadiifa warabahan. oo doqon nimada ku darsaday allaa kaa qabaty. Mid Ka qeer badan allha kuu sahlo siista
Doqon. Adiga dhanba waa dansan yahay.
kan waa xaywan+jaahil xaranka
Miskiina maha maxay ugunaxariisanysaa ish mawaxaa loo naxariistaa waxanookale ish
Amazing Ridwan “Ma Sha Allah” walal aad ugu mahadsantahay gabadha inaa magantaada gelisay…… 😢😢😢 noocaan cmlna Ragga wuu ku dhex jiraaaa marki hore ka gartay wejigiisa siduu u yaalo inuu u qalbi xun yahay
absolutely
Nin raged waye❤️
Nacas aan dumar khemeyhinin
Batahy dayusyohw daa gabadha
Xaqiiq wlhi ninkaan waa saqajaaan
@@ahmed1mukhtar774 raga xun ugubadan Somalia ma aqaan sababta waa xaasid inta badan raga somaliyed in yar unaxa dumarka intakale noloshe nacsiyan
Dumar Tii dunta wanaagsan Doqonba Hela
WalaHi gabadh goba weeye AllaH Haku xafido wll🤲🥰
Ameen 😢
Daqiiqadda 16:00aad. Haa dilkaa u fiicnaa dabcan. Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaa. Intaad kufsato inay ciil iyo cuqdad ku noolaato, waxaa u dhaantay inaad nafta dhaafiso. Kan bahalka ah gabadha uu waxaas oo gef iyo edebdarro ah ku sameeyey inuu wacdo may ahayn. Gebigiisuba waa waraabe aan hadal iyo xikmad midna aqoon. Dhaqan malaha, diin malaha, dadnimana malaha. Inay gabadh adag oo codkar, kalsooni, adaygnimo iyo dadnimo badan tahay ayaan caddaynayaa. Hortaa khayr iyo badhaadhe la kulan adeer.
"Ax ax xataa waxan dhahay kasoo qaad inaan ahay qof walaashaa" wallee way gardhigatay lkn doqonka intaa xataa wuu fahmi waayay😭
Boqorad buu isdhaafiyay wallahi asagoo qalad weyn ka galay bay hadana u naxday mustaqbalkiisa oo in badan ka meermeeratay inay sheegto qaladkiisa si aan loo daawan.
Ridwaan inaad magantaada geliso aad baad ugu mahadsan tahay wllo.
Ax 💔😭 qalbi jab weyn buu ugeystay miskiin sabir badan weyaan kaas hortiisa waligay ma imaadeen hadaan iyado kle ahay😭
@@sahramohamed3870 waa gob gabadhu lkn qof qiimaheeda garan baa helay😭
Wa sax gabadha waxay jeceshahy iney asturto ceebta wllked inkasto kan wll uusan galin nimanka nucan ah wey kamuuqata bastanimada wlhi aniga nimanka nucan cml ah waaba kawiswisa wijiyadooda
@@caaishoqaasim5135
Kaaga darane siduu u bahdilaayo ma aragtay kute "adigoo wiil uu kuu joogaa ku jeclaaday weliba anoo gabar heli karo😭.
Haday run tahay kani walaashiina madhaafeen haduu janis ku helo
Ridhwaan maanta lee legend😂 ku aqoon saday gacan uma qaadi kartid qoftaan anigey amaankeyga ku jirtaa king saas waaye dhalinta noocaan cml oo isfahmi waaye yeysan ku dagaalin hoygaaga 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Ogm
Liibaan Wall mawax run u dhacay mise wa jiliin aniga wan ku wareray
Manshaallah Nin raged
Walaahi waa gabar libaaxad ah lkn axmaq baa helay waxaan aad ugu farxay siday qosolkii jees jees ka ahaa uga joojisey
@@adoonttalle1115 run umaleynaa ani ahaanteyda !
