Wiilkani wuu saxsanyhy haduuna qofku guur diyaar u ahayn maxaa la iskala hadli ee waqtiga waan ku jecelhy ugu lose gryni qof aan xalaal kuu ahyn keep going brother you're right ✅ 👏
War gabadhan dulqaad badana wale qofka siwalba aan u jecelahay, haduu Respect laheen wale blok udirilahaa, xaata qof aan bari aqoon jiray kama dhigeen. Xushmada Wax walba kafeecan qof aan ku xush meeneen see u jecelaane sis come on. Waan kula talina ninkaan dhagaha ah jecel kiisa iska ilow. Waligaana qof xushmad kusiineen ha jecelaan sis. Qalbigaagana marka hore la sheekeeso , oo kan ku jecel iyo kan kale waad kala garan. Illahay mid ku jecel haku siiyo❤️dnt ever give up sis💪🏿
Haa lkn dadka qaar baa straight forward ah mar hadeey go’aan gaaraan wey gaareen hadii Huud iyo Cancaam la akhriyo marka la isma garanaayo ciyaar iyo marka uu qofku go’aan kuu keeno war cad sii oo Rabi talo saaro
@@bastoonxuseen1434 Haa sxb 3sano ku dhawaad baa xariir lgu jiraa Asagu guur buu rbaa Ayadu ila meereyso aan ku dhuuqee wadaa Lkn wey nasiib xuntahy xaliye baa soo paxay Legendka wuu dhageestay inuu daan yeer yahay ogaaday dulqaadkipaa ka dhamaaday nin go aan qaatay waa suu uqaate wuu ganbiyey😁😁👊
3:10Gabadhan iyadaa khaldan anaana kuu sheegaaya khaladkeeda Maadaamoo guur u soo bandhigay oy guurkii ka meeraysatay maxaa laga sii wada hadli hala kala danaysto the legend caadi weeyi💯 Ma ahin inaan gabadha ka so horjeedo balse xaqiiqda ayaa sidaas ah
@@mohaabdulaahi9239 wayo hadal qimo bdn ayuu yiri dadkuse ma fahmayan wuxu yiri walaley an guurka dhigo ayaan ku dhahy wana iga amustay ana sheeko iyo dhafar ma rabo wa hadal nin ragihi ku hadlo raga nocasana adunka waba ku dhif nin waqti lumps didaya walhi wa nsab
10:22 Wallhi Qosolku iga dhameye Wiilkan😂😂😂 Haduuba Guur kusoo Bandhigtay Walley intee U soctaa Waba jeceshehe Maa iska Aroostid😶 No More Waqti Lumis🙅🧭😂
Swears I agree with you,it’s sad reality that when someone ignores or rejects you basically it’s nothing to do with the one being ignored or rejected it’s everything to do with the other person. It’s okay to be heartbroken 💔, but it ain’t okay to tolerate disrespect and humiliation in the name of love
@@financialrevolution5560 wlal, in oo sas ula jeedin ayaa laga yaabaa ama af somali qori diisa ku adagthay. Woxoo so qoray, weligaa naftaada qiima heeda qof aan qiimeynin ama waxna kagalin ha ku qasaarin. (self
Ridwaan gabadhii Fatuush ee wiilka waalikood isku diideen PART 7 bilaa caleeg ii soo qabo gabadhaas 20 years baan Fatuush oo kale raadinayey. Fariintan waa kugu qaan😢
Run iyo ilkaba wa la cadeeya sheekadu wad i dhafrisa ka wayn walashayey 🤘ninkan naag ba u qarsoon wad aragta sida u jawaabta kusiinayo ee tasho intad qalbiga adkeysato 💪❤️mida kale nin naag ujecelyahay intas kama maqnaado ☝️ragga waxbo ma qarin karan xaladu ku suganyahay hadalkisa ka dareemi karta mar haddu kunaco si kasta hada samaysid qalbigisa soma jeedin kartid ee ogada gabdhow☝️dumarka waa jirjirolayal waxay kusugantahay ma fahmaysid lkni ragga wad fahmaysa ma qarin karan
Gabadhaa talo siinayaa abayo nin saan dhan ahmiyad looma siiyo lamana woco wayo markaa wanag tustid xuman iyo nacayb buu ku tusayaa marka booskad adi wacaysi isagu hakusoo woco hadana horay uga soco oo nolol kale masayso good lucky ❤
😆 🤣 😂 😹Haa wllhi lkn marka kaftanka laga tago,, sida muuqata xariifkan in gabadha uu ka tago ayuu rabay marka jaanis ku helayna wuu ka faaiideystay,,, sida muuqatana nin guurka uu sheegayo dhabka ahaa ma ahan
@@markobablosena2899 walhi wa ila fahanty dumrku wa is fahmaan tan jaceyl maka muqdo xaqiq wilkaa jeclaa lkn wuxu yiri arinta gur aan ka dhigno ban ku iri adna wad amustay Wa run shukansi anan guur laheyn wlhi talefan nafta leyskaga qadaa ma ficno
