Group 5 USA 🇺🇸 Interview, daawo iyo qodobo kale

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 51

  • @abdikariindiiga6343
    @abdikariindiiga6343 9 месяцев назад +5

    Shaciye adoo canada group five lagag xereyey marykana malagaaga xerayn karah ❤️. Thanks 🙏🏻

    • @AyeshAbukar-w3u
      @AyeshAbukar-w3u 9 месяцев назад +1

      Mya walallao wa halis ha isku sameeyn 2wadan weey is ogyihiin waxa macqul ah inaa 2da weysid plz ha sameeyn canadada ku qanac wa same labada wadan wllo

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 9 месяцев назад

      ​@@AyeshAbukar-w3usame maaha imaka canada waxkasta waa qaali cidhiidhi ayey noloshii noqotey mareykanka ka fiican 100%100

  • @homesports8346
    @homesports8346 9 месяцев назад +11

    Qabriga marka lugu dhigo Interview ga midaas aan kafakarno ugu horeen walalayaal

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 9 месяцев назад +1

      Xaqiiq weeye taasi dadku wixii ay ka fikiri lahaayen wax aan aheyn ayey ku mashquuleen illahay xaqa hayna fahansiyo dhamanten

    • @homesports8346
      @homesports8346 9 месяцев назад

      Aamiin Yaa rabi@@abdifatahaadan5972

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 9 месяцев назад

      ​@@abdifatahaadan5972 maxaa inta idin keenay marka?

  • @abdirazakaliahmed444
    @abdirazakaliahmed444 9 месяцев назад +2

    shaaciye
    sxb wan kusalamy
    after
    suaasheydu waxa weye 5 qof ma Hal card beywada leeyihin mise qof walba card baalaga raba
    sxb kasoo hadal

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 9 месяцев назад

    Walaaloow walaashay oo kucusub America manoo dacwoon.kartaa ani iyo hooyadaay.iyo walashay wll.waqti intee kuqaadan kartaa.iisoo jawaab

  • @zuhaybahmed5504
    @zuhaybahmed5504 9 месяцев назад +1

    Asc shaciyoow waxan ka codsanaya ina halmar noodulmarto sharuudaha laga rabo dadka wax u daceoonaya madama ay marwalba update gareynayeen
    Mhadsind

  • @ZadaamMaxamuud
    @ZadaamMaxamuud 9 месяцев назад

    Marka hore wanku salamy asc marka xigta waxan rabay in aad icawiso wixi tala ah iyo tusale suashyda an uimado anigu wllo nahay wiilki use lagu dili jiray ee targlaha ahaa oo logarn ogyahay Ali ismail marka waxan rabay wllky caruurti ukatagey in aan cawiyo oo meel lajogo marka sidan ku iman kara use wllky wixi talo ah ba kasugya walina lama hayo cidi dishay wllky alle hawnxariste ana waxan jooga Africa 😢

  • @SamafaleAdangurey
    @SamafaleAdangurey 9 месяцев назад +1

    Shaciyow sxp miyaaa laiga rabaa kiis kusaabsan inaan kaso cararay ragii arsenal ahaa
    Mise waxan qoran karaa kiis kaduwan ama laigamaba rabo wax kiis ah, suashaan waa imuhim wall ado mahadsan inad kaso jawabi donto baan jeclahay thanks Mr shaciye

    • @abdisalanabdillahi9552
      @abdisalanabdillahi9552 9 месяцев назад

      Suashaz ana wan qabaaa wlll shaciyena wan wydiyay weliba dhowr jeer ano leh qofka lo dacwonayo maxa laga rabaaaa