Xaaax abaayo iska sabar wiil fiican wad heleesaa midkaan waaba doqon wlhi maxaa sidan loogu galaa gabdhaha sharaftooda 😢😢😢
Maye xux waxan ma run umalaysa xolayahay😂😂😂
Run wayee
@@degelleyare4279 xax brank miyaad umalaynaysaa
Kan wa dhadhaan e gabdhaha sidan ha ula dhaqmin
@@degelleyare4279 been cade waye labolabo hada nh dadka dhawadn dulqad bdn
She is so sweet and he is so Alwaax bilaa caqli bilaa xishood bilaa damiir kan wax aan kutilmaamo magaranayo.... Gabadhas walasheen ah illahay caqli iyo karti ayuu siiyey mansha Allah
Waxa raga xumeynayo noocan cml wlhi ,abayo waxa thy qof cod kor ah oo aqoono bani,adamnida wuxu donayay isga ayuu illahay ku ceebayay ,wuu daremi karaa qof walbo Kan in uu yahay xoolo aan Damir laheyn ,qofka wnagsn Alle ayaa mar walbo garabkisa ah horey usoco qaaliyey🙏🙏🙏🙏
Maxamed dhaqane shukran wll qaali kana ragi naga cebeyay lkn Shanta farot alle ma simin blse tAlow wiil gabdha xumeyay adane so far dhistay tAlow shekaadan ma runaa
@@maryamadaud8856 waay u egthy abayo gabadha waxa ka muqato mid dhibato kala kulanty xagisa
@@maxameddhaqane1515 oooh wlh waa runta aniga hada sifcn usifirsay anaba ilinta ceshan waye walshey qalibga Allah uboog dhayo Bedel kher qaba Allah ku arsaaqo
@@maryamadaud8856 Aamiin amiin
Masha allah waa gabadh aad u qalbi wanaagsan asturan oo naxariis badan.
Waa gabadh aad u wanaagsan waxaan u rajaynayaa mustaqbal wanaagsan iyo nolal qurux badan iyada iyo ilmaheedaba.
Waxaan kula dardaaramayaa siday xumaan u diiday in ay waligeed u diido, allah ayaa wax wanaagsan kugu abaalmarin doona insha allah
Alla idha adayk badanaa
Sorry abayo
Wllhi waa gabadh qalbi wangsn wayo isagoo xumeyuuu hadana ay u nxysa
Ok
Thank you Ridwan sidaad uwaydiisay gabadha dhibkeeda o udifaacdy iyo Saad ukashifty dayuuskaan
Masha Allah ridwan Allah ku barakeyo hadal qalbiga taabtay gacan uma qaadi kartid meel amniya bey ku jirtaa Masha Allah haduba gabdha ubooteynaa abaayooy is ilaali Allah ku ilaalsho😭😭😭😭😭
DIGNIIIN fadlan dumarow wiilkan iska ilaaliya iyo wixii la mid ahba 🙌
ok digniin weyn wy 😳ani qaatay kulay💚😊
Abayo wa been Waxaan hada asa shegayi
@@deqomohamudahmed2418 been xitaa haday tahay iyadoo dad noocasa jira ka digtonow wllo
@@sucdiinapea478 Fariid waku wataa
@@deqomohamudahmed2418 been miya??🙄
Wuu isla indha adagyahay kwrn😳 subxanallaah🤲allow kan cml hanagu soo imtaxaamin yaa raxmaan🤲😥😥😥
Amiin wllhi waa dameer cadiya
Amiin
kaas oo kalaa rag ceebeeyey
Gabar adag wlhi guuleyso Abid my sister 🙏 mu,min laba mar god lagama qaniino
Qofkaaan ookiyalaha calyadaa leh 🥱 Iska ilaali qiyaano ayuu wataa bastarka
😔
Q
@@abdikanielmi2950 🤣🤣🤣🤣🤣 caaay kululaa qofkan ookiyalaha calyada leh iga dheh foolxumo iyo kibir iyo dhaqan xumo Buu isku darsaday war ragow iska so Sara nin geesiya oo qashinkaan xawaala
🙏 you right bro🙌
Mxaa dhacay muxuu ku sameyay
Sxp ridwan wlhi waku qancay sida diiran aad gabadha ulashaqeysay iney hadalka turxan bixiso iyo sida utustay inu nin rag garabkeda joogo...thank you so much.
