Sidee Ku Helaysaa Views Adigoo Horumarinaya SEO - 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • muuqaalkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay sidee ku helaysaa views adigoo horumarinaya SEO sidoo kalena aad rank sare uga geli lahayd google.
    Waxaana muuqalkan kaga hadli doona xeeladaha muhiimk ah ee SEO, oo ay ku jiraan, baadhista keywordska muhiimka, hagaajinta xogta, iyo weliba websitekaagu ma yahay mobile optmization, intaas iyo faahfaahin dheeraadaba waxaan kaga hadlaynaa muuqalka gudihiisa.
    Courses: gedlecadde.com...
    Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER
    Hostinger Affiliate Link:
    www.hostg.xyz/...
    Coupon Code: GEDLE
    My Website: gedlecadde.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Tiktok: / gedlecadde
    Telegram: t.me/+k4oM6Xvi...
    Whatsapp: 0097431096399
    ALLAA MAHAD LEH.

Комментарии • 52

  • @najmasidow6194
    @najmasidow6194 4 месяца назад +1

    Ustaad abaal kaaga jano Allah haka dhigo waa noo faideysee❤❤

  • @abdirizakmohamed3830
    @abdirizakmohamed3830 Месяц назад +1

    Asc ustaad gedle cade sxb mar mar badan baad natidhi ilasoo xidhiidha adoo whatsappkagan RUclips nagula wadaagay lakin mushkiladu waxan weeye markaaanu farin kusoo dirno lagama jawaabaayo hada anigu dhawr fariimod baan kusoo diray marar kala duwan igamaadan jawaabin marka waan dareemaya in aad busy...sidaa darted waxaan ku talinlaha in aad team samaysato Somalia jooga oo adiga iyo ardayda idiin dhaxeeya ...aniga ayaan diyaar u ah in aan arinta qabto weliba si free ah hadaad dhankaga diyaar katahay ustaadi

  • @bigsheeyonline
    @bigsheeyonline 4 месяца назад +4

    great content | ustad xog muhim aya nala wadagtay

  • @husseinabdulkadirhashi001
    @husseinabdulkadirhashi001 4 месяца назад +2

    Well said Ustaad tabo muhiim ah ayaad inoo so gudbisay Mahadsanid

  • @zakicawl5914
    @zakicawl5914 4 месяца назад

    Maahadsanid gedle cadde

  • @KAKAPOI12
    @KAKAPOI12 4 месяца назад +1

    Juma kariim❤👋

  • @usaamepoy
    @usaamepoy 4 месяца назад

    Good ❤

  • @SaedMohamed-r6w
    @SaedMohamed-r6w 4 месяца назад

    Good content

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 4 месяца назад +1

    Great content

  • @Naafac-Shiikh19
    @Naafac-Shiikh19 4 месяца назад

    Guuleyso mr gedle

  • @Garaadsoskill
    @Garaadsoskill 4 месяца назад

    Thanks ustaad

  • @JimalleDeick30
    @JimalleDeick30 4 месяца назад

    100% waxa aad sheegayso waa macluumaad aad muhiim ah ruuxii raacana waa ku faaiidayaaaa.

  • @alsumaar1
    @alsumaar1 2 месяца назад

    Zxp ka soohadal cj affiliate marketing

  • @maalmochannel
    @maalmochannel 4 месяца назад

    Zxb wax badan aya kaa faaiday thkz pro

  • @abdirahmanfarah-g6v
    @abdirahmanfarah-g6v 4 месяца назад

    aad maad mahad santahay wll gulayso

  • @abdiaziizgeo8743
    @abdiaziizgeo8743 3 месяца назад

    ustaad aad ayaad u mhd snthy ee sida logu xidhaa extrnal links on-page seo

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 4 месяца назад +1

    Ustaad 😮 muqaal ka badisy hadalka practical runtii uu yaraa labada ind isku dheeli tirti ayey ahyd

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 месяца назад +1

      Tnkz

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 4 месяца назад +1

      @@GedleCadde ustaaaad mid kle very important 👆🎷 kaa ilowbay oo ah tir Alrgorim uu kugu dawkhya oo confused kaa qaady maalinba hadii aad shay ka Hadshi so.. maxaan sameen Aya leedahy??😳
      Ka wrn maalintii 4 subject ka hadlo like breakNews iyo political iyo science fashion etc 😳Taas sidee ayaa u fahmi wayayay ileen waa Xog aan ka Soo shaqeeyey Blog WordPress.