  • @DHAANTO-h6m
    @DHAANTO-h6m 9 месяцев назад +4

    Aniga Canada 🇨🇦 ayaan sugayaa dhowr bilood group five

    • @AbdurahmanPanda
      @AbdurahmanPanda 9 месяцев назад

      Waa xilima midka canada

    • @DHAANTO-h6m
      @DHAANTO-h6m 9 месяцев назад

      @@AbdurahmanPanda bisha 3aad 2024

    • @niciimaawil4731
      @niciimaawil4731 7 месяцев назад

      Asc wll xagii kalasoo xidhiidhaa

  • @xakimo-c9o
    @xakimo-c9o 9 месяцев назад

    Asc intar fayuga Labomiya G5 misawahal oo waki laggaqaday qoxotiga waxan joga zambia

  • @CadeeyBashi
    @CadeeyBashi 9 месяцев назад +1

    Wll hadii.adoo xerada qoxotiga joga intarfuyuu.hore aad Martay ma isku mid ayeey noqonkaraan.2.wareysi

  • @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
    @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 9 месяцев назад

    Shaciyow waxba laga badelay maqly ka so hadal inhsa allah wad mahadsnthy ❤😊

  • @Ademcali-u4c
    @Ademcali-u4c 9 месяцев назад

    Asc wll shaaciyow adigo ralia ma noo noo sheegi kartaa interviewgu waxa uu noqon karo

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 8 месяцев назад

    Kuma qaadan karto inta dadka kale.
    Interview ga iyo process ka waa la mid dadka kale.
    Lkn hadi aad pass garayso interview ga la.mid maaha.
    Dadka dawladu qaadayso waxay u baahanyihiin guryo inloo diyaarsho haayada u shaqaynaysaana capacity geedu wuu koobanyahay oo.limit ayuu leeyahay.
    Lkn private sponsership welcome corp dadki ku dacwoonayay baa kuu diyaarshay wax kasta.
    Oo masugaysid inta haayadi fursad kaaga heleyso.
    Saas u fahan sheekada.

  • @mohamed1212.
    @mohamed1212. 9 месяцев назад +4

    Asxabey 10 like raba😊

    • @ugasoloveas6115
      @ugasoloveas6115 9 месяцев назад +1

      Like Maxey ku Tareysa
      Wlhi yab waye

  • @MahamedDeeq-p8r
    @MahamedDeeq-p8r 9 месяцев назад

    Wll kwrn dadka laqadayo ee qaxotiga ah Tira walbey ka koban yihin hadiyu hal qof oo kamidihi dhaco masamen bu kuyelana kuwi kale wll ado mahadsan 🥰🙏

  • @naiimodagan
    @naiimodagan 9 месяцев назад

    Asc wr wbr wllo group of five Canada 🇨🇦 mafuran yhy? Jawab bro😊

  • @nasriin255
    @nasriin255 9 месяцев назад

    Azc wllo shaaciye pleas iiso jawab warqada asylum seeker mala,iigu xarayn karaa kaarkii ayaan wali iiso bixin wllo pleas jwb dag dag ah iga sii

  • @nimcokiin3321
    @nimcokiin3321 9 месяцев назад

    Asc wll waxan rabaa in ad arimahan iga cawisid please inteen kaala soxiriraa

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 8 месяцев назад

    ASC SHACIYOW SXB GROUP5 LAMANE IS QABA O MID KAMID AH U CARD QAXOOTI HAYSTA KAKALENA PASSEPORT ETHIOPIAN
    AMA DJIBOUTIEN MARKA LABUXINAYO PROGRAMKA CARD QAXOTIGA QOFKA MARKA LAGALIYO QOFKA KALE INFORMATIONKISA MAXA LAGU BUXINAYA MA PASSEPORKISA MISE WARQADA MAHERKA SAXIB ISO JAWAAB MA MUHIM MAHADSANID

  • @MohamedAlpha34
    @MohamedAlpha34 7 месяцев назад

    Wllkei qof kaarka qaxootiga ku guuray markale goostay ma lagu qadi karaa group 5

  • @ahmedgarane2375
    @ahmedgarane2375 9 месяцев назад +1

    Interview wax faahfahin ah naga sii wll

    • @homesports8346
      @homesports8346 9 месяцев назад +2

      Interview ga fah fahintiisa waxa waye waxa waye 5 salad waqtigeeda maku dukatay allah waxa rali ka ahaa maso samesay shirki iyo macasi maka dhornatay iyo xaraan