@@markobablosena2899 naagu waa isku cadaw meel kasta iyaga raga uga horeeya gabadhan way jeceshahay iska guurso maha waa inay ka firsata hadu rabo kama tageen
Nin Rageed Dulqaad Badan Baan Arkaa Oo raba Waqtigiisa Inuu Ka Faa,iidaysto sheeko Badana Ka Door Bidiya Guur Respect 👏 Is daji Huunooy Habeen Iyo Maalin Wax Hadlaya Ma Jiree😳🙈
Haa abyo saas aa fcn ma fcn wicitanka bdan qofka wuu kuku nacyaa lkn waxaa ka fcn markasto in uu asi muhiimada ku saarayo oo ku soo wacayo Allh hakuu daysto lama wada heystee❤️🥰
Haddii qof aad is jecleedeen kaa taago, ha murugoon, ha matagin, ha is gubin, cuntada ha ka soomin, heeso badan ha isku maaweelin. Fiiri naftaada in aad nooshahay oo neefsaneyso ka dibna horay u wado noloshaada. U sheeg qalbigaaga in qof kaa tagay ee aysan ruuxdaadi kaa tegin
Maasha Alaah wuu sax san yahay waana nasiib daro in qoftii dumaka ah ay rabto qof ajnabi ah intaas talefan waa xaaraam. 2 rakaco salaad istikhaaro tuko ka dib go’aan gaat. Sideedaba qof camal la’aan wax in lagu darsado ma ahan
Ku Sali Rasulkeena Qiimaha Badan Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Salalahu alleyhi wasalam
@@saharajumale5095 Allaha Ku barakeeyo walal ii soo booqo channel keyga waa mid diini ah Mahadsanid
Scw
@@sahantoosan9083 in Sha Allah walal
Haddii aad aragto magaca Allaah love saar 💟💟💞🙏
❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
Salalaahu wasalam
Wiilka hanaga dalinin
Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍😍❤❤❤
like saar
صلي الله وعليه وسلم
Scw scw scw scw scw 💟 ♥ ❤
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Scw
صل الله عليه وسلم
Aankusalino xabiibkeena nabi Mohammed (SAW)🙏
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sçw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw 😍
Scw❤️
𝗦𝗰𝘄
war ninkan inuu legend yhy intii aragtay like saara🤣🤣🤣🤣
𝖶𝗅𝗁𝗂 𝗐𝖺𝖺 𝗇𝗂𝗇 𝗋𝖺𝗀𝖾𝖾𝖽❤
Dhakh😂
@@MaidoYusuf-ev2uo mxeya kk
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
u Naxarisanayaa."
Ku salli nabiga Scw❤🥺🕋☝
Waxan maqli
Jiray dhagax biyo
Kuma qar qaro
Kani meel kala
U cad
Sallallahu Calaa NABIYiNAA muxamed scw scw scw
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
Zcw💝
Inti xabiibkeena jecel like dhac ku sii
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍😍❤❤❤❤
Salallahu caleyhi wasallam
صلى الله عليه وسلم
Scw
Aarmee prank tahay waxani somali jiliinkaa ku batoo lama aaminee
Scw
Very gentle and straight forward guy. He showed respect. He said he proposed to her but she refused the offer.
Wa nin nool walahy
😂😂what respect did he showed her bruh you are out of the line
She was asked about marriage n she went around the bush. Y would he entertain anything frm her?
😅😅😅😢
For being straightforward
Wiilkani wuu saxsanyhy haduuna qofku guur diyaar u ahayn maxaa la iskala hadli ee waqtiga waan ku jecelhy ugu lose gryni qof aan xalaal kuu ahyn keep going brother you're right ✅ 👏
Aad iyo aad wiilkii baa yaabaan 😳😳😳
Wlhi beentaada ma ahan waad saxantahay iyadu shoobin in loogadgado lee amaa rabtay hadhow a banaanka ooga tagto
Wuu lafahmey asiguna
Qofki hadaa danta tada kawesay abyo ani gurka hada diday inta iga egthay ladhahaa hadalkisa ixtirambo kama muqdo wuu qaldan yahay
X@@daciabdirizacqyariisow8098xolo ilahey
Waxan ani mala yacni ayan u arka😂😂😂😂😂😂😂 ya ilamid ah 😂😂😂
Hadane waa dawabeysa 😂😂😂
@@ilyashayale4560 ma ila aragtay 🤣🤣🤣
Waa maalayacni
Dadka xiyaanada badan ee shakiga badan ayaa iska so xadiriya meshan
Haa Ani ayaa kula walhi
Anih
never lose your self-respect for someone who doesn't care about your feelings and emotions
Mr cadi waye
@@saidoabdi3687 aad baan ugu xumahay xaqiqatan Yaa Rabi 🤲🏻☝️
I am very sorry for this fact. This one has shamed the Somali youth. My heart aches for you
Bt to be sincere the guy is right
💯
this guy speaks the truth no one need 24/7 talk
Waa runtii
Hadal waqti lumis ah bay wadaa.