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 4 месяца назад

      @@GedleCadde jwbtaad waa noo muhiim ustaad

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 4 месяца назад

      @@GedleCadde mrka aad dhowr jeer dhawr mawduuc oo kala Diwan ka hadashi sidee algorithm igu dawakhyaa

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 4 месяца назад

    Next post sida looga diyaariyo

  • @mrabdiwahid5268
    @mrabdiwahid5268 4 месяца назад

    Ustad waxaan leyahy website blogspot ah waxaa ku jira in kabadan 27 article views badan ma helo weliba hal niche ka hadlaaa

  • @kowthar2989
    @kowthar2989 4 месяца назад

    Abowe plz sida Internal Link blog post logu xiro mai tusi karta

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 месяца назад +2

      Wll internal links maaha wax weyn waa postiga dhexdiisa ku mention garee posti kale oo kujira websitekaaga micnihii linkigiisa soo qadaysa wxd odhanaysa hadaad ubahan tahay postiga noocasa halkan ka akhriso

    • @kowthar2989
      @kowthar2989 4 месяца назад

      @@GedleCadde wanku fahmey,thank you abowe

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 4 месяца назад

    Asc wll website cusub sameystay ee please mayga caawi kartaa

  • @IfrahAbdullahi-t3y
    @IfrahAbdullahi-t3y 4 месяца назад

    Kan wax lagu baaro qaabkee loo sameysta ustaadi

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 месяца назад

      Gmailkaga ku xidhanaysaa malinki 10 badhitan buu ku siinaya oo free ah

    • @IfrahAbdullahi-t3y
      @IfrahAbdullahi-t3y 4 месяца назад

      @@GedleCadde shukran ustaadi

    • @adnanmohamedhashi5520
      @adnanmohamedhashi5520 4 месяца назад

      Ka aad ustaad ka waydiiysy mxy weeyi engine search miyaa😮

  • @hibonasiib3766
    @hibonasiib3766 3 месяца назад

    Waxaan ubahanahay course webdisign ma bixisaa

  • @abdirahmanfarah-g6v
    @abdirahmanfarah-g6v 4 месяца назад

    wll sidee website ka luu saraa lugo marka laga soradinayo soo muqda

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 месяца назад +1

      Wll iiguso celi qoralkaga is dhex socdee ado mhdsn

  • @IfrahAbdullahi-t3y
    @IfrahAbdullahi-t3y 4 месяца назад

    Ustaadow semrush linkaga nala wadaag adiga oo mahadsanid kan maalin 10 free ah dad siiyo

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 месяца назад

      Semrush kuqor wu kuso baxaya wll

  • @IfrahAbdullahi-t3y
    @IfrahAbdullahi-t3y 4 месяца назад

    Keywords laga radinayo free miyaa mise lacag ustaadi

    • @GedleCadde
      @GedleCadde  4 месяца назад

      10 badhitaan oo free ah buu ku sinaya malinkii

  • @alsumaar1
    @alsumaar1 2 месяца назад

    Zxp ka soohadal cj affiliate marketing

  • @alsumaar1
    @alsumaar1 2 месяца назад

    Zxp ka soohadal cj affiliate marketing

  • @alsumaar1
    @alsumaar1 2 месяца назад

    Zxp ka soohadal cj affiliate marketing

  • @alsumaar1
    @alsumaar1 2 месяца назад

    Zxp ka soohadal cj affiliate marketing