  • @sudeysicalisalaad8724
    @sudeysicalisalaad8724 9 месяцев назад

    Wll xagee kala soo xiriira

  • @rahmosahartidabdi
    @rahmosahartidabdi 9 месяцев назад

    Kipando sharci kenya haysto hada qoxoti ah plz so sheeka

  • @FaaraxGaraad-l6s
    @FaaraxGaraad-l6s 9 месяцев назад +1

    War sxb Mel kastA qoral Ayan kga so diray imana so jawabtid ee laba qodob iga so jawab
    1 wa imisa lacagta guud ee qofka ku baxaysa total
    2 maxa loga bahan yahy qofka group5 lo xaray nayo cadhka qaxontiga ma ino haysaba mise inay diwan galisay unhcr oo kliya

  • @Afiif2244
    @Afiif2244 9 месяцев назад

    Sxb inaa tahriibo aan rabaa maxaa idhahee

  • @Jubbafilms
    @Jubbafilms 9 месяцев назад

    Abowe.fiiso cazuuminaad hadan ku imaado ma is dhiibi karaa mise

  • @abdikariindiiga6343
    @abdikariindiiga6343 9 месяцев назад +1

    First

  • @dembeledembele3155
    @dembeledembele3155 9 месяцев назад +1

    ISOJAWABA somaliyey 5 tii qof ee America joga hal qof lee miyey qadi karaan

    • @AbdurahmanPanda
      @AbdurahmanPanda 9 месяцев назад

      Hal qof iyo ka badan ba sabbta ay group 5 ah uyihiin ayaa waxaa ah in qoys lasoo qaado rabo marka hal qofna waa sax

    • @dembeledembele3155
      @dembeledembele3155 9 месяцев назад

      Makufahmin shanti qof hal qof lee aya lo ogalyaha inay qadan soma aha

  • @carafaadyaasiin6938
    @carafaadyaasiin6938 9 месяцев назад

    Interview ga muxuu noqon karaaa wll

  • @daawade2386
    @daawade2386 9 месяцев назад

    Dadka 5 qof ee Maraykan jooga ma khasabaa inay masaafo yar isu jiraan sida 20 minutes 30 ?????

  • @AhmedDaus17
    @AhmedDaus17 9 месяцев назад

    Shaciye suashan marar badan kuwaaydiya
    Kwrn Hadan card ka qarabada kudarsado family ga maka mid noqonaya

  • @SacidiyaAbdiullahi
    @SacidiyaAbdiullahi 9 месяцев назад

    Hada Walshey ewado

  • @arlaadiikoy1905
    @arlaadiikoy1905 9 месяцев назад

    Sxb hadii shan ta kuu soo dacwoonaya ay san hal gobol aysan isla joogin balse mareycan isla joogan may kuu dacwon karan

  • @CumarXaaji-f6k
    @CumarXaaji-f6k 9 месяцев назад

    Sxbow sharciga qaxotiga hadu iga dhacsan yahay maxa xal ah

  • @khalidmowlid3978
    @khalidmowlid3978 9 месяцев назад

    Pufisow abaha was😂

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 9 месяцев назад

    QOFKA LO DACWONAYO MAXA LAGA RABA KASO HDAL INTERVIEW LAMABA GADHINE BAL WAXA BASEKA KASO HDAL SXB DHAWR JEER BAANKUSO WAYDIYAY QOFKA LO DACWONAYO MAXA LAGA RABAAA BAL JWBTAS WANKA SUGAYAAA

  • @MohamedAlpha34
    @MohamedAlpha34 7 месяцев назад

    Wllkei qof kaarka qaxootiga ku guuray markale goostay ma lagu qadi karaa group 5