Ilaa waagu kabaryo maxaa la’isu sheegayaa jacaylka waagu ubaryayo iyo aneemiyadiisa ha’iska maqnaado.
But He can talk her pro🧠
So in short u mean there is no need for talking?kan jaahil waah,a women does not deserve such treatment
The most important part of your life is ALLAH, WHEN YOU CONNECT TO YOURSOUL TO ALLAH, YOU NEVER BE DISAPPOINTED.
Exactly 💯
markaan soo baxayay Ayaan shaydanka iska soo naray kulaha Legend 😂😂😂
😂😂
Call ka bdan waa lesku nacaa gabdhow kadaya wiilasha😂😂
Naga daaya waa la idin soo shaqaynayaa
@@maxamedcumar9391 😂😂😂😂😂😂🥺🥺🥺saas miyaa haye
Hadaba waco wuu iga aba fiican yahay
Call 📞 is daba joogaa
Halaga tanasulo😁 ha noqonin qof marwalba , la helo , cidii igu raacsan like iisaar😉
Sax😅😅
Walal Ridhwan dadka haku qoslin waa iga wax sheegid walaltimino ayaan kugu sheegaa, MshAllah horay usoco.
Kkkkkk wlhi kuwaan wax lagu qoslo weey yihiin. Wiilka ruux waalan ayuuba u egyahay kkkkkk sida ay u hadlayaana waa qosol
@@sumadqaran 😂😂😂
@@sumadqaran waa qaldan tahay ina sidas u yastit dadka.
Wlahi gabartan malin ayan ku argay islii lkn lambar keda ayan wayay yaa ila soo xiririyaa
War gabadhan dulqaad badana wale qofka siwalba aan u jecelahay, haduu Respect laheen wale blok udirilahaa, xaata qof aan bari aqoon jiray kama dhigeen. Xushmada Wax walba kafeecan qof aan ku xush meeneen see u jecelaane sis come on. Waan kula talina ninkaan dhagaha ah jecel kiisa iska ilow. Waligaana qof xushmad kusiineen ha jecelaan sis. Qalbigaagana marka hore la sheekeeso , oo kan ku jecel iyo kan kale waad kala garan. Illahay mid ku jecel haku siiyo❤️dnt ever give up sis💪🏿
naagta qaldan aya tageray nink guur ka diiday intaas k bacdi mala shumina 😂
😀😀😀😀Hashim aboowe haday diiday inay tijaabinaysay laga yaabay . Lakin inuu saan ugalo ma aho.
😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaas comati qurxis kaatahy habeen iyo maalin inad u oydo Wan ogahy
😂Nasro never faarax qiimahayga Iga feecan sis.Qiimahayga hadaan waayo, naftayda waayay😝
sidee u tijabiney ninka guur ayaba ka raba sidee ugo adkeynw
This guy must have taken Baba xaliye's lectures seriously. He has graduated Xaliye's school of thought. Thumbs up for such a decisive man.
I laughed for real wlh. Good one, bro.
He is a legend.
Wlh ninyohow qosol bad igudishe😮😮he must be from xaliye University😅😅
Kan naftisa ayuu ubaqaya Dhiglan ayan qadaya ku laha 🙄😂😂
Wiilka waa saxsanyhy wada cad u maro aan ku guursado dhahay wa diiday 😂😂😂 lkn wiilkan funny wye biyo maxy iga dhibee kulahaa hdaa tirtiraa
Laba dhan caadi waaye meel iiroon male taagan yhy xariifka 0.3 ku badiyay dey way oynaysaa kulahaa😅😅🤣🤣
@@FUNNY_VIDEO220 😂😂😂😂😂
😂😂
Ha wll wa sax gabadh hadesan guur diyaar u aheyn waqtiga yeesan ka lumin
Waa daadis fooqal daadis1😂😂😂
Gabadha qalbiga ayay ka hadashay wiiilkane gar ayuu leeyahay marka waxan rajaynaa in ay dib u midooobaan Jaceyl xanuuun ❤
Maasha Allah garyaqaan ayaad tahay
Haa lkn dadka qaar baa straight forward ah mar hadeey go’aan gaaraan wey gaareen hadii Huud iyo Cancaam la akhriyo marka la isma garanaayo ciyaar iyo marka uu qofku go’aan kuu keeno war cad sii oo Rabi talo saaro
Subxanallah!!! Maxaa waaye gabdhahan howl la’aanta ah oo nimanka habeen iyo maalin wacanaayo. Gabarey wax qabso ee naftaada ku dadaal. Habeenki seexo hurdada caafimad waaye. Hurdada ka muhiimsan ninka. Wax baro, shaqeyso. Ninkan ka daba har. Jaceylka meel kuxir.