Mashallah she is strong woman with strong decision keep rocking abayo
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk if she was strong no way she listen this fool
@@faisamusse8522ha wlhi kan wa nacas marke aragatay waxa la rabay meel u jogo ineesan si jogin wayo wa doqon waliba wu ku sii jesjesaya😳
Kusalia nabigeena moxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯 jeer✅✅❤️
Scw
صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
Adigo garoob ah baan ku qatay ku ye dhadhan garoobku maxu qaba abayo ka fogow waxan
Scw
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
This guy i can term it as an 'opportunistic' person, he want to take the girl's humbleness as granted..... the girl is so brave.... i would advise the girl to never ever give a chance to this kind of bottom feeder guy...... STAY STRONG GIRL
Kkkkk rubayadan miya run umodaa
True indeed
Inshaa allaah kan wajigiisa waan aragnay inshaa allaah gacanta mujaahidiinta ayuu soo gali doona insha allaah
NO he's a full blown sociapath..a crazed rap+st who's waiting to humiliate vulnerable women & has likely done this before.
Mashaallah the girl is very brave and i wish every somalian girls would be like her Mashaallah ❤❤❤
Dheyman marka lumiso ogaaneyso qiimaha oo leeyahay aduunyada cashirada ay ku bareyso kuwaano qaado si qaladaadkaga ay u yaraadaan masha allah gabadhan waa gabar qurux badan degan oo caqli rabi siiyay horta wa suaalee gabdhaha aad u qurux ay ula kulmaan raga aadka u foosha xun aan garaneyn qiimahooda ilhyow gabadhan oo kle igu beeg 🤲
Subxanalaha subxanalaha yab waye
@@amishmohammed2900 raga kuwo fcn iyo kuwo xunba wee jiran cagta mesha dhigeso ka fiirso abaayo
Mashalah Amiin alle haku beegi gabdh fiican oo dagan oo farida anagana alle hanaga ilaaliyo raga noocan ah maadama aan nahay dhalin yar
@@missmushtaq6566 insha allh wax xuman ah ma arki dontid
Allah ku siiyo🤲🏼🤲🏼.
Waa imtixaan oo kuwa xun cashar ayaa lagu barayaah halkan waan xikmad Alle taasi
Thank you Ridwaan Barnaamijyada nuucana soo badi saad uhadashayna waan ka helay qof adika marti kuu ah amaankiisa adikaa masuul ka ah gabadh geesiyad weeye
Dhulka kuma dhacaayi wan isku kalsooney Adkatey ❤️🥺
😭
Masha alh waa nagnimadii oo oqf ah dulqadkeda alh udaayo kan nin uma qalmo waa qof isla fiican kuun baa iranta kulahaa walhaahi dulqad bankufirtaday oohin baa igatimid
Ridwaan hadal kii ugu mudnaa adna ka qadatay sheekadan oo ah inad dhahday Gacan uma qadi kartid wow War legend baa tahay good job bro
Be strong 💪 abyo waxaan cml baa gabdhaha sharaftooda ku ciyaarayo walhi waxaa tahay qof goon leh sas ku soco abyo naftaada baa qimeysay walhi💪🙏🙏
Masha allah inantu wanaagsana oo dun wacanaa wali waxay rabtaa inay u ceeb qariso😊😊
Lkn qofkan neefka ah eed mooda inaan caqliba ku jirin wax la asturo iyo wax loo naxo midna maaha waabu isla sii saxan yahay sii qoslayaa anuu kan maba daayeen wlhi dib gabadh kale uma hawaysteen😡😡
Inantaa waxan odhanayaa hadday commentigaygaa aragto wll is ilaali allaa wax ilaaliyee oo feejignaan badan samee
Oo kaligaa ha Socon xayawaankan wax walbaa ka suuroobee.
