Guryo iyo dhul iiba hargeisa somaliland 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024

Комментарии • 62

  • @hafsaelmi7015
    @hafsaelmi7015 2 года назад +10

    Msha allh hargaysay horay usoco magaladii hormarka iyo xadaarada aad bn ujelahy dadka rer somaliland from putland ❤❤🇸🇱❤🤍💚

  • @SomaliCamelBoy
    @SomaliCamelBoy 2 года назад +3

    Mn sha allah great job 👍

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 года назад +1

    Waa Manshallah waa guryo qurux badan. Waxaan jeclaan lahaa guri yara waasac ah oon gidaaro badan kaheyn.iftiin badana in uu soo galaa

  • @ubaxadam9104
    @ubaxadam9104 2 года назад +4

    Masha allaah guryo qurxbadan bay ahayen lkn aniga waa igu qali

  • @dhexdhexaad514
    @dhexdhexaad514 2 года назад +1

    Masha allah you're the best, sifiican ayaad ujeedada muqaalka uguda gashay adoon hadalka badin wakhtigana ka faaiidaynaya guryo iyo dhulba Mahadsanid

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 года назад +3

    Maashaallahu dalkayga hargaysa soomlilaan hanblyo cadawgeen jab guulaysany viva

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 года назад +1

      Waar cadaw malihin ee cadawgaan aad lawareegeysa nagalatag

    • @barkhadmohamed2211
      @barkhadmohamed2211 2 года назад

      Ayaa cadow kugu ah uqdad ayaa kuhaysa waligaana kaama baxayso waad kudhiman adoo saasaa dawona ma leh Aabahay isaaq ayaa hargaysa ku dilay hadana uqdad uma hayo mana ciil qabo

  • @mohamedsaid9001
    @mohamedsaid9001 2 года назад

    Lacagta iyo cabirka ayaa ugu muhiimsan

  • @ismaciilaxmed8937
    @ismaciilaxmed8937 2 года назад

    Labarkakii mee

  • @sufifarah7052
    @sufifarah7052 2 года назад +1

    Masha allha brother dhul intaas kasii jaban qiimihiisa no so Gali Thanks

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 2 года назад +2

    100/100

  • @dermatologycentre6162
    @dermatologycentre6162 2 года назад +2

    Fadlan music ka saar oo lagumo dhagaysan karo masjidka

    • @saraa3456
      @saraa3456 2 года назад

      صح بارك الله فيك وبيض الله وجهك

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 года назад

    Allah akbar good news

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 2 года назад +4

    Masha Allah wllo waa guruyo qurux badan lkn waa quruxdaada ku qad mardaanay biyo lahayin

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 2 года назад

    Mashallah jazakallahu khar

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 2 года назад

    Man sha allah wll

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 2 года назад

    Wa qaali 75000 guri hargeysa kuyal

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 года назад

    Maashaa allaah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 года назад

    Woow

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 2 года назад

    keep going wll

  • @xamdiaaden4228
    @xamdiaaden4228 2 года назад

    MashaAllah

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 2 года назад

    Guriga jigjiga yar ayan rabaa Waan kula Soo xidhiidhi

  • @fakirmaii5914
    @fakirmaii5914 2 года назад

    How mach the house

  • @badrihasan6709
    @badrihasan6709 2 года назад

    Waa imsa

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 года назад +1

    Waguryo aad uquruxbadan Axmed waxad nosheegta biyo iyo light 💡 makujiran o masogaadhaan thanks Ahmed

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  2 года назад

      Laydh way leedahay biyaha se booyadba lashubta wall

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 2 года назад

    Mash Allah wa qaali 70000$

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 года назад

    Guri villa ah wado burbursan iyo biyo all,aan ayaa loogu imaada Hargeysa

  • @abdirahmanabdi4153
    @abdirahmanabdi4153 2 года назад

    Mansha Allah tabarakalah but I guess they selling luck of water

  • @ahmedhadid8493
    @ahmedhadid8493 2 года назад

    Maqaaxida inanta hadii lagaadhay waa cajiib.....

  • @hamdafarah7818
    @hamdafarah7818 2 года назад

    Asc wll waan ku salaamay ba furniture no so duub thanks

  • @deedee8934
    @deedee8934 2 года назад +1

    MaashAllah lkn the bedrooms are very small. Fadhiga iyo cuntada way yar yihiin even the master bedroom. Less rooms but good size will be better. Anyway, thank you bro but I was wondering why all the houses you showed us had small bedrooms. Hadda ma dhismaha sida ka noqday hargeisa.

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  2 года назад

      Haa wall hada dhismaha wa layaryareya sidanba ufaido badan qofka dhisanaya

  • @sahroali2761
    @sahroali2761 2 года назад

    Asc walal guriyan rabaye halken ka helah labarkaga

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад +2

    Guriga 45 kun ah soo duub gudaha u gal

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 2 года назад

    Waa imasa qiimahoodu

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 2 года назад

    Waa guryo qurux badan lkn qololku aad bey u yaryar yhn .

  • @kamaano_1
    @kamaano_1 2 года назад

    sameecad sidweeya zhp

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 2 года назад

    70 kun waa qaali

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 года назад +1

    𝑰𝒎𝒊𝒔𝒂𝒂 𝒍𝒂 𝒔𝒊𝒊𝒏𝒂𝒚𝒂

  • @adamadan1860
    @adamadan1860 2 года назад

    Asc qiimuhu waa inisa

  • @kamaaljaamac9856
    @kamaaljaamac9856 2 года назад

    Ka galbeedka ma ka bari hawd ba galbeed baa kala saar

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 года назад

    Biyo ma leeyajiin?

  • @kamaaljaamac9856
    @kamaaljaamac9856 2 года назад

    Asc controlkii hore hargeisa afar control ayay leedahay ee wa kii saabir

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 2 года назад

    Control kee illeen hargeysa way control lo badantee.

  • @dhaqankadiintaislaamka4935
    @dhaqankadiintaislaamka4935 2 года назад

    Cabirka dhulka uu ku dhiyo sheeg

  • @badrihasan6709
    @badrihasan6709 2 года назад

    Lanbarka so qor

  • @abdirahmanabdi4153
    @abdirahmanabdi4153 2 года назад

    Please shaw abaarso3

  • @bashiirahmed5050
    @bashiirahmed5050 2 года назад

    ina adeer waad qaban weyday wessup ka ka saar called ka takale telsom lagaa soo garaaco miyaadan laheyn aqalka admis u dhow baad natusi laheyd

  • @khaliilabdilahiali7222
    @khaliilabdilahiali7222 2 года назад +1

    Wll sameecad mahe waa marawaaxad