waa gortaa oo xaja daada kuu dhegan saan hadal kaga ka fahmy
Alla ya cizak sharaf baa leedahy wll guurku waa calaf dooq hdii laisku guursan lhaa dad bdan isku guursan lahayen
Side iga marntey kulah iyad ma dhashey maxa
❤❤❤❤❤subxaanalaah waligaa qofkaasiijeedo lama dabaordo Abaayo kadhamaw wiilka hadal ayaad kabadisay raga hadalbadan majeclo hadookusoowacay lahadal hadona kusoowicin hawicin adi ayaa dheyman ah haisliidin abaayo koo kawanaagsan ayaad heli in sha alaah
Legend legend dhalay Allaa wiilku Run badanaa Marba Qofka hadii uu Mustaqbal kaa rabo aa iska leex leexisid waqti maxaa iskaga dhuminee
Dadna iyagoo is jecel oo in ay is guursadan rabaan aa leysku diidooya iyadana mid Mustaqbal ka leh heesatay asee iska dayacday M.a Wiilkana waa wiil Caqli bdn Allaah Xafido Inta is jecel oo Mustaqbal iska lehna Allaah isku Sahlo asagana mid Qalbigisa ilaalisa ugu duceeye in uu Calaf illaahey ugu daro
Aqli badan ayaad thy wlhi intaas dumar badan mafahmayaan caadidaa miidhan ayay la ordayaan
Shaydaanka iska naar may lasoogadhy😢😂 dulqaad iga dheh, jacaylba qalad laga fahmy naa tellkisa u nabad gali wad idho adagte😉🤔😏
🙈😂😂 wllhi waaa dulqaadki oo qufa iga IL adag😂😂😂
😂😂😂😂
Hhhh
1: Xaliye buu dhageestay legend kaan 🙌
2:gabadhu hdey mgcaada kgu wacdo waa daacad🤲
3: gabadhu hdee call ka kgu badiso kaligeed daanyeer ina unoqoto rbtaa👊
4: hdee guur kaa rabin uganbi👊 walalkeyow intaa macsi gali laheyd❗🥺
5: gabdhaha maalinki markaad shaqeyneesaan intey idiin seexdaan ey habeenkii xiligaad jiifan laheyd dhafar kgu bedelee ogow beri subax ayadu shaqeyn meyso hurdada lawo mar ey ku cel ceshanee kkkkkkk🤣🤣👊
Absolutely
🤣wllhi runshiig adi weye
Iga wlle ardaydii xaliye wee ninkani legend always legend adka loo baahan yahay
@@bastoonxuseen1434 Haa sxb 3sano ku dhawaad baa xariir lgu jiraa
Asagu guur buu rbaa
Ayadu ila meereyso aan ku dhuuqee wadaa
Lkn wey nasiib xuntahy xaliye baa soo paxay
Legendka wuu dhageestay inuu daan yeer yahay ogaaday dulqaadkipaa ka dhamaaday nin go aan qaatay waa suu uqaate wuu ganbiyey😁😁👊
@@dalmaryare905 tnx sxb legend ka waala karkariyey kuleel asoo kabaxayo uu xaliye so paxay hda wuu ganbiyey😁😁👊ayadii bey wax ku baq baqeen macsi iyo daanyeer nimo rbtey🥺🥺🤣
Wiilku dantiisu garanaya hurda udaran xage usocota kulaha😂😂
Ani cml wye👏😂😂😂
Ani adi ma isku qabsanaa😍
@@hanibisharhassan3353 ani adi ma isku qabsanaa😍😍
San ufahmey gabadha waa bilaa howl rabta inay marwalba asi howlkadhigato hhh
@@layohayow7058 😂😂
3:10Gabadhan iyadaa khaldan anaana kuu sheegaaya khaladkeeda
Maadaamoo guur u soo bandhigay oy guurkii ka meeraysatay maxaa laga sii wada hadli hala kala danaysto the legend caadi weeyi💯
Ma ahin inaan gabadha ka so horjeedo balse xaqiiqda ayaa sidaas ah
Muu kaqabto telka oo usheego intaas muxuu udhibay
@@degelkhayr horuu u dhahay arinta guur aan ka dhigano iyadna way diiday dee maxay ka soowici dhiigiibaa ka yaraadee😂3:10
@@nuuradiincade6877 hadii uu oranlahaa intuu kaqabto hadii aadan diyaar ahyn kuumala wadayo ma umalyn inay uyeerilahyd ayadaaba inoo sheegty inuu 5 bil kaqabn mida kale iyada maahyn miyaa ciduu lahadli jiray haduu bilaa dhiig noqday soo ayaduna manoqon? Narcissist baa umalyn inuu yahy
Gawar ban ahay lkn fikirkaga kulaqawa walalkey iin waqti liskadumiyo wa wx lagaficnyhy, call/chat micna masokordinayan hadhi hadafki aad lehet aqonsanen
@@iqrahassan9608 sidaa weeyi wllshy call la isku daaliyaa oo meel u socda jirin nafta uunbuu dilaaa
Too much of your presence kills your importance ☝️💯
That's true. You call less but when you do call. Make it unforgettable
Exactly 💯
Gabdhahan Maxaa waye aan guurka rabin oo sheekada diyaarka u ah Subhanallah
Qofta hadey dan leedahay aan is guursano ku dhihi lahayd legend aa tahay sxb nasiino iska qaado🥰
Gabdhahu waa cajiib walahi nin legend ah oo qiimohoda garanaya ayay katagaan midxun oo nacas ah oo aan qiimohoda garanayn ayay iska jeclaadan.