Waxaa doqonka ah uun bay hadhaw naagi raaci doontaa ish😣
Gwwff2wtfqw
Wanaag kama ahan ninka e fadexado ugestay inu caalamka ogeysiyo raba madama lagayaba ine cidna ogeyn lkn maba oga inu isaga cebobay cebtisa isaga un so bixiyay wasaqa
Ax ax wlhi nin mahaa kani wa warabee
Strong 💪 woman
Horay usoco abaayo, kalsoonidaada ayaaba wax la siisto lahayn
Quruxdada daacad Nima dagananta wanaga kaamuqdo iyo hadalka fcn iyo waliba maskaxdada Masha Allah qof laheli karo matihid nacaskana woo garan wayay qof qimahaas dhan leh illahey haku xafido walal kan gabdhaha somaliyeed illahey haka qabto doqonkana fursad dambe hasiinin Kuma qalmo gabar qiimo badan ayaa tahay Masha Allah
Gabar kasto wangsan oo maskin ih mxaa nacas ugu ciyaraa keep going wlal qali❤❤
Ilaahay ban ku dhaartee
Inaa qof wanaagsan tahay way kaa muuqaataa abaayo❤
Allah dhibko dhan ha inaga hayo hadaa haweenka soomliyeed nahay😭
Wlhi Ridwan Issaq waan kuu tagersanaahaay niin ragged gabaar walbo oo agtadaa joogta amaan ayaay kuu tahaay bro thanks gabdhe henaa noo illali❤
OMG this girl is a gem 💎 ilahay ha kubarakeyo sister ❤️ gabdhow qofkan cml iska ilaliya wa cawaane
Ababaa midkan xiniyanaha halaga baxsho gawado halaiguxiro ❤️🩹 she very religious ,calm ,very adhere to her point
Ilaaha Muxammad ku dhaartaan ku dhaarte kani wllhi bilaahi ma rabo inuu mar labaad ku dheelo ayuu Raba 😭🥺🥺🥺🥺🥺💔zharafteena allaha Noo dhawro hablo
Say amiin 🥺❤️
Aamiin yaa rappi
Aamiin
Waa mujrim kani
Ameen ya Allah 😰
She is beautiful and honest mansha allah ❤ kan mid ka neefsan waligay ma arag
Kana wa dayusa gabdha somaliyeda kuwa ku ciyaro wa nocano kale Masha Allah abayo hadan ka yelini kusonoqosho horay usoco abayo kana cml Loma jojiye horay usoco abayo ceba mahan garoba nimada iyo caruta hesato mida ku jecela helesa oo kafican kana iyo waxa uega insha allah waxan alle ka baraya abayo nola fican ina gashida adiga iyo carutadabo abayo
Waa runtaa abayo kan waa eey wlh
Walahi Gabadhaan Gobwaaye gabdhaha Soomaliyed allaah xifdiyo Raga qaar doqomowaaye.. nin gurigiisa hatagina
Wxn run ma ahan
@@mataannyare7674 taasa Aminsanahay
watch your back sister, this guy is still threatening you. ilaahay haku xifdiyo. you are very strong beautiful young woman and a mother, stay strong and stay safe. inch Allah
Absolutely, this guy is threatening the lady imagine . And this is an intentional rape /attempt rape
Asc wll waxa kaacodsanayaa Inaad dadweynaha iigusheegtid in aan ahay gabar somaliyeed oo dhowrsano xanunsan oo iiduceysan in uu Ilaahey raxiimka ah I caafiyo oona ladhibanahay oo aadan iifududeysan fadlan ducada aadbey uwanaagsan tahy insha allah
Allah haku caafiyo wll
Allaha ku cafiyo wllo
Allah Ku cafiyo wll
abayo Allaha kucaafiyo
Cafimaad taam I.a
Gabadhaan dadkeedi aaway video gaan waa cadeyn wlhi waa iney gabadha magteeda ka qaadaan 😭😭😭😭
Aniga ka joogo ee Magteeda rabaa Away ridhwan issack yarkan Adiga ka rabaaa Lasoco 👍👁️🙏
Waxaan run maa modee waa jilis
@@hawoadan3035 kweli kabisa
@@bahjaali6530 run dadaa moodi dona😂😂😂
Zxb taan shubo waye waxani nah waa been aniga aya garana 👋
Raali Galintiisa Bahdilaad baa la socoto
Wasaq Gabr haduu meel ku og yahy muxuu u Radsan wayay
Sister waku mahdsanthy inadn Ka aqbalin markii hore
Ayaadba ku Qaldaned Inaa Nucaas Jeclato ku kalsonaato Qalbiga ha iska siin ciyaal dhe😰❤
Nin Wangsan oo ixtiramkaga iyo qimhaga yaqaan ayaan kuu rajeynayaa
Saxiix wallahi
Kan hala xiro wab ay aydhaley meeshan horteeda ayu ugu hnjabaya kawaran she is right kafagow gabadha saqajaan batahey she is doing good job ❤❤❤❤❤
Inaa ku dila siduu u dhahaa cadeyneysa inuu dhimanyahay lagu dhufay dodonyhow uf abayo ilaah haku dhowro aduun iyo aaqiraba ❤
👏👏👏 Caqli iyo karti dulqad wnaag intaba allah wu ku siyey nacaskan go.anka ka gadhay wa kusaxantahay hada xitaa hada u laaban lahayd waxas iyo waxka daran markale ku raadin laha alx dheh hadiiba kan alle ku dhaafiyey neefka ah wuba qoslaya Xolaha tahay was walhi wa ku sugtay ciil iga qabtay Incha allh nolol farxad leh ku rajayanaya wlll
kan nin kuma noqonaayo waqtigaaga ha iska lumin walashey qaliga ah keep going 🙏
Subxanallah rabiyow gabdhahena noxafid 🤲
Aamiin yarabi
Aamiin yrbi 😢
M.a Dear sister you strong woman walahi Alle haku xafido.. mideda kle abaayo hadad farinteyda aqriso waxan waa xayawan ee is ilaali oo kaliga ha socon ... that is my advise 🙏🏿💯
Maasha Allaah abaayo mcn Waxaa thy Gabar qurux bdn oo Daganan iyo Edab ee u dheer tahay qofkana mar Hadii uusan Qiimahaga Garan waaye Ka soco Illaahey waxaa kaaga baryaa in Mid wngsn oo Qalbigaga ilaaliya Hakugu Badalo Sharaftada Wax walbo kaga Muhiimsan❤️🌹🧕
Hoyadi wasahan ilkaha dhadher ay ay dha lay weyi way kamuqata fatal nimadu wan kugu rac sanahay inad kadido xi dhidhka
Kalsonida leysku qaba wa midano kale m.A gabadhaan umaleyn maa inta arkay iney garayaan wllshei illahey garabkada ha galo☝🤲
Oh my god this girl she is so humble and beautifull
Nin jilicsan baa inanta heLaY wlhi hdan joogi lahaa Soodh baan la dhici lahaaa NacaLa Hoyadi ku YaaL
WaLaashaY Sharaf baad ledahay Guulayso Mr walba geesiyad baa tahay wlhi❤🙌👸🏻
@Hafza-26 wllO mcnn shukran ❤👸🏻🙏
Very clever girl sitha hathalka point ey hadleyso ayaba ka helay mansh allah
Gabar daacad ah waaye runtii💯
Gabadhaan cidmalaha miyaa raga soomaaliyeed ayagoo cadaw dabaal damiirlaawaha kabuuxay ayuu kana kasoo dhexbaxay dufkubax
Ilaahayow willkan hadey run thy arintaan madhaliis ka dhig ciqab aduun iyo tu akhiro tus allahuma amin
Abaayo ha habaarin allaha soo hanuuniyo dheh qofka waa Loo nasteexeeyaa🙏
Adiga maxa ka galay nacalda thy wasee
Wllhi waxan maqli jiray Dameerba dameerku ka fool xun yahay wuu ka haraanti kulul yahay sidas ayuu u yala markaasu gabdhan allha siiye qurux +daganaan+asturnaan+Caqli+ m.a alpo waxa thy qmgabar karti io aqli isugu daray heerka gabar looga bahna adiga ayuuba ku dhan yahay xifdullahi apyo asagana hortiisa ayuu ka heli dona balo qabdara badane ❤️🔥🙏
It's so sad to hear the mistreatment from someone who she'd trusted. But, the big lesson is NEVER go to a man's house or private room and other way round. Allah granted his protection over her from evil.
Wallahi kani waa xola caadi ah
Waxaas ayeey beri gabari intey nin modo ku khaldameysa.
Weli waa isla saxsanyahay waba jesjesayaba!