Ana gabadh ah aya yabaan Wallahi, guur jaceyl ka wayn maxa waaye
7:06 "...lkin duni oo dhan adaa ii ahaa " Hadal aad ii taabtay💔😥
Caadi waye mxaa
Wan ku dareemi kara qof dhimbil ah baa kuso maray adigana sagaxada tagtay quus iyo rajjo xumo lakin Dadko dhan isku miisan hawada saarin wax caadiyaba majiro waa qalbi wax jecel oo quus taagan
Waxaas waa matalaad haday ka dhabtahay may aqbasho guurka
Nacam wlhi qof aad ku daashay ayaa bari kugu daali doono mar aad ka jartay qslbiga
@@itsmejaabir damr lawe gabadha ha xumayn
Wlh this guy is a living legend
Wankuwata legend
May Allah preserve and protect our our youth and show them the right way.
Ridhwan it's not good to laugh at people who are going thru emotional disress! 😢
Ridhwaan dabacadisa waaye
I agree with you not gud to laugh at them
Jiliin waaye saxb,sidey muuqaal ku noqotay sheeko laba qof OO xiriir ka dhaxayso.
Never happen
Wax lagu qoslo weyba tahy maxa yely booskaas ayada isdhigtay oo ah ninka inuu sidaas ugalo aaway dhiwrnsanati dumar aaway alle ka cabsigii aaway self-respectigeeda wey istaahisha maxa yely waa qofka tagtay tarbiyada waalidka diinteeda iyo xushmadeeda dumar ahaan
@@pescurlers9845 even if this is only acting still its disrespectful
this guy is a living legend
I hope a man like this meets your mom sister and future daughter ameen
he dulayste fulay ah oo xaqiiqda ku dhici karin,,wuu liita
gabar yar oo qaraartay waxee rabin iska dhahday waaye lkn gabar wax jaceyl inaa tahay waa ka daremooya lkn ilaheey qalbiga haku qaboojiyo 😢😢😢😢❤️❤️❤️😇😇😇lovoow nacala abuug aa tahay dad aa is rabin maxaa mararka qaar u dhax gasha qalbiyada dadka ka jibisaa 😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂 waa iga qoslisay wlh Abdullahi yare keep going bro
Wiilku wuu saxan yahay marba hadii uu yiri anku guursado oo ay ka meer meertay waa rageedi wilka❤🥰
Alxamdulilaah jaceelkayga waan ku Kal soonahay 😍😍😍😍😍😍😍😍
Waa Jilin waxan inta fahmaysa farta taaga liké isaara☝️😀😀😀
Hal lug ku raftay😂😂😂 waa kaa nasan waayay kulahaa😂
Qalbi xanuunkan miyaa lug kurafatay? Yaahuuu aduunyo kuu dhiman
😂😂😂😂😥😥😥
@@shamsofarasle8198 labadoda qofka dhibka qabo wa wilkan is iri
@@nimcosiyad4858 ani xataa sababta oo ah wiilka hadalka dhibaaayo ciil haayo gabadhana kama qasno ateenshinkiisa qiimeeye
@@mohaabdulaahi9239 wayo hadal qimo bdn ayuu yiri dadkuse ma fahmayan wuxu yiri walaley an guurka dhigo ayaan ku dhahy wana iga amustay ana sheeko iyo dhafar ma rabo wa hadal nin ragihi ku hadlo raga nocasana adunka waba ku dhif nin waqti lumps didaya walhi wa nsab
3 Sano niin ma shukansan wlhi madax xanuun iyo wareer wan ka raystay nolosha u fcn ee aad ku noolan karata waa single nimo 💃💃💃💃💃
Me too
Ani adi ma isku qabsanaa😍😍
@@hamdiab9532 ani adi ma isku qabsanaa😍😍😍
@@ismailiidow8572 meeshada iga joog eedo🤣🤣🤣
@@whocareiamaloneinlife3577 maxaa dhacy quruxee wiil somaliyed ahay inaa isfahano laga yaabaa somhn
Ninka rag goankisa inu ka dhabeyo aya muhim 👍👍
10:22 Wallhi Qosolku iga dhameye Wiilkan😂😂😂
Haduuba Guur kusoo Bandhigtay Walley intee U soctaa Waba jeceshehe Maa iska Aroostid😶
No More Waqti Lumis🙅🧭😂
Qofan kujeclen lamaqasbo
Saxiix waaye lkn ayadu waxkalaa rabtay filaaaa hayeey dooliga
Never lose your self respect for some one who doesn't care about your feeling and emotion
Maxaad akhriday? Kuma fahmin. Muuqaalka aad dawanayso Af-Somali ayu ku baxayaa dadka aad comentiga uso qorayso inaad luuqadoda kula hadasho baa wanagsan ileen cid kale oon somali ahayn kuma jirto meeshee. Waxaan u malayn Qof liita oo dhaqan ka carar ah baad tahay Yaab!