Gabadha walashey ah waxaan dhihi laha kartiida iyo goaanka aad ledahay weliga ku soco wallahi waa gabar aad u qima badan masha Allah😘💯👍
Doqon nimada u uhadlaayo ayaba iigu daran lkn ninkan in xabsi lasii mariyo soma heen
Hadan waba qosilaya yarabi no gargar 🤲🤲 abayo waxa tahaye tan ugu wangsan adunka💯✋
She is Amazing Wlhy Rabbi Ha ku xifdiyo wlo
Dagananta ka muqata 😢 quruxda wajigeda maskinimadeda mu damcay inuka faaideysto alle haku dhowro apyeh mcn❤
Horta nio Gabdhaha Qlbiga wngzn maxay nin bila Damir ah Oo Nacas aH un ugu beegman...💔😢
May Allah protect you Huuno...🧕🤍🤲
Waalhi warun wllo soorrry gabdhaas waa wallshiis okle lkn muu garn
Alla gabadhabi qalbi wanagsana ilahay ha ku xifiyo abayo qof qaymihisi bani admi leh ba tahay
Gabar Aqli, Aqlaaq edab iyo xishood Alle siiyey buu iska lumiyey sidoklena qurux iyo daganaan udertahay mahsllah walshey Alle umahadceli XARAMIGAN FOOSHA XUN marbaa hadu noloshada ka saray.
Gabadhaan yar waa miskiin lkn cadaw baa helay dulli ah 😏
Sorry abyo 😭
kani waa bastar
Lambar 1 wasaq
Ah waliba ceebtisa iney u qariso bey isku dayday lkn afka asaga farta ka haliye xayawaankas gabadha yusan dhib dambe u geysan araga ba dheh
Ganarey isku badnow waadba nasiib badan tahay hadiba illhey ka bad badshe nacaska afka dheerle
Kan qof wanagsan xita mustaqbal umaeko
War waxaan waa prank ama jiliin 😂
@@mohaakram2780 xaqiqatan lkn wa wacyi galin bulshada tanoo kale maso bandhigan
Gabadhu MashaAllah cizi sharaf karamo dulqaad intaba Eebe udhameeye❤,,,,,
Lkn garac dinty baa heLay, baqtigas baa kujidha wilasheena😭allow na astuur gabdho waxaad lakulanta ha qarsanina wilasha nila dhashy usheega medkisa haka tilabsadhan baqtiga🔪😡
Barito Waan so dhonani rabnaa Magteeda Lasoco 👍🙏 Waa ino bari inshaAllah 🙏
RAGEEDI KASO QAD🔥🤟🏽
Hadey ruun tahay kasoqaad waliba ilkaha kasodadi
Kan waaba doqon+nacas+sheydaan+munaafaq waliba gabadha wey usii ceeb qarinee waaba isla saxan yhy hush abayo guleyso duligaan allaa ka badbaadiye
Mashalah walhi gabadha waaa gabar dul qaaad badan abaayo ilahay ayaaa kaabad baadiyay 😭 walahi waaa naxay markuu yiri walahi hadaan gacan kuuqaaadi😭😭😭😭 alaxmadulilaah 🤲 hadeyba abni kusugan tahay koley waaa ridwaaan iyo kaamira maaanka
Asagoo xumeeyay ayeey mustaqbalkiisa unaxeysaaa ooo ay kameermeeraneysay iney joogto qabadkiisa walahi boqorad aaaan lahilin Karin ayaaad isdhaafisay ilahay amarkii allow inta wanagsan isku,aaaadi😭
Umuusan qalmin runti Alxamdullilah ilahay ayaa dhaafiyey
Gabdhaha aadka u wanaagsan oo diamondka ah aan lawada helin
Maxeey raga xunxun ugu dheeldheelan so painfull😭
Indhahayga ilinta waa ka celin waaye runti
@@khadrabintusheikh8862ragga inta xun alllha soohadeeyo haa walahi dheeman ayuuu isdhaafiyay Mana uqalmin
Kan down weeye ku waasaa raga ku jiro dadnimo xataa lahayn indho adag isla quman.
Gabadhaydiiyey kan allah ayaa kaa badbaadiyey hadana go,aan fiicanaad qaadatay waad mahadsan tahay adiga iyo ridwaan.
Gabadhu sida ay udaganthy oo uqrux badanthy xishoodka io asluupta wllee gabadh ayaa kusoomaray lkn waa dayacday oo haddana jesjeska ka'daa lk mar un nabsikeda wuu kasoo ifbixi insha allah😄😄😄😄😄
masha allaah waa gabadh yar oo sharaf le wuxu ku ceebaynaya guur hore adoo somaray ba ku yeelay. balse khaladka inta leeg na dheel dheel bay latahay habaryar nasiib wacan kano kale allaah haka bad badiiyo uma qalantid xoolahan. xita khaladka u galay way la yartahay gabadh sharaf le muxu nin xumi ku dheelay❤❤❤❤
Ridwan lajan runtii hada gana uma qadi kardid waaaaw masha Allah horey. Usoco
Masha allh was fariid allaha kudeysto walaal qali waa inan sharfan qof Ka wanaagsan Ku rajeynaya walaal
😭😭😭😭😭😭😭😭 im soooo sorryyyy abayo mcn💔💔💔💔💔💔 you are a beautiful girl Masha’Allah. Stay strong abayo and don’t ever go back to him. NEVER EVER🥺🥺🥺🥺 he is not a man. Waa doqon xaasid ah😡😡😡😡
Waxan rajaynayaa wiilkan ehelkiisa inay ka jawaban sidu gabar miskiinka ah u galay siiba gabdhaha la dhashay walaal ilma adeer ilma abti iyo habarwadag edo habo hooyo kuligiin hadi ad aragtan tusa wiilkiina in aydan idinku jeclayn in sidan layla dhaqmo aydan raali ka ahayn in wiilkiinu gabadh sidan yeelo plz bara wiilasha sida gabdhaha lola dhaqmo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
xaqiiq gabadhan waan taageerrsanahay waayo waxaa kamuuqda xanuun badan 💯💯💯
wlhi gabadhaan waa gabar ii maan leh lkn nacas unbeey wahel ka dhigatay gabadha wanaagsan mahesho nin radeed mashaa allaah allow ku dhoorw my sister
Nin ku jecel kaama tago 🙂 intaas waa iga wano abaayayal ✨️ iska taxadara ❤️🩹🥷
Thanks🥺powe
Masha Allah shukran wll qaali
Lkn Hadu iga aamusi oo iso labto ma ijecel yahay
@@maryamadaud8856 waa laga Yaba in uu dacad ehen uu rabo dabin kale Inu u dhigo
@@xananmahamuud383 haa wlh inan Isla ilaalsho waaye xita ninkaas gur ayu iso ban dhigatay wan ha shinah Inu rerka iga donta dhineed halmaru miriq yiray lagu si qad sase tahay neh qarabo Aya nahay Wana nin weyn oo shaqesta😭
Waxan codsanaya gabdhan family keda in aysan dhayalsan ninkan wajibkisa hala mariyo wa gabar qurux dhowrsanan io caqli alle isugu daray uma qalanto doqonkas qaladku kusameyay wa in u kashaleya ciqabtisana mara wa xoolo nol wllhi ya ximar ya xayawan uma qalanto gabar somaliyed doqon an aqon gabar qiimaheda ilka dhere wad mari ciqabtada inshallah
Asc onima qofka eey ugu qorantahay ayan fikirka laaqaba qoralked nin kaas abal kisa haa lamariyo gabadha familkeda hadan laga abal marinin gaabar kale ayu sidas iyo sikadaran ku sameyn kaara nin kaas 😭😭😭👍
Wxaaba aniga cabsi Ka qabaa maskiin kle inuu SAA kadarn u galo bastrka madax in laga garaaco uu istaahilaa
Wilkan iska ilaali abayo wayo qofan wax sameyn ayu iska dhiga ha isku aaminin wayo gabar yar aya tahay
Allah mexee niman badan gacantooda isku dhaafiyeen gabdho wanaagsan dibna uga shalaayeen gabdhan quruxdeeda iyo asluubteeda waxaa udheer aadey udagantahay iyadoon buuqin emotional noqon bee si geesinimo leh oo aqliyeeysan usoo gudbisay wexee cabaneysay ilaahaw rabiyow nin fiican oo qadariyo usahal yaarabi kadhoow bahalkan camal
Walale dadka meeshaan soo fareesta waa dad aan aqlaaq laheyn waxeyna u badantahay in ay isla ogyihiin