Swears I agree with you,it’s sad reality that when someone ignores or rejects you basically it’s nothing to do with the one being ignored or rejected it’s everything to do with the other person. It’s okay to be heartbroken 💔, but it ain’t okay to tolerate disrespect and humiliation in the name of love
Fact
@@financialrevolution5560 wlal, in oo sas ula jeedin ayaa laga yaabaa ama af somali qori diisa ku adagthay.
Woxoo so qoray, weligaa naftaada qiima heeda qof aan qiimeynin ama waxna kagalin ha ku qasaarin. (self
Ridwaan gabadhii Fatuush ee wiilka waalikood isku diideen PART 7 bilaa caleeg ii soo qabo gabadhaas 20 years baan Fatuush oo kale raadinayey. Fariintan waa kugu qaan😢
Abwe fadush waa Aniga walshey hadii aad u Bahantahy Aniga kula xirirsiin
@@ubahcabdulahi8039 thank you walaashay private ahaan iila soo xiriir sii.
@@ubahcabdulahi8039 e-mail kan igala soo xiriir
Waa ikan😊
Aniga ku hayaaa
❤KUSALI NABBIGA ❤SCW ❤SCW ❤SCW 🤲🤲🌻
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
Kan waa indho adaygii oo qof ah
Walhie waa ba funny ninkani 🤣🤣
Run iyo ilkaba wa la cadeeya sheekadu wad i dhafrisa ka wayn walashayey 🤘ninkan naag ba u qarsoon wad aragta sida u jawaabta kusiinayo ee tasho intad qalbiga adkeysato 💪❤️mida kale nin naag ujecelyahay intas kama maqnaado ☝️ragga waxbo ma qarin karan xaladu ku suganyahay hadalkisa ka dareemi karta mar haddu kunaco si kasta hada samaysid qalbigisa soma jeedin kartid ee ogada gabdhow☝️dumarka waa jirjirolayal waxay kusugantahay ma fahmaysid lkni ragga wad fahmaysa ma qarin karan
Gabadhaa talo siinayaa abayo nin saan dhan ahmiyad looma siiyo lamana woco wayo markaa wanag tustid xuman iyo nacayb buu ku tusayaa marka booskad adi wacaysi isagu hakusoo woco hadana horay uga soco oo nolol kale masayso good lucky ❤
Wan kugu racsanahay hadu ku qabo xita lama waco asiga ha ku soo radiyo naftada la qimeya asiga ka so daba walanayo
@@هنادي-12 kaligis Aya kuso waca miya 🤐wale garoob nimo Aya ku dhamasana🥵
Adiga hadii Aad wici weysaY yaku sowaca
@@mohamedabdirahman6553 asaga lee ha iso waco ani hada wacayo wa ina Dan ka leyahy
@@ilhaanilhaancumarabukar7660 nin Aa jeca shahaY Aya kaligis kuso waca miya 😌
Wax walpa cadi wye😂😂 Waba funny kan😂 wlh 😂😂😂
😆 🤣 😂 😹Haa wllhi lkn marka kaftanka laga tago,, sida muuqata xariifkan in gabadha uu ka tago ayuu rabay marka jaanis ku helayna wuu ka faaiideystay,,, sida muuqatana nin guurka uu sheegayo dhabka ahaa ma ahan
Keeps goings my brothers ridhwan isaq another's levels 💯💘💪
Hhhhhh kani wa legend
Ridwan deserves more subscribers 👏
Never be too much available for someone otherwise you will lose your important ☝️
Abayo aad baan ugu xumahay xaqiqatan Yaa Rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻☝️.
Gabdha way jeceshay wiilka lkn wiilka howla kale ku furan sxp qof ku jecel lama helo bal isku noqo ❤
War iyada xitaa majeclo Waqtiga ine ka dumiso rabta wilka
@@markobablosena2899 walhi wa ila fahanty dumrku wa is fahmaan tan jaceyl maka muqdo xaqiq wilkaa jeclaa lkn wuxu yiri arinta gur aan ka dhigno ban ku iri adna wad amustay
Wa run shukansi anan guur laheyn wlhi talefan nafta leyskaga qadaa ma ficno
Abaayey maxaad ubaryotameysaa agah kan iskadaaf rag waa badanyahay
@@nimcosiyad4858 lkn markankowad inay xishotay laga yaba asna markii kowadba wajaray
@@markobablosena2899 naagu waa isku cadaw meel kasta iyaga raga uga horeeya gabadhan way jeceshahay iska guurso maha waa inay ka firsata hadu rabo kama tageen
Ninkan wa legend runtuu ka hadlay haduu danta kala hadlay guur. Talafoonku muxuu taraa sxb horey usoco
Ogaadeen jaceyl maxuu ka kasaa😂😂😂😂
😂😂😂
Markaan sobaxaayay ayaan sheydaanka iska soo naaray kulahaa😂😂 kan waa lajan runtii👍
Nin Rageed Dulqaad Badan Baan Arkaa Oo raba Waqtigiisa Inuu Ka Faa,iidaysto sheeko Badana Ka Door Bidiya Guur Respect 👏
Is daji Huunooy Habeen Iyo Maalin Wax Hadlaya Ma Jiree😳🙈
Wlhi waa sax
Maxey la dhaqmi la dahahy waan qof adag qoftane Sey uhadleyso
Waa yaabe dumarkan maxaa liidashada ugu wacan quruxdaas iyadoo leh inay nin isku bahdishaa aniga ilama fiicna inta igu raacsan 👍
@@ubaxjaamacsaxardiid3274 xbbti kaas oo kale illaahay baa laga magan galaa sidee nin yar oo somaliyed kuugu jees jeesi
Ana maba isoo wacdo ayaa gabar ula degaalaa adna masaanaa sxpow 😂😂🤩
😂😂😂aduun waaye wan isilaliya haloow makusowacikara hebelow dhaha lkn alxamdulilaah marka niyesto inta wacin call ayuuba igahorkeena farxad darema markas sababto ah wan rabay Codkiisa 🥺🥺🥺dad ine lajiran udhaha iyo ino meel munaasab ah joogo maahine maxaa isowacday umadhahayi inoo idhaho
Haa abyo saas aa fcn ma fcn wicitanka bdan qofka wuu kuku nacyaa lkn waxaa ka fcn markasto in uu asi muhiimada ku saarayo oo ku soo wacayo Allh hakuu daysto lama wada heystee❤️🥰
@@yazminabdlemoha9389 aamiin abaayo
Qimaheda ayey kasi midaaa walalo gabar qima leh ayaa sida ah kufaraadeyg
Waa runtiisa no more wakhti lumis xalimo kuuseey 😂😂😂
Ridwaan runtii aad bad u mahad santahay.
Mawduucyadan aad badan u xiiseyaa.
Thank sxb
Ankusalina Xabibkena MOHAMMAD (s.c.w)
Otherwise Love is not talking 24/7
10 minutes is enough
SCw scw
Scw
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
scw
Ninkan Waa doqon gabadhu se Waa fariid cod kar ah masha Allah
Gabadhyahay waxaad tahay gabadh qurux badan baad tahay oo fariida ee kan wax haku darsan meel kuma gayn doono
Guur way diiday maxy rabta marka iyadu maxa losheekysanaya hadi an lasguursan yaduna way diiday
Wa gabadh qurux iyo aftahanimo isku darsatey alxamdulilah hdii Alle kan ka kaxeeyey, alle qalbiga hakaa reebo wllo
Strong woman 💪🏻
Daganaan iyo wuxuu isku darsaday in uu danahiisa ku ekaado. Legend bravo .
Wow what gentle man I love this conversation
Legend waaye runtii, horey usocod qofka laga waayy waa la diraa.
Dhiig la’ anta ada u bahan
Mahoo😁
🤣
Biya Mxay Iga Qaadi Karaan Hadan Tirtiri Karaaye 😂😂😂
😂😂😂😂😂
@@xiisibrahim4307
Aamu Ha qosline 😂
Laba kal daran wye 😂😂😂
Real man wllkis go ahead
If the main purpose of relationship is not marriage then it is no longer important to uphold it
Lakulan jacaylkaagi hore waaba barnaamish funny ahba ileen 😆😆😄😄😄😂😃😂
This guy is real 24/7 chatting is crazy 🤔
Kkkkk
Ninkan isku class baan ahyn wxn wada dhigan jirnay xaliye University hambalyo cilmigaad brty baad bulshadaadii ugu adeegty
😅😅😅😅 bisinka hada gorme graduate garenesin
Jaamacad quman ina soo wadaan moodayy 😅
Cong..
Iiwac xaflada🤣🤣
Mashaaa allaah waa gabar caqli badan in wax.loshegana uma baahna waxana leyahey mustaqbal wanaagsan walaashey abuu dhagaxna sidookale
Legend legend lee waye go'aankaga yeysan naag badalin✊🙎
Libaax libaax dhalay raganimadiisa ayuuu soo ban dhigay xaliimo daalan kuwo badan oo daba cararaya ayuuu ka sareeyaaaa❤🙏🤣
Inta muuqaal daawaneeso oo vedio gaan usoodhacay kadibne daaratay 😁😅
Aniga wllhi 😆😆
Isku mid nahay
Aniga wlhi kkk
😬😬😂😂🤭
Ani 😂😂
Hee shukansiga ma socona lee guur xalal ba lo jedayee guurka wa sharaf
هلا
Xabadaan waqti lumis i le wade.......hore usoco legend
You are all commenting on how legend the guy is but you are not feeling how much love the lady is showing. Legends nima iyo athiga ayaa kalafog adher.
Legend ani Lee waaye waligay jacayl mailin naag oo dhan gab ka dhaha dantaada la firrsadaa gabdheena kuligood ma dhaliilaayo balse qaar xun aa jira
this is why they say even 'watering too much water to flower kills ' being a loyal and loving some one too much it pushes them away I tell you walahi
Mashallah brother you are extremely talented and strong man respect your self always keep going.
Maxaad akhriday? Kuma fahmin. Muuqaalka aad dawanayso Af-Somali ayu ku baxayaa dadka aad comentiga uso qorayso inaad luuqadoda kula hadasho baa wanagsan ileen cid kale oon somali ahayn kuma jirto meeshee. Waxaan u malayn Qof liita oo dhaqan ka carar ah baad tahay Yaab!
@@financialrevolution5560 ar soomaliyaa adiga waxa meesha kugu qoran noo fasir bal
Haddii qof aad is jecleedeen kaa taago, ha murugoon, ha matagin, ha is gubin, cuntada ha ka soomin, heeso badan ha isku maaweelin. Fiiri naftaada in aad nooshahay oo neefsaneyso ka dibna horay u wado noloshaada. U sheeg qalbigaaga in qof kaa tagay ee aysan ruuxdaadi kaa tegin
Good advice
We want more of this ridhwan kindly
😂😂cajaib
Haben ila salad subax maa laku gaara
Maad cibaasatan cajaib🌹
Wiilku wuu saxan yahay✅🥺dhiig la,aan buu ka baqay adi hda iska fikiraynin bye😂😂😂
Asc dhamaantiin walahi gabashani walwalan tahay waay qasbaysa waxaan layabanahay dumarkaa lagabar yaayo seexo waxay raban qudhun iyo waxaan ilahay raalika ahayn in Ay ku soo jeedaan hadhawna waay calacalayaan iyagoo sheegay in wax lagaduubay wiilkani waa ninrageed
@@ubahmuse163 wcs wlhi waa sax😌 xirirna waa la yesha jecelna dad wuu gala lkn marka ugu horeso ihtimaam sii nafsadada
Wiilku wuu saxanyahay Hurdo ayuu ubahanyahay shaqo ayuu Tagayaa hadana Maalin Call yartuu ninka miyeyy ku walatay😂😂 wiilka saxduu ka Hadlay cafimaad ayuu ubahanyahay wuu so dalaya ileene😌😂
Iyadu may nolosheeda ku mashquusho intay ninka wareerinayso
Naa noloshiina raacda gabdhaw😎
sax
Haa walahi bal maxay hadda u ballamisay,kulaa anigu kaama maarmo 😂
Legend 🌟
Maasha Alaah wuu sax san yahay waana nasiib daro in qoftii dumaka ah ay rabto qof ajnabi ah intaas talefan waa xaaraam. 2 rakaco salaad istikhaaro tuko ka dib go’aan gaat. Sideedaba qof camal la’aan wax in lagu darsado ma ahan
I could advance all men's to listen pro xaley ,he make great role model 👌 ,therefore, the guy is tired 😫 of being call
Jacaylkii wuxuu ku dhex dhintay 💔 naag madax adag iyo nin kibir badan walhi waa yaab
😄😄😀😄😀😀😄run
Kan makipir badna wa Selfish m.a💞😂
Kan hada baadiyo la ga keeney😫😁 waliba Kanye la geeyey
Waraa kan dhib badnaa! mel iron ma leh ku lahaa 😂😂😂
Nin rag horay u soco yey ku daalon